Boqoradda style ka jaceylkeeda oo muqdisho lagu soo dhaweeyey farxadda adduunka 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • Boqoradda style ka jaceylkeeda oo muqdisho lagu soo dhaweeyey farxadda adduunka 2022

ความคิดเห็น • 223

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 ปีที่แล้ว +34

    Gurigii gobta ayaad timid Mansha Allaah, daris wanaag iyo martisoor waa lagu yaqan ehelkena Abgaal, From Puntland waa idisalaama

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤💞❤

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว +2

      Walal soomaaliya adduunka gob kama aha, waa waddan faashil ah baaba' ah, haddana gaaja albaabka u saaran ka dib abaara ba'an, waxa gob la noqdaa markaa noloshaada meel saartid oo isku fillaatid, wacyi gelin baa rabtaan, ee adduunku siduu idiin yaqaan idinku isuma ogidin haddaa soomaalida danbe tihiin ee jiilkan

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      War heedhe gabadha meel kale ayaa la aaday,local ka hadleyna caalam baad la aaday marki geela loo heesayo Aya goroyada u heesaysaaa

  • @axmedsaciid9454
    @axmedsaciid9454 2 ปีที่แล้ว +23

    Hadaad Somalia jeceshahy like ii saar

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 2 ปีที่แล้ว +18

    Xamar waa magalo dadka ugu qalbiga wanaagsani ku nool yihiin. Barakee ALLAW Xamar. Salaan from Canada 🇨🇦

  • @sahrasahro5063
    @sahrasahro5063 2 ปีที่แล้ว +8

    Mansha alh muqudisho..guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 ปีที่แล้ว +37

    Hala tuso in ey gob yihiin Ciyaal xamarku oo eysan aqoon Cunsuriyad iyo calan kale ha xidhan iyo waxaa
    Calankiisi buu sitaa waanu ku ixtiraameynaa
    🙏🙏🙏🙏🙏
    Viva Ciyaal Xamar

    • @hanamaxamed1590
      @hanamaxamed1590 2 ปีที่แล้ว

      Woww

    • @lathivmawlith9087
      @lathivmawlith9087 2 ปีที่แล้ว +9

      Aad ayaad u mahadsan tihiin anguba calnkiina ma necbi laakiinse madaxda uun baa calnka diidan balse anagu waanu idin jecelnahay wllhyo ayaad tihiin

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 2 ปีที่แล้ว

      Wuxu waa calan ee wax weyn maaha maradan yaree buluuga hargeisa uunbaa laga taagay kii kuukeenay uunban ahay markaa cuqdadiyo xanuunkan aad kasheekaynayso jooji minfadlik

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 2 ปีที่แล้ว

      Ma aragtay gob reer muqdisho ilahay nabadiina Ha idin dhaafo

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 2 ปีที่แล้ว

      @@abdilahiyouseph2642 uqir dadka markey kaa gobsanyihiin , cuqdad ma naqaano ciyaal xamaraa naa

  • @billanbj7056
    @billanbj7056 2 ปีที่แล้ว +20

    Manshaa alah muqdisho waxa joga dhalinyaro wacan walahay calanka xitaa waa xor qofka qata ama losuro gobgobidhashay reer muqdishoooo manshaa alah iyo catoosh yare

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤💞

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah illaahay illaahay ha barakeeyo reer muqdisho wa jeeceelahay dabad ku waara

  • @batulabarako8866
    @batulabarako8866 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah umada somaliyeed wey isjecelyihin mel walbo oo eey joogan laakin siyaasin ayaa kala iibsaday.

  • @bou.boshra8434
    @bou.boshra8434 2 ปีที่แล้ว

    Noo ilaaliya Inanka reer muqdishoy

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 ปีที่แล้ว +6

    Jah waa qiirooday😂 soo dhawoow wll hakuul
    Xamar cidi kaama xigto ku bashaaal heykal
    Dadkiii ugu sharfanaa kusoo dhaweyey
    Dadkeygu waa gob ♥️♥️♥️♥️♥️
    Reer hargeeysa ♥️💚♥️💚♥️💚

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว +2

      Walaal khayaali baa lagu noolyahay dalkii iyo dadkii baaba' bay afka u saaranyihiin, shacabkani waa shacab ka dhacsan waxa waddankiisa ka socda, waxba ma beerto wax masoo saaro, ma midaysna mustaqbal kama fekerayaan, adduunkii maanta wuxuu ka fekerayaa sidii uu uga hor tegi lahaa saamaynta is jiidjiidka siyaasadeed ee ka taagan, meel maciishaddii iyo noloshiu abaaro adduunku ka qaylinayo aan baraarugno oo is wacyi gelinno, inta layska dhaafo khayaaligan iyo wax aan faaido dalkan iyo dadkan u lahayn

    • @ayaan8621
      @ayaan8621 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdallahcabdallah4717 sax wll mhd snd

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaan8621 عفوا walal,qof wax fahmaysaa tahay adaa mudan

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ilahayoow Muqdisha iyo dhalinyaradaba noo xafiid

  • @raxmoyuusuf4383
    @raxmoyuusuf4383 2 ปีที่แล้ว

    Haye haye haye wakan jog dherihi reer hargesa catosh yare qosol wllee

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuse handarab haduu arki lahaa qofo calanka soomaaliya sito hadeere xabasi buu ku jiri lahaa walee gobanimo muqudisho cadeeye baya taala iyo soomaali nimo mashaa Allaah 🇸🇴♥️🥰👍

  • @fardownabukar3865
    @fardownabukar3865 2 ปีที่แล้ว

    Waaw soomaaliya waa wadankaga

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Reer muqdisho waa dad wanaagsan❤

  • @axmednuurcabdulahi8715
    @axmednuurcabdulahi8715 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah😊
    Inta farxada la dareymeyso like saar

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +15

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟

  • @xaliimosacdiyo5250
    @xaliimosacdiyo5250 2 ปีที่แล้ว

    Hadaan nahay reer muqdishoo cuqtad ma naqaano waayo calankiisa ayuu haystay anagan hadaan hargeeyso tagno oo ay nau arkaan gacanta calanka ku sawiran wey na xidhayaan guul calanka.baluuga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hibaqxuseen8827
    @hibaqxuseen8827 2 ปีที่แล้ว +1

    Inanka ilaa aad gabadha kusoo dartaan habagu soo celinina reer xamar gob gobi dhashy inantii idiinka fadhinaa🥰🥰

  • @Uknownw
    @Uknownw 2 ปีที่แล้ว +3

    Mshallah rer muqdisho wa gob runti🧡

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah quruxlow heekal welcome to muqdisho huuno marna seedigeena😂😂

  • @mohamedsomali9549
    @mohamedsomali9549 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer xaamaar cuqdaaad mukujurto❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naasiryusuf5202
    @naasiryusuf5202 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaw nasab kaamila tihiin reer muqdisho 1love🥰🥰🥰🥰

  • @mohamednimco7314
    @mohamednimco7314 2 ปีที่แล้ว +4

    Waakan waakan ma nooli😳🤣🤣🤣🤣 lkn reer muqdisho dad nasab ah ayaa tihiin sidaad wiilkaygii usoo dhawysaan ayaan arangaa ♥️♥️

  • @fartunkhalif2037
    @fartunkhalif2037 2 ปีที่แล้ว +3

    Rer muqdisho qabiil ma yaqanaan ciyaal qalbi furan

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว

    Welcome haykal iyo dumashidey boqorada

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 2 ปีที่แล้ว

    Seee ugu ogolateeen calalka uu wato ayaguba calanka somalia 🇸🇴 wey ka cararane oo dadka ku xiraane inaysan dad ahayn ha is Arkaan 😰🤭🙄🥱

    • @Barre66
      @Barre66 3 หลายเดือนก่อน

      Waa calan maamul goboleed

  • @whome4851
    @whome4851 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer Soomaaliland calan ayaa maxmak mar, allow reer ayeeydeey soo hanuuni

    • @Uknownw
      @Uknownw 2 ปีที่แล้ว +1

      Why idunkuba soydinka 24hours sita calankina melwalba mxa isaga kisa hdu sito ug quudhi ladahay cuqdada iskada wayka muuqataa

  • @abuhassan673
    @abuhassan673 2 ปีที่แล้ว +3

    Maa sha allah si qurux badan oo qiimo iyo qadarin leh aya losoo dhaweeeyay isaga iyo calankisiiba, reer somaliland sidan aya loga fadhiya hadale maa lawada…

    • @muunadaahir4000
      @muunadaahir4000 2 ปีที่แล้ว

      Waa nalagu yaqaaney gobonida sidan iyo si quruxbadan ayaanu idii soo dhawayn doonaa dhalinyarada reer muqdisho

  • @hamsexadaari464
    @hamsexadaari464 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh reer mugdisho gob weeye
    From hargysa

  • @Gamboole
    @Gamboole 2 ปีที่แล้ว

    ma fahmin
    haye haye only catooosh

  • @Mustafa-jd2io
    @Mustafa-jd2io 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Tabaarakallah wallee reer muqdisho waa gob gobi dhashay waar Soomaalilanday anu kudayano dadkaa gobka ah oo aynu iskasaarno cuqdada Biilaal bulshaawi waa qof aad uwanaagsan allah habarakeeyo iyo Walaalaha markasta heeganka u ah in aysoo dhaweeyaan walaalahood 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxan u malaynayaa inaad tahay
      Wiil yar oo taariikha la socon
      Reer koonfur wanaag ma leh
      Lamana aamino
      Markay dan kaa leeyihiim way kuu niikinayaan ha moodin jacayl waxan ay samaynayaan
      Aduunka waxay ugu neceb yihiin
      Sland

    • @farxiyacarab5197
      @farxiyacarab5197 2 ปีที่แล้ว

      @@AAAbdi-eb2of beenta jooji cunsuriyohow

    • @farxiyacarab5197
      @farxiyacarab5197 2 ปีที่แล้ว

      Wa runta wa inan uqdada iska saarna

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 2 ปีที่แล้ว

      @@farxiyacarab5197
      Marka runta laydin sheego maxaa
      La gubataan qadaadweyney

    • @farxiyacarab5197
      @farxiyacarab5197 2 ปีที่แล้ว

      @@AAAbdi-eb2of anigu qadaadweyn ma ihi waxan ahay qadaadyarta hargeysa jooga

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +3

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤💞

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 2 ปีที่แล้ว

    SOOMAALIYO HA NOOLAATO

  • @iqrocabdicasiis3174
    @iqrocabdicasiis3174 2 ปีที่แล้ว

    Welcome bro heekal

  • @jaardheel321
    @jaardheel321 2 ปีที่แล้ว

    Soo dhawaynta waa laydinku yaqaanaa reer muqdisho✌😎

  • @siyatadeso6606
    @siyatadeso6606 2 ปีที่แล้ว

    El classico Ayan dawanaya kkkkkk

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 ปีที่แล้ว +5

    Catoosh yare inu dadihinayo ciyartii Madrid and Barcelona ayan modayey😂haykal so dhowayn fican ayaa lagu sameyay wllhi 🥰

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 ปีที่แล้ว

    Calanka buluuga hargeysa waalgu xidhaa muqdishana waa loohuwiyay ilaahey ayaa gob naga dhigay muqdisho muraayadii somaliya illahey abni iyo amaan ayaan uga barinay

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah my little brother....Haykal

  • @kowtherladan1262
    @kowtherladan1262 2 ปีที่แล้ว

    Jcylka isu taraaga mzha allah horey usocda

  • @sahrosiman6834
    @sahrosiman6834 2 ปีที่แล้ว +2

    soo dhaween qurux badan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 2 ปีที่แล้ว

    Atosh Yare best international reporter.

  • @sharifo38378
    @sharifo38378 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 ปีที่แล้ว +5

    REZBECT CIYAL MUQDISHO FROM SOMALILAND🥺🙏❣

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 ปีที่แล้ว

    Maaash allah beautiful

  • @dahaboahmad765
    @dahaboahmad765 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah farxadii duunka somliya iyo somaliland One love

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshalaah dadkaaygi

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw muqdisho

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 ปีที่แล้ว

    ilaahow muqdisho nabad ka yeel dhalinyaro fiican baa jooga

  • @umaleycadeyy8853
    @umaleycadeyy8853 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 2 ปีที่แล้ว

    Calankii somalind ayuu muqdisho ku wadaan midka blue qofka wada wala xiraa.

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h 2 ปีที่แล้ว +5

    Haykal Boowe kusoo dhawaaw magalada muqdisho❤💦

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah welcome to Muqdisho walalkey ❤️

  • @asmamo1134
    @asmamo1134 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalilander ❤❤👋

  • @luulhassan942
    @luulhassan942 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadi ma ahan😂🤣😍🚶‍♂️🏃‍♀️

    • @khadraapdi4195
      @khadraapdi4195 2 ปีที่แล้ว

      Waaa dad qalbi fican reer hargaysa masamaynayan waligoda muqadisho waa goba soomaliya hanolato

  • @hussepogba847
    @hussepogba847 2 ปีที่แล้ว

    heykal aniga waso iyo kuwa sodhaweey

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ปีที่แล้ว

    Catooshow waxaad ku fiicnayd inaad ciyaaraha naadisid, waan kusalaamayaa zhp from burco

  • @abdimaareeye5311
    @abdimaareeye5311 2 ปีที่แล้ว +1

    Go ahead catoosh yare 🤟🔥

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw wiil fariida dheh saa capnkiisuu jeclabu xaragonaya

  • @nasro.xuseen4772
    @nasro.xuseen4772 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallha.mshaallha.soo.dhoowo.

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 2 ปีที่แล้ว

    Markan way soconayaan warkiii qarniga inanku ma gurguran jiray berigii hore

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว

    Heykalku ma ahan miyaa kii lalahaa diintuu wax kasheegay.

  • @qa690
    @qa690 2 ปีที่แล้ว

    Qabyalada waxaa badali Karo Waa dhalinyarada Saas ku socda

  • @axmedxasan5525
    @axmedxasan5525 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku qasban tihiin inaad soo dhawaysaan seedigiiN

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 2 ปีที่แล้ว +1

    Mmul goboled oo dhaan baa laimadaa casimada som

  • @munocabdi8263
    @munocabdi8263 2 ปีที่แล้ว +3

    Haye haye way nawaleyan🤣

  • @salmacali7333
    @salmacali7333 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you 🙏 bro nin gobaa tahay❤️

  • @xamdigallad3730
    @xamdigallad3730 2 ปีที่แล้ว

    Meeshaan ciyaal micno maleh lee ka muuqdee xaa isku soo uruuriyay

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rajeynaayaa cashar
    Ineey utahay wllah aysan kuxirn
    Calanka buluuga

  • @hoodocabdi9239
    @hoodocabdi9239 2 ปีที่แล้ว

    maatun bu catoosh yare run sheegay way ina waalayaan

  • @UbahUbah-hp7nl
    @UbahUbah-hp7nl 2 ปีที่แล้ว

    Haye haye wakan wakan 😅😅

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 ปีที่แล้ว

    Magaladii marxabada💐🌺🌸

  • @ayaancr
    @ayaancr 2 ปีที่แล้ว +1

    SubahanAllah... Who is he? Shuraim? Sudais? Acudibillahi. Wallahi aduunyo gadoon. Labo qof o is qabin aya isla socda o u dhaqmaayo ine labo qooys o is qabo camal hadana lo casuumayo ine dad wax ficaan sameeynaayo yihin. Ilmihina biri kuwan jidkoda aye ku soconayaan. So don't complain when your children will take these footsteps and will become far from the Deen and caasi towards their Lord and parents... You reap what you sow.

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

      Walaal waxaan aad ula yaabay umaddan jahligu ku habsaday, waxa mar dhoweyd igu soo baxday wae carabi ah oo leh soomaaliya oo afka u saaran macaluul daran ka dib roob la'aantii ugu xumayd muddo 10 sanna ah, waxan is weydiiyey wax ma beertaan oo daqiiqda ay wax ka samaystaan iyadoo dhacdaa loo keenaa iyo bariiska, adduunii maanta wuxuu ka fekerayaa sidii uu sarreenkii labadaa waddan ka soo bixi jirey ee dagaalku ka dhexeeyo saamaynteeda uga badbaadi lahaa una heli lahaa meela kale oo khubuzta ama roodhiga nolosha dadka badankoodu ku tiirsantahay loo ta'miinin lahaa ama meel loo looga tala geli lahaa,kuwan oo khaanadda adduunka kaga jira tan ugu faashilsan oo adduunku wax kale u yaqaanna waxa lala faraxsanyahay qof aan ifkooda iyo adduunkooda waxba ku soo dhoweyneyn inay leeyihiin si wacan baa loo soo dhoweeyey, waa dad roodhiga ay cuni lahaayeen aan istighfaarna ku raadsan dawlad xoog leh oo meel u saartana jirin misana aan wacyi gelin lahayn dhanna ah, waxan muddo la shaqaynayey dad ajnabi ah, somalidu siday waddan ahaan isu haysato yare qurxi baan is iraahdaa, laakiin iyagii isma oga, allahul mustacaan, saakaan ku tukanney suuratul furqaan, juzku meeshuu kasoo bilaabanayo, waxan is weydiiyaa xaggee dadkani waddankii awelba burbursanaa u sii aasayaan, meel aan laga deyin horu markana ka doonayaan

  • @safaxasan9595
    @safaxasan9595 2 ปีที่แล้ว

    Ayyyyyyyyy legend

  • @asmadaauud8228
    @asmadaauud8228 2 ปีที่แล้ว

    W0w mzha allh wallky haykal
    💪💪💪

  • @moonlight2373
    @moonlight2373 2 ปีที่แล้ว

    adoo sificaan laguu soodhawenayo manta dhan calan lawareeg wa reer badiyanimo . markuu yimi wey ficned unuu wato lakin ilaa habenki xaflada waa waali

  • @Gamboole
    @Gamboole 2 ปีที่แล้ว

    ma ninkeediba mise waa jacylkeedi kkkk

  • @alihuseinmohamedhiraabe7224
    @alihuseinmohamedhiraabe7224 2 ปีที่แล้ว

    Aadan ade inter national elaborts kulaha

  • @boqaradarerbukeofficial
    @boqaradarerbukeofficial 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @cawokirih4060
    @cawokirih4060 2 ปีที่แล้ว

    Haye haye waxay ish😂

  • @ima6291
    @ima6291 2 ปีที่แล้ว

    Bila calan malasoo dhaweykaro miyaa

  • @sacdiamohamudjirde6892
    @sacdiamohamudjirde6892 2 ปีที่แล้ว +5

    Kan mxa ka qaldan ciyaar miyuuu tabinayaa qeyladda waa mxy 😂😂

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 2 ปีที่แล้ว +2

      Xamasad a qaday hala yabin

    • @samsammaxamed9134
      @samsammaxamed9134 2 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅

    • @asalimuhumed1521
      @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว +1

      😅🤣🤣🤣🤣🤣ma Ila argtay 😀 Haye Haye kasocda mesha

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 2 ปีที่แล้ว

    Haye haye ciyaar maa la daadiheynayaa

  • @samiraqasim6767
    @samiraqasim6767 2 ปีที่แล้ว

    Adiga garonka banoniga tag mesha aa kuficantahay

  • @kaka49bashiir97
    @kaka49bashiir97 2 ปีที่แล้ว

    Ninka waa in uqaataa 2calaaan coz wxu natusayaa inu cusriyahay

  • @idilxusen3565
    @idilxusen3565 2 ปีที่แล้ว

    𝐻𝑎𝑦𝑒 ℎ𝑎𝑦𝑤 ℎ𝑎𝑦𝑒ℎ𝑎𝑦𝑒✌️😅😅

  • @rukiyamuse7332
    @rukiyamuse7332 2 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye waa dad fiican anigaa saxibo badan kuleh lakiin dahir calasow ayaa qaribaya anagana nacimo jokar ayaa naqaribeysa ee labadaa qofood halaiska qabto qatumo xumey wadaane hhhhhh

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 2 ปีที่แล้ว

    Haye haye 😂

  • @xafsoxubi5960
    @xafsoxubi5960 2 ปีที่แล้ว

    Kah wan qirody ruunti dharaf iyo karamo ciyal xamar daad goba tihin gobgobidhashy

  • @xaliimamuxidiin2246
    @xaliimamuxidiin2246 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofka ad so dhoweyneysaan aqoon ma uleedihiin waa sual yaa iga jawaabi karo

    • @abdulkadirhajji9646
      @abdulkadirhajji9646 2 ปีที่แล้ว

      Seydigeen in ow yahay lee ognahy wx kle kama naqano

  • @asmamuuse7760
    @asmamuuse7760 2 ปีที่แล้ว

    Woow hakal

  • @nasroalisaalax8485
    @nasroalisaalax8485 2 ปีที่แล้ว

    Ku soo dhawaw muqdisho

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 ปีที่แล้ว

    Please catoosh tartiib

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 2 ปีที่แล้ว

    Calaamadii maxaa u huwiyey bisinka dafka muxuu iskaga soocay

  • @mxuboaxmed5268
    @mxuboaxmed5268 2 ปีที่แล้ว

    Muse amu xiraa marku labto

  • @mohasam6140
    @mohasam6140 2 ปีที่แล้ว

    Hay hay

  • @11naa44
    @11naa44 2 ปีที่แล้ว

    Calanku sita xira xira hhhhhhhhh calankas wxba nagama gelin 🇸🇴 calankana ka weyn

  • @intisaarfaarax7422
    @intisaarfaarax7422 2 ปีที่แล้ว

    Waly wan qoslay catoosh yare