Ninkii Xaaskiisa Gubay Siyed Cali iyo Luul Aabaheed wixii kala qabsaday kadib markii xukunki dhacay😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2024
  • #hodanonline #banaadir #dahircalasow #somalia

ความคิดเห็น • 69

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 25 วันที่ผ่านมา +6

    Qof ma ah waa labo qof uu gubay ilahay ba xaqa luul kenaya😢😢😢

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial 25 วันที่ผ่านมา +6

    100/95 way gubneed maskiintaas ilahay ha u naxariisto😢😢

  • @Munabilan719
    @Munabilan719 25 วันที่ผ่านมา +2

    Keep going sister 🎉🎉🥰

  • @SafiaTifow
    @SafiaTifow 25 วันที่ผ่านมา +2

    Case close he's the killer, luul needs Justice ⚖️.

  • @mustafe-official
    @mustafe-official 25 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah

  • @Abdinasirchannel
    @Abdinasirchannel 25 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going sister 🥰😊
    Munabilan

  • @neueswaaxaydee
    @neueswaaxaydee 25 วันที่ผ่านมา +2

    Allahu naxariisto

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 24 วันที่ผ่านมา +1

    war yaa anaga sheekhaa ma nihin ee luul waa gabar somaaliyeed

  • @munaismail1504
    @munaismail1504 25 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah 🎉🎉

  • @Mustafeofficial2
    @Mustafeofficial2 25 วันที่ผ่านมา +1

    Allah u naxariisto luul

  • @najahnada2338
    @najahnada2338 25 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu naxariisto 😢

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 24 วันที่ผ่านมา

    Walaasheena Alla Aktiisa Cadaalad ka ma waayin in sha Allh Alle Aktiisa kuma Hungoobeyso

  • @Cafiifo11
    @Cafiifo11 24 วันที่ผ่านมา

    keep going my sister ❤

  • @RidwaHani505
    @RidwaHani505 25 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 25 วันที่ผ่านมา +1

    guul sheekhal waa geesiyo aan gaban luul cabdi casiis ilahay haunacariisto siyad cali waa tiirka insha allaah

    • @aaminojubooy9203
      @aaminojubooy9203 24 วันที่ผ่านมา

      🤣🤣🤣🤣🤣 welwel ubilaawday asaga iyo gabadha 🤣🤣🤣🤣 kaamirada in ayqabaneyso moogeen🤣🤣🤣🤣

  • @afiifoabdiladiif2370
    @afiifoabdiladiif2370 24 วันที่ผ่านมา

    keep going ❤

  • @najma649
    @najma649 24 วันที่ผ่านมา

    Allaha u naxariisto marxuumada

  • @raqiyogym
    @raqiyogym 25 วันที่ผ่านมา

    From ruqiyo office 👈🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-wh4tf8if1t
    @user-wh4tf8if1t 25 วันที่ผ่านมา

    Masha alaa fowzi

  • @MohamedAbdi-br9wu
    @MohamedAbdi-br9wu 24 วันที่ผ่านมา

    Insh alhh cadalad we helesaa luul c casiis Tii ilahay baa dhiman insh alhh

  • @sharifchannel8713
    @sharifchannel8713 24 วันที่ผ่านมา

    Taqatirta wan jcelahay😢❤❤❤❤

  • @Ikran-amiira
    @Ikran-amiira 25 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygu wa funny😂

  • @shukri8964
    @shukri8964 25 วันที่ผ่านมา

    Allaha u nariisto walashen😢

  • @nienanoura3119
    @nienanoura3119 25 วันที่ผ่านมา

    😮😮😮😮😮😮

  • @yaasmiinfaaraxofficial551
    @yaasmiinfaaraxofficial551 25 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sayed121cabdi6
    @sayed121cabdi6 24 วันที่ผ่านมา

    am shiiqaal walahi waan ku faanaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 24 วันที่ผ่านมา

    Reer Awoow gay wallaahi waa qayliyeen

  • @Umunajma43
    @Umunajma43 25 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @hodhanabdi2007
    @hodhanabdi2007 25 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ka aarsada 😢😢😢😢

  • @user-xd5cb3rg8z
    @user-xd5cb3rg8z 24 วันที่ผ่านมา

    Badhaa budhuu badhaa budhuu !!!!!!hadal lee maan wadey AA badhaa budhuu .

  • @Jikadayna.Somalia
    @Jikadayna.Somalia 25 วันที่ผ่านมา

    الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 24 วันที่ผ่านมา

    Abahaan Wlh wuu is dakaneeyey

  • @user-im2en7qq9t
    @user-im2en7qq9t 24 วันที่ผ่านมา

    war dadkan xamar soo galeen 39 sano dad bey dili jireen, manta ayaa ugu hereyso maxkamad iyo sharciga in la keeno . ilahey xaqqa ha tuso. Amiin yaa rabilcaalamiin

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 24 วันที่ผ่านมา

    dadka soomaaliyeed oo dhan ayaa luul ka hanaaqsan ninkii dilay ilaahey idiinkiisa deg deg lagu dilaa

  • @user-wt6zj2yr3m
    @user-wt6zj2yr3m 25 วันที่ผ่านมา

    Masha allaa f0wzi

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 25 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @raqiyogym
    @raqiyogym 25 วันที่ผ่านมา

    Isoo booqda ruqiyo office, 👈🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 25 วันที่ผ่านมา +1

    Alleha u naxariisto marxuumad luul

  • @ahmedsharifahmed8595
    @ahmedsharifahmed8595 24 วันที่ผ่านมา

    Xaakimka ama judge maqoslayaa mise waa indhaheyga,, makaa cadaalad laga sugayaa

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 25 วันที่ผ่านมา

    sax tiirka hala geeyo

  • @nimojama3537
    @nimojama3537 24 วันที่ผ่านมา

    Maxakamadaha somalida tolow ma dad walwalanbaa ka taliya bal suaaluhuu dhakhtarka waydiinayo u fiirsada

  • @sayed121cabdi6
    @sayed121cabdi6 24 วันที่ผ่านมา

    liska ma yeeli doono luul arinteedi in sidaan loogu aamuso

  • @qamardagan8175
    @qamardagan8175 24 วันที่ผ่านมา

    Malakumowt ma qabtiin miyaa

  • @somgirl5250
    @somgirl5250 24 วันที่ผ่านมา

    Diyada qaata wa iska waasheene

  • @fetihimohamedtahir4248
    @fetihimohamedtahir4248 24 วันที่ผ่านมา

    NAA adigu bal wax cun itaaad dad noloshooda ka xuntahay adaaba hadli le e😂😂

  • @dahaboali8452
    @dahaboali8452 24 วันที่ผ่านมา

    ilaahey ha ka baqo ku digasho ma fiicno hadduu ammar ku dhacay oo uu gubey xaaskiisa inuu odeyga saan u dhaqmo ma ahan sorry

  • @cabdiqaadireeymaxammed305
    @cabdiqaadireeymaxammed305 25 วันที่ผ่านมา +1

    Man sha allaah

  • @HaniMaxamedani03-db3fw
    @HaniMaxamedani03-db3fw 24 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk hakaa saarto waxaa yaab idinku heysa laaan dhaare laaan gaab uxiran lkn mid ogaada seyd Cali waa geeri Suge mar ey noqotaba marka alle dilaa dhinto ee cuqdada iska daaya Cali godkiisa geli meysaane

    • @user-gh7rk5fq6t
      @user-gh7rk5fq6t 24 วันที่ผ่านมา

      Taliyaha asluubta mr shube horay loo yiri qabiilada laandheraha sheeganaya qawaarijta hanaga saaraan marka hore somalia ayaga bur buriye marka laandhere sharciga ilaahey kuma yaalo ee waa burcadnimadii oo la wetnaatay iyi dilka muslimka kuwa laandheraha sheegta wadanka dulmige ka galeem aaqirada cadaabta alaha ku fogeeyo tuugada

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 24 วันที่ผ่านมา

    Taqtarada godkooda biyo ugu soogalay

    • @hamdihasan4743
      @hamdihasan4743 24 วันที่ผ่านมา

      Maxa laga qaada xaqiiqda sheegen baaritaanka ay sameyeen xaqa ha sheegin aamus miyaa subxaanallah

    • @HawaMed-nk5cs
      @HawaMed-nk5cs 24 วันที่ผ่านมา

      Xaqay shegeenn walal

    • @hamdihasan4743
      @hamdihasan4743 24 วันที่ผ่านมา

      @@HawaMed-nk5cs xaqiiqda baaritaanka caafimad ay sameyeen ayee sheegeen

    • @aaminojubooy9203
      @aaminojubooy9203 24 วันที่ผ่านมา

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @aaminojubooy9203
      @aaminojubooy9203 24 วันที่ผ่านมา

      Taqtarada waxaa laga rabaa video in aykakeenan isbitaalka markey gabadha tageysay sidii maamo qadiijo wiilkeeda cml marka kiiskaan waa sii dheeraanaa 🤣🤣🤣🤣 taqtarkana marwalbo maxkamada xaadir ku ahaanaa 🤣🤣🤣 marka godkooda biyo ugu soogalay si ay utaag naadan marwalbo maxkamada🤣🤣🤣🤣

  • @qamardagan8175
    @qamardagan8175 24 วันที่ผ่านมา

    Haku digan ruux alle ku sababay ruux Muslim ah isagaa dhib qabee waxad noqon doonto berri ma ogid ilaaheyna ka Megan gal dhiig muslin

  • @amran2152
    @amran2152 24 วันที่ผ่านมา

    dadkaan maxamad ku sheegtay joogo waa animal dadkana sidoidii kale ayay moodayaan war gacan ku dhiiglaha inaad sii daysaan oo aad danbi la aan ka dhigtaan ayaad rabtaan ee dadka ha daalinina ee sii daaya waayo owalba ka ab ka ab mooryaan dhiigya caba ayaad ahaydeen hadana tihiin

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 24 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah duqa waaba ciyaal fay cali kk

  • @Niinaa272
    @Niinaa272 25 วันที่ผ่านมา +2

    Keep going sister 🎉🥰🥰

  • @musbaxlaki7421
    @musbaxlaki7421 25 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @Somali.kitchen
    @Somali.kitchen 25 วันที่ผ่านมา

    Allah u naxariisto luul

  • @cafiifo122
    @cafiifo122 24 วันที่ผ่านมา

    keep going ❤