Adeegi waa qali garobay, Meeqa lacaga Guriga iyo Adeegu ku bixinaa??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 ปีที่แล้ว +1

    Dhiirigaliso waa run wax walba waa qaaliyoben somalia waan warernay hdaadan hooyoyin nhy allh ku sharfo ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Macanto Allah ha inoo fududeyo macayshadii iyo wax kasta waa laga yaban yahay. Weliba wadankii po lacagtii xataa dollar lagu beeelay. Allah ha sahlo. Thanks habibti ❤️❤️

  • @QaaliCali-tr5ub
    @QaaliCali-tr5ub 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abaayo masha allah

  • @shamsoosman4533
    @shamsoosman4533 ปีที่แล้ว +1

    asc

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +1

    Imisa qof baad tihiin?
    Imisaad u xisaabisa bidhii meceeshada keliya??
    Waa run wax kastaa Qaali noqday
    Budget ka extra u sameeyey bisha wixii u soo hadhaa biilkana waan dhigaa extra budget baan ku daran.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Macanto waxan ula xisabiya family joga USA qofkii $150-200 hadanu baby ahayn so hada 5 qof, oo labo wawayn iyo 3 caruur ah waa ilaa 800-900 madama wax kasta qali garobeen marka week waa $225 ama $200, week kasta. Haa macanto meel kasta qaaligu waa gadhay. Allah ha inoo barakeeyo irsaqada. Thanks ❤️❤️

    • @namelos2963
      @namelos2963 ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      Waa sax wll maansha alaah

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 ปีที่แล้ว +1

    madsanthy

  • @wardaxaashi-p5d
    @wardaxaashi-p5d ปีที่แล้ว +2

    xbibit wanku jeclhy qali

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Macanto Allah ha ku jeclado shukran waa ku jeclahay Allah ha ku xifdiyo habibti ❤️❤️❤️

  • @faadumoaxmed3709
    @faadumoaxmed3709 ปีที่แล้ว +2

    Abyo hadanhay dadka jooga somalia bilkasta wn soo gadnaa raashinka bariiska sonkorta burka 25kg kiiba 50 koonbo kujidha loorkii dadku isku mid maha 2 labo kiish cuno qoysku haduu badan yahay wa badan raashinku

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Macanto kishku waa kii wayna sow ma ahaa mise half ka 25kg ah? Ani waxan xasusta Somalia kish wayn ahaa sonkonta bariska daqiiqda, iyo kartoon basta ah. Kishkii waynaa miya la yareyay? Intee in leeg haya family? Thanks ❤️❤️

    • @faadumoaxmed3709
      @faadumoaxmed3709 ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haa mcnto waa haaf 25kg kaan kusheegayo 10kg ama kartoon

  • @khadramuuse5501
    @khadramuuse5501 ปีที่แล้ว +2

    My mom loves watching your videos on TH-cam 😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @keyfomar
    @keyfomar ปีที่แล้ว +2

    Asc aniga horta biil $150 ban uqaataa oo qudaarta hilibka sida cabitanka barafka oo kle bes xaas baana nahay adeega xaafada kagadan jirey wana qaali markaa anoo marna wax dhigta marna kunoqda baa gabar walshey ah maalin dhoweyd talo isiisay kheeyr allha siyee oo igula talisay gabi ahaanba xaafada adeega inaan joojiyo oo suuqa kasoo adeegto 15beriba mar soo adeegto alxm lacagtii intaa diri jirey waa kanastay anah wa nastay hilinka bes soo qabsadaa in $1.5 ama $2 ah cabitaanka iigu daran oo koobka cabitanka iga jabay isagana wansoo iibsan inshaalh markaa $40 iigu filan bishii qudarta iyo shaaraabada

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Wa wr wb, Masha Allah macanto taalo fican bay ku sisay walasha, macanto intee jogta waa meel barwaaqo ah Allah ha idinku xifdiyo ee. $15 hilibka intee ku haya? Wale wadankii nimco taala masha Allah. Thanks ❤️❤️

    • @keyfomar
      @keyfomar ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 waa hal wakhti abyo qado bes kadhigaa hilibka quraacda faasuliyad ama ukun kadhigaa cashadana ama sabayad ama salbuko iyo waxyabo saasa aan hilib iga doonayn somliya abyo gobol jogaa

  • @XayaatXaaji
    @XayaatXaaji ปีที่แล้ว +2

    Aniga 2wiil ayn heysta bishii 300 ayn qaata 106kiro ayan ku bixiyaa 100rashin caano xafayad dhamaan wxs ku gadaa qudaarta naagba ka qaata 30ayay ikeenta lcgta qudaarta bishii hilibka 1dolr ayn gadata qado iyo quraac ayn ka dhigaa hbnkina canbuulo ayn karsana inta so harta koronto iyo biyo gaariga qashinka qaada iyo gaaska ayn ku dabaraa inkasto ay igu adagthy hadana alx ilaahey ha ino barakeeyo wlhi kama helo dhar iyo shobin ninkeygana ka badn ma awoodo dhibka yar iheysto aya ah shobin iyo dhar wxn ku gadano ma helno maamo maxad igula talin laheyd

    • @namelos2963
      @namelos2963 ปีที่แล้ว +1

      Maansha alaah ilaahay ha kuu barakeyo
      Waxaad isku dayda in aad 100 ad wax ka jarto bishii 3 bil ama 4 bil hal wax ka iibso.

    • @ashoelmi3185
      @ashoelmi3185 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaha abayo ilahay haku barakeeyo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Masha Allah ilahay ha ku barakeeyo, ilahow wadankii nabad inoga dhiig Ann soo noqonee, hilib qado iyo quraac yaa heli karaa. Macanto Insha Allah ilahay irsaqad wasica ha idin siiyo oo halal, samir kaga wad helin dhar waxa ka muhimsan cunto iyo hoy la galo intana waa haysataa. Snapchat message igu soo diir. Snapchat waa Naturally Nadia. Thanks habibti ❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Hadad awoodo even $1 week way ku anficin wayna ku ururin Insha Allah.

    • @faadumoaxmed3709
      @faadumoaxmed3709 ปีที่แล้ว

      Masha allah Qaali illahay hanasiiyo sas aniga ihaysataa wax barasho hilibka raashinka qudaarta koronto biyaha 300 boqol 50 bn meel dhigaa marar carurtu naga xanunsato ookle ubaxsadaa wlhi nadiyo kahor dayn baas ba idhibi jirey alx wa kanasta run abyo wax kheyr qaba allah noosiyoo adayasheena ❤

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 ปีที่แล้ว +1

    Wllo wa sax waxkast waa qaali hadaan reer burco nahay hargeysana ka daran gaar ahaan rashinka wuu kacay

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Macanto waa sameyay meel kasta qaaligas, Hargeisa waa maqlay inay aad qaali uu tahay, burco biiyo bayba ledahay oo hargeisa lahayn biiyihii qasabadaha. thanks qaali ❤️❤️

  • @wardamohamed9308
    @wardamohamed9308 ปีที่แล้ว +1

    Asc since aan ku bartey keyd ayan sameyste uga yaraan 50 dollers ayan meel dhigta may 2023 ila hada

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah warda macanto Allah ha ku barakeeyo fariid caqli badan tahay. Ilahay ha ku siyadiyo wad dedashay. Thanks love ❤️❤️

    • @wardamohamed9308
      @wardamohamed9308 ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 shukrn qalbi abaalkaga ma gudi karo i love u

  • @rahmohonestrahmohaaji7851
    @rahmohonestrahmohaaji7851 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo sidetahay abaayo waxaad inoo so diyarisaa jadwal sanadka soo socdo qorsho fadhiyo aniga waxaan rajeyna 💯 aan xooga saraa sidaan dental ku dhamey lahaa insha allah 2024 waxaan rabaa sidaan keed ula haanlahay oo bil walbo wax go aan u dhigo insha allah

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Wa wr wb, Insha Allah macanto hada rabto wan kula dejin sii wixi awoodo biil walba uu dhigtid ama bixisid. Anytime bad isoo message gareyn kartaa snapchat. Thanks habibti ❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +2

      Macanto waxad qorataa inta lagu leyahay dentalka, inta aa bixin karto iyo waqtiga aad rabto inaa dhamaystiro, intaa marka qoratid plan iyo talabadii bad qadin dedalka ahayd. Insha Allah wad samayn kartaa. Thanks 🙏 ❤️

    • @rahmohonestrahmohaaji7851
      @rahmohonestrahmohaaji7851 ปีที่แล้ว +2

      Wcs abaayo aniga waxaan jogaa Kenya waxaan hestaa 4caruur ah bilka waxaan qataa 1500 dollars alxamdullilaah maqaato ha iwareerin dukaana masarni waa lacag aan ayuuto ugu jiro familikeyga ayaa 800 iga rabaan marka ayuuto 150 ayaan galay wexeyna dhamanee bisha 11naad deenta aanku sheegay wataas

    • @rahmohonestrahmohaaji7851
      @rahmohonestrahmohaaji7851 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo allah ku xafido waan ku jeclahay qof dacad ah ayaa tahay jazakallahu kheyr love ❤️ ❤️ ❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@rahmohonestrahmohaaji7851 Waiyaka Macanto Allah ha ku jeclado qaaliyey love u too habibti. Thanks ❤️❤️

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah mahadsanid ❤❤

  • @wardaxaashi-p5d
    @wardaxaashi-p5d ปีที่แล้ว +1

  • @jisooismybiasandsoisyours4299
    @jisooismybiasandsoisyours4299 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaalla ❤

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤