Maansha allh nasra ankara dagna guri 4 qola o madhan 800tl u dagana imikana Cayprus qol iyo fadhi waxn ka bixiya 550 Euro o u dhiganta 620$ nolosha turkey wa raqis marka adunka kle lo ego xata wadankeni somali lkn turkey mustaqbl mle qof arday ah moye qofkle faido uma laha Qurux aan waxba ku hos jirin 🤷♀️
Nasra wll suaashaydi igamad so jawabin wll maxa ku helay baryaha miyad mashquulsanayd iga so jawab suashi wll ilahay dadka isku mid kama dhigo lkn anuu dadka kulama simo sababto ah waxad tahay gabadh gabdha somalida ama kuwa caalamka ugu sharfta iyo akhlaqda fcn alle ha ku xafido wllo wax xuna wlle kuma tuuso amiin🤲🤲
Nasro habo waxaan rabaa bisha fasaxa inan aniga iyo ciyaalkeyga imaano istanbul guri aan u kireeyo bil Lakin zenter ka udhaw sen cawinaad u heli karaa habo plz
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
Abyo mcn waxa rabay in aan ku weydiyo hadii an imado turkiga guri ma dalban karaa jwbta hadey haa tahay si dhaqsa ah ma ku helaya Abyo nasro isoo jwb pls
Asc wll nasro wan ku jecelaha qali wan rajanayaa in aan markulano insha allh waxan sugaa muqala daada sida musal camal wan ka helaa aad waxn ku rajena hurumar wacan
Umm Ahmed from Palestine, Gaza Strip, good people, I live in a rented house, my orphaned children need you to communicate, attached with a personal photo 🌷🇵🇸🇵🇸
An appeal to you, good people, a woman from Palestine, I live in a rented house, my orphaned children need you to communicate, attached with a personal photo 🌷🇵🇸🇵🇸
Gabadha kaliya Hooyaday Taageerto Nasroy Heer waxa Gaadhay hooyoyinka Ku jeclaadan M.a Alle Haku Xafido My Teacher 🥰🤲👩🍳❤
Inta murugsan Allah murugta hakaqaado amiin
Aamiin
Amiin
Amiin Amiin Wana ku so birya You Tube kada Wana ku saray
@@nasroaweys173 Amen Amen yarabi
Aamiin ya rabbi
Nasra abtidoon gabadh adoo kale ah ilaahay ha isiiyo runtii qurux iyo akhlaaq ayuu ilaahay iskugu kaa daray 🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰
Alle hkuu sahlo walalkay inaad hesho wxbadanaa kasukeeyo
@@kaltunomar4417 maxaa kasokeeya wllo inaan helo bal ila wadaag adoo raaliya👍
Wx kale ma ahan waa inaad baadigoob badan ugashaa dhib badan umartaa Inkastoo gabdhaheyna ay kuyartahay mid daacadah
@@kaltunomar4417 malaha gabadhaas adigaba inaad noqoto malaga yaabaa 😅😅😅 jawaab ayaan kaa sugayaa
waxba kama sokeeyaan idanka ilaahy baa leh wlo hadaaad adi qof wanaagsan oo ehlu diin aatahhy waaad helaysaa insha allah ....kuducasa ducadii rasuulka oo waydiiso ilahy wax khyr leh insha allh guulan ku rajayn ...
Thank U sis 😊 💓 Aad ayan ugu baahnaa jazakillah khayr xbbtii ❤
TH-camr qarson ina noqda jclhy🥰 qofka igu dhiro galiya wlshey habaryartey isma naqano lkn qalbika ka tagera🥰❤
Abaayo nolosha turkiga iyo waxaan rabaa walaalkeey ayaa soosocda marka walaalkeey leelanyurub ayuu sudoyo 😢😢😢🎉🎉❤❤❤❤
Masha Allah nasra qof aan marwalba ku xirinahay🥰🙏
Illahow hamigeyga i rume 🥺🤲🏼 Wllo iso duceya Hamiya le yhy inu illahy muradkeyga midigta iga siyO 🙏🏼🤲🏼 Ya rapi 🤲🏼
Maansha allh nasra ankara dagna guri 4 qola o madhan 800tl u dagana imikana Cayprus qol iyo fadhi waxn ka bixiya 550 Euro o u dhiganta 620$ nolosha turkey wa raqis marka adunka kle lo ego xata wadankeni somali lkn turkey mustaqbl mle qof arday ah moye qofkle faido uma laha Qurux aan waxba ku hos jirin 🤷♀️
Asc Wall qaali waxa ahy gabar degan turkiga oo rapto inay timaado qubres macquul ma thy inad isiiso wax maclumaad ah
@@umuabdimalik4961 ha wll wan ku siin karaa e gmail iga so dir fariin
Asc abyo ilso hadl
⁰
@@caziizacazuu8149 Hye
Thanks alot you clearly told me what I always wanted to know
Manshallah 😍 nasro qurux thanks 😊 🙏
My role model🥀allha ku brkeeyo nasraay🥰🥀🙏
masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon 🥰❤
Nasra wll suaashaydi igamad so jawabin wll maxa ku helay baryaha miyad mashquulsanayd iga so jawab suashi wll ilahay dadka isku mid kama dhigo lkn anuu dadka kulama simo sababto ah waxad tahay gabadh gabdha somalida ama kuwa caalamka ugu sharfta iyo akhlaqda fcn alle ha ku xafido wllo wax xuna wlle kuma tuuso amiin🤲🤲
100 su’aal aya la iso weydiiyay ma xasuusan karo taada ee maxay ahayd
@@nasra_abtidoon masha allah qof qalbi nadiifa aya thy nasro cadey🥰💋❤
Guriyaa rawa inaa kaagatoo abayo xafadee fiican isheeg oo dhib lehen insha allh waan Imana sanadkaan dhaxdiisa 🇺🇸insha allh
guri haka gadan abaayo. dadkii la gatay wey ku qisareen.
Ramadan coming son in sha,allaah
Chef nasra I love you forever
Wcs Nasro qurux shukran
Masha allah wan imanaya turki mar und insha allah
@Nasra abtidoon abaayo mcn guuleyso kee,foward dear sis saayid kuujecelahy mcneey 💟💓💕💘💔👌
Nasro abayo cuntadi ramadnka noso gali please. Walashy mcn allow ku xafido melkaste ad joogto abayo
Ankara 4+1 or 4qol iyo fadhi blacono waaweyn 1800tl waa 150$ cml ayankudeganahay run waaye abaayo 3+1 400$ ayaad arkeysaa aniga hada lamiga aandeganahay suuqa iyo baska markansodago wataganahay marka gurisidaas cml wey adagtahay in àadahesho qiimo fixed ah malahan waarun abaayo
Abaayo macan hadan uso socda Insha Allah Ankara Insha Allah
Asm walal waxaan xisaynayaa inan dalxiis ku yimaada ankara insha allah qaabkeen ku helayaa aqal iyu filan oo waliba waxkasta u dhamaystiran yihiin waxaan kakobanahay 5 carur ah iyo hooyadoos
Asc gabdho hada uso socda kwarama nolosheda
Nasro habo waxaan rabaa bisha fasaxa inan aniga iyo ciyaalkeyga imaano istanbul guri aan u kireeyo bil Lakin zenter ka udhaw sen cawinaad u heli karaa habo plz
Qofa kaliya somali you tuber aan kadawado oo uugujeclhy xbbty waxbadan kabarty jiro joog inte nolljirto ilahy hakuxifdiyo💖💖
Asc walalaha halkan ku jira dhamaan waan salamayaa salan ka dib muradban leeyahaye wll isoo duceeya Alle haydin zharfo idinkana dhamantiin
Alleh haku siiyo Murad kagon macsilahyn
@@raxmacabdi1291 aaamiin abyo
Soo kaxayso caruurtada iyo family ga xagan aad wada joogtane sis ❤️
Markas ine wax barato weku adkane wll
Abaayo Guryaha Fasaxa Anraba Qiimah Masheygin Lkn WA Imisa Sanatkaan waaleguhesta calashan ciyaalka 👸🥰
Nasroy waa ku saalamy samideyda❣❣🙏
Masha allah ilahe haku xafido wakutagera waxana kasugoya cunto karis qurxoon mcnbadan
Asc abaayo Nasra wan ku salamay ilahay haku xafido. Asxabta walaashey ii sooboqda fadlan
Asc abaayo sida coffee ga loogu sameeyo sifudud plz plz
Msh AllaH xbbti 🌷💖❤️
Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂
Mnshallah qAli gulayso ilove u hore u soco
@@drssabiriinabdinasirmohame44 thanks bayo mcn😊 🥰
MAASHA ALAAH ALLE HAKU XAFIDO WAXAAD KU QORXON TAHAY WAA SIDAAD U XIJAABATIT ❤SAAS IYO SIKA FIICAN ❤
Wsc WAr matulahi waa barakatu manshalah keep going ❤️ my lovely sister ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wlllhi nasro waan iska jeclahay 💗😭
Masha alh Nasra abtidoon ❤🤗
MSHLLH TABARAKALLAH SHUKRAN SOOMAALIYA🇸🇴 HANOOLAATO❤
Wax gudbinta waaku fiicanthy m.a cuntadaada aaad aaa ufahmaa mana iga halaawdo sikala dhig dhiganaausharaxdaaa mid aaa milin hore fiirsaaye ooo chanelkale wexee tiri burka waaa qiyaaas kuma lohooo acuuudka ciileee igu dishay aqiiran shukrn macalimadeeda
Wa malinkii igu horeysay firs 1 noqdo m.a aby nasro🥰🥰🥰🥰🥰
Mashalh ilaahy haku xiftyo xbbti
Qali waxad kaso hadasha guryaha talxiska 4wek intu noqon kara
nairobi 3 qol iyo fadhi 580 doll wye raqiis turkiga m.a
Asc wllo nasra waxan rabaaa weelka rmadaanka ee turkiga ayan ubahanahay inshaalaha ila soo xidhiiidh
Waxay horay somalidu u dhahday Magaalo tabartaa lagama waaye haku daalin
Maasha Allah maasha Allah maasha Allah abaayo mahadsanid
Maasha Allah maasha Allah maasha Allah
M.a Apaayo normal waaye nolosha deganka islanbuul qudarta sida loogado ka soohadl🥰🥰❣️❣️💖
Nasraay aaaad iyo aaàd baaan ku jecelahy love you xbbti 😘🥰
Nasra no sheeg abayo website ka guryaha laga kiraysto thankz
Emlak jiro website lama tago
M.alaah war bixintaas dad badan ayaa u baahnaa 👍👍👍👍👍 thank you 🙏
Masha allaaaaaaaaaaaah
Keep going walshy nasra Aptidoon
Waan ku salaamy walalshy nasra
Mashallah Mashallah 👍 👍 👍 👍 👍 🥰💪❤❤❤👏♥️
masha allh wlhi wan jeclahay turkyga ina mar un tago ayan rajeeyna solon maka furi kara gabdho somali ah o ka shaqeesto ma jira
Abyo ado mhdsn waxa ishegta barnamishka astan e ramadanka ad cheif ka ka aheyd Ayan Raba inten Kahela fah fahin iga si plz xppti🙏🙏
M.a gabadh akhlaaq iyo aqoonle ayaa tahay kuup it sis
Which website can we look for houses to rent in Istanbul
Nasho abaa Si gooni inaa kula hallo rabaa bls bls 😢😢
Asc Nasra wax barsha da nooga soo hadal abaayo school lada English ka kubaxo iyo kuwa diinta Islam ☪️ ka lagu barto jazakalah qeer
Shukran sister
Masha Allah❤️💉
Masha alhaa nasra
Asc walashey ibka guryaha waa imisa
Masha Allah horay usoco hppti ❤️🥰🔥
Walashy qali ilahy dartis bn ku jecelhy ❣❣❣
Asc nasro abayo setahay nasro turki inte kajogta waa gabar tuki jogto in ay kula kulanto rabyo
Waaw masha allh queen nasra gabar aan Tagero ayaa thy keep going sister
Guryaha halkan turkika waxa lacagta ka dhamenayo deposit iyo lacagta imlakji (maktab ka kirada) ka qadanayo
Hadaan jamacad u aad oo aan dhameyo
dadka deeganka dagan maka mid noqon kara please iso jwba
Abyo mcn waxa rabay in aan ku weydiyo hadii an imado turkiga guri ma dalban karaa jwbta hadey haa tahay si dhaqsa ah ma ku helaya Abyo nasro isoo jwb pls
Walaaley maqaayad 30$ ku cunay 4 qof waliba dee no sheeg waxaad cuntay aniga meshan wax raqiis kuma arkine cuntadàna isma lahan maqaayadahana ismalahane 2 qof anago ah ayaan qado kucunay 20$ wax mac macan na lama soconin cashadana 20$ ku cunay meshan raqis mataalo qofba iyo taagtisa ayuu kunolan karaa
First Like 👍 hppti ahaa 💋♥️
Hor mar wacan wll nasra
Asc wll nasro wan ku jecelaha qali wan rajanayaa in aan markulano insha allh waxan sugaa muqala daada sida musal camal wan ka helaa aad waxn ku rajena hurumar wacan
Adpaan ku jeclhy allaha ika dayo 🙏💗
Tiktok cml video bdn noso dub malinkaste cajiska iska dhaf nasro AbYo adine ku faide anaga walashen thy wax ka baranena
Abaayo
Thank
Mahadsanid macalimadeyda nalawadag maciishadda turkiga
Walsheeey nasra abtidoon guuulyso abyooh mcn
Please talk about scholarship
Umm Ahmed from Palestine, Gaza Strip, good people, I live in a rented house, my orphaned children need you to communicate, attached with a personal photo 🌷🇵🇸🇵🇸
You get her Instagram.
Masha allaha
Maasha Allah xbbti 🥰🥰
شكرا ماشاء اله احسنت حبيتي
Mashallah abayo meqo Sano lsbara cunto kariska
An appeal to you, good people, a woman from Palestine, I live in a rented house, my orphaned children need you to communicate, attached with a personal photo 🌷🇵🇸🇵🇸
Ma sha allah ❤️
Mashaallaha tabaarakalaah 💖👍🥰
Nasro xbbti ilahey haku xifdiyo
Mahadsanid
Turki waalagasoocarayay waqtikacsaneed noiribi rertukiimaadeen so somali melkasta waalaganacay wadankeena ilaahay noohagaajiyo qurbo faaidomale
Hormar wanagsan abyo
Wlal waxaad ka soo hadasha jamacada qiimaha inta lagu dhigto
Masha allh
Tnkz Nasra abtidoon
abaayo nasro waxaan rawaa guri kiro ah turkiga ayaan joogaa istanbuul marka xagee ka helikaraa iisoo sheeg abaayo
Gurika ma heshay baayo
Turkey guryaha iyo maceeshada wey kafiican yihiin laakiin waxaa dhib kataagan yahey xaga luqada iyo xaga madarasada quraanka
You'll win🏆 if Allah say my queen
Abaayo❤🧡💛💚💙💜🤎🖤🤍💗💟 shukran sister