Turkiga oo ka yaabsaday Ruushka & reer galbeedka & tallaabo micjiso ah uu maanta qaaday Erdogan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahey ha guuleeyo Suudaan

  • @MohamedOmer-v1k
    @MohamedOmer-v1k 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asacaleykum waraxmatulaahi erdogan waa xidiga islaamka waanu ku guuleysanayaa

    • @hamzahassan9806
      @hamzahassan9806 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walee waad hurdeeysa natanyaahu wax ma dhaamo

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haa wuu xalinkaraa

  • @mahdiabdallah1274
    @mahdiabdallah1274 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha.alaah.wan.sodhawenya.go.anka..masar.maha.wey.so.nolaneysa.wa.guuul

  • @khadarshahmednur2102
    @khadarshahmednur2102 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barrow
    General Abdifatah burhan dheh✅️

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sudan 🇸🇩 nabad allaha siiya aamiin

  • @HousseinHousseinmed-u4w
    @HousseinHousseinmed-u4w 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc haa un awodaa inuu soo afjaro xasuuqa sodaan

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc c/casiisow wll turki iyo masarba ma.aamino anigu horta siisi igadaa waadabadhilif reergalbeed lkn ordugaan afka uunbukalahadlaa yahuuda yahuuduna mataqaano luuqad aan.ka.ahayn takulul waanan kaquusanahay

  • @hegesaleh6394
    @hegesaleh6394 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Turkigo waa ninka kaliyee mata juugaa soni

  • @MahamuudAhmed-h7c
    @MahamuudAhmed-h7c 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa heli kara

  • @143-k1d
    @143-k1d 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ordegan Caalamul Islaam Dhan Oo Heshiinaa Afrika Iskaba Daa Warkeeda Wuuna Ku Guuleysanaa Insha-allah

  • @maxamedwali9775
    @maxamedwali9775 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa waan ku kalsoonahay talaabooyinka waawayn ee uu qaadayo Turkiga

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Taxrir Al sham réer galbeedka iyo Israël ba qu shekeysaniya sidu mareykaku uqu shekesto Al qaida ecs iyo arqaqaxisodo dhane

  • @mohamednoormohamednoor2221
    @mohamednoormohamednoor2221 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    May Allah

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qasamuiloobay

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maxaad ka wadaa Somalia io Ethiopia buu xaliyay odaygaaad ardigoon wuxuu bixiyay badeenii waa laba wajiille so isa sax hadalkaagaas ❌

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arduga wu ku guleysan kara heshiska sudan hadi run u wajaho wayo Awod iyo siyasadba wu Adegsan kara

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkey waa gumeyste aad u xun, meel aan dani ugu jirina ma galo, Somaliyana adhaxduu ka jebiyey, Hassana wuu isu dhiibey Turkey-ga iyo Ethiopia-ba, dan Sudana ma wado ee dantiisuu ka arkey, waana bilaash xayte oo hanjebaad aa waxba uga hoosayn buu yaqaan.

  • @SiciidYowle-e2n
    @SiciidYowle-e2n 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa wa uhelkara okokok

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    israa,iil waa Futo Xaar baratey ma deyso !!! israa,iilna waa Dal Dulmi bartey ma daayo !!!!!
    (. horaa loo yiri Gardaro Garab og & Naag nin rabto midna kaama is taagaan. )!!!! marka Israa,iil Dulmigaan badan waa mideey ku baabi, laheyd oo laga waayi lahaa Dunida !!!!.

  • @IbrahimaliYacqub-317
    @IbrahimaliYacqub-317 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc ordogaan dhiga kika islaamku uhiili wad maxadsintihin

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa filim ee réer galbeedku qa dhabeyan si caalamka loqa dhuwo xasuuqa qa socda gaza suniyintane galadha ecey u cadeeqan

  • @AbdinurAbdiqadir
    @AbdinurAbdiqadir 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    80% ilma maha ordegan inu suudan nabad ka dhige karo

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wuu u heli doonaa waxa aan qabaa in uu urduqan yahay nin uu wato alle uu soo celin doono xitaadawladii cismaaniyiinta intay gaadhay ee ay maamul ama xidhiidhba ku gaadhay inuu gaadhi doono

  • @SacdiyoAli-kh6um
    @SacdiyoAli-kh6um 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sifiica ayaad inoo deeqsiisaa wararka

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc barow show
    ordugan waa nin aad ufiican
    markaan eegno caalamu muslim dadaal badan ayuu semeeyay lkn wuxuu noqday kaligii waayo waxuu leeyahay cadow badan oo ay kamid yihiin dalal muslim ah
    hadii uu arkilahaa laba ama 3wadan oo adag oo garabtaagan aad buu waxbadan uqaban lahaa dhanka laga jabay waa carabta dhamaantood

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    horta yuhudu xog iyo qori ayay amin san tahay lkn ad wax iska celis ma lahe oo jabahad qasa ku go don san ayay ka ad kan wayday marka waxad moda gadhi barigu ka washay oo shiil galay wana mafiyo wakiil u ah rer muna faq oo dhan

  • @AbdinurAbdiqadir
    @AbdinurAbdiqadir 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali Hassan madax salax iyo adiga sii badda