iyadoo xaas ah ayey nin kale u tagi jirtey ninkiina wuu ceebeeyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • SUBSCRIBE goo.gl/N8LJrp
    1 barnaamijyo badan ka daawo goo.gl/62cpX2
    facebook goo.gl/PQRXPt
    mahadsanidiin

ความคิดเห็น • 757

  • @farduusxusen6816
    @farduusxusen6816 6 ปีที่แล้ว +894

    *halmar kuzaliya Nabi Mohamed zcw*

  • @khalifahhassan9518
    @khalifahhassan9518 6 ปีที่แล้ว +69

    Ilahayow raga Anigoo kale kadhig War xaskaga ilmahaga hoyadod ku qanac oo ha raadin naagkale

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 6 ปีที่แล้ว +61

    Astaqfurulaah laaa xowlaa illah ka magan galay shukran wallo

  • @arimaahaqoyskakalasoco9530
    @arimaahaqoyskakalasoco9530 6 ปีที่แล้ว +45

    Mashallah Aboowe allaha kuxafido mid sidaan wax u ognaa allaha nagu so adiiyo hada Gabdho nahay side diinteyn na fartaa nagu filan adina jazakallah

    • @NuurdinYare-ph3qz
      @NuurdinYare-ph3qz 10 หลายเดือนก่อน

      Wlashey hadaa maalaguu qawaana 😥

  • @mzzsmileugie2153
    @mzzsmileugie2153 6 ปีที่แล้ว +444

    Husband iyo wife wxa isku keena waa jacayl iyo kalsooni
    Labadaasi mar hadii aanay jirin khiyaamad sheegte wax kawaynba dhacaya
    Alx khiyaamo naga dheer aniga iyo zawjkayga
    Wxn haystaa xaaji zaa’id ii jecel aniguna aan nafsadayda ka jeclay uu igu kalsoonyahay
    Waanan ku kalsonahay

    • @nimcocabdullahi9422
      @nimcocabdullahi9422 6 ปีที่แล้ว +7

      Mzz smile Ugie masha Allah allah is kukindayo

    • @mzzsmileugie2153
      @mzzsmileugie2153 6 ปีที่แล้ว +3

      Nimco Cabdi aaamin xbbti

    • @mzzsmileugie2153
      @mzzsmileugie2153 6 ปีที่แล้ว +2

      Amiir Yassin aaamiin wllo
      Mahadsanid

    • @asmadheeman6482
      @asmadheeman6482 6 ปีที่แล้ว +4

      Mzz smile Ugie alxm illahay ha inoo daayo xaajiyadeena odaygaygu waa boqorka noloshayda

    • @mzzsmileugie2153
      @mzzsmileugie2153 6 ปีที่แล้ว +1

      Asma Nuura aamin
      Alle ha isku kiindayo

  • @axlaamaliomer1739
    @axlaamaliomer1739 5 ปีที่แล้ว +247

    Nio codkaga love ku ahy inta codkiisa ka heshy like iiisar😜

  • @aadannorxasan8392
    @aadannorxasan8392 6 ปีที่แล้ว +21

    Subxanalaha caawa
    waan dhageysty khiyano hala iska ilaaliyo all muslimiin

  • @adoonallah3834
    @adoonallah3834 6 ปีที่แล้ว +48

    Qiyaanada mar uuunbey fashilanta allana ceebtada mar labad iyo mar kowd mar sadaxd allaha aya soo saaro maxaane ninkle ka damcaa Nin ijecel ayaa hystaa

  • @MohamudAar
    @MohamudAar 6 ปีที่แล้ว +405

    Wad istaahishaa 1,000,000.subscribes🖒❤
    Nolow wllo

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 6 ปีที่แล้ว +165

    Subxaanallah subxaanallah
    Allow.IGA badbaadi saanku raja weeynahay inaan raaliyo noqdo reerkeeda daacad unoqoto ayaan rabaa

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 ปีที่แล้ว +54

    Naftaydaay Samirka badi Zad weyan lagu nimcaystee'eee" adon salfudeydka doorbidin" waa sado dulqaadkuyee"ee saadaashasha wanag ka filoo"oooooooo🎤".🙏🙏🙏

  • @maymunabdiqani5288
    @maymunabdiqani5288 4 ปีที่แล้ว +8

    halmaar.ku.sali.nabiga.scw

  • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
    @yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 ปีที่แล้ว +83

    Ilahow khiyaaamo ha igu kalifin Nolosha guurka furaheeedu waaaaaaaa kalsoooni iyo jaceyl.... lagama yaaabo inan khiyaamo ninkyga isagana wn ku kalsoonahy macqulna maaha inu i khiyaamo marka qanaaacada badiya iyo kalsoonida somaliyeeey❤❤❤❤❤❤❤

    • @youngking5191
      @youngking5191 6 ปีที่แล้ว +1

      Zara Mehmut wll Ilaahay haku daayo lkn raggi isku halayn maleh

    • @user-wz2jy4fj9b
      @user-wz2jy4fj9b 6 ปีที่แล้ว

      Xuman

    • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
      @yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 ปีที่แล้ว +1

      Young King Runtii wl wax walpa waa kalsooni iyo sidad adigu noqoto adigu hdii aad dhowrsanaato waa laguu dhowrsanaan hdii aad luuq luuq bilowdana luuq luuq baa lgaa bilaabi runtii noloshu waa saas

    • @mohbubatv.commanka9762
      @mohbubatv.commanka9762 6 ปีที่แล้ว

      Wabentaa great waqiyanilhed shekadaas ha ishegin

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 6 ปีที่แล้ว

      naa iska raaxayso

  • @mistergoodsir9319
    @mistergoodsir9319 6 ปีที่แล้ว +45

    Alxm gabdhaha somalidu waxaas caado iyo dhaqan toona umalaha laakin qaar halkan jooga Allah hanaga qabto

  • @janankaafrica6453
    @janankaafrica6453 6 ปีที่แล้ว +64

    ilahow l naag fasiqada aan kaa magan galay

    • @ibtisammohamed4196
      @ibtisammohamed4196 4 ปีที่แล้ว +2

      iska hubi hadaba intadan guursan yaaaaaaaah

  • @rakiamahamud8558
    @rakiamahamud8558 ปีที่แล้ว +4

    4 years kadip ayaandaawanayaa horay usoco🥰💯💙

  • @fatimayusuf4008
    @fatimayusuf4008 6 ปีที่แล้ว +13

    Ilaah hana hanuuniyo inta ku jirtana allah ku ka soo hanuuniyo

  • @princesskowsar6211
    @princesskowsar6211 5 ปีที่แล้ว +54

    🤭🤭🤭🤭😭😢subahanallah ceebey taacaal

    • @AllahIsTheGreatest.
      @AllahIsTheGreatest. 2 ปีที่แล้ว

      😅😄😶😑🙄🙂😎🤗😇😇😣👫🖕👪👪💪💏💏💏💏💏💏💏💑💑👪💪💪✌✌👷👸👵💪👪👪🖕🖕🖕💏💏

  • @abdinaasirahmed3077
    @abdinaasirahmed3077 6 ปีที่แล้ว +22

    Albaabka sii ceshada markaaad baxaysaan ragooow

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 6 ปีที่แล้ว +265

    Waa saara like marwalbo nolow wllkay 😍😍

  • @xafsoloveasd4770
    @xafsoloveasd4770 5 ปีที่แล้ว +17

    Carabta iga quslisay wlhi 😂😂😂 subxan allah😢😢😢😢

  • @somalitv1
    @somalitv1 6 ปีที่แล้ว +58

    *dadweynaha best channel ever* qisadaan cml mar dhow eey ka dhacday kenya

    • @somdaily5939
      @somdaily5939 6 ปีที่แล้ว

      Asad Faqdiid benta mahan wllhi sxb

    • @insaaniofficial
      @insaaniofficial 6 ปีที่แล้ว +2

      War asad Rer kismaayo
      Ahaan iisiii
      SUBSCRIBE LIKE SHERE

  • @houdaali9133
    @houdaali9133 6 ปีที่แล้ว +85

    Waa run wlllhi raga bdankoodu dhamaan oran mynee, afar ayaa laguu baneeyey ee saad rabto ka yeel cmal ayeyku dhaqmaan

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 6 ปีที่แล้ว +15

    حسبي الله ونعم الوكيل سبحان الله
    ilaahey ayaan ka magan galnay yaa rabbi

  • @unitedkingdomnazrinunitedk2178
    @unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 ปีที่แล้ว +15

    illhy haku xafido wallo qali

  • @jungardiina1088
    @jungardiina1088 4 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkan Wa jeclahy wlhi Codkiisa said ugu helay marka I love u ❤❤❤❤

  • @daadiyare4272
    @daadiyare4272 6 ปีที่แล้ว +33

    Subxaanal Allah waa wx aad u xanuun bdn xaaskaaga xalaasha kuu ah halagula istimcaalo 😭😭 somalida qaar kood ayaaba gogol dhaaf sameya ee allaha naga najeyo

  • @ammerismail2411
    @ammerismail2411 5 ปีที่แล้ว +8

    Video ga ugu danbeya aya ugu drn subxana Allah Alle imaanka nagama qaado calooshaba iga xanuuntey wlhi💔

  • @ilasocomedia2628
    @ilasocomedia2628 6 ปีที่แล้ว +50

    masha allah sxp hormar wacan kuu rajeynaaa insha allah

    • @somalitv1
      @somalitv1 6 ปีที่แล้ว +1

      ogaalka channel 😍😍😍😍

    • @somalitv1
      @somalitv1 6 ปีที่แล้ว +1

      ogaalka channel 😍masha allah sxp video yasha aad adiga so dhigto aad baan ugu helay adnh hormar wacan baan ku rajeyneynaaaa 🌐🌐

    • @ahzaabothman8955
      @ahzaabothman8955 6 ปีที่แล้ว

      Øñë ťïmë 😍bentaa ma ahan sxp waa video aad u fcn blse channelka cusub wax share u sameyo io subscribe oo u baahan yhy

    • @mahadali3744
      @mahadali3744 6 ปีที่แล้ว

      ogaalka channel amiiiiiiiiiin yarabi inshaa Allah

    • @nabilproductioncenter9909
      @nabilproductioncenter9909 5 ปีที่แล้ว

      ogaalka channel Subscribe is saaar lipax

  • @nuurgadhle4093
    @nuurgadhle4093 6 ปีที่แล้ว +35

    Dadweynahaa channel waa channelkaa aan maar dhageeysto

  • @BrithishBoy
    @BrithishBoy 6 ปีที่แล้ว +42

    Waaba wax Dhaco Kun jeer Halkii Maalin waliba Somali Family ah anigaba indhaha saaray istaqfurulh

  • @wiilhoogkomando4991
    @wiilhoogkomando4991 6 ปีที่แล้ว +8

    wow mansha allah

  • @djshafiesomalifans2820
    @djshafiesomalifans2820 6 ปีที่แล้ว +25

    zxp baryahan wanaga gabisay kuxisnay barnamijyadi noso badi

  • @jihaanalove2139
    @jihaanalove2139 6 ปีที่แล้ว +35

    maraqaaga biyo lagu cabaa😁😁

  • @cabdiraxmaanmukhtaar4296
    @cabdiraxmaanmukhtaar4296 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa wllo jasaakallaah aad ayay eega usoo bateen dadka iyaga oo xaasle ama isla sheekaystaa ay iskhiyaamaan oo ay wax uu ilaahay raali ka ahayn ay sameeyaan marwalba dhamaan ilaahay halaga baqo iLaahay ceebtiina dibada uu Soo dhigi karaayee Oo Reerihiina iLaashada Dhacdooyinkan walalkeen kahadlayana Maanta aad ayay ubadanyihiin Nafihiina Kawarhaya

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 ปีที่แล้ว +6

    Saax sax Thank you so much wll Qali 😍 😍😍 😍😍 😍😍 😍😍 😍👍 👏

  • @Isaakmafia
    @Isaakmafia 6 ปีที่แล้ว +48

    Barnaamijka kaaga waan jeclahay broh 😍

  • @jeenacaddr1318
    @jeenacaddr1318 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @aisha-bihi
    @aisha-bihi 4 ปีที่แล้ว +1

    Imaanku waa shey qali ah wllhi subxanallaah allow naga daa khayanada

  • @aslishaaciye3536
    @aslishaaciye3536 6 ปีที่แล้ว +6

    masha allah hore u soco bro

  • @abdullahiguledcbd7506
    @abdullahiguledcbd7506 6 ปีที่แล้ว +8

    mashaallah bro 👌

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 6 ปีที่แล้ว +10

    Mnsha allah Mahad Sanid Sxb Qaali aha 💚💙💜❤️🧡💛🖤💗💓💕💔💘❣️💞

  • @africanqueeen2868
    @africanqueeen2868 6 ปีที่แล้ว +76

    Somali aya ku jiran gogol dhaafka wlhi taas iman la an aya ugesay

    • @kingloiz6959
      @kingloiz6959 6 ปีที่แล้ว +1

      princess shukria Allaha Na Amaansado Wallaashay Somali Keli Maaha Waa Ibnu Aadam Oo Idil

  • @xaliyeofficial1609
    @xaliyeofficial1609 6 ปีที่แล้ว +37

    Kama Daalo dhageysigaga Mzul çod Mcn Aad leedahay wlhi

    • @guledraan4460
      @guledraan4460 5 ปีที่แล้ว

      Waaw

    • @xalimocali1053
      @xalimocali1053 4 ปีที่แล้ว

      waaw💋💋💋😁🤣

    • @ladanlucky3480
      @ladanlucky3480 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah

    • @allamagan4561
      @allamagan4561 4 ปีที่แล้ว

      Xaliye official
      Bidmilaahi maashaa Allhaah laa quwata Ilaa bilaah
      Bal intaas uun dheh inanka
      Hana ka carroon ileen waa xaqa aynu isku leenahaye

  • @asmoquen7941
    @asmoquen7941 6 ปีที่แล้ว +6

    Mahad sanid allaha ku xafido bro جزكالله اخي

  • @fatxieapdihakim6918
    @fatxieapdihakim6918 5 ปีที่แล้ว +2

    Wax walbo waa ay dhacaan lkn noqo qof taxadarleh Allah kabaqa Allah ayaaku garab istagaya
    Hormar wacan asxabta

  • @MusicSGalaxy
    @MusicSGalaxy 4 ปีที่แล้ว

    Dumarkan gaalada dumarka somalida hala barbar dhigin imisa rag ba iyago mid qaba midkale melaha kale kuso gursada waxna lagama yidhahdo sidu ilahy u baneyey. Wa sunne inad 4 guursatid lakin kala badho badh waajibkaba kama so baxan. Sumcada dumarka wllahen wax ula hadh. Jazaka allah

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 5 ปีที่แล้ว +10

    Asalaamu Alaykum ?

  • @ayaxdhowre5531
    @ayaxdhowre5531 6 ปีที่แล้ว +24

    waano fican waaye wiilal iyo hablaba is ogaada daacadna
    halaysku noqdo DIINTENA SUBANA AAN KU DHAQANO ✅

  • @abdihussen2322
    @abdihussen2322 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi anigaba willkaan codkiisa ayaa aad ula dhacay m.a ilhay hakuu daayo m.a

  • @mariamaxamed2378
    @mariamaxamed2378 6 ปีที่แล้ว +5

    Mash alaah waa runtaa 👈

  • @sacdiicabdi1731
    @sacdiicabdi1731 4 ปีที่แล้ว +3

    Guuleeyso wll mcn ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ janalka dadweynaha

  • @DJALOK-zf3fl
    @DJALOK-zf3fl 6 ปีที่แล้ว +6

    Mashalah

  • @zaamzain6934
    @zaamzain6934 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Waa talo wanaagsan

  • @salahudinho9633
    @salahudinho9633 6 ปีที่แล้ว +12

    Maraqaaga biyo lgu cabi 😂😂😂

  • @hamdahurmo358
    @hamdahurmo358 4 ปีที่แล้ว +10

    ههههههه سبجان الله maraqaaga biyo lagu cabi

  • @dunidamaantachanel4026
    @dunidamaantachanel4026 6 ปีที่แล้ว +14

    subxaana laah

  • @calicabdi7791
    @calicabdi7791 6 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid pro warbixinta kafa ideysiga mudan

  • @zonachiinaomer376
    @zonachiinaomer376 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhi wax dhab ah ayaad
    ka hadashay mahadsanid wllky

  • @nimcocabdullahi9422
    @nimcocabdullahi9422 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah zajakallah khair

  • @aslamqalbizaliim6446
    @aslamqalbizaliim6446 6 ปีที่แล้ว +11

    Ninka xigmadesnaa allow ku daa ku xisay MISS U ❤💋

  • @SundusDhuux-ci3cv
    @SundusDhuux-ci3cv ปีที่แล้ว +1

    Muqtaar alah ku fhoowro wll ❤❤❤

  • @wiilka9604
    @wiilka9604 6 ปีที่แล้ว +25

    1.Cagatii joogsan waaiydaa maruun bay ceeb la kulaantaa
    2.Doqoni calaf ma’laa
    3.Gabadhi waa meel xun joog 😥😥😥😥😥😥😥😥😥

    • @ShamsoCalicilmi
      @ShamsoCalicilmi 6 ปีที่แล้ว +3

      Saxib gabari wa Mel xun joog markad ledahay miyad dhaman soo aragtay hadii ad aragtay hadaba qof walbo haku shegin dhaqanka waxa sameyo qof an iman laheey

    • @daalmarofficial5860
      @daalmarofficial5860 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilhy ima tuso

  • @sawsanabdi7197
    @sawsanabdi7197 6 ปีที่แล้ว +26

    Ala gaalaa wlhi shuqulkaaa way yaqaanaanba inay laba zxp ah la sheekaystaan 😂😂😂😂😂😂

    • @adyomhm3176
      @adyomhm3176 4 ปีที่แล้ว +1

      waa run

    • @niceguy887
      @niceguy887 4 ปีที่แล้ว +1

      mcl muslim ba jira

  • @warsamekahin7827
    @warsamekahin7827 2 ปีที่แล้ว +1

    Ku saliim nabi muhamed ASW

  • @farxancalii3924
    @farxancalii3924 6 ปีที่แล้ว +6

    سبحان الله

  • @abdicilmi1068
    @abdicilmi1068 5 ปีที่แล้ว +1

    inkastoo aan la soob taahay hambalyada runtii waad mahadsandihiin

  • @ikraanxaashi1503
    @ikraanxaashi1503 5 ปีที่แล้ว +5

    Ya allah

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin dhowrsan xaaskisu wu dhowrsonan nag dhowrsan nin dhowrsan bey heleysaa nin xun iyo naag xuna ways helayaan dadka dhowrsan kuwa xuna allaah baa kala xijaabayee dhowrsanow qof dhowrsan allaah haku siyee hadaad muslim tahay

  • @ozameahmed6214
    @ozameahmed6214 4 ปีที่แล้ว +1

    Maroqaaga ayaa biyo LAgu cabayaa waan dhintay soomali meel walba wuu galayaa haka yaabin 😭🌠😂😂

  • @amlas1383
    @amlas1383 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallh allow cebtena astur iyo dham cebaha muslimiinta imanka waa qaali yaa rapi xaqa nagu dil o nagu so noleey

  • @Ahmed-kw7rf
    @Ahmed-kw7rf 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @cabdullaahixasanahmed2139
    @cabdullaahixasanahmed2139 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah jazaakallah wll

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey bn ka magan glny sino xaraana

  • @najuumohamed1193
    @najuumohamed1193 6 ปีที่แล้ว +14

    Yaaab badanaaa

  • @amuushmohamed7672
    @amuushmohamed7672 6 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭ilhow aan ninkyga qiyamin

  • @ma_dhaafe1637
    @ma_dhaafe1637 6 ปีที่แล้ว +2

    laba hablood oo qur qurux badan
    ayaan la wada sheekystaa ismana oga
    mudo 2 sano ah baan sidaa ku wadaa
    imana oga alx

  • @khalil2001
    @khalil2001 6 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 5 ปีที่แล้ว +1

    nice moveis
    walhi waxaqiiq
    lkin maaha muslin iyo gaal mid khuseysa mid kasta oo inga mida waa inagala ziman yahy
    meseyrka shakiga iyo waliba damiirka

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +8

    Subxallh 😭😢

  • @naeemaabdow6196
    @naeemaabdow6196 6 ปีที่แล้ว +20

    what do u mean?

  • @liibaanabdi3040
    @liibaanabdi3040 4 ปีที่แล้ว +15

    Intii 2020 dawaneysa like dhac ku sii naag laqabo ku hayaa hda MXaa talo ii reep leheyd oo run ah

  • @afraahabdelazeezk
    @afraahabdelazeezk 5 ปีที่แล้ว +4

    I have a great

  • @caynichannel7444
    @caynichannel7444 6 ปีที่แล้ว

    Wa waxa xuun ta wll shukran allah ku xafido codkad ay jeclhy

  • @saabariinfamily1162
    @saabariinfamily1162 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallah aniga ayaa ay iigu dhacdaytan aad ayey uxanuun badan tahy runtii

  • @walaalkaween2431
    @walaalkaween2431 6 ปีที่แล้ว +5

    Wallahi waa wax xun uma dulqaada laheen ani ahaan

  • @wiseboyofficial490
    @wiseboyofficial490 6 ปีที่แล้ว +33

    Hhhh maraqaga biyo lagu cabin zxp adbaa umhdsanthy

  • @nawaalabdi4230
    @nawaalabdi4230 6 ปีที่แล้ว +5

    😢😢alllow Noo gargar:-(

  • @kaltunjama8912
    @kaltunjama8912 6 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah

  • @abdullahiahmed7359
    @abdullahiahmed7359 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka Allah kheir.

  • @hamdahurmo358
    @hamdahurmo358 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow adaaan kaa magan galnay xumaanta

  • @faizmohammed7673
    @faizmohammed7673 6 ปีที่แล้ว +47

    Cidii taageersan like Sara

  • @alandoshali5656
    @alandoshali5656 6 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha ugu badan Qiyaanadaas

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 6 ปีที่แล้ว +22

    😢😢😢😢😢

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 6 ปีที่แล้ว +16

    Sheegadaan kuwa xaasaskooda kala joogaan meela fogfog ayee u direeysa fariin.Aniga waxaa isla lahaa somaliya ka soo aroos lakin sheegadan hadeey jirto filimaa iku furmay😢

    • @warsamedacad123
      @warsamedacad123 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ahmed kkkkkkkk

    • @sadiyamohamed2465
      @sadiyamohamed2465 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ahmed dumar rowr soon aa jiro

    • @mohameddecoofficial1942
      @mohameddecoofficial1942 6 ปีที่แล้ว

      sadiya Mohamed Dumarka dhoorsoon allaha wax ha inoogu daro walahi flimkaan boofisa ka qaaday hhh

    • @abshirocabdicasiis4639
      @abshirocabdicasiis4639 6 ปีที่แล้ว +1

      mohamed ahmed walalkay sas hadhihin wax walbo waxay ku xiranyihiin iimaankaada iyo alle ka cabsigaada iyo ku dhaqmida aad ku dhaqmayso diinta islaamka iyo sunada rasuulka soomaaliya anaa ku nool waxaa joogo gabdho wanagsan oo farabadan in yar way ka suu roowdaa in aay sameeyaan lkn ani ahaantayda maan arkin run ayaa fiican alxm soomaliya ayan ku noolyahay waxan ahay xaas ninkayga wuxuu ku maqanyahay yurub waxan is qabnaa 3sano alxm fasax buu soo qaataa waxaan waxaas dhan kuugu soo qorayaa wadan ka hooyo dhib iyo xumanta iyo zinadan kuma badno wax walbo waxay ku xirantahay iimaankaada iyo alle kacabsigaada

    • @mohameddecoofficial1942
      @mohameddecoofficial1942 6 ปีที่แล้ว

      Abshiro Cabdicasiis Aada u mahadsan tahay Walashey sidaa ii dajisay ajar allaha ka siiyo. Runtii aniga yurub aa daganahy waxa qorsheysanaayay inaa ka soo guursado dalkii hooyo lakin video kaan ayaa toshoosh iku furay. Qoftaa u soo shaqo tagay ineey i qayaanto ayaa cabsi iku furtay lakin hada adiga niyada ii dhistay

  • @nimcocabdullahi9422
    @nimcocabdullahi9422 6 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah i lahayow naga nagee

  • @m.rmohaabdinuur7799
    @m.rmohaabdinuur7799 4 ปีที่แล้ว +3

    Like iisaaraaaaa

  • @naeemaabdow6196
    @naeemaabdow6196 6 ปีที่แล้ว +5

    shkran walal

    • @WAAYEEL57
      @WAAYEEL57 6 ปีที่แล้ว

      hush waa riyo

  • @xaliimokiin2626
    @xaliimokiin2626 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid waa ilhy haku xfido imankana ilhy hayno sugu dhamanten

  • @sagalosmaan8062
    @sagalosmaan8062 6 ปีที่แล้ว +4

    Wll adaaa umahad 👁 jazaa ka allahu qeyr 🖒🖒🖒🖒🖒