Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka Cudur Daartay Xilka Muqdisho Looga Magacaabay Bulshadana La Hadlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Ka Cudur Daartay Xilka Muqdisho Looga Magacaabay Bulshadana La Hadlay
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 118

  • @nuur3272
    @nuur3272 3 ปีที่แล้ว +2

    Mr. Facebook. Kkkk.
    Facebook meel nin wayni wakhti iskaga lumiyo maaha.

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp 3 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂 he changed mind?? Yesterday he happy with jobs.

    • @kikokayaahee7951
      @kikokayaahee7951 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa lkn ninkani waa nin baraha bulshada isticmaaloo wixiibuu fahansanyahay haduu doono hoostuu kawadayaa😂
      Alkhaaimuu subxanallah binu aadamka laguma gafee

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 3 ปีที่แล้ว

      @@kikokayaahee7951 waa caytamaysaa edeb yeelo

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 3 ปีที่แล้ว

      Maryam shut up 👆

    • @abdalemohamedabdle8166
      @abdalemohamedabdle8166 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @Maryam-bu2xp
      @Maryam-bu2xp 3 ปีที่แล้ว

      @@khayrohassan1286 freedom of speech?, 🙄 someone people can't take true??

  • @alijama3401
    @alijama3401 3 ปีที่แล้ว +5

    KA HADHA ABWAANKA HADABA. KUWII KA SOO SHAQEEYEY XAMAR AYAA HARGAYSA JOOGEE

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan kii waa is xoreeyey 👍🏿👍🏿

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 3 ปีที่แล้ว +4

    Yuusuf shaacir alle ha daayee waa nin miisaaman oo macquul ah

    • @nimcoali4487
      @nimcoali4487 3 ปีที่แล้ว

      Haa wll qali ilahay ha ino daaye🤲💔💔💔guul somaliland

  • @awoismailabdi5670
    @awoismailabdi5670 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah noolow abwaan intay nololi jirto

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa Kheyr abwaan! Wixii ka naxaya hadalkiisana Allah hasoo hadeeyo

  • @AO00720
    @AO00720 3 ปีที่แล้ว +2

    Gobonimo abwaan wad naga farxisay wllhi.

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 3 ปีที่แล้ว +1

    Khabiir iga dheh!

  • @khayrohassan1286
    @khayrohassan1286 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Yusuf Geesi Soomaaliland Guul

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaaan xaqiiq lex jeclo ayaan kaa leenahy💔💯💯🤲

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 3 ปีที่แล้ว +1

    Muwadiin xaa qiiq ah salute

  • @somalilandchannelsomalilan250
    @somalilandchannelsomalilan250 3 ปีที่แล้ว

    Fariiid manshallaah ha qaadan mid Jaban manshallaah

  • @cabdilaahiaxmedwarsame2896
    @cabdilaahiaxmedwarsame2896 3 ปีที่แล้ว

    Si fiican ayuu u hadlay yuusuf shaacir

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 3 ปีที่แล้ว +1

    100/100

  • @nathra7351
    @nathra7351 ปีที่แล้ว

    Cadowga somaliland muxuu ka doonaaya

  • @aisha9714
    @aisha9714 3 ปีที่แล้ว

    Hadal niin Weyn. Allah weyne

  • @ugbadcilmi6861
    @ugbadcilmi6861 3 ปีที่แล้ว

    Mashalh

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sax .shaaciroow . Laakiin wallaahi anigu maba qabo in Somalia 🇸🇴 iyo Somaliland iyo Muqdisho aan isku Luqad nahay iyo dhaqan nahay. 10 luqadood oo iskaga keen dhow aya jira wallaahi caalamka. 1. Hindiga & Urduga 2. Talyaniga & Spanish. 3. Norwegian & Swedish. 4. Jarmalka & Holland 5. Pashtuga & Faarsiga. 6. Adariga iyo Uraagada 7. Barwaaniga & sawaxiliga etc . Dunidu waxay u taqaan una tix gelisa luqado kala duwan laakiin wallaahi waa Luqad isaga dhow afka ama waxa ku sheegto Luqad Af Soomaali. Somalia isku Af ma nihin wallaahi ee Luqas gaara oo ka duwan ta Soomaalilland iyo dhaqan ka duwan ayaa lagaga hadla

    • @apsto256
      @apsto256 3 ปีที่แล้ว

      😆😆

    • @makahilabdirahman1014
      @makahilabdirahman1014 3 ปีที่แล้ว

      Taasi waa beentaa afka soomaaligu waa hal af waana midka leh 21 xaraf oo shibane ah iyo 5 shaqal oo isku mid ah waana midka aad imika qortay uun

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 3 ปีที่แล้ว

      @@makahilabdirahman1014 bowe isku af ma nihin no see waaye adi.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 3 ปีที่แล้ว +1

      @@makahilabdirahman1014 iska ma hadlo sida Canwaanta . XARFAHA AAD TIRINAYSO ee waxa loo bixiyey Xuruuf SOOMALI ogow. Luqadaha AF OROMO . Canfar. SOHO. BOORAN intaba waa la mid oo waa ku Jiraan. Qaarkood XARFAHAAS kuma jiraan luqada lagaga hadlo Somalia 🇸🇴 . Waxa ka mid ah XARAFka ^^ KH"" Xarafka KH = Somalia waxa loogu dhawaaqa "" Q '' = Tusaale . Somaliland = waa KHAYR .waa KHALAD. KHAAIN . Wuu i KHIYAAMAY halkaa Wà Sidan Majority 80% Somalia = QEEYR waaye . QALAD waaye . Qaain waaye. Way i Qiyaantey . Xarafka ""KH "" Somalia 🇸🇴 waxa isticmala Dadka BENAADIRIGA ah .( Cad cad & Jareer) Tusaale. Somaliland = wuu Qaatay. Halkaa BENAADIRIGA = waa = way KHAADATI. Kelmad QOOQ = KHOOKH = Ciyaar . ( LAb & Dhedig way isku khaldan). RAXANWEYN iyaguna ma laha XARAFKA "" C "" ama Cayn afkoodu wuxu shabaha AFKA SOHO & Oromo oo qabiil.dega ERITREA ex. Wan = caanaha. Wal = shay ama wax.
      Somalia 🇸🇴 & Somaliland labbo Shay ama 2 wax uun Bay iskaga Mid yihiin 1. Qaadka cunista 2. Diraca iyo Googarada. Labada shayna 1989kii ayay bilaabeen Reer Somalia 🇸🇴 inay xidhaan Diraca naagahodu . Ragooduna Qayilaan. 2 daasna YEMEN 🇾🇪 & ETHIOPIA way leeyihiin Laakiin wax kale oo Gaara ah oo ay ka siman yihiin ma jiraan. Luqada = NAXWE. ERAY BIXIN. Eray Xidh. WEEDH Tudcid. Tiro = Tirin = tirada numbarada . Suugaanta . Sarbebaha . Dhaqanka . Cayaaraha . Iyo abuurta Rabaaniga ah = Cimilada. Deegaanka . Dhulka. Qaabka dhuleed & soohdimaha . Badaha. Taariikhda etc. Wallaahi intaba way ku kala duwan yihiin. Somaliland & Somalia 🇸🇴. Mana jirto wax hore oo ay wadaagi jireen . Marka laga reebo dadka Bariga Dega PUNTLAND oo dhulkodu BUURO leyahay & Cimilo Kulayl & qaboow sida Somaliland. Luqadaha (Hidiga .Urduga. ) ( Swedish & Norwichka ) ( talyaniga & Spanish ka) wallaahi wax u dhexeeya Faraq aad u yar hadii loo.eego waxa loogu yeedhay Af Somali. Aniguna Waan ku hadla HINDIGA & URDUGA . SWEDISH KA & NORWEGIAN KA mana arag wax FARAQ ah oo dhexeeya ku hadalka . Marka Ma fahmin ilaa hada sababta ay 2 labbo luqadood u yihiin . Dad aan xata isku tiro ahayn luqadba ahayn sida Somalia 🇸🇴 & Somaliland loo yidhi waa isku Af & isku Luqad.

    • @xogbaar
      @xogbaar 3 ปีที่แล้ว

      @@NOREDIN666 saxiibow waxaanba u malayn ninka yuusuf shacir sheegayay in aad tahay oo somalia ka hadlaya asagoon aqoon u lahayn .
      Waayo hadda ayaad keentay isku luuqad ma nihin tusaalahii aad soo qaadatayna waxuu noqday sadex eray oo af carabi ah khayr, khiyaano, iyo khalad ma is waydiisay in taadan la shir imaan ereyadaan xaggay ka yimaadeen mar haddii ereygu yahay erey qalaad qofba siduu doono ayuu ka yeelaa tusaale waxaan kuu siinayaa reer hargaysa iyo gobolada ku xeeran qaarkood waxay dhahaan( manshaa allaah) saxna ma aha ee waa maashaa allaah
      Haddii marka aan oron lahaa ka waran reer somaliland isku luuqad maahin oo waxay dhahaan mansha allah soowax lagu qoslo maaha runtii meeshaa waad ku dhiiqatay khalad kaaga qiro
      Madax adayg ma fiicnee waxii khalad erey ah oo aad nagu arag tay oo afsomali ahna sheeg wayba jiraan wax badan oo naga khaldan balse adigu kuma guulaysan in aad abbaarto waxaanan u sababayn karaa waa adigoo aan adiba meesha afsomali ku hayn cayna ha u qaadan waa saxide mahad sanid

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 ปีที่แล้ว

    bahaa bahaa waxaa iskadaa reerkiinu imaka weyfaqashoobeen kkkkkkk

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 3 ปีที่แล้ว +3

    Buuqaaba adigaa galiyey umadda, oo aan hadalka saafin oo xaal kaagu ahaa xeydha jecli beerka jecli.

  • @hashim4226
    @hashim4226 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhibsatada iyo isafgaran waaga
    waxa keenay Dawlada Somaliland oon abuurin guddi
    Af Soomailga iyo Dhaqan ka
    shaqaysa. Cadowga Somaliland
    wuxuu had iyo goor doonaya
    inuu ka wareemo dhinac welba.

  • @mohamedjibril4657
    @mohamedjibril4657 3 ปีที่แล้ว +6

    Sabta midgaha waxa looga dhigay saban abaareede way nala sinnaayeen kolkay sabadu toosnayde seeteeya caliyoow hunguri wuu ku sababaaye

    • @ashbeckash1622
      @ashbeckash1622 3 ปีที่แล้ว

      xishood wax midgo la yidhaahdaa ma jirto qof jaahila ayaad tahay ee

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 3 ปีที่แล้ว

      Mohamed jabril iska Aamus nac nacdaa

  • @abiztech6679
    @abiztech6679 3 ปีที่แล้ว

    Raganimo imika waan ku wataa shaacirow

  • @mohamedjibril4657
    @mohamedjibril4657 3 ปีที่แล้ว +8

    Bal wuxuu ku hadlayo eeg, iimaan xumo iyo hunguri liidasho xun oo midgaanimo ahbaad muujisataye orodoo qabo meeshaa aad u hunguri aroortay

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 3 ปีที่แล้ว +3

    Mushaarkana waa uu rabaa odeyga in uu qaato in uu shaqo tago ma rabo agah

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan maxaa laga rabaa walaahay waa laga gar Daran yahay

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah abeaan xamar naxariistiisa inooma haysee kaadhkay dadkeena kaadhkay kaa. gubayaan,geesi yay idindagin kuwa macaawimadii uduunku inoogu deeqay xakamaha kasaaray dayarta,agoomah .hadii aqoonsi la siiyo Sland ciddanbe ooy uyaadhanaysaa ma jirto .

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Hh tf aqoonsi aa bilaa caqli caadiyaad thaY wlhaY

  • @sabahahmed8917
    @sabahahmed8917 3 ปีที่แล้ว +4

    Sawdigii lahaa halkaasa la iga qadarinayaa oo wax la i waydiinayaa dee orod tag, Somaliland iyada wax kaa dhigtay ee Ilaahay u mahadnaq , haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 ปีที่แล้ว

      Caac daalka away marka hawada hargiesa iyo airporka farmajo ka taliyo marka waxad ledahay dhlkaga hoyo 😂🤣💔🤦🏽‍♂️🇸🇴astaqfurallah

    • @sabahahmed8917
      @sabahahmed8917 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fasoffasof horta is xoree then hadal I'm feeling shame on you guys, af nooli waa hadlaa eyna waa ciyaa iska ci

    • @jimaaleahmed1155
      @jimaaleahmed1155 3 ปีที่แล้ว

      Dalkan hargaysa loo yaqaan ban la yaabay

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 3 ปีที่แล้ว

    Tv gan waxa leh farmago.ninkan islwane issmane xamar tag wad kubanantahay

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 3 ปีที่แล้ว +4

    Shaacir fashiluu jaahil abwaan sheegtay iska aamu.

  • @nuurhassannuur4643
    @nuurhassannuur4643 3 ปีที่แล้ว +2

    Shacir waxan odhan laha wad yara kala socota Wanan argnaye horta dhinac iskugu baydh buugu hay danbeye. Tan kale yan camalka ku shegin intad qiqa isku qarinaysid kadibna dadka wax ka ibi wa lagu hanwaynahaye.
    Hadi kale sharafi dhimatay shacirow intad xamarta haysaye

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 3 ปีที่แล้ว +4

    Maxaa bahal dalka jiifa

  • @nasyadeuanyeong8707
    @nasyadeuanyeong8707 3 ปีที่แล้ว +5

    BaL aan dhagaysto waxa uu ku hadlo sharaftuu ilalaahaaba caawa iigama muuqato sidaan u arkay in uu odaygu xamar udionanyahay

  • @axmeddhacaar4254
    @axmeddhacaar4254 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan nin adag cadawgaa unoolaw geesi geesi dhly

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 3 ปีที่แล้ว

    If u want to xamar and farmajo go a head

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 ปีที่แล้ว +2

    Dee marka horeba waxaa ku habooneyd inuu lafa guro oo uu rogrogo meelo badanna uuu ka eego...oo uu hadalka ka fiirsado...

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 3 ปีที่แล้ว

    Habar Awal ayuu ka baqday! fulay! Habar je

  • @tahiraosman381
    @tahiraosman381 3 ปีที่แล้ว

    😃😃😃😃😃

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +3

    Warki hore war soo dhaaf kkk hargayso hodani ninkay hayn waydo ma xamarbuu hala hala waxa kaga guri

  • @lit7189
    @lit7189 3 ปีที่แล้ว

    Asc haudhega nugalana xamar xlila yaan lagasiin weeliga haaxalani somaliland joogo guul somaliland guul iyo gobanimo

  • @xasanmaxamad5162
    @xasanmaxamad5162 3 ปีที่แล้ว

    As

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan dowlada iyo qaranimada wuu jeesjeesayaa

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanku wuxuu tilmaamay in maqaayadu qolo islahaysiinayso waar naftaadu cadaalad bay u baahantahay iskaba haddii code wax kula leedahay. Maqaayadaha soomaalida maxaa cadaaladda iyo sinnaanta u diiday Àllaha cadaalad iyo sinaan ayuu faray

  • @guuleedyusuf377
    @guuleedyusuf377 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuu kala socdaa

  • @mohamedmuhumed7743
    @mohamedmuhumed7743 3 ปีที่แล้ว +2

    Been badanaa waxba ma tihid halkeed somaliland tacabka ugu soo gashay. Waar ninkan buunbuuninta ka daaya, waxaanu ahayn ayuu is mooday

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว +2

    Nefka ya mesha ka dhaqajiya imanka laga qada odeya yaa Ku bahan orda qabo o nadhafa xarmajo cileqabe iyo tugta daba socata cadowog Somaliland ayada gacan seneysa orda qabo Somalia dhaqana ka iyo afka inga dhaxeya muxu yahaye ma nineko ayad dhaqana noga dhigeysa wara kisku xishodo umada ka hore dhaqaqa hungure Aya Ku qadeya shame on you booshacade Aya Ku gacan hadinaya joje been ta orda Somalia qabo kuma bahan Somaliland kaliga miya abawaan joja Somaliland odhana aya wada abawaan joja beenta orda qabo xarmajo cileqabe iyo tugta daba socata cadowog Somaliland

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 3 ปีที่แล้ว

    Wasiir somlliyeed aya ku magacaabay kol hadii uu wisiir kuu yeedhay oo aad yeeshay Wad lashsqynausey

  • @arsaqali9464
    @arsaqali9464 3 ปีที่แล้ว

    Orad tag xamardee doqonoow ya Ka horjooga

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 3 ปีที่แล้ว

    Dunidaba waa loo shaqa tagaa, waala dal doorsadaa maxaa reer Somaliland u diiday inay wax siyaadsadaan? Aqoontooda maxaa ku koobay Hargaysa iyo nawaaxigeeda? Maxaa idin qufulay waaba yaabee ma reerahaad ka lumaysaan

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 3 ปีที่แล้ว

    Gaadhigu shan sarawal ma wadi karaan
    Shan akadamiyadood oo wada hogaan doonaya horu mar mayeelan doonaan

  • @adhiile5
    @adhiile5 3 ปีที่แล้ว +1

    Yuusufooow canbaraa ku soo gslisey magaaladee cago dhigo in sacab laguu tumana ma istaahishid

  • @faarax00rax34
    @faarax00rax34 3 ปีที่แล้ว +3

    Awalba ma jirin adaa buuqaa samaysay

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 3 ปีที่แล้ว

    Waayahan rag badan oo naagahoo kale ah, oo aan dhankii loo rogiyo dhinacna diideynin, calooshooda u shaqaystayaal baa tihiin aan damiir qabine, keligii taliyajha ordoo u xidha garaysyada

  • @mohammedhbeksi4365
    @mohammedhbeksi4365 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay Abwaan shaacir haddi u ka noqday xilkii wasiirku u magacaabay. Guri ayna xamar dumin ama ay qofkadishay ka dilin ma jirin. Ma haday soomaali noqdeen reer xamarku?
    Weli Xamar dadka xukumaa meyweydiisan cafis Reer waqooyiga!

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 3 ปีที่แล้ว

    Meel aan ku aqbalay iyo meel aan ku diiday toona majirto😂😂

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 3 ปีที่แล้ว

    Facebook stress iyo hurdo la,aan buu ku riday dad badan war.dadka ceebta iyo cambaarta ka daaya

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 ปีที่แล้ว +1

    Odayga Hoos ayaan wax loogu Dhiibay

  • @bashirgana1614
    @bashirgana1614 3 ปีที่แล้ว

    BARSHAD SAMALILAND GAYN MAYSID BAL KA WARAMA NINKA SAMALILAND DHEX JOGA EE XILKA LOGA MAGACABAY EEGA WALI SAMALILAND DAWLADEDA WAA LAGA YABAN YAHAY DAD XAMAR KU XIDHAN AYAA ISKA DHEX JOGA O ON LA XIDHAY AYAA BUUXA XUMUMADU DADKA MIYAY KA BAQATA maxuu sharcigu u sarayn wayay

  • @muashy8377
    @muashy8377 3 ปีที่แล้ว

    Yaku bahan 👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 3 ปีที่แล้ว

    This guy is confused. He needs to Understand that Somalia can not appoint someone in Somaliland and not have a political stand. Anyone in Somaliland that agrees to be given an appointment from Mogadisho is for sure a political appointment that is trying to show that Somaliland is still under Somalia. This is a Fact. Avoid anything that comes from Mogadisho because it has its implications.

    • @horefashion1671
      @horefashion1671 3 ปีที่แล้ว

      your are also confused. somaliland is the land of somalia. this is a fact.

  • @abdimohamoud6168
    @abdimohamoud6168 3 ปีที่แล้ว +1

    Beenale

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 3 ปีที่แล้ว

    cad quudheed lama qaato

  • @khalidawga4985
    @khalidawga4985 3 ปีที่แล้ว

    hhaha waar loogada hctv maxaa tiina u dul saarteen var var var var hhhhhhhh

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

    Culimo yahan
    Abwaan yahan
    Marwo iyo
    Mudane qaran, Haddaan
    Social Midhiyaa
    Hagardaamo Gaaladeed
    Hindisaha ragii falay
    Haadafkoodu u yahay
    Mabda''yada Aasaasiga
    Hubka weerar loo dilo
    Dhaqan-Diinta kala
    Habaabin Maran-mari
    Haybadooda kaga lumi
    Heeryo awrkii layli ah
    Haamo-Reerkii halis geli

  • @jimaaleahmed1155
    @jimaaleahmed1155 3 ปีที่แล้ว

    Odaygu miyu baqay waar hadalkii hore wuu ila qurux badnaa ku joog

    • @abdirahman2340
      @abdirahman2340 3 ปีที่แล้ว

      Faqash wixii la isir ah aya sidaas sheegtey jeclaa.

    • @jimaaleahmed1155
      @jimaaleahmed1155 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahman2340 faqashtu waa ayyo ?

  • @nimcaanaadan8471
    @nimcaanaadan8471 3 ปีที่แล้ว

    Ka hadha Abwaanka waka ino cadeeyey inanu tagayn meeshii basayed ee dadka duloobeey ku nool yihin

  • @engasadaxmed7861
    @engasadaxmed7861 3 ปีที่แล้ว

    Cambara iyo hure iska noqo sheekadoodii wax kale ma taqaanide

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar murtida, gabayada,halxiraalaha iyo waxa dhaqanka ku saabsan meelkasta ayuu u tagayaa ninka dhaqanka wax ka qora mana kamaarmo siyaasadna maaha . Ummaddu ha israacdo xaqa ha isku raacdoo islaamku mis hanoqdoo gaaladana halagaarsiiyo ayaduna ceeb maahan.

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 3 ปีที่แล้ว

      SABTA WAXAA MIDGAHA LOOGA WAA sidaas Yussuf SHAACIROOLE oo kale oo HUNGURI BAA QAADAY OO WAX BAY CUNEEN BAA LA YIDHI SABAN ABAAREED SIDAN UU IMI KA U DHAQMAYO YUSSUF SHAACIROOLE IMINKA !!!!

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 3 ปีที่แล้ว

    Gab gable wali warkaagu ma cada,
    Hilaab xumidaada ayaa idaafayta laga arkayaa

  • @sabahahmed8917
    @sabahahmed8917 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar dhuumo dhuuni raacyahow orod dee tag halkaas u hanqal taagayso waxba qiiqa ha isku qarinee

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan dawladda Somaliland ayaa ka faa'iideysan weyday.

    • @changeseeker1804
      @changeseeker1804 3 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland baa wuxu yahay kadhigtay.... Isgaa Alhamdulilah laga raba. Wadani nimaduu maha isii waax. What's wrong with ppl like u

    • @caliducaale464
      @caliducaale464 3 ปีที่แล้ว +1

      Hebelbaa yidhimooyee isaga waxmacnale oolagaqoro maan arag

    • @axmedcali3227
      @axmedcali3227 3 ปีที่แล้ว

      @@changeseeker1804 n z.
      ł2rl

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 ปีที่แล้ว

    Sabta midgaha waxa looga dhigay saban abaareede way nala sinnaayeen kolkay sabadu toosnayde seeteeya caliyoow hunguri wuu ku sababaaye

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 ปีที่แล้ว

    Sabta midgaha waxa looga dhigay saban abaareede way nala sinnaayeen kolkay sabadu toosnayde seeteeya caliyoow hunguri wuu ku sababaaye