Ajakis Qosolka Adduunka ino Haayo Sheeko qaraaxo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Fadlan Subscribe taabo si aad U hesho video kasta aan soo dhigo ado radinin si sahlan. Mahad sanid And Comment And Like Mahad sanid oo Lawaadag Friends kaga Mahad sanid dhamaan Soomaaliweyn 🇸🇴🇸🇴
    Facebook Somalida Ammerican 🇸🇴🇺🇸

ความคิดเห็น • 135

  • @akserar5595
    @akserar5595 6 ปีที่แล้ว +4

    Jeeri wuxu best comedy in the world ajakis aya labo ah

    • @islaqabwaynchenal2456
      @islaqabwaynchenal2456 5 ปีที่แล้ว

      jeeri markuu ilaahay u towbad keenay ayaa ajakis soo caan baxay

  • @nuurck6434
    @nuurck6434 5 ปีที่แล้ว +1

    Ar ababu ajekis waku gu fanaah ar abtiga cadiy matihid inbadan ajekis kkk xajiyo walahy runta wa walahy

  • @mose10
    @mose10 6 ปีที่แล้ว +2

    Ruwaayada Qaraxa ee caasiga yarka camoolaha jilaayaa Alla yaa raxma sxbkeey ayuu ahaa. Shiikheey ayaa la dhihi jiray

  • @dunidamaantachanel4026
    @dunidamaantachanel4026 6 ปีที่แล้ว +51

    waxaan ahay qof fikir iyo hal abuur leh waxaan jeclahay baraha bulshada social media inaan caan ka noqdo si aan magac uyeesho waxaan jeclahay fikir keyga iyo hal abuuradeyda inaan dadka usoo bandhigo waxaa codsi iga ah inaad subscribe igu sharaftaan tnks

    • @fadumo.hassan9780
      @fadumo.hassan9780 6 ปีที่แล้ว +1

      xidigaha shanta gees somalia nasiib wacan

    • @maymunadaimond9906
      @maymunadaimond9906 6 ปีที่แล้ว

      Wan ku dhahy bro hormar wcn

    • @dunidamaantachanel4026
      @dunidamaantachanel4026 6 ปีที่แล้ว

      Burhan Abdulkadir masuul waan soo wadaa hssugi waayin

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 6 ปีที่แล้ว

      xidigaha shanta gees somalia waan ku sabcribe gareeyey .bro waxan kuu rajayn horumar

    • @fardowsamohamedamiin9229
      @fardowsamohamedamiin9229 6 ปีที่แล้ว

      xidigaha shanta gees somalia wll hormar wcn

  • @aziiz94
    @aziiz94 6 ปีที่แล้ว +2

    Luujiyo wlhi wax ka cod mcn ila hadaa ma arkin dhoocilaha hada jiro codkoda lablabo 😪

  • @YarankaSomalia
    @YarankaSomalia 6 ปีที่แล้ว +2

    I love you Ajakis

  • @mkismayo2537
    @mkismayo2537 6 ปีที่แล้ว +2

    aqayaarta ajakis wats upkiisa see ku helaa i love that guy😂😂😂😂😂

  • @iamcmx
    @iamcmx 6 ปีที่แล้ว +4

    kal iyo laab jeeri shactiroolihii ugu fcnaa abid

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 6 ปีที่แล้ว +1

    Ajakis Iyo Jabiiba Isku Ekaaaaa

  • @hoodohaybe7656
    @hoodohaybe7656 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlaalo Hablah Noo keena Baraamijka 😍

  • @Haraareofficial
    @Haraareofficial 6 ปีที่แล้ว +5

    ar wa idin tuuga iidaadi iyo ajakis isku balamiya😅😅

    • @maryanmaalin1114
      @maryanmaalin1114 5 ปีที่แล้ว

      Walaal shaakir iidaadi maxuu ug yahy ajakis hadoo misha soo galo iidaadi conug yar ayuu misha kana qanaa noh

  • @kingfarhanyare5998
    @kingfarhanyare5998 6 ปีที่แล้ว +4

    m.allah wan kahela qaabka loo fasiira filimada

  • @sharmaarkexavi1466
    @sharmaarkexavi1466 6 ปีที่แล้ว +4

    Dhanxaraga
    Dhagaha
    Dhayaha
    Dhafoorka
    Dhuunta

  • @mahdielmi2467
    @mahdielmi2467 5 ปีที่แล้ว +1

    😆😆les héros somaliennes💯🎀🎊vive nos stars😆

  • @taygasurey8093
    @taygasurey8093 6 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅😅
    su aalaha caadi buuu u qaad zinayaaaa ajakiz

  • @khadrabidhaan4855
    @khadrabidhaan4855 5 ปีที่แล้ว +1

    fu aad codka ale hakuuu daaayo zxb

  • @ahmedkaafi2274
    @ahmedkaafi2274 5 ปีที่แล้ว +1

    long life ajax ilaaheey cimri dheer iyo caafimaat hakusiiyo wlhi waa ku jeclahay aaja

    • @acazaam
      @acazaam 2 ปีที่แล้ว

      Allaha uraxmado wow dhintay

  • @ilhaamhasan5601
    @ilhaamhasan5601 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga warye nagiib ayan ka helay somaliyeey mad idoontan wiilkan😂😂

  • @ciisediinsheikh2862
    @ciisediinsheikh2862 6 ปีที่แล้ว +4

    Ajakis ku tageraa iyo cumar cismaan

  • @fartunmohamed1401
    @fartunmohamed1401 6 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkk ajakis cjb wlh 😅😅

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 6 ปีที่แล้ว

    Ajakis waa garaad wax grd ah

  • @xudayfmaxamedmaxamuud2676
    @xudayfmaxamedmaxamuud2676 4 ปีที่แล้ว

    Ajakis been badnaa amadi anaa uhadli jiray aaa 🤣anaa amadi ubaxshay aa jeeri saacadan haduu kula fadhilaha bentada waa lee daba tagi lahaa🤣🤣🤣🤣

    • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
      @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 4 ปีที่แล้ว

      Sxb film turjumoow ajakis Fu'aad salax deere iyo cabdixakim ayaa bilabeen Alfaghi ayeey kubilabeen horantii 1996 wxaa lagu bilaaway filimanta kala ah RamShastra Aankheen iyo Zaalim
      Bartamihi 1997 ayeey salax dhere iyo Ajakis Alfaghi katageen studio Al imankeey ladoho ayeey furteen Jeeri markaasa lasoo saaray ajakis oo abtigiis ahaa ayaa soo gacan qabtay
      Al imankeey Cumar Cusman maye ayaa atoorayasha u hadli jiray asagana af hindiga af somali ubadali jiray madama markaas Ajakis iyo Salax dhere ay af hindiga aqoonin
      Ajakis magaca amadi wxuu bixiyay filmkii KOYLA magacyadii A kabilabanaaye Asad Asli Amadi etc

  • @jaybasiz9840
    @jaybasiz9840 2 ปีที่แล้ว +1

    Rest in peace legend🎖🥇

  • @hanadyuusufroble5779
    @hanadyuusufroble5779 6 ปีที่แล้ว

    Wuu is faaniyaa Somali faan ku nacey ku lahaa Dhamaan anaa bixiyey

  • @axmedzakick8638
    @axmedzakick8638 5 ปีที่แล้ว +2

    DHAFOORKA
    DHAGAHA
    DHAMXANAGA
    DHUUNTA
    DHAAYAHA

  • @nurasharaf2408
    @nurasharaf2408 5 ปีที่แล้ว

    Dhakdaa

  • @jamalhusseinshimbirow5779
    @jamalhusseinshimbirow5779 4 ปีที่แล้ว

    Mambuukh yaa bixiyey

  • @cabdullaahimohamedibraahim955
    @cabdullaahimohamedibraahim955 5 ปีที่แล้ว

    waaaaw six back ayaaa leedahy ajakis

  • @hassanadde8169
    @hassanadde8169 6 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha qosol kiisa aaba qosol kale 😁😁😁😁😁 ah c.h.c.h.c.h.c.h kulahaaa

    • @abdiazizadan
      @abdiazizadan 6 ปีที่แล้ว

      Hassan Adde kkkkkkkk

    • @hindaali8908
      @hindaali8908 6 ปีที่แล้ว

      Hassan Adde kkkkkkkkkkkk. Adaaba IGA qoslisiisay hada

  • @faaladamediamedia1423
    @faaladamediamedia1423 6 ปีที่แล้ว

    Mandhuri degsi aya ugu dheer atarishoyinka

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 6 ปีที่แล้ว

    Qosolka ayuu iga dhameyey
    Tuugaa ninkii Soo waxeeyo
    Hhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhh

  • @yaxyecabdirisaqadamisxaaq7969
    @yaxyecabdirisaqadamisxaaq7969 6 ปีที่แล้ว

    masha allah ajakis

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 5 ปีที่แล้ว

    Dhabanka aad ilowday

  • @dalljecel
    @dalljecel 6 ปีที่แล้ว +3

    ar aja jeeri intees ku danbeeya mala weeydiyoo

  • @maherali7101
    @maherali7101 6 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh ajakis cadi ma ahn

  • @deeqobashir863
    @deeqobashir863 6 ปีที่แล้ว

    Ajakis 😄😄cadimahan

  • @sheruahmed5765
    @sheruahmed5765 6 ปีที่แล้ว +7

    Barnamijkan full haso eh inte ka hela mise half kan le wye

    • @liandario7450
      @liandario7450 3 ปีที่แล้ว

      Pro tip: watch series on flixzone. Been using it for watching all kinds of movies recently.

    • @tatumraul9845
      @tatumraul9845 3 ปีที่แล้ว

      @Lian Dario yup, have been watching on flixzone} for since december myself :D

  • @fadumoabdule7114
    @fadumoabdule7114 6 ปีที่แล้ว +1

    ajakis caadi ma tahid

  • @saarocadey1959
    @saarocadey1959 6 ปีที่แล้ว

    walaahi waa sax runtii

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 6 ปีที่แล้ว +1

    Ajax's waan sallmay sxow

  • @sacdiyoxuseen5434
    @sacdiyoxuseen5434 6 ปีที่แล้ว

    Ajakis hadan baaanin qofka indhoolaha jilaayay uu dhintay

  • @dalmaryare9836
    @dalmaryare9836 6 ปีที่แล้ว

    Calasmada kaniisada suunka ah iskafur walal

  • @daahirfarhan7662
    @daahirfarhan7662 6 ปีที่แล้ว +1

    2
    0
    1
    8 halagu soyaaco asxabta

  • @happyflower5165
    @happyflower5165 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk ajakis lakis fakis

  • @muhudinomar5274
    @muhudinomar5274 6 ปีที่แล้ว +3

    🤣😂🤣💪🏻🇸🇴

  • @sacdiyoxuseen5434
    @sacdiyoxuseen5434 6 ปีที่แล้ว

    Subax allh

  • @abdullahisharifmohamed5207
    @abdullahisharifmohamed5207 5 ปีที่แล้ว

    DHUKAAY

  • @cabdiqanijamac4529
    @cabdiqanijamac4529 6 ปีที่แล้ว +1

    Aja😂😂

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 6 ปีที่แล้ว

    Ajakiis sxb suu nka waxa qabatah galada Cross

  • @aminmohammed6208
    @aminmohammed6208 6 ปีที่แล้ว +1

    ww

  • @abdulahimuhidiin1115
    @abdulahimuhidiin1115 6 ปีที่แล้ว

    ajakis day hee hhhhhhhhhhh wa is amaanaa

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye7 6 ปีที่แล้ว +3

    Aja

  • @xalimasacdiyafanaxleyinamo1311
    @xalimasacdiyafanaxleyinamo1311 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk ajakis wax kale

  • @zakuukahyare7501
    @zakuukahyare7501 6 ปีที่แล้ว

    Hhh ajkis ad ku tagera

    • @shukrisheikahmed8846
      @shukrisheikahmed8846 6 ปีที่แล้ว

      Ajakis ninkaas waa nä qalday wajibook ninka magacaaga soo qaatay anuu iqalday ee naga qabo maalin ayaan wax qorqorayey waliba sidaad uhadshid buu qoraalkiisuna laakiin ma rumaysan ilaa aan hada arkay vidio gaan waa i qalday oo waliba salaama badan oomasraxa furan aan usoo diray waxaan kaloo iri wadanka markaan imaado hadiyad ayaan kuu keenayaa marka ale ayaa mahadle waxuusan xasuusan inanaan hadii rabi idmo aan live kuula kulmi doono kaagaana sheekayn doono waa saan jeclahay

  • @adnanhaji1422
    @adnanhaji1422 6 ปีที่แล้ว

    Ajakis Calaaclka Jooji Ciwankaas hawada baa laga saaraa ee Maxuu ogolyahy

  • @aliosman1289
    @aliosman1289 6 ปีที่แล้ว

    Shakti 😍

  • @aminayusraibrahim4735
    @aminayusraibrahim4735 6 ปีที่แล้ว +1

    Muhammed

  • @ahmedadil3962
    @ahmedadil3962 6 ปีที่แล้ว

    Boorso away kkkk

  • @kamsuumajamaaame5362
    @kamsuumajamaaame5362 6 ปีที่แล้ว

    Waxad ula jeeda calashan wuxuu wataa calamada cross ka cml

  • @xogtacaalamka21
    @xogtacaalamka21 5 ปีที่แล้ว +1

    Asxbta channelkayga halay booqdo subscribe iidhaha waa mahad santahay

    • @alimohamed9960
      @alimohamed9960 5 ปีที่แล้ว

      haashim official
      waan kuu saaray pro adna iisaar

  • @ruwaayamedia3833
    @ruwaayamedia3833 6 ปีที่แล้ว

    ajaa gacanaa kuu tagay

  • @yaxyexaliye2671
    @yaxyexaliye2671 4 ปีที่แล้ว

    DHasada

  • @amalabdiali5918
    @amalabdiali5918 6 ปีที่แล้ว +13

    Plz siwanagsan ufiiriya suunka dhexda uugu xiran maxaa kaga muqda

    • @amalabdiali5918
      @amalabdiali5918 6 ปีที่แล้ว

      Ajakis

    • @daudhasan9774
      @daudhasan9774 6 ปีที่แล้ว

      amal abd apyo suunka si fcn u fiiri marka hore anaaba u aabaaye calaamada kirishtanka lkn mar saaid u fiiriyay suunka o wareegsan yahay apyo

    • @adnanhaji1422
      @adnanhaji1422 6 ปีที่แล้ว

      amal abd kkkkkkkkk Meel xun baad fiirsay Bleeyo😂😂😂

    • @Niini828
      @Niini828 6 ปีที่แล้ว

      si fiican calaamadda kirishtaanka ayaa ku sawiran

    • @macanoomuriidi8354
      @macanoomuriidi8354 6 ปีที่แล้ว

      Illuminati waaye sixiroole

  • @xabiibyare6234
    @xabiibyare6234 5 ปีที่แล้ว

    Dhaforka

  • @mostafatarante9334
    @mostafatarante9334 6 ปีที่แล้ว

    xid

  • @nasroasxan8760
    @nasroasxan8760 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhh Ajakisow meqa bilood uura ledahy na

    • @abdiazizadan
      @abdiazizadan 6 ปีที่แล้ว

      Nasro Asxan ceeb ilaah kabaq

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 6 ปีที่แล้ว

    Ajakis kkkkkkkkkk inaba caadi mahan

  • @zakarianorshine9085
    @zakarianorshine9085 6 ปีที่แล้ว

    ajaa nin wayn

  • @hamzeanshur160
    @hamzeanshur160 6 ปีที่แล้ว

    dhafoorka

  • @macanoomuriidi8354
    @macanoomuriidi8354 6 ปีที่แล้ว

    Afka sii dhadhahayan firiya mastiko

  • @hamzeanshur160
    @hamzeanshur160 6 ปีที่แล้ว

    shushmita singh dheh

  • @abdullahimustafe8436
    @abdullahimustafe8436 6 ปีที่แล้ว

    Dhafoorka

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @shankaronhassan2970
    @shankaronhassan2970 6 ปีที่แล้ว

    Sajuda sanka Suniyo sanqaror

  • @gutalecaddechanell5115
    @gutalecaddechanell5115 6 ปีที่แล้ว

    sushmita sen dhehe ma idiin gooysay

  • @ibrahimhasan7511
    @ibrahimhasan7511 6 ปีที่แล้ว

    12

  • @ibrahimhasan7511
    @ibrahimhasan7511 6 ปีที่แล้ว

    64

  • @MohamedAhmed-pv8zw
    @MohamedAhmed-pv8zw 6 ปีที่แล้ว

    Wax kle aaja

  • @maanoboy7736
    @maanoboy7736 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 6 ปีที่แล้ว +1

    Cr7 AAA laacibka lugta ah caloolweyne lcbka afka waa dabacasaar iyo daahir calasow uusweyne

  • @amalnuur7032
    @amalnuur7032 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhh aja

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 6 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk

  • @liibaanbashir2845
    @liibaanbashir2845 6 ปีที่แล้ว

    hhh

  • @dunkaalimadoowseiruuq2465
    @dunkaalimadoowseiruuq2465 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkk

  • @yuusource831
    @yuusource831 6 ปีที่แล้ว

    Dhafoorka kudar

  • @fadumoabdule7114
    @fadumoabdule7114 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk

  • @d.dalnuurshe9025
    @d.dalnuurshe9025 6 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 6 ปีที่แล้ว

    Subscribe isiiiya shaqo wcn asxaabeey