inaalillaahi wa inaa ilayhi Raajicuun war sidan mxy tahy Horta dadkaan madaxda sheganayso waxaanoo Xaaraan maxa ku kalifaayo war illahe ma ka baqdaan oo Shacabka uturtaan
Munasarow dalka waxa ka jiro isbaariste sharciyeysan ee isbaaro marka loo dhiganaayo umada looma sii sheegi karo ee waa HADA DHIG HADA DHIIB BAX HORE U SOCO HADII KALE HALKAA FADHI .kkk Waa sheeko moryaan 😂
Fasixii sanadkan kii ka horeeyay waxaa layga qaatay 130 dollar ayaa waxaa laygu qoray inaan dhiibay 90 dollar 40 dollar in ay dhaceen baan u malaynayay anagoo 2 qof ah. markaan meesha timbaraha aan fiirshay waxaa ku saxiixan inaan bixinay 60 dollar marka canshuurta dadka basaborada shisheeya wata laga qaado waxaan ogaaday in in ka badan kala bar Airaporka lagu xado oo aan dalka waxba loogu qaban
War adiga marne ma waxaad noo cayni dowlada marna ma xasan sheikh baad noo faanin xageen kuu raacnaa ma run baad sheegi mise fake news ayaad meesha ku haysaa
ALLAHA KA SOO GAARO UMADAAN WAA DHIBAN YIHIIN RABI HA U GARGAARO AAMIIN
This is sad. I hope for a better leader for Somalia Inshallah
gumestaha shacabka somaliyed xasan bahane iyo xildhibanada basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka guryo ugu dhistan
😂😂
"Dal ba'ow yaakuleh" meel mooriyaan ay haysato xaalkiisa saan lee waaye allow sahal amuuraha.
Ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤ 👌 ❤
Xasan shiikh dowladiisa waa sida ayax baahan oo dadka ku habsaday
Allaahu akbar allaahu akbar
Alle xanuun ku wada rido
Dawlada iyo inta la shaqeeyaba.
Waana dhac caadi ah
Sxb waxas waxan ku ogen koonfurta south sudan juba 🇸🇸 ma waxa hada bilanay dowlada waxan rabay Ina hada so hado Somali hadey San tahay waba iska joga
Nin yahow shacabka waa lasixray ayaan umaleynaayaa shacabka iskuxirnaan malaha shacabka hadey waxyaabaha ayaga qatarta kuah kamudaaharaadi lahaayeen waxaani madheceen
Waa ku fiicantahay reer Muqdisho wax kastoo xun waa lagu sameeyey waana u sacbinaayaan qabyaala darteed mac sonkor
inaalillaahi wa inaa ilayhi Raajicuun war sidan mxy tahy Horta dadkaan madaxda sheganayso waxaanoo Xaaraan maxa ku kalifaayo war illahe ma ka baqdaan oo Shacabka uturtaan
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
WAA QALAD DADKA MASAKIINTA IN LACAG INTAAS LA EG LAGA QAADO TUUGO WEEYE SOMALIA
Mar horo lagu bariiseey jiray
war 2008 laba kun oo shiling somali o ahaa
Hhh waa dowl
Ad baahan oo isbaaro utaal
😮
Dameeraley abgaal maxey dowlad kayaqanan wa cawaan janis heshey
Sc horta wazirka mala iyo kuwa ka taliya Airporka ra izal wazaraha ma ogyahay mise?
WAA TUUGO REER XASAN SHEEKH QOFWALBO MEELUU GANBAR DHIGTEY AIRPORT AAN MAQLAAYEY NAAG GANBET DHIGATOO TIGIDKAADII AAD WADATID AY KULEEDAHAY QASAB WAALAGUU PRINTING AALAGUUGUSAMEYNAA EE DHIIB LACAG OO WAABA WATAAYEE WAA TUUG SHAQATAGA
Cida lee mhno
😢😢😢😮
ilaahay baan ku dhaartayee. Soomaaliya ma toosi doonto ilaa shareecada islaamka lagu isku xukumo maahanee
Maxaan cunaa mashruucan ayaa la dhahaa
Xasan shiiq waa xaraashe umadii xaraasha ayuj nafta ug qaaday amar deded laa maalin walba wadaan maxaa dadka loo qaqabsanaa subxaana Allaha dhaaf lala jafee shacab maahan kuwaan waayo in uroon iyo mid udaran mayaqaanaan m ay kacaan oo banaan baxaan oo dhucuurtooda tusaan tuugta
Xasan munafaq shacabka xamar wudulowdey damiirki bakadhintay
waa dowlad wada tuigo ah
Hubso warkas, mar hore ayu aha
Hadan garoon sogalaba iga qad wadada tuma sxb layla calawi ban kawata diyaradna marabo
shacabka ayagaa is yeelay waxaay aaminsanyihiin khabiil iyo khurun har maa kacaan khasab ayaa lugu joojin lahaa yeelkiin
Adaa lagu dhaha
MASUUL WALBA OO KA TIRSAN DAWLADA TUUGADA AH EEXASAN TUUG WAXAY KU MASHQUULSAN YIHIIN DHUL BOOBKA IYO XATOOYADA HANTIDA GUUD. DALKA DAWLAD KAMA JIRTO TUUGO AYAA DALKII KU HABSATEY.
Waa mafia toos ah. Ilaha aan ku dacweeyay
2:52 mashrucan nina lagu sookaba kulahaa Kkkk kan dhib badanaaaa😂😂😂😂😅
Axmd madoba uso socde iska dhaaf waa musharax ee
Asc eedo Munasar xamar ma raabtitd miyaa in ad aado
Munasar cade slm zhp
Munasarow dalka waxa ka jiro isbaariste sharciyeysan ee isbaaro marka loo dhiganaayo umada looma sii sheegi karo ee waa HADA DHIG HADA DHIIB BAX HORE U SOCO HADII KALE HALKAA FADHI .kkk
Waa sheeko moryaan 😂
Fasixii sanadkan kii ka horeeyay waxaa layga qaatay 130 dollar ayaa waxaa laygu qoray inaan dhiibay 90 dollar 40 dollar in ay dhaceen baan u malaynayay anagoo 2 qof ah. markaan meesha timbaraha aan fiirshay waxaa ku saxiixan inaan bixinay 60 dollar marka canshuurta dadka basaborada shisheeya wata laga qaado waxaan ogaaday in in ka badan kala bar Airaporka lagu xado oo aan dalka waxba loogu qaban
Dowlada maamulkeeda iyo inta aay xilalka u magacawday waa isku wada mid. Tuugo waaye iyo munafiqiin...
Waa tuugo caadia😂😂
rer muqdisho wey istahilan in la dhaco
45 wey yar tahay 100 halaga qaado hadii ay qabiil iyo qurun iska day lahayen oo dantoda raca lahayen
BISINKA MADAX DADKOODA IYO DAL KOODA HAGAR DAAMAY NAYA ALLOOW UMADA DHAAFI KUWAAN IIMAANKA LA
😂😂😂😂 wlhi waxbaa haysta umada
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
This government will go straight 2 hell
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂anagaa yaab aragnay 60 kiina malaiga rabaa markaaimaado
😢😢😢😢
Wazirow ilahey kabaq islamka dhibka kadhaf walal intas kudherjimese
Waa dowlad ku midowdey tuugnimo kan ugu sareya ila kan ugu hoseya balyo idinku dhacdey
moryan doolad ma noqdo subxanallah tan waa tuugo cad
Meeel kaste ka socota iyadoo lagu dhahayo company aa la wareegay intaan dhib ama xabsi
😂😂😂😂😂 Adaa Lagu Dhahaa...kulahaa...Buuga Lee Hoosta Lagaa Gelinaa...walee Reer Xamar Qosolkay iga Dhameeyeen...😂😂😂
Munasarow waa laguu yaaba wixiba banankad keentee😂
Hadaanba kasoo dego
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
isaga wadanku joogo leh
SHIIKHAALOOW,XISHOO,QUMBULDIRIYAH JOOJI.........KKKKKK
Si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay
amanka aya lagu sugaya musharadka cidanka ayalaraba mareekan wadiday wuxu dhiibi jiray adiga canshur aya laga raba munasar soo tager doowladada
Asww❤❤❤
😂😂😂😂😂
Wadamada African wadan aan laheyn malaha ee Dacaayada jooji
Sxb
AYAGU WAX SAXEY KUWEYDIINAYAN HADAAD WADATO WAA GUDBEE EE KUWAAN KAGA TUUR EE KANGADAA ADEERKAA WAXKASTO KAFILO
Xasbiyallh buuga yellowka 7 dolar ba putland luga qata
Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk
😂😂😂
Hada lacag Lee umuuqato lakiin godbay qodanooyaan mana oga haday sidaan kusocoto aduunkaa yaabidoono
😂😊
War adiga marne ma waxaad noo cayni dowlada marna ma xasan sheikh baad noo faanin xageen kuu raacnaa ma run baad sheegi mise fake news ayaad meesha ku haysaa
waryaa waligedaa Airpotka lacagnlaga qadi jiray si xun wax usheeg sixir waka daran yahay jahilow dadka bac haku xerin soo baro dowlad nimada xoogaa yaan laga daremin ia qari awalba mucarad nimaku geyse
60 doolar weli jiraa oo waa visaha ,45 doolarna waa caafimaadka
dad baa loo xiray si dadka loo dhaco dal baow yaa kuleh yaahuu illahow naga khabo danleydaan waal yaahuu alle magan waa tuugo
You say evil about Somalia and do not say the good that is downloaded by the official Somali channel, you are a person with an agenda and Burgundy