Anigu waqti xun ayaan talo ka dhiibtey oo 22 sacadood ka soo wareegtey gabadhaa gabadhaheyga lamida waxaan kula talin lahaa ta koowaad denbi ma lihid waxana waa wax kuu qoraa waligeedna dhici jirey wey sii kala xun yihiin oo imika waxey ku xun yihiin telephone kan casiriga ah ee lagu duubayo qofka ay ku dhacdana qalbigeeda kama dhaqmo oo noloshiisa ayey saameysaa oo waxa kudhaca inaaney rag oo dhan aaminin takale niyad jab ee afka qalaad la dhaho dibaration laakiin si fiican ayaad sameysey oo waad ka tagtey magaladii telephone kiina ka dhex baxdey hadaba raga waxaas sameeyey waalid ha u sheegin because yaan sumcadaada ilaasho ragaasna alle ayaa kaaga Jari oo ilmahooda ama walaashood ayey ku dhici adiga ayaa soo hadhey adiga waxaad ku iloobi salaada tuko 5 ta salaadood kuna dar salaada duxaa ee barqada la tukado kuna dar quran akhris kuna dar adkaar sabaax iyo adkaar habeen inshalaah waad iloobi anana waan kuu soo duceynaynaa in alle qalbiga kuu qaboojiyo aamiin
Wcs wll❤️ Inkaar Ala kugurid kasow wlhi macafiyeen Ani Mar an askari lacag siyo on dhoho lugta iga jabi asago jis ah hanolade👺😭 WA halis mida kudhacdey gabadhaas waxan le yahay iska gurso abayo hada magalo kale adey magacana Haku ahado sa ubadalatey
Aniga qofka igu hore oo aan shegi laha walalay iyo abe sabta halmar baad dhibanesah ee sheg runta ninka nolashada babiyey adnah baabi yusan gabar kale sas u galin
Subxaanalaah Allah SWT ha uga aaro oo ha uga cadgooyo ilaa guryahoodana ha fadeexeeyo gabadha waxaan kila talin lahaa ( kuqabatay iyo qadar Alle waa la qaataa ) marka waxey aheyd ninja soo doontay ineey u sheegto ma dhicin hada waxaan dhihi lahaa Allah isku xir salaada badi istaqfaarta iyo saliga Nabiga SCW badi kadibna nolosha caadi ula qabso magacaaga ha badalin hana u Jabin cadowgaa waalidkaa u sheeg kii hada kadib kaa Helana u sheeg insha Allah mid kheyr qabo oo ku iloowsiiyaad helaysaa dambi ma aadan gali arfac raasag yacni madaxaaga hoos ha u dhigin ilow koleey waa saan yeeli lahaa laasamaxa Laah Allah iguma keeno
Asc cimran iyo Barlin wan idin salamay kadib waxan kula talin laha gabadhas ninki ad jeclatay e nimanka kale ku sakar waray hadan inta ad dunisa ku noshahay ka Argoso kulabo magaladii u dhibka kugu gastay sir iyo saq Sid ku heshaba gacantadu ha gadho inta ka dib familkaga qofka ad iskugu dhawdahin ama ad is ledahay wa qof ku fahami karah la wadag qofkii ku raboda ama ku dhaha nolol ayan ka rabaha u shag haka qarin hadii an aqon laha mesha an kala so xariro garab ayan kugu sin laga widad ninkas ama dhaman nimankas oga arsan lahad anyway waxan ku oran laha ninkas ka arso
Gabadhu ha sheegto in ay ninkaas waxku sameeyey weliba ay reerkooda u sheegto sababta ay uga timi dadkoodii sawirana laga hayo ninka ay guursanayso ha u sheegto dhibaatada haysata ama haku qaato ama haka tago ha sheegto reerkoodii nimanka hasoo qabteen sawiradana hala ogaado masoo dhigi karaan hadii la ogaado gabdhahana yey qarsan hadii boqol fiidyow laga duubo ragana yey u raacin guryohooda iyo gawaarida
Aniga ra'yigeeyga waa in aysan baqin oo ay ku soo noqoto wadankii oo ay sheegto maadaama ay cadeeyntii ay hayaan iyaga haku dhiirato oo ha sheegto si ay cadeeynta u soo saaraan iyaga ka dibna ciqaabtooda la marsiiyo hadii kalena ay mid mid loo ugaarsado oo laga taqa luso si aysan gabdhaha oo dhan ay u dhibaateeyn
Walal ku dadaal sidii kuli good loo too ganlahaa waa qiso aad u xanuun badan walaahi anigu waxaan dhihilahaa gabadha lacag ha loo aruuriyo kadib dib u noqo oo mid mid u toogo nacalad baa kutaal ayaga iyo waxii dhay in kasta danbiga bar leedahay nin guri giisa loogu tago maxaa lagu keenay ma walal kaabaa murugo gabdhihii sonaaliyeed balaa ku dhacday
waxaan ku leeyhay walaashay ama gabadha eedada u ahay maxaa yeelay waa gabadhyar horta ilaahay haku asturo ceebtaada cidna ma tuso xataa hddii la arko waxaad samaysay maha. iyaga ala ha kashifo if iyo akhiro waayo sharaftii hablaha ayey ku cayaarayaan dil baa ku waajiba hablahooda walaahood bay nabsi xun bay u dhigeen ilaahay talo saaro nafta u sheeg in aanay dembi gelin ee laga galay
Aniga ale igu ma Keenene qori inta qaato baan liiga u galo baan xabad xabad u shaq shaqi lahaa kadibna waka tagi lahaa mesha maskiinta ayadoonana aarsan bay iska baxdey i feel sorry 😞 nagaha maxaa nimanka guryahooda geeyey ayaga nacas sanaa hadana wAABA MUQDISHO MAGALADII MEESKA INTAASO MALION AA KUSIINAA HADUU NIN KU DHAHO IMAW GURIGAYGA HAYSKU AADIN WALAA HOTEL MEELAHA BUPLIGA UGU TAG SIDA MAQAYADAHA PARKAHA
Ascwrwbr qaaliyey horta wixii kugu dhacay maaha waxaad adiga raali katahay ee adiga ha ku fekerin wax ku soo dhaafay ee illahay isku xir magacaaga iyo maga aabahaana ha bedelin ninkaad guursanaysana runta u sheeg aniga sidaa baa la iigalay walaalkay waxaan aniga raali ka ahaana maahs ma igu guursaysaa haduu haa ku yiraahdo guurso wixii tagayna ha ka qoomamaynini illahayga ku abuurta bari kuna kalsoonow qaali waxba ma kaa halaabayaan ayagana xaqa allah tusiyaan leenahay qaali waa billahi towfiiq
war ragaw gabdhi hii waad dhib teen waxaan dhi hi la haa ilaahay talada udhiib waalidkana usheeg halmar kurbadu ha ku dhaafto iyagaa dambi galay idigu qalad baa kaa dha cay onaad guri uraacda nin ajaanib ah waan wax dhaqan inoo ah haba xu maa dee u sherg waalidk niman kaas intayna sii daynin muu qaalkaas usheeg calaal adayg samee
Kuwaas na waa hubaaraynaa in alaah uu ka qabto dunida gabdhoo is ilaaliya oo nin ha u raacina guryahooda hadii aad jeclaatid ku dheh adugu iigu imoow gurigayga habaar qabe
Asc sxb dumarka sheekadooda maxad ku doraty sheko badan bar wa ber biyo badan barwacalaw sxb wax kala udigarogo #suganta murtida dhaqanka dadka somalidu dhibaatayso ama magacyada lita lobaxsho o an gabdhahoda an la gursan sida dad ka farsamo yaqaankaa
Gaabdha somaliyeed wax wayn baa ka khaldan marka hore ma taxadaraan Marka wax lagu sameeyana way qarinayaan War hablow inaad nin lashekaysato oo aad xidhidh samaysato ceeb mahan Sabab aad u qarinaysaan ninka wax kugu sameyey ? Isla habeenkaasba haday sheegi lahayd ragaasna la dacweeyo dhikaasima kuma gareen walashayey Ani waxaan kugula talin lahaa Inti ay hadhow markad gursato ku cebayn lahayeen hada sheeg Adaba samliya joogo all shabaab usheeg nacalada Dhalin yaro intad la heshiso all shabaab hayska dhigaan
Saaxiib cimraanoow ragaasi gabadhaas iyadoo nool ayay dileen mustaqbalkeediina way kaga ciyaareen xoolahaasi raga sheeganayaa in la dilo ayaa waajib ah taladayduna waa horta gabadhu inay arrinka ay ka qariso waalidkeed iyo ehelkeeda may ahayn waayo dhibtan maanta haysataa si ayuunbaa loo xalin lahaa imikana hadii ay dhacday oo ay taladu hore uga hoostay hays daba qabato oo waalidkeed haw sheegto sidii ay wax u dhaceen maadaama aanay wax muuqaala wali soo galin baraha bulshada intay bannaanka ka arki la haayeen iyadana la been san la haa si rag la moodkaana ay ula xisaabtamaan iyadana mustaqbal keeda dambbe uu uga badbaado aamuska ay aamussan tahay iyadana dhibta ayuunbay ku sii kordhinaysaa iyagana xoriyad ayay ka sii faa idayaan
Acudubilahi maxa ka qaldan gabadha na videow dhib malahane dowlada inta u tagto so kaxayso sawir ba tahaye sida ugu dhaqsaha badan u sheeg arinkaan askar so kaxayso wad walataye waxan ha qarsane walidkana sida ugu dhaqsaha badan u sheeg arinkan in lagu xogay jidku iga sixraday dheh naya ma ceeb ba sas kaga haraysa haday raban ado wadan kale jooga ayay fasaxayane abayo sheeg arinka ragga sas ku yelay ha qarin subxana alaah maxa kugu dhacay ya alaah war waxaso kale lama qarsado walaleey hada wax fahmeso sheeg 😪😪😪😪😪😪😪
Kkkkk yutuber leydu meesha ogu jilicsan oo ay wax ka helayaan iyaguba wey garan kkkkkk wallahi dumarkan sida loo maala wad barateen dhacda waliba od soo tabisaan shaqsiga labaad keena saxa ama marqaatiyada la imaada hadii kale wixiinu waa hunguri meel xun ka raadis naagahan wada isku buuqa iyo guur la aantu saabatay wada careysan iyo diintii ka baxay siyaaba kale u shaqeeya iyo kuwa faministiga noqdey waxa ay idiin soo tabiyaan oon xaqiiqda ka turjumeyn noola imaada sida dhacdadaasi inaga oo marqaatiyo ka ahaa kkkkkk iska shaqeysta dumar badan oo habaar baalaha jara iyo kuwa kaloo badan calaacal baalaha jaraya waad heleysaan uun iyo kuwa garashada yar
allaah waan ooyey ilaahayoow wiilsha noo soo hanuuni rabbiyoow 😭😭😭😭😭😭😭😭
Very sad
Ilahay ifka haku tuso
Dulmigaa
Walal wxan kulatalin lahaaa 1.in ilaaahay bariso salaad walba nimankaasna habaarto
2.salaatul leylka badiso
3.farajna ilaahay ufuro weydiisato
4.saliga naboga astaqfaarta in ay badiso
Xalku halkaas buu kujiraaaa gabadhaasna intaas lulataliya
Walalahayga qaligaa waxan inkacodsanayaa inaa isodawataan wana codsi R
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin aamin 🙏🤲🤲
Wllashay alle ceebtada ha asturo
Istiqfarta badi salatu laylka tuko
Niyadada wanaji allaan kaaga baryaya in ceebtada asturo 🤲🤲
الله يفرج همها واسترها
Salaada habeenkii marka
La seexdo ilaahay ku bari
Istiqfaarta badso ducada
Allaahu maa astur cawraatii
Soon ilaa ilaah faraj kuu furaayo
Rabi ha kuugar garo wll allh ha kacafiyo dhib kaa kugu dhacay
Subxallah wllshy waxan ku dhihilaa hooyada iyo aabaha usheeg siaad mustaqbal udhisato dhibkale kugu iman oo laxisaabtamaan
Waxaan eebe uga baryayaa in ka bixiyo alaah xagiisana u carar waad ka bixin insha alaah
ilaahay ha ugar gaaro hana asturo waan udu caynay naa inay markiiba sheegtay ahayd
Waa cadaw allah hacadaabe waxaan odhan lahaa ogow inaad bari tahay danbiiluhu waa iyaga illaahaamin isagaa kuu gargaariyi
Xasbiyaallaahu wanicmal wakiil
Allah ha fududeeyo waa dhibaato loo gaysatay Gabadha Somali
Anigu waqti xun ayaan talo ka dhiibtey oo 22 sacadood ka soo wareegtey gabadhaa gabadhaheyga lamida waxaan kula talin lahaa ta koowaad denbi ma lihid waxana waa wax kuu qoraa waligeedna dhici jirey wey sii kala xun yihiin oo imika waxey ku xun yihiin telephone kan casiriga ah ee lagu duubayo qofka ay ku dhacdana qalbigeeda kama dhaqmo oo noloshiisa ayey saameysaa oo waxa kudhaca inaaney rag oo dhan aaminin takale niyad jab ee afka qalaad la dhaho dibaration laakiin si fiican ayaad sameysey oo waad ka tagtey magaladii telephone kiina ka dhex baxdey hadaba raga waxaas sameeyey waalid ha u sheegin because yaan sumcadaada ilaasho ragaasna alle ayaa kaaga Jari oo ilmahooda ama walaashood ayey ku dhici adiga ayaa soo hadhey adiga waxaad ku iloobi salaada tuko 5 ta salaadood kuna dar salaada duxaa ee barqada la tukado kuna dar quran akhris kuna dar adkaar sabaax iyo adkaar habeen inshalaah waad iloobi anana waan kuu soo duceynaynaa in alle qalbiga kuu qaboojiyo aamiin
Alle ha cadaabo kuwaas. waxan dhihilaha walal adigu wax ceeb ah maadan gelin ogow. Hadad wilal aad walaalo tihiin iyaga usheeg. ogow Ilahey dadka la dulmiyo ducadooda wu aqbalaa. adigoona waxba ka baqayn sheeg.
waxan oran lahaa abyo famelkaga u sheeg ha qarsanin waxad qarsato waa ku qarsadaan
Wcs wll❤️
Inkaar Ala kugurid kasow wlhi macafiyeen Ani Mar an askari lacag siyo on dhoho lugta iga jabi asago jis ah hanolade👺😭 WA halis mida kudhacdey gabadhaas waxan le yahay iska gurso abayo hada magalo kale adey magacana Haku ahado sa ubadalatey
بارك الله فيكم
Subxannallah, Allah yahdiik
Wàaa dhibaato kuwaas uqobo Allah hakurido
Waalo inay sheegto ayay latay laakiin Ilaahay kuwaas arxalayasha ah gabdhaha haka qabto cuqubo iyagay laharidonta
Dhibaato waliba mar ayey bilaabataa marna way way soo dhamaataa ee qoyskaaga u sheek arrintaas kugu dhacday
ilahey ha ubogadhayo lakin ilaahey hauga abala mariyo hadona ifka kuhelin qiyamahu helay insha Allah
abaayo hadad qoralkeyga aqrisid wxan kugula talin lahaa inad ugu yaraan qof familkaga katirsan oo wax ushegan karto ogeysiisid waayo waxad qarsatid weyku qarsadan ,aniga hada qoraalka kuuso qorayo wxyabo badan an qarsadey aya dhibato ii horsedi rabay balse ilahey ayaa iga badbaadiyay alx taladaydu waxey tahay inad qof kula qayb sado dhibaatada ad raadsata waliba qof aad ku kalsaontahay ilaaheyna bari marwalbo sida khayrka ku ah inaad heshid waxaa laga yaaba in falmilkaga kuu hiiliyan oo nimankas sharciga lamarsiiyo ha niyad jabin insha allah xaqaaga wad heli doontaa, waxaad tahay qof iimaan leh adigo intaas kugu dhaceen oo wax ku hiilinayana aysan jirin inaad wali naag adag tahay waanku dareemi karaa abaayo nolol qurxoon ayan kuu rajayna insha allah
Asc gabadhaas walaasheen ah ee sidaxun loo
Galay marka hore ilaahay waxan ka baryayaa
Dhamaan raga falka sameeyay in ilaahay
Ceebtooda kashifo calaamo xuna kamuujiyo
Wax tafiir ah na aanay ka hadhin midwaliba
Midwaliba goblan iyo geeri foolxun udhinto
Dhamaan bulshadana waxan ka codsanayaa
Inay habaaraan gabadhaasna waxan odhanlahaa inay usheegto reerkooda sababtoo
Ah waalidkeed hadanay ogayn meeshay joogto
Walidkeed way ka warwari walidkana inkar
Haka gelin unasheeg in dhibaato noocaas ah
Ku heshay warwarka ku haystana wuu dhamaan waalidkana iska fadhiisan maayane
Talaabay qaadi taasi aday badbaado kuu tahay
Sababtoo ah mafidinkaraan sirtay kaa hahayaan ugu yaraan waala xidhi xaqaagana
Waala guusoo dhicin
Nimankaas gabadha kaleey kusamy nayaan hady nolyahiin umada Allah hakaqabto
Aniga qofka igu hore oo aan shegi laha walalay iyo abe sabta halmar baad dhibanesah ee sheg runta ninka nolashada babiyey adnah baabi yusan gabar kale sas u galin
Hah maskiin ilah haku gargaro
Abaayo waxaan kugula talinayaa in aad dhibkaaga sheegtid oo u sheegtid kii ku guursanrabo ayagana alle hakaa qabto
Masha allah keep going
Asc Wa ka kaxumahay mamo ceebi nin isgoday aye qabata wxa ogata irbad kuma dhimikaro aqoon yare bulshadana ka eedoow
Subxaanalaah Allah SWT ha uga aaro oo ha uga cadgooyo ilaa guryahoodana ha fadeexeeyo gabadha waxaan kila talin lahaa ( kuqabatay iyo qadar Alle waa la qaataa ) marka waxey aheyd ninja soo doontay ineey u sheegto ma dhicin hada waxaan dhihi lahaa Allah isku xir salaada badi istaqfaarta iyo saliga Nabiga SCW badi kadibna nolosha caadi ula qabso magacaaga ha badalin hana u Jabin cadowgaa waalidkaa u sheeg kii hada kadib kaa Helana u sheeg insha Allah mid kheyr qabo oo ku iloowsiiyaad helaysaa dambi ma aadan gali arfac raasag yacni madaxaaga hoos ha u dhigin ilow koleey waa saan yeeli lahaa laasamaxa Laah Allah iguma keeno
War u sheeg muqaalka soo daa mahee cirka ha la aadano wixii way kugug dheceen wax kaa soo noqonayo maha ee stop worry and have life my friend
Asc cimran iyo Barlin wan idin salamay kadib waxan kula talin laha gabadhas ninki ad jeclatay e nimanka kale ku sakar waray hadan inta ad dunisa ku noshahay ka Argoso kulabo magaladii u dhibka kugu gastay sir iyo saq Sid ku heshaba gacantadu ha gadho inta ka dib familkaga qofka ad iskugu dhawdahin ama ad is ledahay wa qof ku fahami karah la wadag qofkii ku raboda ama ku dhaha nolol ayan ka rabaha u shag haka qarin hadii an aqon laha mesha an kala so xariro garab ayan kugu sin laga widad ninkas ama dhaman nimankas oga arsan lahad anyway waxan ku oran laha ninkas ka arso
Gabadhu ha sheegto in ay ninkaas waxku sameeyey weliba ay reerkooda u sheegto sababta ay uga timi dadkoodii sawirana laga hayo ninka ay guursanayso ha u sheegto dhibaatada haysata ama haku qaato ama haka tago ha sheegto reerkoodii nimanka hasoo qabteen sawiradana hala ogaado masoo dhigi karaan hadii la ogaado gabdhahana yey qarsan hadii boqol fiidyow laga duubo ragana yey u raacin guryohooda iyo gawaarida
Aniga ra'yigeeyga waa in aysan baqin oo ay ku soo noqoto wadankii oo ay sheegto maadaama ay cadeeyntii ay hayaan iyaga haku dhiirato oo ha sheegto si ay cadeeynta u soo saaraan iyaga ka dibna ciqaabtooda la marsiiyo hadii kalena ay mid mid loo ugaarsado oo laga taqa luso si aysan gabdhaha oo dhan ay u dhibaateeyn
Walal ku dadaal sidii kuli good loo too ganlahaa waa qiso aad u xanuun badan walaahi anigu waxaan dhihilahaa gabadha lacag ha loo aruuriyo kadib dib u noqo oo mid mid u toogo nacalad baa kutaal ayaga iyo waxii dhay in kasta danbiga bar leedahay nin guri giisa loogu tago maxaa lagu keenay ma walal kaabaa murugo gabdhihii sonaaliyeed balaa ku dhacday
Sad story 😢
Subxanalah
Raga somalia waa xasid Gabdha somalia se xin yaa u dhaqman gabarta iska samira Lakin ninka waa Qof xun gabrya mustaqablkad ku caiyra
waxaan ku leeyhay walaashay ama gabadha eedada u ahay maxaa yeelay waa gabadhyar horta ilaahay haku asturo ceebtaada cidna ma tuso xataa hddii la arko waxaad samaysay maha. iyaga ala ha kashifo if iyo akhiro waayo sharaftii hablaha ayey ku cayaarayaan dil baa ku waajiba hablahooda walaahood bay nabsi xun bay u dhigeen ilaahay talo saaro nafta u sheeg in aanay dembi gelin ee laga galay
Aniga ale igu ma Keenene qori inta qaato baan liiga u galo baan xabad xabad u shaq shaqi lahaa kadibna waka tagi lahaa mesha maskiinta ayadoonana aarsan bay iska baxdey i feel sorry 😞 nagaha maxaa nimanka guryahooda geeyey ayaga nacas sanaa hadana wAABA MUQDISHO MAGALADII MEESKA INTAASO MALION AA KUSIINAA HADUU NIN KU DHAHO IMAW GURIGAYGA HAYSKU AADIN WALAA HOTEL MEELAHA BUPLIGA UGU TAG SIDA MAQAYADAHA PARKAHA
Baarliinofiyaal
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏
Asc Abowe salan sare
Whli Waan ka xumahey Aniga Hadan aa han lahaa Waa sheegi laa Haa sheeg ayaan kugu la taliinayaa sheeg plz plz plz sheeg
Gabadho badan ayaa waxaas lagu sameyay marka
2 days way iska dhamaneysaa
Aaway damiirki aaway soomalinimadii
Ascwrwbr qaaliyey horta wixii kugu dhacay maaha waxaad adiga raali katahay ee adiga ha ku fekerin wax ku soo dhaafay ee illahay isku xir magacaaga iyo maga aabahaana ha bedelin ninkaad guursanaysana runta u sheeg aniga sidaa baa la iigalay walaalkay waxaan aniga raali ka ahaana maahs ma igu guursaysaa haduu haa ku yiraahdo guurso wixii tagayna ha ka qoomamaynini illahayga ku abuurta bari kuna kalsoonow qaali waxba ma kaa halaabayaan ayagana xaqa allah tusiyaan leenahay qaali waa billahi towfiiq
Gabadhaas astaqfaarta ha badiso iyo saliga nabiga balaayadii waxaas umaleegtay ribigeed ayaa burburinaya qalbigana u dajiya waxka Khayr badana Allaaha subxaana watacaalaa ayaa siinaya
war ragaw gabdhi hii waad dhib teen waxaan dhi hi la haa ilaahay talada udhiib waalidkana usheeg halmar kurbadu ha ku dhaafto iyagaa dambi galay idigu qalad baa kaa dha cay onaad guri uraacda nin ajaanib ah waan wax dhaqan inoo ah haba xu maa dee u sherg waalidk niman kaas intayna sii daynin muu qaalkaas usheeg calaal adayg samee
Kuwaas na waa hubaaraynaa in alaah uu ka qabto dunida gabdhoo is ilaaliya oo nin ha u raacina guryahooda hadii aad jeclaatid ku dheh adugu iigu imoow gurigayga habaar qabe
ragu waa shadamo ma ehela bekala jecelyihin kulaka haya waxa walabo uga horeyo saqajamin
anigu waxan dhigilahaa markay dhawad in ay askar dulkeento oo moobiladooda dhanan suuli lagaga guri lahaa iyagana laciqaabi lahaa si adag lkn manta wax ka qabad ilama laha oo waa wax raagay oo dhicikarta in kun moobil lagu shubay
Abyo waxa kucelcelisaa laxwla walaaquwti ilabilaah iyo istiqfaarta qalbiga kuuqaboobaaya tankle habeenkii salaatu layl ilaahay bari inuu qalbigiisa kamasaxo waayo qalbiga ilaahay baamaamula tankle iskuday qalbigaag inaan waxba gaaarin inaaa masaxdo iskuday badi baryada ilaahay
Asc wrx wbr baarliin offcil
nin aan qabin sarab haka cabin
Gabadhan danbe ee wax laga duubay marka hore illahay isku xidh oo sijaayada ugu fadhiiso cadawga ku dhibaateeyay laakiin waxad ogaataa in illahay kaaga goynayo
Kow waxay ahayd in aadan aamiin ee aad sheegto oo policeka ugu yeedho waa la qaban lahaa oo maca mobilelada was laga qaadi lahaa waxad qarsataa way ku qarsadaan .
Gabdhaha wallal waxan idinkula talinayaa nin Rajo kaalihi marka horeba qarsoodi iigu kaalay kuma odhanayo waxad yeeshaa gabdhoow nimanka aad la sheekaysanaysaan gurigiina hakuugu yimaado waa haduu rajo kaa leeyahay hadii kale luuqluuq ayuu rabaaye ka fogoow haduu meel kugula balamona meel bablik ah hakugula balamo kaxaysana qof aad ku kalsoontahay oo familygaaga ah
Laakiin gurigisaan u raacayaa waanan ka yeelayaa waxasaa la kulmaya
Waxaan Illahi ahheyn usha weeyna kadacdaa. Nin noolow naafa filay. Gabadan walasheen ahh waxay ubahantahay physiological counseling treatment first.
psychology wll,
Waxan kula talina gabdhaha iney shegan eyna qarsan gabdhow Raga haracinaha war joga
Asc
Asc sxb dumarka sheekadooda maxad ku doraty sheko badan bar wa ber biyo badan barwacalaw sxb wax kala udigarogo #suganta murtida dhaqanka dadka somalidu dhibaatayso ama magacyada lita lobaxsho o an gabdhahoda an la gursan sida dad ka farsamo yaqaankaa
Nimankaas ha cafin ka aarso diday ku shirqoolen u shirqool
Gaabdha somaliyeed wax wayn baa ka khaldan marka hore ma taxadaraan
Marka wax lagu sameeyana way qarinayaan
War hablow inaad nin lashekaysato oo aad xidhidh samaysato ceeb mahan
Sabab aad u qarinaysaan ninka wax kugu sameyey ?
Isla habeenkaasba haday sheegi lahayd ragaasna la dacweeyo dhikaasima kuma gareen walashayey
Ani waxaan kugula talin lahaa
Inti ay hadhow markad gursato ku cebayn lahayeen hada sheeg
Adaba samliya joogo all shabaab usheeg nacalada
Dhalin yaro intad la heshiso all shabaab hayska dhigaan
Waxaan youtube soo dhigaa kheyar soo booqo
Codka dheeree
Saaxiib cimraanoow ragaasi gabadhaas iyadoo nool ayay dileen mustaqbalkeediina way kaga ciyaareen xoolahaasi raga sheeganayaa in la dilo ayaa waajib ah taladayduna waa horta gabadhu inay arrinka ay ka qariso waalidkeed iyo ehelkeeda may ahayn waayo dhibtan maanta haysataa si ayuunbaa loo xalin lahaa imikana hadii ay dhacday oo ay taladu hore uga hoostay hays daba qabato oo waalidkeed haw sheegto sidii ay wax u dhaceen maadaama aanay wax muuqaala wali soo galin baraha bulshada intay bannaanka ka arki la haayeen iyadana la been san la haa si rag la moodkaana ay ula xisaabtamaan iyadana mustaqbal keeda dambbe uu uga badbaado aamuska ay aamussan tahay iyadana dhibta ayuunbay ku sii kordhinaysaa iyagana xoriyad ayay ka sii faa idayaan
Acudubilahi maxa ka qaldan gabadha na videow dhib malahane dowlada inta u tagto so kaxayso sawir ba tahaye sida ugu dhaqsaha badan u sheeg arinkaan askar so kaxayso wad walataye waxan ha qarsane walidkana sida ugu dhaqsaha badan u sheeg arinkan in lagu xogay jidku iga sixraday dheh naya ma ceeb ba sas kaga haraysa haday raban ado wadan kale jooga ayay fasaxayane abayo sheeg arinka ragga sas ku yelay ha qarin subxana alaah maxa kugu dhacay ya alaah war waxaso kale lama qarsado walaleey hada wax fahmeso sheeg 😪😪😪😪😪😪😪
Waar tollow gabada hallo hiliyo hana loo gurmado. Daalimintana tolka halaga xabiso jeel aino kabixeyni mudo foog
Kkkkk yutuber leydu meesha ogu jilicsan oo ay wax ka helayaan iyaguba wey garan kkkkkk wallahi dumarkan sida loo maala wad barateen dhacda waliba od soo tabisaan shaqsiga labaad keena saxa ama marqaatiyada la imaada hadii kale wixiinu waa hunguri meel xun ka raadis naagahan wada isku buuqa iyo guur la aantu saabatay wada careysan iyo diintii ka baxay siyaaba kale u shaqeeya iyo kuwa faministiga noqdey waxa ay idiin soo tabiyaan oon xaqiiqda ka turjumeyn noola imaada sida dhacdadaasi inaga oo marqaatiyo ka ahaa kkkkkk iska shaqeysta dumar badan oo habaar baalaha jara iyo kuwa kaloo badan calaacal baalaha jaraya waad heleysaan uun iyo kuwa garashada yar
Waxaad moodaa in qaar ummadda bahalkii naaguhu ka lumay oo ay raadinayaan.isla yaaba.
Waar
Waxatay
Pabyaalayse
Caadifad