SIHAAM ! || Qiso cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 124

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +26

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @Munaismacilclaahi
      @Munaismacilclaahi 2 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน +1

      Salallaahucaleyhiwasalamsalallaahucaleyhiwasalamsalallaahucaleyhiwasalamsalallaahucaleyhiwasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AshrafCraxman-nq8tq
      @AshrafCraxman-nq8tq หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @mahamamed-amindayib8490
      @mahamamed-amindayib8490 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤n​@@Munaismacilclaahi

  • @suhaybc.qaadir3733
    @suhaybc.qaadir3733 2 หลายเดือนก่อน +15

    Wan kutageera sxp xagaska wad wan jeclay video wadad sxp noso badi ifiye is the besst

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka 2 หลายเดือนก่อน +13

    Wllhi been wax matartee qisooyinkaada sida balwadii ayey igu noqdeen oo waanba uxiisonaya haddan tan dhamaystoh too kale sii rabaa m.a alle haku dhowro wll hana naga baajin inoona soo dheere waqtiga uu soconaya videoga wll❤

    • @user-ig7fl2gj7s
      @user-ig7fl2gj7s 2 หลายเดือนก่อน

      Ninkan ani xita malinti waa ina halmar firsada ugu yaran 😂

    • @superartinovic
      @superartinovic 2 หลายเดือนก่อน

      Sido kale 😅😅

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs wll qali galab wanaagsan ❤🎉ifiyoow mawa doyinkeniyaad nooweydaa Ina adeer iyaga quruxbadnayee🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @CR7HD-YT-2025
    @CR7HD-YT-2025 2 หลายเดือนก่อน +35

    Nio game 🎮 dhan naga dhaaf .Inta igu raacsan like 👍

    • @moha__berdilacshe
      @moha__berdilacshe 2 หลายเดือนก่อน +4

      Nuxurka sheekada fiiri sxb background gmka,waa caadi

    • @CR7HD-YT-2025
      @CR7HD-YT-2025 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@moha__berdilacshe waa sax lkn muuqalka aan fiirsanoyo iyo codka isma la-han 👍🏻🫂

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 2 หลายเดือนก่อน +6

      Anu maba dhawado Mel Iska sarta mobelka 😂

  • @Munaismacilclaahi
    @Munaismacilclaahi 2 หลายเดือนก่อน +11

    MR Ifiye maalmahan Anogoo Qisdadii hore la Yaaban Ayaad tukle oo kasii Daran soo Galisaa Wll xarfaantii Xabsiyada soo Celi Like Tem Jenkin plz wll 🙏🥺

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 2 หลายเดือนก่อน +6

    Anaa u horeya❤😂😂bro

  • @abdifatahabdulkadir7827
    @abdifatahabdulkadir7827 2 หลายเดือนก่อน +5

    Meel library ah baan joogay oo an wax ku akhrisanayay markaan hawlhaygii dhameystay Bay iso dhacday qisadan mahadsanid ifiye

  • @user-cx4yn9bl6f
    @user-cx4yn9bl6f 2 หลายเดือนก่อน +3

    Zxp ifiyow qidooyin aa baryihii dhawayd aa waday aad baa uga helna sababtoo ah waxayku dhawaayeen 2saacdood zxp sidaa noogu siiwad sababtoo ah qisooyinka dhaadheer baakhibrad badan oo faaiido badan marka zxp mahadsanid janalka iyo codkaagab way isleeyihiine soodheeree qisooyinka zxp❤❤❤❤❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 2 หลายเดือนก่อน +2

    sxb ifiyowu jimce wngsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RoyalZimpa
    @RoyalZimpa 2 หลายเดือนก่อน +5

    Hanbalyo zxp xayeysiis miyaad ka wada vidioyada noocaan sida gaming pubg iyo kan😅🎉❤

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 หลายเดือนก่อน

    Wallahi wa qoslay gabadhan waxay baratay xirfada waxadida

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 2 หลายเดือนก่อน +3

    malmahan qisoyinka wadnagu garacoosaa keep going

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow bilah caleyk saxibow qisoyinka dhadheer aaa rabnaa 😢qiso gaban dhan wan necbahy wlhi 😢lakin wan Iska dawana 😢

  • @zamil2024
    @zamil2024 2 หลายเดือนก่อน +2

    IFIYOY sxp cawa horay wa inan guriga u imado si an udhagysto shekadan ❤😊

  • @user-wv9bc8fm2c
    @user-wv9bc8fm2c 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hore u soco ❤❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 หลายเดือนก่อน

    Allah waa caadil

  • @zapirinmoha1776
    @zapirinmoha1776 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ifiyow allha hano ka dayo boowe Lkn waxay 30 daqiiqo ifiyow channalka kle ma cawa qiso kle noso galisid wa codsi poowe

  • @IqlaasMoha-rd7jk
    @IqlaasMoha-rd7jk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Atooraha you tube ❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😊

  • @fartuun-gg7vv
    @fartuun-gg7vv 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyoo qiso cabsi ah noso raadi oo kal iyo lab ah

  • @JimcaaleCali-il6kt
    @JimcaaleCali-il6kt 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ wan jeclay wadada sxp

  • @amranjama7518
    @amranjama7518 2 หลายเดือนก่อน

    Qisooyin niyada noo waanajiya nooso daa
    Waayo qisooyinka xanuunka badan Naga kala yaree ifiyaw

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay waa caadil🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Samaroonsiciid-zb2qk
    @Samaroonsiciid-zb2qk 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow away qisoyinkiih xarfaanta aadan uguxiisneeh😢😂

  • @xanaancabdulahi5206
    @xanaancabdulahi5206 2 หลายเดือนก่อน

    Ayantan wa iska sodaba tureysa qisoyinka❤😂😢

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs 🤝 ifiye

  • @ShamsoMaxamed-xr3og
    @ShamsoMaxamed-xr3og 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyood qofka aanan shaabada waligii ku qabeesani sidee ku gartaa😂😂

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 2 หลายเดือนก่อน

      Sistarey 😂😂😂qofan shambo ku qubeysan ma jiro😂😂😂😂😂

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn 2 หลายเดือนก่อน

    Waku salamay ifiyow😂😂😂😂

  • @famar66
    @famar66 2 หลายเดือนก่อน

    Waaba sugaaye ❤😂

  • @MuniiraHassan-gr2ti
    @MuniiraHassan-gr2ti 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢Xanuun waaye qisadu

  • @AYUUBMAHAMED-o7i
    @AYUUBMAHAMED-o7i 2 หลายเดือนก่อน

    PRO QISOOYIN SOO BOOB SII😂❤

  • @cabdifataaxrashiid366
    @cabdifataaxrashiid366 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow sxb sheekadii Brazil waxaadan nafahan siinin siday cloudy usiisay ismahaan cadarka

  • @faadumadaahir9760
    @faadumadaahir9760 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ani wax layaaba musalsalkaan lagu magacaabo eedo arxan laay shimuu so dhamanaa?
    Nimanku wa iney ilmohooda ka ilaaliyan naagaha ayqabaan😢

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Haa hada ayaan ku fiirsan karnaa mar haadaad naga deeysay bajaajiti muqdisho

  • @MaxamedMuxumed-io5dq
    @MaxamedMuxumed-io5dq 2 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp ifiyow waxan ahey mnta ruxi oguhoreyey ee video arka zxp mnta codsi wataa halmar qiso jaceyl ah oo nagtu ninka cheating ama khiyanto nooga sosheki zxp ❤

  • @SmilingBicycle-gu3ye
    @SmilingBicycle-gu3ye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar awooda alle ayaa qisadu ku tusaysaa islanta miskin agoona cadaabtay illahay teeda ayuu ka jaray oo xabsigii miskiinta ay galin teeda ku badalay 😱

    • @RaxmaMuxamed
      @RaxmaMuxamed 2 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiqdii waa sidaa

  • @princess-zh3ut
    @princess-zh3ut 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah ilhy ka magan galbe eedo ani ilhy ima badin hoyadeyne igama qaado kuwan dhali doonana ale ma bado lkn abaahas aabo lama dhihi karo Subhanallah

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow suaal ayan ku weydinaya igaso jawap plz ma guursatay mize😂😂😂😂❤

  • @AxmadCali-rw4nk
    @AxmadCali-rw4nk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaadir😂❤

  • @FarxiyoisxaaqIbraahim
    @FarxiyoisxaaqIbraahim 2 หลายเดือนก่อน +3

    😊❤

  • @ArwahAbdulle
    @ArwahAbdulle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qisoyinka xarfaanta aawe sxp sa usugeyne waa daalne 😩😂

  • @user-vy9zp4lg3k
    @user-vy9zp4lg3k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maleega sooo horeyeyeye

  • @susuhajji5064
    @susuhajji5064 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow mlmahan carabta wa kudaalne America nagee

  • @MaidoYusuf-ev2uo
    @MaidoYusuf-ev2uo หลายเดือนก่อน

    Ifahayga cashaqa❤😂

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 2 หลายเดือนก่อน +1

    asxabey dhamantin jimce Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qd4lu5yp5n
    @user-qd4lu5yp5n 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyoow waa ku taageera noolw inta noolan kartid zxb mcn❤❤❤

  • @Adoontirabi
    @Adoontirabi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gadhigan talow ma update baa ifiyow😂😂😂😂

  • @naimahassan-qh3ud
    @naimahassan-qh3ud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mrkn arko qiso 1hr ka yar automatically wa xanaaqa 😂😂mxy thy wxasi cid ila qabta ma jirta

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhh beelka furo markiba wad arkeysa markey zoo dhacdo

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢subxanalaahi abahu masqaxda ley amow kaxanun sana 😢😢 ilaheygii abayasheynu sidas kadhigin ayaa mahad iskaleh alxamdulilaah

  • @buujagirl6992
    @buujagirl6992 2 หลายเดือนก่อน

    The best youtuber masha allah ❤❤❤😊😊😊😊😊 horey u soco wall 😊😊

  • @NimcoHonest
    @NimcoHonest 2 หลายเดือนก่อน

    subaxanalAh al acdim

  • @cabdisamed..
    @cabdisamed.. 2 หลายเดือนก่อน

    Channelling qisooyin waad iska ilowdey Ifiyoow

  • @ZakariyeAli1234
    @ZakariyeAli1234 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going brother

  • @ahmethiith
    @ahmethiith 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow like ma saarin 😂
    Muuqaalka 😂

  • @YAXYEABDI-pf2ms
    @YAXYEABDI-pf2ms 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiye Naga dhaaf game

  • @Ubax-Yousuf7wb6l
    @Ubax-Yousuf7wb6l 2 หลายเดือนก่อน

    Waa cabsanoya anoon dhameesan 😦

  • @Alijilibey
    @Alijilibey 2 หลายเดือนก่อน

    Gemka adi madhelayo hadikale danbi baris ayad mareesa zxb 😅 wakaftan zxb

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cws hno ifiye

  • @CabdisalaancabdiqaadirhaaSaanu
    @CabdisalaancabdiqaadirhaaSaanu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ana uhoreyo 😂❤

  • @OgaalMedi
    @OgaalMedi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lpx mahadsanid

  • @IsseRbl-sc4rf
    @IsseRbl-sc4rf 2 หลายเดือนก่อน +1

    manta dadki kobad kamid nodayaa

  • @ankaljees1992
    @ankaljees1992 2 หลายเดือนก่อน

    Muqalka somalia nogubadal gameka

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 2 หลายเดือนก่อน +1

    Liketa waaba ka bilaabaa ka hor intaan dhageysan

  • @user-jh8oz5ui8m
    @user-jh8oz5ui8m 2 หลายเดือนก่อน

    nio ifiyow Zxp Awala halkii qiso 1 day sugi jirne.Zxp isku Dey ina xooga mid Dheer keento sxp..😍🔥

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 2 หลายเดือนก่อน

    Ha lays ka ilaaliyo in bini'adamka khalad laga galo

  • @BilanPea
    @BilanPea 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow sidan ku wad abwe ha nagu kala goyn😊

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow wxy qisoyinkan gagabani😢

  • @user-yu6zh5lp3g
    @user-yu6zh5lp3g 2 หลายเดือนก่อน

    Ifiyoo nagadaa falanqeyta gabdhaha

  • @phathiaomarmustafa1664
    @phathiaomarmustafa1664 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ifiyow

  • @Sihaameyy
    @Sihaameyy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Quracda la suga i.a ❤😂

    • @Zayba945
      @Zayba945 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ana weelka❤😂😂😂

    • @Sihaameyy
      @Sihaameyy 2 หลายเดือนก่อน

      @@Zayba945hda dhagesanoya ciow dhamene quracda dhan 😂🔥

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 2 หลายเดือนก่อน

    Qiso naag mafia ama mid xabsi ka baxsatay noo so daay wan u xiisay qisoyinka xarfaanta 😂😂

  • @asmasahrdiidasuum
    @asmasahrdiidasuum 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haddaaba tiihore dhagaysanayaaye se wx u wadaa 😂

    • @HODANABDULAHIABDI
      @HODANABDULAHIABDI 2 หลายเดือนก่อน

      Ani maba dagesan ti hore 😂wey ii taala

    • @asmasahrdiidasuum
      @asmasahrdiidasuum 2 หลายเดือนก่อน +1

      Qac ba Naga yeedhay hada kadib aynu is ilaalino 😅

  • @kaafiyaabdihakim5335
    @kaafiyaabdihakim5335 2 หลายเดือนก่อน

    Cadow ayey u gacan gashay gabdhaasi😢

  • @AhmettNetmar
    @AhmettNetmar 2 หลายเดือนก่อน

    Zhp qusoyinka Brazil noqabo

  • @kamalyare8380
    @kamalyare8380 2 หลายเดือนก่อน

    Qiso + game = cajiib waye😊

  • @user-cx1ve1cc3r
    @user-cx1ve1cc3r 2 หลายเดือนก่อน

    Bgrounka gamamka naga da ifiyeh😂

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 หลายเดือนก่อน +1

    1

  • @user-mw8cq6gc1h
    @user-mw8cq6gc1h หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @MobileCoding.
    @MobileCoding. 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp qisooyinka hackers ka noo soo badi 😢

  • @nasramohamoud9151
    @nasramohamoud9151 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤⚘🌹

  • @NasroCumar-mc1kv
    @NasroCumar-mc1kv 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @princess-zh3ut
    @princess-zh3ut 2 หลายเดือนก่อน

    Gamekaan magacisa qofki hayo ha ila so wadago please 🙏

  • @AktarAbdouklder
    @AktarAbdouklder 2 หลายเดือนก่อน

    😮😮

  • @AniisaQueen2023
    @AniisaQueen2023 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UgaasKhamiis
    @UgaasKhamiis หลายเดือนก่อน

    Kas aba maha was inqabi gabadhisa allaaha inqaba

  • @user-zq4es1ws1m
    @user-zq4es1ws1m 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb gemka naga dhaaf shekada dhab loma modo gemka dartiis

  • @qaaliaxmad1025
    @qaaliaxmad1025 2 หลายเดือนก่อน +1

    asc

  • @user-ox5hk2gf4r
    @user-ox5hk2gf4r 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @dhisdhis1667
    @dhisdhis1667 2 หลายเดือนก่อน +1

    Game name

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc 2 หลายเดือนก่อน

    Asc🥰😍

  • @remlatahir8633
    @remlatahir8633 2 หลายเดือนก่อน

    Horta wa su'aale maxy tahay sababta aabayasha qarkood ay gabadh ay hoyaded dhimaty e uso kaxeystan ma xumee lkn nagta eedada isku shegta mrkay u geyana ay gabadha sidi damerki ugu shaqeyso saso tahyna ay been ksi sheegto yacni su'asha is weydinya wxy tahy sabab u abuhu warka "eedadads u rumeysta "! Sabab ??????.....🤔

  • @user-ql3dp4vm3c
    @user-ql3dp4vm3c 2 หลายเดือนก่อน

    Wala qali maxat lasohadliladahay ❤❤❤ adikuu wagikaka ban dodayna😢😢

  • @MrQisooyin1
    @MrQisooyin1 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb ifiyow Background videoga naga soo hagaaji muuqaalo bilaa Copy right ah waa la heli karaaye

  • @AYUUBMAHAMED-o7i
    @AYUUBMAHAMED-o7i 2 หลายเดือนก่อน

    PRO QISOOYIN SOO BOOB SII😂❤

  • @AYUUBMAHAMED-o7i
    @AYUUBMAHAMED-o7i 2 หลายเดือนก่อน

    PRO QISOOYIN SOO BOOB SII😂❤

  • @AYUUBMAHAMED-o7i
    @AYUUBMAHAMED-o7i 2 หลายเดือนก่อน

    PRO QISOOYIN SOO BOOB SII😂❤

  • @AYUUBMAHAMED-o7i
    @AYUUBMAHAMED-o7i 2 หลายเดือนก่อน

    PRO QISOOYIN SOO BOOB SII😂❤