Xog Sidee loo Sixray Ciidanka Somaliland ee Gocade laga qabsady? Faahiyii guusha kenay ayay dileen?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @haboon123
    @haboon123 ปีที่แล้ว +3

    Guul iyo Gobonimo xogagaal ilaahay haku xafido

  • @Heba-mm2nf
    @Heba-mm2nf ปีที่แล้ว +2

    Guul guul somalilan❤❤

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว +1

    Ciidanka qaranka waxaa kasoo saaray Goojacade khilaaf iyo maamul xumo.ka timid saraakiisha ciidanka

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuuul insha Allah Somailland ❤❤❤❤❤

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 ปีที่แล้ว

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 ปีที่แล้ว

    Goojacade ciidanka qaranka kamay soo saarin huwantu awood iyo sixir midnaba ee ciidanka qaranka waxaa kasoo saaray Goojacade guul daradana keenay khilaaf iyo maamul xumo katimid wasaarada gaashaandhiga

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 ปีที่แล้ว +4

    Guul ciidanka qaranka somaliland ❤

  • @AhmedMaxamuud-xb7ys
    @AhmedMaxamuud-xb7ys ปีที่แล้ว +2

    Guul insha allh somalindr

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 ปีที่แล้ว

    Ala doorika daarod way jabtay faagashe way jabtay 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

  • @sacdaayaan262
    @sacdaayaan262 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiriinta allaaah cadaabaha haku fogeeyo

  • @SaladSaleeban
    @SaladSaleeban ปีที่แล้ว +4

    sonaliland guul😊😅

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 ปีที่แล้ว

    WAXAY IMIKA KUSHEEKEYNAYAAN INEY IS KHILAAFEEN TAASI OO AH BEEN SIDII AY FAHIIMA QUUNJE BEENTA LAWAREEGEYSA WAA UMAD KHAAYIMIIN AH ILLAAHOW DALKEENA IYO DADKAYAGABA ILLAAHOW BADBAADI ILLAAHOW AAMIIN

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar ilahaye ayaga haa kuu ceeliyo yaa allah darood Iyo zixiire maaxa kala haysta😂😂😅 idinka kuu roogman doona insha allah bii idmiillah

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia ปีที่แล้ว +2

    Guul somaliland❤

  • @Caaqilka-xf3zv
    @Caaqilka-xf3zv ปีที่แล้ว

    Guul farxadle

  • @kadra825
    @kadra825 ปีที่แล้ว

    سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk riyo Iyo qosol badanaa war Allah ayaa quraanka kusheegay in dulmiga laga guuleeysan doono sheeko caruureeyda iska dhaafa waxban ayaad gacan sareeyseen hadana waalaidinka gacan sareeyaa taasna waa sunada dagaalada balse qabsasho laasacaanood iska ilooba. 🇸🇴 Somalia soomaali baaleh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      nuurnaasir6404
      laascaano hadii layska ilaabo maxaa dhexyaal walaahi ma istaahisho in ceesaan lagu dilo iskadaa rag iyo
      dad

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora ปีที่แล้ว

    Hoyaada u sheeg.. Muse Bihi aya xasuuqay ciidanka.. waxana waxan ka dambeeya uk 🇬🇧 iyo usa 🇺🇸.. Muse Bihi cadaabta ayu ku socda

  • @Qarandhise
    @Qarandhise ปีที่แล้ว +1

    Dagaalk wax walba oo la keenyaa adigu maxad doonyasaa falka iyo sixir kuba waa qayb ka mida

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk faqash ma sixir bay miciin moodeen?

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 ปีที่แล้ว

    Illahaye caabsi idinkama saaro bii idmiilllah huwan ciile aduunka kuu dhamaysto duluum ayaa kuu jiirtan kiina yaare ilaa Kina weeyne

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 ปีที่แล้ว

    Guuul guuul ciidanka somaliland Inshallah Inshallah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc ปีที่แล้ว

    MA CARRUURTA IYO DUMARKAAD HORTA U SHEEKAYSAA

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 ปีที่แล้ว

    Cawdubilaahi mina shaydaani rajiim bismilaahi raxmani raxiim acudu bilaah. Comments ayan eego. Huwantii aya mesha kuso wada yaacday waa shayadiin.iyaga mesha comments ka wada bixiyay. Acudu bilaah warya rerku waa sixirolayaal bismilaahi raxmaani raxiim allahu akbar.

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxad ka tegtey cabdirizaaq khaliif oo dhahay khudbadeyda waxan u dhiganayaa xilliga ciidamada qaranka la geeyo oog.
    2.0. Waxa kale oo jirta garaad mukhtaar oo dhahay muddo yar ka bacdi waxa ka arki doonaa waxan weligeed la arag.
    3.0. Waxa kale oo jirtey garaad jamac oo dhahay waxanu ku soo babdhigi doonaa dilkii jaamac kediye.

  • @AbdiqaniCade-lk7ci
    @AbdiqaniCade-lk7ci ปีที่แล้ว

    😂❤❤❤ 21:15 ❤❤❤❤ 2:37 2:37 2:38 ❤❤❤

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 ปีที่แล้ว

    Sixirka iyo shayadiinta adeegsigodu.aakhirka cidi waxan smaaysa ayunbaa ku jabta. Wanay ku jabayan inch lh. Waynay iska cadahay inay sixir kuso saren ciidanka qaranka. Allahu akbar

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 ปีที่แล้ว

    Waxaasi maaha nin Ilaahay yaqaan in uu ku sheekeeyo naga aamo

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 ปีที่แล้ว

    Magaalada irmaan ha odhan waayo il dhaqaale ma leh dekad iyo madaar midna ma leh

  • @IsmailIsmail-sk4ox
    @IsmailIsmail-sk4ox ปีที่แล้ว

    Sixir hadii wax jiro yahay Russia ayaa ku qabsan laheed Ukraine dadka beenta ka dhaaf somaliland xoogg ayaa loo sheektay

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf ปีที่แล้ว

    Please stop these nonesense . Somaliland has had his own problem.

  • @abdihalimmustafaabdi8130
    @abdihalimmustafaabdi8130 ปีที่แล้ว

    garaad jaamac garaad cali zambia ayuu kasoo taagay xagasu kasoo habeeyay bahalka

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 ปีที่แล้ว

    Hadal jilicsane
    Sixir dal laguma qabsade

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora ปีที่แล้ว

    Fataal fataal dhalay.. Muse Bihi baad u shaqayssa

  • @محمدسليمان-ح9د8و
    @محمدسليمان-ح9د8و ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Adeer - Waxaa laa yidhi Soodaanida ayaa Aad uu guu fiican Sixirka, aan soo Kiraaysano. Baarqabka Geelay Qalaan oo Dhiigisa ayey Baco kaa buuxiyan oo Cadawga kuu Sayidhyan. Markaasay guusha laa helaa.👍👍👍🙏😂

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว +1

      Waad ku jabi doontaan khuraafaadka adeerkii siyaad baa shaqadaa lagu sheegayo waanu ku halaagmay

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 ปีที่แล้ว

    Sixiroolayaal ayay u xuub siibteen

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi ปีที่แล้ว

    Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka ilmo marqaan land

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 ปีที่แล้ว

    Adeer sheeka Caruured dadka ka daya.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 ปีที่แล้ว

    Mid ka mida ciidankii lagu qabtay dagaalkaasi oo la waraystay wuxuu sheegay in la wanjalay sixir iyo indhasarcaad toona muu sheegin ee waa marin habaabin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    war inderow ciidamda ofki amarka ku siiyay inay soo guurn baa khaladka leh ee badhna meesh auga yimi laba sacadood ku guura iyagana tasay ka war helen faysa l oo soo jeedana cidna waba kama qaden iyago hurda square laga qabtay kow dheh runta wataas gaadhkoodiina malaha habeenimada ayan waxna arkayn mise laftiisa sexday ciidamdi inta la raray aya faysl meel durugsna uu joogay looga tegay falka taasa dheeh khaldakena anu qadano

  • @AbdiqaniCade-lk7ci
    @AbdiqaniCade-lk7ci ปีที่แล้ว

    😂❤❤❤ 21:15❤ ❤❤

  • @AbdiqaniCade-lk7ci
    @AbdiqaniCade-lk7ci ปีที่แล้ว

    😂❤❤❤❤❤

  • @awaleahmed6694
    @awaleahmed6694 ปีที่แล้ว

    Weger....waar wax kale mahaysaa?

  • @MaxamedAbdullahi-j2b
    @MaxamedAbdullahi-j2b ปีที่แล้ว

    Sharmap

  • @AbdiqaniCade-lk7ci
    @AbdiqaniCade-lk7ci ปีที่แล้ว

    Asc❤❤😂❤❤❤ 0:05 0:05

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari ปีที่แล้ว

    Lama sixrine ciidamada qaranka muusa jabiyey waana laga guuleystay

  • @AbdiqaniCade-lk7ci
    @AbdiqaniCade-lk7ci ปีที่แล้ว

    Asc❤❤❤😂❤❤❤❤

  • @serrobo
    @serrobo ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @daauudabshirmaxamed3671
    @daauudabshirmaxamed3671 ปีที่แล้ว

    Nacalda ale kugu dhacaday waa wixigalada iyo galaxambarada adkasojedid ay kushaqaysan jiren ayad nalasoaday kidab lacalada ale kugudhacadaye beenta adkudhaqantidid joji

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 ปีที่แล้ว

    Kadaab beenale

  • @mukhtaar28maxamed
    @mukhtaar28maxamed ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @luulsharib
    @luulsharib ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Alla beerka wax kasta idinka yeedh siiye SSC

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 ปีที่แล้ว

    Ciidan la sixray ma jiraan, e raga guusha u qira heegoy.

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 ปีที่แล้ว

    Been run uyara dhaw maad sheegtid miyaad xishoonayn oo khajlayn ciidan dagaal lagu qaaday oo is difaacaya baad leedahay ha laynina kuwa layidhi ha laynina ciidanka soomaliland miyaan iyaga la laynayn ma xijaabay uga xidheen xabada ciidanka somaliland ???? Beeni Raad ma leh

  • @ahmedhassan3271
    @ahmedhassan3271 ปีที่แล้ว

    Talo xumo aya ciidanka lagu jabiyey Muuse aya cimri dherer ka dhiganayay

  • @mohammedhalsomali387
    @mohammedhalsomali387 ปีที่แล้ว

    Waxan aad shubayso waxba kama fahmin 😂😂
    Ma fal ba ma faala ba mise waa farsamo reer magaal
    😂😂😂😂😂

  • @hassanosman5333
    @hassanosman5333 ปีที่แล้ว

    Marki futada xabad laga geliyay kulaha waa la sixray cidamadii badhida waynayd. Lol😅😅😊😂😂