Muqdisho hablahaa quruxda iyo codkaba leh way joogan marka laga yimaado heesaha niikada iyo sharma boy reer muqdishow inantan haa baan u haya oo fananad soomaaliyeed ❤❤❤
Wlhi bilhi talhi waxan daremaya jecel xad dhaf ah waxan daremaya qofki an jecela inu Mar walibo qalbiga iga dilo erayo xunun badan o iqalbi jawiyo ku dhaho murug io ciil ban la jifa cuntadi io cafimadki is deyney aniga wn Daley inta ka badan uma dul qadan karo jecel xanun kisa lkn Mar walibo waxn jecelhy inan hado wehelkisa si walibo I xumeyo asiga ah gesigeyga marna ba kuma dayaco dabalkeygi 🥺😥😥😥🫂❤️😘
Hadashay Ana Garaabay Laakiin wllo intaas oo dhan xageed ku jirtay maxaa si ahaa Bal Hadda is wacan u Naso oo walib xaga Daalka xooga saar caloosha ayaad si xun ii xanuujisay Ha Boodin mar danbe hooy😢
Muqdisho hablahaa quruxda iyo codkaba leh way joogan marka laga yimaado heesaha niikada iyo sharma boy reer muqdishow inantan haa baan u haya oo fananad soomaaliyeed ❤❤❤
Zamirow gabdhaan wlhi wa fanand buuxda gacan kuqabo oo ereyada kadhisa wlhi balan waye inan buusno fanaaniin badan ❤❤❤❤yaa igu racsan
Me ❤❤🎉
Me❤❤❤
Heesta ane iga hadle😢😢
Gabadhan ayaa muqdisho cod iyo qurux hogaaminaysa fanaaninta dumarka ah xaga ragana ismaciil aarka❤
Masha Allah heestan caadi maha Safiya noolow . Samiir Zaam Mahadsanid.
Samir zaam is the best official channel ❤❤❤
Samiir qoftaan waqti gali natiijada waa laga heli doonaa ❤
Cajib illaah dhuuntaada hakuu dhowro abaayo
Yaaaa waduuuuuuud🎉❤
Cod dahab❤
Samiir gabadhan cirkaga gili
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
Xaalkeygu intuu cuslaaday
Markay talo igu cadaatay
Dhibkaan u calool adeegay
Dulqaad ma uga caafimaaday
Farxada Laabtii ka caagtay
Qof ciil tiray ma ula rafiiqday
Hankii cabashada Ku daalay
Samirka maku caana malay
Nasiibkeeyga Cudoone
Calafka iga Soo habsaamay
Qof caadiya ma igu beegay
Oo caadiya ma igu beegay
Bilaah caleyk mareestay
Intaan wehel ii cidlooday
Markan samir ciirsi mooday
Nolosha ruux igu ciseeyay
Miyaan farxad kula caweeyay
Intaan caashaqa ka booday
Markaan calmashada ka quustay
Intuu waqti igu casuumay
Miyaan ruux goba la ceeshay
Calafka iga soo habsaamay 😢
@@munamohamed4010 so kan
Farxad ayeey udhalatay 🎉❤
Qurux isma qariso bal fiiri sideey gabdhihii oo dhan uqarisay quruxdeeda 🎉
Heesta music aan inaba caadi ahay ayaa lootumay cod iyo music ayaa is helay quruxna ha iloobi 😘😘😘
wlhi waxba lagama qaban karo dhinac walbo confirm wye ❤❤
Wlhi bilhi talhi waxan daremaya jecel xad dhaf ah waxan daremaya qofki an jecela inu Mar walibo qalbiga iga dilo erayo xunun badan o iqalbi jawiyo ku dhaho murug io ciil ban la jifa cuntadi io cafimadki is deyney aniga wn Daley inta ka badan uma dul qadan karo jecel xanun kisa lkn Mar walibo waxn jecelhy inan hado wehelkisa si walibo I xumeyo asiga ah gesigeyga marna ba kuma dayaco dabalkeygi 🥺😥😥😥🫂❤️😘
Sorry abayo 😫 aniga xita sidan leee igu noqodeee wlxxx adunkan wan yabeee dadka xun mxa nabareee😞💔
Samir Saam zxp heesahaaga soo daa
Hankii cabashada gudaalay hee ❤
Waa heesta siraadan doono maalinkaan helo fariidkayga❤😂
Wow gabadhani cod ba ku dhan❤
Gabadhan heesahan camal marhore hadeey heli lahayd muqdisho iyadaa hogaamin lahayd 🎉
Bentaa maha wlhi fanan dhan malihin oo cod macaan hadan rer muqdisho nahy😢😢
@@Mohamuth_khalif waad leedahiin fanaan cod fiican sida Ismaciil aarka iyo gabadhan lakiin abwaano heeso wanaagsan u sameeya ayaan jirin
@@UbaxMaxamed-h9b wlhi wa runtaaa xamar fankeeda abwaan baa kadhiman
MUQDISHO KALIYA WXA KAMAQNA BOQORKA CODKA SAMIIR ZAAM ❤
Heestaan maantay sidhab ah ii haysataa Allaw hanoi waynin qof mcn anigoo jacal kaniyad jabay adigaa dib iigu beeray jacal mcn wado allaw yanan ku wanin nasiibkaygaa cudoonee calafkayga soo hamsamay imran cadde ma igu beegay bilaahi calayk maraystay ❤
Mcny hestan mlinki 100 mr dhagesta qofan jclhy wlhii said iso ducey in ilahy clf isku Ken daro❤😭💍adne qofka jceshahay ilahy haku sahlo
Aniga iso samay he's cusub
Safiyo boqorada codka❤
Maalintay fanka soo galaysay ya xasuusta way xijabnayd waxaa sida u galayna waa shaydan iyo waxaa ay naftu jeceshahay 😢
Abaay abaay heestu waa fadhiisaa gabadhuna inaba caadi mahaan .. 😮
Alla safiyo way qurux badatay
Ariitan kgs ❤❤
Gabadha galiya ee naagaha muqdisho ka heeso xilka kala wareegi karto ❤🎉
😂😂
Qurux iyo cod❤❤❤❤❤
Masha allaah safiyo codkaga samiir thnks mar kasto qalbiga ayaa kahadashaaa❤❤
Waaw Safiya Maxamed masha allah Cod ,Qurux and Style🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏👏🌍
Samir zaam so daa heesta
Nice song
Waaw coodiyo babah❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤habibi ❤❤❤
Ayy bilahi calayk maraysty 😢❤❤🎉😊
Woow ❤❤
Alla qurux iyo cod kulansatay❤❤❤
Wow cod 💯💗
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
M.a Allah horay usuco quruxay🎉❤
Waxan hees way dhaftay❤❤ yaa waduud
Alla heeskii qarniga
Samiir qoftaan xidigaha moo geey
❤❤❤❤jah to you too baby 😢😢😢😢
Safia mohamed daahir xaqiiq Waxba la odhan karo weeye Aniga gacan baa u taagay axsan sowd yaqay cod dagan bay gabdhaha magalada ku dishay
Jaceyl xanuun weye hadi lagu dhawaco😢
Boqorada samaroon waxay uqalantaa in koobka farxada iyo codka lagudoonsii
😮❤
2024/4 Nasiibkeyga cudoonee 😢
One day insha allh😢❤
Bilaah calayk ma raystay ❤🫂🥺
just beautiful. amazing
❤❤❤❤❤❤
Horey uu soco
Yaaawaduuud😮😢
Qofkii arko fariinteyda haigu duceyo inaan helo gabadhaan dunida ujeclaa oay dad nakala dhax galeen
Ilahy haisku kiin so celiyo❤😢😢
🥰🥰🥰🥰
😢❤
Heestan cadi maaha
😢😢😢😢
Bax seexo sister
Quruxey maka maseertay 😂😂
Ya waduuuuuuud
Sorry sister 😢❤❤
Ugu danbeyn safiyo wey dhar dhigatay
Hdaa aa😭😂😂
Yaasiinka
Arboqorada ahaa wwww
Scw scw scw scw scw
Heesta saaide meelaha qaar itaabatay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂thank you habibi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ax😔😔😔😔😔
Hadashay Ana Garaabay Laakiin wllo intaas oo dhan xageed ku jirtay maxaa si ahaa Bal Hadda is wacan u Naso oo walib xaga Daalka xooga saar caloosha ayaad si xun ii xanuujisay Ha Boodin mar danbe hooy😢
Gabdhihii ayeey kayabisay fiiri siday u eegaan
Markas oo kale fanan ma noqota iqabato axsan cod iyo ereyo laxanka kaba daran 😮
Calafka iga so habsamaY💞🫀🤴
barnaamijkii dhamaa ee Heestii Amiin yare ka cuslaatay😂heesta maxaad uga saartay niicaw
Sawta ku jirta niicey
Zxb intina Amiin yare ayaa heestisa qaraxdiy so ma aha🎤🎤🎤
Sxb hesta adi iyo gawada qadesan kuxiji ❤@@samiirzaam
WAR TAN MAXAY XIJAABKII U TUURTAY ? ISAGA LAAABO XIJAABYADIII AAD XIRAN JIRTAY
Waw🥹🖤👸
Cod xumo labis xumo walibo ciyaar dhoosad ba u dheer qofta ya kawalay 😅
Cod xumo kulaha qoftan yaa cod ku gaaro 😀
Walee dumarku waxba isuma ogola 😢
Qoraal iyo xaasidnimo wax looga qaadi maayo Safiyo Maxamed Dahir boqorada iyo qurxda fanka Mogadishu waaye 😂😂
𝕤𝕒𝕗𝕚𝕪𝕒 𝕞𝕒𝕩𝕒𝕞𝕖𝕕 🥰𝕄.𝕒 𝕨𝕒𝕒𝕕 𝕞𝕔𝕟𝕥𝕖𝕪 𝕨𝕖𝕝𝕝 𝕕𝕠𝕟𝕖 ❤𝕙𝕖𝕖𝕤𝕥𝕦 𝕨𝕒𝕒 💯/💯
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
😢❤❤
❤
❤❤❤❤