Waxan Allaha ka baryaynaa markazkaa in ay ka soo baxaan rag culimo ah oo diinka Allah u adeego Iyo gabdho tarbiyeeya caruurta oo bara tarbiyada islamka hablo bara wiilashooda raganimada dhabta ah iyo in ninka raga ah uu naftiisa kaliyah u noolayn ee uu umada u noolyahay iyo in kalimada xaqa ah sarayso markasta
Somalida intaa quraan bay xifdinayan meel kasta quraan iyo sheikh baa taagan dad wanagsan ma noqdaan somalida wadan nabada barwaaqo leh malahan kenya bay ka furayaan meel diinta lagu barto waa wadan gaalo ah dalkodii boqolkiiba boqol muslim ah bay kasoo carareen dad fiican muslim ah baa la rabaa in lasoo saaro waxa qeyrk ay sheegayan xaguu ka maray
Nimanka ciidanka ah “ Dhar-cad” ka ah ee bastooladaha wata siday suurta gal u tahay inay “ kaa cararaan’? Xitaa waxay awoodaan inay hadaad qori ana wax u eg ku cabsiiso sy ku toogtaan, sharciyanna aan waxba la waydiin because waxaad qori ama wax u eg ku cabsiisay ciidan Abni. Al-cayneen, caqli kale sheeg Akhii waxaasi macquul maahane
MAA-SHAA-ALLAH jazakumu Lahu khayr
Mashaallh markazka kuwi kafaaideysta Alle hainagadigo
Ilahay haaa idiin barakeyo
Qiimaha markazka haa lagabiya sii umuda danyarta ah ugu faaidheystaa
Qer Allah hasia markazh
Shiikhii wax ku baray xaaskiisii mayaa hada wax ka sheegtay
Walaaxowle
Mashaallaah
M.a. culumada alle hano deeysto waa in dhaheyna m.a❤
Mashlh
Mashallh
Waxan Allaha ka baryaynaa markazkaa in ay ka soo baxaan rag culimo ah oo diinka Allah u adeego
Iyo gabdho tarbiyeeya caruurta oo bara tarbiyada islamka hablo bara wiilashooda raganimada dhabta ah iyo in ninka raga ah uu naftiisa kaliyah u noolayn ee uu umada u noolyahay iyo in kalimada xaqa ah sarayso markasta
Maamaxay de kan qoranka qaldaya ugu yaqana miyaa
shiiga garka cad ee boqol soon ardayga u ah ma gaciis muxaadaraadkiisa degaysan jiry
Somalida intaa quraan bay xifdinayan meel kasta quraan iyo sheikh baa taagan dad wanagsan ma noqdaan somalida wadan nabada barwaaqo leh malahan kenya bay ka furayaan meel diinta lagu barto waa wadan gaalo ah dalkodii boqolkiiba boqol muslim ah bay kasoo carareen dad fiican muslim ah baa la rabaa in lasoo saaro waxa qeyrk ay sheegayan xaguu ka maray
Xaguu ku yaalaa
Section 1 agtiisa
Agagaarka masjid sunaa
Nimanka ciidanka ah “ Dhar-cad” ka ah ee bastooladaha wata siday suurta gal u tahay inay “ kaa cararaan’?
Xitaa waxay awoodaan inay hadaad qori ana wax u eg ku cabsiiso sy ku toogtaan, sharciyanna aan waxba la waydiin because waxaad qori ama wax u eg ku cabsiisay ciidan Abni.
Al-cayneen, caqli kale sheeg Akhii waxaasi macquul maahane
Qofki culimo sheeganayay haduu yeesho dhaqanka caamada o uusan ilaalin muruu adiisa gaalada waxeysameynayeen qiil u dayda ee dhaha muslimiintaba way sameeyan tashubah weey ka baxday qiilkas umara iyo wada ciriiriya wale waa musiimoyinka aan arag culimada aakhiro ayeey dadka ku hogaamin jireen wngsan iyo zuhdiga kuwaan iyagaba caamada aduunka ka jecel kadib khudaba jimcaha loo soo istaagi si istustus ah
Acudubillah maxaad ka hadlaysaa
Mashallaah
Manshalah
Masha allah