ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha allah Allaahu Ma'baarig,Odagan Masuulka,Ah waxa uu ka dhawajiyey War weyn oo aad iyo aad u Fiican Muhimna ah,waxow yiri Dadka Guryaha laga Kiraynayo iyo kuwa soo galaay iyo kuwa ka baxaayo waa in Dowlad iyo Shacab laysla kaashado oo laysla Arko waayo,Nabada Shacabka Putlland iyo Dowlada Dantoda ku Jirta, Sax Shacabku waa la'shaqeyan Dowlada lakiin Waa in lasii Xoojiyo wada Shaqaynta Shacabka iyo Dowlad☝🏼Alaahu Akbar, Odagan masulka ah si fiican buu idiinla hadlay Reer Putland,waa war weyn, hala qaato hala Xoojiyo hadalka Masuulka💯Nabada iyo Daganan shuhu Gacantiney ku Jirta Shacabow.
Masha Allaah, 35 Sano waqti yar ma'aha zo Shacabka Putland Oo dhan Saqiir iyo Kabiir waa in lala Shaqeeyo Dowlada iyo Ciidanka Difaaca Cir iyo Dhulba leh,Sax Gacmo wadajir bay wax ku go'ooyan Nabadu Shacabkay Dan u tahay Dana ugu Jirta, Sababto Ah Dowladi Waa Shacab Ee Ma'aha Inta yar Ee Dalka Masuulka ka'ah,tusaale kuwa Fadhiya Aqalka looga taliyo Dowlada Garoowe,Madax weyne Deni qurux iyo Xukumadisu wax walba ma'qaban karaan Waa in Shacabku Indhahoda Furaan la'Shaqeyan Dowlada iyo Masuliyinta Dalka Xukuma,Somalidu waxay dhahan, Nabada Naas la'nuuga leh,Nabada Adaa ku nool Ee iyada kuguma Noola, zo Ilaashada Nabadiina Shacabka Putllanow,la'shaqeya Dowlada iyo Madaxda,Iskala hara isriirrixa qabiil iyo Isfiirfirinta,Cadowgu Dal iyo Dibad waa badan yahay kkkk barbarkey ka baxda waa bakayla qaleen,Shacabka Putland iyo Dowladoda Allaha barakeyo Xaqa halagu taagnado iyadoo Aan qabiil iyo qof la'Dulmineyn, waayo saasa Kheyrku ku Jiraa, wabilaahi towfiiq.
Good job puntland Maashaa Allah Ilaahoow cadowga naga qabo. Ragaan la qabtay halaga hadliyo
Runta marka laga hadlo ciidanka puntland wey ka horeeyaan kuwa xasan culusoow hambalyo ciidanka puntland
ilaahayow naga qabo
ASC BANAADIR C. WAA IDIN SALAAMAY WAXAAN LEEYAHAY DOWLADA BUNLAND DHAMAAN TOOD WAAN SALAAMEY SHACABKA IO AY UGU HOREYN CIIDAMADENA NAFTOD HURAYASHA NABADA AAN KU JIIFNO NOO SUGAYA WAXAAN LEE YAHAY ADUUNKA RAAXO KU NOOLAADA AAQIRANQ JANQDA WAXAAN LEE YAHAY CADOWGIIN HA JABO AMIIN
Subxaanallahh illahayoow soomaaliya ugargaar ma heerkaas baan gaaranay yaarabbi cadowga naga qabo aad baan ubogaadinayaah ciidanka puttiland guuleesta guuleesta oo cadoowgiina ha jabo ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤🎉
Aniga hawiyaha waa la yaabaa markii LA dhagax dhigayey dekeda garacad waxey dhaheen waa been maantana markii diyaaradaha la qabtey waxey dhaheen waa been 5 diyaarad drone ayaa ciidanka puntland qabteen maanta ciidanka puntland wey ka horeeyaan kuwa xasan culusoow
puntland guul maashaa allaah
SOMALIA halis bay kujirtaa ; waa laydin tashaday ee isdifaaca , midnimona waa lama huraan
Diyaradahan waxa lagu so sameyey Iran waxana isticmala xuutiyeenta ee jooga Yamen waxena joogan 20k dollar halki xabo hade kuwan shabab gacanta ku dhigan Somalia qaskeeda way badanesa
dronku wa 11maaha 5wuuna isyiri dholatusku same kadibna wanu qabanay ka iibi umada somaliyed
Beenaale marna boosaaso baa lagu qabtay dheh marna gaalkacyo😂
Doronada waxaa lasocda Gaari waa Wayne oo batariyo waawayn saranyihiin marka sidi Cardura ayaad noogu shekaynaysaan
deni ba ka so ibsaday xutiyinta yemen waxu yahayna maleh faataale caloley beentaa wa daciifnimadiisii wuu iskashifay weligiiba hubkuu ka ganacsanayey asaga iyo tugadiisana walaso qaban dhowan
Xayawaan fikir gaaban
Faan badanaa
Anigu waxaan leeway waa been
Waxaasi wa been waxa isticmali tiktoklayaasha iyo TH-camrleyda waxaa lasiyaa &500 oo dolar siwirada ayaa laguqada dadka ka Darya beenta
WAXAAD TIHIIN CIIDAMO TAYADODU SAREYSO OO DALKODA IYO DADKODABA DAACAD U AH WAXAANA LEE YAHAY ABAAL MARIN TIINA ILAAHEY HAKA DHIGO JANATUL FIRDOWS ACLAA AMIIN HANBALYO HANBALYO