LACAGTA YOUTUBE - Sameynta & Shuruudaha (Tutorial)

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 2K

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena  5 ปีที่แล้ว +1138

    Buuxi meelaha bannaan :) Wakhtigaaga.......................

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +59

    Interview ga asad Hagio ee arimaheena ka dib ayaan kusoo laabtay comments ka muqaalkaan. Best teacher Arimaheena❤️

    • @rahmanor3907
      @rahmanor3907 ปีที่แล้ว

      Hada vedio ga search gareyey after interview 💖

    • @caynteboy
      @caynteboy ปีที่แล้ว

      Same

    • @anabmohamud2066
      @anabmohamud2066 16 วันที่ผ่านมา

      2024 7 21

  • @team4y
    @team4y ปีที่แล้ว +17

    Best teacher when i watch the interview of asad

  • @Cooking_Show7
    @Cooking_Show7 3 ปีที่แล้ว +19

    Masha Allah tabaarakallah thank you so much wallalkeey for sharing your precious time with us iyo sharaxaada nidaamka leh

  • @ahmedkhayrjecel7277
    @ahmedkhayrjecel7277 5 ปีที่แล้ว +203

    1:44 Am
    *Allow nagu aadi haweenka leylatul qadriga amiin yaarabi*

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 5 ปีที่แล้ว +117

    Mahdsanid dhiira geliyaha qof kastoo Hami leh alle haku barakeeyo maandhahey

    • @Samriye14
      @Samriye14 5 ปีที่แล้ว +4

      Wll subscribers isaar chenalka wa laysku caawiya waxkasta o laysku qaban karo e wll

  • @adenhajji7623
    @adenhajji7623 4 ปีที่แล้ว +64

    Thank you brother for the explanation

  • @zakiwaadaadshay9277
    @zakiwaadaadshay9277 5 ปีที่แล้ว +12

    nio waxa tahay nin wngsn dadka kale ee youtuberka ah nalama wadaagaan yacni waxa eey ka tahay mafahmin
    keep going pro waan u bàahnà in mudo ahna waan raadinayey sida aan ku sameysan lahaaa 👍👏

  • @nafaabdi3546
    @nafaabdi3546 5 ปีที่แล้ว +348

    Wllhi Hada markaa daawaday aa sameestay my own channel waxkastana waa u sameestay Dadka lama xaqiro waxkasto tahay long life bro

    • @suldaanofficial3780
      @suldaanofficial3780 5 ปีที่แล้ว +4

      Fadlan subscribe i saar wll

    • @ibroinstuate748
      @ibroinstuate748 5 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isaar waaye

    • @warsanshow6193
      @warsanshow6193 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah idinku dhaarshe subscribe ii saara Allah ajar ha idinka siyo

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 4 ปีที่แล้ว

      @@warsanshow6193 Sxb sare subscribe II saar anigana waan ku saarayaaa mahadsanid

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 4 ปีที่แล้ว

      @@ibroinstuate748 Sxb sare subscribe II saar anigana waan ku saarayaaa mahadsanid

  • @Mustafhajji
    @Mustafhajji 5 ปีที่แล้ว +63

    *ArimaHeena* wlhi wax badan ayaan ka faa'iday *Thanks* 💯😍
    *Keep Going Big Brother* 🙏🙋

  • @badkeyproduction239
    @badkeyproduction239 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah Arimaheena walahi Wuu isameysan yahay lkn wan kaniyad jabsanaa lkn waxatahy qof qalbi furan o dadka walalihisa dhirigaliyo Alle Noloshaada Guul Hakuugu dhameyo Dabiya daada iyo ku wa waalidkaaba Alle Hadhaafo Wan kafaa'ideysanaya waqtigeeyga 🙏🙏🙏💯💯❤❤❤👍👍

  • @tomgaming3709
    @tomgaming3709 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid sxp Arimaheena waxbadan ayaad ii faa'iidaysay

  • @thelastone7763
    @thelastone7763 5 ปีที่แล้ว +117

    Arimaheena gushiisa waxaa ka danbeeyo qalbi wanagiisa tnx bro

    • @Samriye14
      @Samriye14 5 ปีที่แล้ว +2

      Wll nashad dahir subscribers isaar chenalka

    • @wartimohamed7263
      @wartimohamed7263 3 ปีที่แล้ว +1

      Arimaheena zhp sida aad gusha ugadhay inan u gadho donaya zhp utubka ii kala zhp 😆😁😁😍

  • @iamkingalfaara
    @iamkingalfaara 5 ปีที่แล้ว +65

    Arimaheeena saxiib aad ban ku taageracsaxiib nolasha haku wacnaato
    inta taagerta walalkeena arimaheena like saara

  • @ayaancabdiahmed2733
    @ayaancabdiahmed2733 4 ปีที่แล้ว +9

    Ma sha allah waa wiil wanagsan waxan jeclahay dad badan in ay ka faaidaysandoonan

  • @abdirahmandahirali6586
    @abdirahmandahirali6586 4 ปีที่แล้ว

    Thanks qof qalbi nadiif leh ayaad tahay thanks more ustaad

  • @ayanlenasir1049
    @ayanlenasir1049 5 ปีที่แล้ว +11

    Mrki aan daawaday Video ga wn tijabiyy wyna surto gashy😁Arimahena I’m thanking you so much 🙏 you are not bakhyl wlhi strong 💪🏻 man 👨

  • @taanaofficial4626
    @taanaofficial4626 4 ปีที่แล้ว +19

    Keep Going pro ArimaHeena ❤

  • @raaska9212
    @raaska9212 5 ปีที่แล้ว

    mansha allah arimaheena runti waadna ku mahadsan tahey xogtan muhiimka ah horey usoco sxb mida kale videoyada kahadlaya arimhaan soo badi insha allah guuleyso bro

  • @iamcapzol
    @iamcapzol ปีที่แล้ว +2

    Arimahena nin so jabay 🥰

  • @abdallapalill7669
    @abdallapalill7669 5 ปีที่แล้ว +11

    Arimaheena thanks sxb
    Youtubleeda kale sida loo sameeyo nama barin 😂

  • @yahyafarah5929
    @yahyafarah5929 5 ปีที่แล้ว +5

    Thank you so much Arimaheena I really wanted this

  • @abdiqanifaarax643
    @abdiqanifaarax643 5 ปีที่แล้ว +1

    Manzhalah wllhy waa wiil deeqsi ah Alle ha ku sharfo bro
    Wakhtigaaga ka faaidayso 👍

  • @iztowacaneeey8768
    @iztowacaneeey8768 4 ปีที่แล้ว

    Merci hno qlii aad ayaad nagu fa,ideysey🥰🥰🙏

  • @abdulaahiahmedabdulaahi
    @abdulaahiahmedabdulaahi 5 ปีที่แล้ว +7

    keep going bro wllh qof jecel aa tahay walaalahiisa wax la qeebsado 🔥🔥🔥🔥🔥 arima heena 👏👏👏👏👏👏👑👑👑👑

  • @nafaabdi3546
    @nafaabdi3546 5 ปีที่แล้ว +13

    The one an only arimaheena Kal iyo laab aaku taagera sxb Keep going

  • @armaanaktv7961
    @armaanaktv7961 5 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena the best youtuber of Somalia

  • @abdinaashofficial3733
    @abdinaashofficial3733 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena waad ku mahad santahay inta aad ino fa'idesay horay uso saxiib qalbi fiican ayaa tahay runtii

  • @hodanali4800
    @hodanali4800 5 ปีที่แล้ว +4

    You are so amazing thanks brother🙌

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 5 ปีที่แล้ว +3

    Arimaheena teacher for you youtuber🤗

  • @ibrahimshariif11
    @ibrahimshariif11 5 ปีที่แล้ว

    Thnks sxp wax badan ayaad ii faa,ideesay👍👍👍

  • @Mahmut-Yusuf
    @Mahmut-Yusuf 5 ปีที่แล้ว

    Oday soomaaliyeed Mahdsanid Bro wxan filaya inad wax badan utartay dhalin somaaliyed .

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms4894 5 ปีที่แล้ว +54

    *TH-camr ka aan lala hadlin like dhac sii*

  • @cumar-abdalahi-mahred2992
    @cumar-abdalahi-mahred2992 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah 💘🙏

  • @nuurkaafiofficial8323
    @nuurkaafiofficial8323 4 ปีที่แล้ว +1

    Thankz my big bro dhiira galintada waad ku mahadsan tahy

  • @queenqarnih6679
    @queenqarnih6679 4 ปีที่แล้ว

    Maaanshalllah arimahena wll Dar alle utaageero ALLAAH YAXFIDAKA ADUUN IO AAKHIRABAH CILmigaa habato Cumrigaa ha dheerado inshalllaah

  • @zususta5403
    @zususta5403 5 ปีที่แล้ว +12

    Aniga u horeeyo wan ku aaminsnhy bro❤

  • @Abdifataax.Buraale
    @Abdifataax.Buraale 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah pro wax badan waan ka faai'daysty runtii si fudud lacag ku hel waaye wlhi imikaan samaysahaa wacadala kkkk

  • @abdalasomali6060
    @abdalasomali6060 4 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsan tahay arimaheena halmid ayaa iga dhiman sida acconka loogu xero oo lacagta loga soo qaato intaas inoosoo dhamestir my bug bro

  • @mane_pubg5765
    @mane_pubg5765 5 ปีที่แล้ว +1

    Tnx wraa nio wllhi wx ub aahanaa ishegtay mhadasanid ninkaan wa NINKA .............. (buxi)

  • @s.a.oqueenfamily2187
    @s.a.oqueenfamily2187 5 ปีที่แล้ว +18

    Masha allh wll wanaagsan.thy runtii allh kuxafido❤❤❤

  • @naciimonayruus6788
    @naciimonayruus6788 5 ปีที่แล้ว +13

    arimaheeena aad baad u mahadsantahy waa lagaa faaidey

  • @caashomaxamed1174
    @caashomaxamed1174 4 ปีที่แล้ว

    masha allah qof waxaa tahay wllkisa wax u ogol o qalbi furaan allah kuxafiido

  • @dekaali5423
    @dekaali5423 4 ปีที่แล้ว +3

    I just love your smile walai

  • @mcapital5105
    @mcapital5105 4 ปีที่แล้ว +4

    Well done bro mcn keep on going

  • @ahmedduale872
    @ahmedduale872 3 ปีที่แล้ว +5

    Intii dawanaysa 2021 like i sara ❤️

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Arimaheena 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @Alhaajar
    @Alhaajar 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaalken arimahena excellent

  • @cabdicasiismaxamed939
    @cabdicasiismaxamed939 3 ปีที่แล้ว +7

    Inta nabiga jecel like isaar hadanad jeclayn iska dhaaf

  • @maxamedadam3797
    @maxamedadam3797 5 ปีที่แล้ว +17

    Keep going
    Firs view

    • @Samriye14
      @Samriye14 5 ปีที่แล้ว

      Wll subscribers isaar chenalka

    • @maxamedadam3797
      @maxamedadam3797 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Samriye14 ku saray pro

    • @Samriye14
      @Samriye14 5 ปีที่แล้ว

      @@maxamedadam3797 thanks bro ana wanku saaray

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 5 ปีที่แล้ว

    Arimaheena wlhi waa qof fican ilahay haku dhowro my teacher

  • @asmaadan9736
    @asmaadan9736 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa Lamaa huraan coozka jiilal wawtigan waa zidaaz maahmaah ayaa shahedo lama huraan waa coozka jiilal wawtigan waa lama huraan Arimheena👉💝💝💝👈💋

  • @xamaada4700
    @xamaada4700 5 ปีที่แล้ว +6

    Saaxib ArimaHeena adoo MaHadsanid vediowkan inaa nosogalisid AsiGoo mobile ah zxp thanks👍

  • @myfeynuschannel2574
    @myfeynuschannel2574 4 ปีที่แล้ว +8

    Guleyso si aad noogofaidiyo so arimehena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh apwe alha ku xfido geep going 👌❤❤👌👌👌👌❤👌👌👌👌👌

  • @abdiazisaliomar4877
    @abdiazisaliomar4877 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena bro waan kaaga Mahad celinayaa. Sida fcn aad noo bartay TH-cam channel... Big fan. Long life bro

  • @ayaancabdilahi827
    @ayaancabdilahi827 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnshallah brother thank you 🙏

  • @ahmadunited1266
    @ahmadunited1266 5 ปีที่แล้ว +48

    #Arimaheena# Love from Kenya Bro❣❣#Xaax

    • @himatofficial569
      @himatofficial569 5 ปีที่แล้ว +2

      Maseexataan miyaa reer kenya anagii america joognay ayaaba seexan rabnee

    • @aminyusuf2985
      @aminyusuf2985 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Ahaaa ninkaan aar ninkan mxn garanayaa😂

    • @ahmadunited1266
      @ahmadunited1266 4 ปีที่แล้ว

      Amin Yusuf weey sxp Amin 😃😃😃🤟

  • @mustafegamer8152
    @mustafegamer8152 4 ปีที่แล้ว

    Walahi qof fiican ayaa ad tahay waxanatahay walalkay wayn

  • @abshirjeesto2142
    @abshirjeesto2142 5 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Arimaheena

  • @kadar5629
    @kadar5629 5 ปีที่แล้ว +11

    First person who watches this video 🤣🤣

  • @yayamoud4302
    @yayamoud4302 5 ปีที่แล้ว +18

    #Arimaheena# one love mean form Djibouti 🇩🇯💪🏼

    • @lakimohamed4174
      @lakimohamed4174 3 ปีที่แล้ว +1

      Oo reer jabuuti
      Jabuuti love baan ku ahay
      Waana ku dhashtay

  • @hshuuke
    @hshuuke 4 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaa ka faaid ney mahadsanid arimeheena 😍

  • @salmansg2558
    @salmansg2558 5 ปีที่แล้ว

    Thanks Arimeheena.
    Bro Soo dadaji video-ga dhameestirkiisa.

  • @amiinadan5821
    @amiinadan5821 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah my brother

  • @daanialli9623
    @daanialli9623 5 ปีที่แล้ว +4

    wllhi nin qalbi furan aa thy allaha ku f
    dhowro wll keep going

  • @Darwiish4
    @Darwiish4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantay bro Arimaheena..

  • @captainjulyahmet9199
    @captainjulyahmet9199 4 ปีที่แล้ว

    Nio wlhy challenge i haysty oo an ka fikiri jiray ayad iga furty
    Runtii ma aqaano xiligad so galisy video lkn aniga hada si kadisa ayuu iga so hor baxaY inkastoo an aqoon magcga lkn naanaysta hada an arko arimaheena thnkz alot brother

  • @nafisaahmed2104
    @nafisaahmed2104 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah abowe walhi waxaa tahay qof aad u wanagsan dadka qaar sidaan deqsi Uma ahan mahad sanid walalahada somaliyed ayaad u Hagar baxeysaa illaah haku xafido aduun iyo aaqiraba walhi waxaa tahay deeqsi

    • @baromacdangoldandgemstons4044
      @baromacdangoldandgemstons4044 ปีที่แล้ว

      sidee loo bartaa macdanta dhulkaaga hooyo ( minerals gold and gemstones)
      th-cam.com/video/lP8tJo7uQV0/w-d-xo.html

  • @abdifitahahmed3744
    @abdifitahahmed3744 5 ปีที่แล้ว +7

    bro wlh waa ufaideysey dadka la. mel wax kamarn aniga cml alaha kuxfdo bil rmdn waye qeyr alahkusiyo

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi aad iyo aad baad u mahadsan tahay inta baan fami wayeyo hadeer baan sii fican u fahmey thanks

  • @mohamedamiin2218
    @mohamedamiin2218 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha wan ka faidnay wlh wad mhdsn thy sxb jiro

  • @jeekblues
    @jeekblues 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahad Sanid Sifiican u Sharaxday Wallhi

  • @somaligang5319
    @somaligang5319 5 ปีที่แล้ว +13

    Keep going Arimeheena 🤑Djibouti 🇩🇯ayan kaso slmy pro🙏🙋‍♂️

  • @saki7952
    @saki7952 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks brother. This video was good

  • @ayuopbaasha2039
    @ayuopbaasha2039 5 ปีที่แล้ว +1

    Mclin mahadsanid libax waxa tahay qofka kaliya oo somaliyed youtuber ah an dawado an dawashadiisa wakhti galiyo anan janis galiyo inan dawadoguul ku rajeynaya mclin

  • @Nuritahaji
    @Nuritahaji 5 ปีที่แล้ว +5

    Such humble guy i like u

  • @mohamedblack7763
    @mohamedblack7763 5 ปีที่แล้ว +5

    First yeees❤

  • @chefimsa
    @chefimsa 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheir bro

  • @queenfaatma
    @queenfaatma 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa'Allah thanks wll qaali.

  • @xafsahabdullahiabukar5504
    @xafsahabdullahiabukar5504 5 ปีที่แล้ว +4

    Like saar hada igu racsanthy youtuber rada ugu fican somalida ine yihin dirisle abdi iyo arimaheena 🙌

  • @officialmarickink5946
    @officialmarickink5946 5 ปีที่แล้ว +4

    Arimaheena ✌🏽✅💚

  • @gullyboy8574
    @gullyboy8574 5 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena waad ikasbatey sxb horey usoco 1m subscribers ayaad gaareysaa

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dheymanka wallheyga ah alle ha iikaa xafido wll qli

  • @ruquushhaji1426
    @ruquushhaji1426 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allh my bro allah yaxfadak keep going

  • @jamilasiyad5919
    @jamilasiyad5919 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks bro keep going

  • @SSnor95
    @SSnor95 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Arimahena isoo caawi wall waxan raba inan furto you tube walasha from Norway❤😁

  • @zeinabrabi75
    @zeinabrabi75 ปีที่แล้ว +1

    Thank you brother for explanation keep going

  • @hashimmediainc4952
    @hashimmediainc4952 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks bro Casharkaan waxbadan ayaan ka faaday balse aniga hal problem ama cilad ah ayaa iga heysata dhanka Monetization wuxu i leeyahay ineligible wan aqriyey wuxu kalo ii sheegay 3 copyrights Strikes iyo 3 Community Guidelines strikes balse muuqalada aan aniga iska laheen dhamaan waan ka wada saaray sidaas ay tahayna problemka weli sidiisa waaye fadlan iga caawiya sidan ku xalin laha Mahadsanadiin

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 ปีที่แล้ว +21

    Calamadii TH-cam Ka E √
    Arimaheena U Ku GuLaysTay Mansha Alla

  • @omarsadiiq7681
    @omarsadiiq7681 ปีที่แล้ว +1

    2023 Watching 😂😂🧐✌️🤷‍♂️🔥👋👋
    Legendary Arimaheenna Salaama ⚡️⚡️

  • @kadar5629
    @kadar5629 5 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bruv

  • @mohamedhussein8126
    @mohamedhussein8126 5 ปีที่แล้ว +8

    Great video ❤

  • @mohamedkhayre2444
    @mohamedkhayre2444 4 ปีที่แล้ว

    Arimaheena aad iyo aad ayd u mahadsanthy ilhy ha ku barakeyo bro

  • @mohatifoow
    @mohatifoow 5 ปีที่แล้ว

    masha allah best youtuber

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks my brother

  • @munomanka3983
    @munomanka3983 5 ปีที่แล้ว +21

    Aniga hada ayaan sameeysan rabaa thank you ❤ arimaheena 💖 💖

  • @Yahyekaldaweye
    @Yahyekaldaweye 4 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb waad noo faa ideyse

  • @mohamedabdiomar10
    @mohamedabdiomar10 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp Inbadan ugaas Allaha kudhowro Inbadan

  • @nagwaluula7835
    @nagwaluula7835 5 ปีที่แล้ว +3

    Thank you wll😍