Degdeg taliyaha ciidanka madaniga ah ee subeer awal oo la weeraray iyo casuumadii gooshu ay fidisay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @shamisyusuf3687
    @shamisyusuf3687 วันที่ผ่านมา +12

    ❤❤❤ Masha allah gesiga super power quality subeer awal jiir oo joog

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm วันที่ผ่านมา +7

    wllhi Habar awal ciidan bay samaysten masha allah tolkay from SSB Habar jeclo

    • @ifrahcumar4352
      @ifrahcumar4352 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤

    • @Beru700
      @Beru700 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Ciidanka madaniga ah waa qalad in somaliland laga dhex sameeyo .
      .burco. berbera. Boorama .hargaysa .
      Maxaa ay ciidan madani ah ugu baahantlyihiin ? Sool iyo sanag waa aag coladeed waa muhiim in ay ciidanka madaniga ah iyo kuwan qarankuba ha difacaan

  • @ibrahimmuhumed9840
    @ibrahimmuhumed9840 วันที่ผ่านมา +6

    Asc Subxaan Allaah malaha Aduunyafani waa gabagabo Naagaa lagu Rogayaa Soomaalida wallahi xadhkihiibay goosteen Ragiina caqliga lahaana way dhamaadeen marba waxbaa cusube hada ma madanigaa cub waar caqligu hashaqeeyo dumarka iska qabta Subxaan Allaah

  • @ALeo756
    @ALeo756 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland hdey waxn dhaqan u noqoto wadadii burburka ayey cagta saartey

  • @queensuqramahamed5971
    @queensuqramahamed5971 วันที่ผ่านมา +6

    Anoo habarjjeclo ah aya tageersan wabad habsanteen guul suber awal

    • @ifrahcumar4352
      @ifrahcumar4352 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 วันที่ผ่านมา

      Nin rageed nin rageed dhalay waa zidaa libaax

    • @AliMoha-p7x
      @AliMoha-p7x 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wllhi waa Runtaa hadan hore aan usameen laheen sow walaaladey SSB sow umaan gur manlaheen intaan is doondoneyney ayaan qerken ka harney

  • @ubahali783
    @ubahali783 วันที่ผ่านมา +4

    Meeshu sowta muadisho isku badashay dee waa na soo kala gaadha waan is dilaynaaye.

    • @OugbadSacadomar-w7n
      @OugbadSacadomar-w7n วันที่ผ่านมา +1

      Haa ubiqiin waxan oo kaleh Somaliland ka badan ader

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo วันที่ผ่านมา +9

    Reer kasta wuxuu leeyahay ciidan madani ah. Marka yaan la isku soo saqajaamin. Reer kastaa ceelkiisa ha illaashada inta ay dowlada dhexe ee Somalia soo gaadheyso halkan.

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 วันที่ผ่านมา +2

      🙏🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 วันที่ผ่านมา

      Akhascaleek Akhascaleek afnooli wuu hadlaa ayna wuu ciyaa emeson baa ku ilaalisee be quite

  • @CabdiraxmaanCcumar
    @CabdiraxmaanCcumar วันที่ผ่านมา +10

    Awalba jabhado qaran isku sheegay baad ahaydeene somali waa u guul inaad banaan ka u soo baxdaan

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 วันที่ผ่านมา +1

      Ina emeson be quite adiga xalane caruurtina kalyaha lagala baxo ka hadal

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 วันที่ผ่านมา

      Amisom ayaa hooyada iyo hablihiina wasa maadiga aniga wax I odhan kara

    • @Bureqamohamed
      @Bureqamohamed วันที่ผ่านมา

      @@ahmedfarah8316hablahina iyo hooyada ka xore amizon abowe 😂

    • @XafsaMaxamuud-pd3dk
      @XafsaMaxamuud-pd3dk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      SNM Soomalidiidkii waxey soomali sun ku ahadanaba illheey iyagu maanta dibada dhigey jecliya jabkiina

    • @XafsaMaxamuud-pd3dk
      @XafsaMaxamuud-pd3dk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wabaaaaaaa argagaxisada SNM SOOMALI WAY IDINKA DHAMATEY INAAD SAMAROON BAAA NAHAY SOOMALI KU DHEX JOOGTAAN BAA BALANA 😂😂😂😂😂

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 วันที่ผ่านมา +4

    Dumarkii maxaa xishoodka kagag dhacay

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv วันที่ผ่านมา +5

    NAAGTAN DOQONTA IYO KAN SULDAANKA SHEEGTA EE HUURADA WAYNLE MAXAA LAGA DAAWANAYAA HA LA XIDHO

    • @Rampo-v7k
      @Rampo-v7k 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyadaa siilkeegii baa la xidhayaa orod oofwareen xidh

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii วันที่ผ่านมา +6

    Reer sheekh isaxaaq wax la dhahaa ma jirto ee wadanku waa SOMALILAND.
    G36❤

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l วันที่ผ่านมา +1

      KUWAA. IYO. ADIGABA. WAALAWASAA. KHANIIS

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 วันที่ผ่านมา

      G36 waa basaasinta cadawga u shaqeeya

  • @guuuregeedi3581
    @guuuregeedi3581 วันที่ผ่านมา +4

    Dawacaley iyo sool kalay seediyaal beesha suber Awal caasimada waa nabad

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 วันที่ผ่านมา +1

      Sow kuwa sacad muuse ceerigaabo maalinkasta ku dhinta ila imika kuwa G 36 isku sheega qof kumo dhiman dhalinyaradii sacad muusana way ku dhamadeen cay iyo afxumo uun ba lago mahad naqa

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 วันที่ผ่านมา

      Hj ma quraanka lagu sheegay sanadka maanta ah reer walba ciidan beeleed ayay leeyin subeer awalna reeraha ayay ka mid yihin

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awal alla ha ilalyu wa ashrafti ilma sheekh isaxaaq bin axmed bini hashim miid waya ilma sheekh isaxaaq lama kala gurmaya cidankanaan wa cududi ilma sheekh isaxaaq nolada❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirahman-w1c
    @Abdirahman-w1c 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi taadaas oo kale waan aqaan dhulka inuu kuugu yaraan wad horu soco waad arki

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid วันที่ผ่านมา +6

    Goosha isaaq sacad sacad m💚🤍❤️💪💪💪🏇🏿🏇🏇🏇🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🦅🏊‍♂️🏊‍♂️⛴️🏊🏊‍♀️🚣🚣🚣🟩🟩🟩🟩usa subair abdirahman awal

  • @dahirelmi4716
    @dahirelmi4716 วันที่ผ่านมา +3

    Wax ciidan madani ah oo habar awal leedahay ma ogolin, mana yeelayno. Anagu haďdaanu nahay dadka deggan Saaxil ilaa Subulaha waxaanu nahay kuwii diifacayey Somaliland. Dawladdii uu cagaha u taagay Madaxweyne Cigaal. Ina Biixi iyo kuwa dadka kala qaybiyana waanu diidanahay. Ha noolato Somaliland. Kuwa reeraha ku maxaafsadaa ha dhacaan.

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii วันที่ผ่านมา +4

    Goosha Habar Awal u bixiya. Isaaq ma meteshee. 😂😂

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l วันที่ผ่านมา

      Isaaqa. Xalaasha. AH. Baymatashaa. Maaha. Garacda. Garkuxajis

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah guuuul subeer awal❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa allaah supeer awal waa isxorayey❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mussejama311
    @mussejama311 วันที่ผ่านมา +2

    Subeyr-awal army forces ❤❤❤

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 วันที่ผ่านมา

    Bagaaaa hore usocdaa ❤❤❤❤❤
    Absolutely wax nabad majirtoo

  • @gooranguux3929
    @gooranguux3929 วันที่ผ่านมา +3

    Jabhada ma gooshaa samaysay tolow ...

  • @MohamedDahir-w3v
    @MohamedDahir-w3v วันที่ผ่านมา +5

    Waa sida taliye halganka halka kasii wad iyo inantaba wan bogadinayaa

  • @yurub5288
    @yurub5288 วันที่ผ่านมา +7

    Mashalla Allah waa sidaas gobanimo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarabdullahihaji7127
    @khadarabdullahihaji7127 วันที่ผ่านมา +3

    War kii naagtaan Qabi Jiray muxu dhib hayay 😂 somaliland ayuu masiibo Ku soo daayay 😅

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve วันที่ผ่านมา +2

    Somalidu dadkooda dhimirka ah ee nolosha ka dhacay way ka sii waalaan

  • @Lillieisasigma
    @Lillieisasigma วันที่ผ่านมา +3

    Xishoodka ha la ilaaliyo

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b วันที่ผ่านมา +2

    Hargaisi waa nabade iska xaadiriya sanaag ama qorilugud iyo goobaha nafwaaga adeer. hadaad wax tarayso qalbi wareenow.

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l วันที่ผ่านมา

      Sanaag. Maanagaale. Orod. Xorayso. Futayahay. Xumi

    • @ducoqabe-z3b
      @ducoqabe-z3b วันที่ผ่านมา

      @Ifraax-h5l Hhh
      Sownigaa xoraystay ee aad arkayso. Bariiskii dhacay uun iga dayso eed qori lugud keeni jirtay...
      Qalbi waren gaadhi shilke ah buu kaga soo cararay salinta oog..

  • @mokhtarosman6946
    @mokhtarosman6946 วันที่ผ่านมา +2

    Aaway qarankii 30 sano la dhisayey ? runtii baa banaanka timid !! iidoor waxaa qaawiyey wiilal harti ah ! waa taa kala daadatay ! reerku tabar yaraa !!

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 วันที่ผ่านมา

      anigaa hooayada wase zoo cawride somaliland

  • @surrermolid4893
    @surrermolid4893 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤mashaaaaaa allah tabarkallah

  • @sagalabdi6265
    @sagalabdi6265 วันที่ผ่านมา +2

    benalay weyan rabta in somaliland isku dirto

  • @abdijalilahmed3858
    @abdijalilahmed3858 วันที่ผ่านมา +3

    Surta gal ma aha in habarawal oo ka mid ah beelaha somali uugu ilbaxsan,uugu aqoon badan uugu dawladnimo aqoonsan ay samaysani cidan qabil

  • @amirahassan-hw8ze
    @amirahassan-hw8ze วันที่ผ่านมา +1

    SAC Dhalay maxay wadaa, qolyii dhediga ahaa ayay isu keentay

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl วันที่ผ่านมา +3

    Ilmaadeerayaal ciidanka madaniga ah loogama baahna hargeysa gudaheeda ee waxaa looga baahan yahay goobaha nafwaaga waa xuduudaha somaliland

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l วันที่ผ่านมา

      HALKAASI. EAA. FUTADAADII. EE. DIFAACO. KUWAN. DEEGAANKSYAGAA LEHE

    • @Yusufliban-ty2tl
      @Yusufliban-ty2tl วันที่ผ่านมา +1

      @Ifraax-h5l rag hadaad tihiin kaalaya goobaha nafwaaga ee xinjirta iyo dhiigu shalaq leeyhiin dumarka iyo maatada haka dhex hanjabina

  • @Nnnnnnl265
    @Nnnnnnl265 วันที่ผ่านมา +3

    Hal kaa Kawada ✨✨SPSA✨✨🦁🔥🔥

  • @faraxcali1236
    @faraxcali1236 วันที่ผ่านมา +2

    Hj ayey ismoodeen soogala ciyaarta

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l วันที่ผ่านมา

      Habarjeclo. Waadad. Ealalahayo. AH. Ee. Adigu. Futo. Xajisoow. Qadhmuunka. Lafadhiiso

    • @jamajama2594
      @jamajama2594 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hj💪 somaliland iyu (fotdadaa) e ka defacisaa 😂

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt วันที่ผ่านมา +3

    awawo jiitda tagalka kalaya

  • @AhmedIlyas-d1y
    @AhmedIlyas-d1y วันที่ผ่านมา +2

    Mansh'allah qalbi wareen❤

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l วันที่ผ่านมา

    Guuul guul ciidamda madaniga suberawl 🥰🥰🥰🥰🥀🥀🥀🥀👏👏👏

  • @muusexiis6283
    @muusexiis6283 วันที่ผ่านมา +2

    Video caasimada jabhadi ku dhex duubayso waxaan u fahmay na qab qabta lkn waxay ahayd in faramaha s/land mid ka mida ay iska xaadiriyaan iyagoo hubkoodii wata

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂 reerka abtigay habarwal super

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha aala waanu garab taganahay ha la is jeclado waa ruun

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 วันที่ผ่านมา +1

    HAAYAA DIHII CALAMKAA EE HARGESSA JOOGAA WAA LOO TURJUMAAY INEEY SOMALILAND ISKUU BAADASHAAY SIDII SOMALIA 1992 EE GENERAL XAABSADEEY IYOO MUSEE SUDII YALXOOW ISKUU BEEC SANAYEEN SOMALIA 😅😅😅😅😅

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 วันที่ผ่านมา +3

    BAL BAHASHAN EEGA KKKK

  • @amiiracarap594
    @amiiracarap594 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    H.mmmm Xagee lagu arkay Reer inan yari u talinayso 😂😂😂😂😂
    Soo dhawaada ciidamada xasiidow😂 xasiid laydiin diyaariyee😂😂😂

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah viva suber bawar goosha isaaq noolow❤❤❤❤❤

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii วันที่ผ่านมา +2

    Tan niic deeda ayaa niic ka badan.

  • @MohamedAhmed-mr7wn
    @MohamedAhmed-mr7wn วันที่ผ่านมา +1

    Qofku markuu dawakho waxa la yidhaa qalbi wareer. Ninkani waa Qalbi wareer.

  • @ClcasiismohameddaauudCadicasii
    @ClcasiismohameddaauudCadicasii วันที่ผ่านมา

    Qali wareen
    Taliye
    Welcom

  • @abdiqadirjahorosman820
    @abdiqadirjahorosman820 วันที่ผ่านมา +2

    Adhigan eega 😂de jiida kaalaya Madani baa tiine

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l วันที่ผ่านมา

      JIIDA. RAG. CIIDAN. SOOMAALILAN. BAA JOOGA. FUTADAADANA. DIFAZCO. ADUU. QADHMUUN. BAAD. TEE

  • @aminamama4201
    @aminamama4201 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah dadkaygii suber awal guuula iyo gobanimo dalkeenu wa Somaliland guuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 วันที่ผ่านมา +1

    Kulahaa waa ciidan aan FBI dhicin ma soomaali bay mooddey naa waa American 🇺🇸

  • @CQAADIRXUSEENJAAMAC
    @CQAADIRXUSEENJAAMAC 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haahaa Gooshana waa salaamayaa Inan tayada

  • @TobanKabe
    @TobanKabe วันที่ผ่านมา

    uraaye Awal cidna kama baqaayo ee hana ceebaynin❤

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 วันที่ผ่านมา +2

    Soo dhowaada jabhada deeqa afro ee sacad muuse hambalyo

    • @Kawsarali-p3c
      @Kawsarali-p3c วันที่ผ่านมา

      Is adkeee yaan lagaa dareemin

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d วันที่ผ่านมา +1

    Allaylehe jabhado iyo reeray noqotay !
    Oo cirro maxaa loo dhiibey ?????
    Waa la hafray !
    Xaalka cirro waa
    Maafishkaba keen !
    Muuse ma tegin !

  • @suadaydid5270
    @suadaydid5270 วันที่ผ่านมา +3

    GUUL masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsraJaamac-n5u
    @IsraJaamac-n5u วันที่ผ่านมา

    Super power subeer awal guuul ❤❤❤

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e วันที่ผ่านมา +2

    𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐚𝐚𝐫𝐚𝐛 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐧𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐨𝐨𝐝𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 วันที่ผ่านมา +4

    Hargeisa maxaa lagadifaaci sool iyo sanaag ayaa ayaa laga rabaaa difaac

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 วันที่ผ่านมา +1

      Sol iyo sanag inta dagta hadifacato nacalah abaha kuyale nijasyahay qudhunki

    • @Beru700
      @Beru700 วันที่ผ่านมา

      Hargeisa iyo Barbara ciidan madani ah uma.baahna sool.iyo sanaag ayaa naaro ka dhacayan orad aad ha ku meeraysan .jigjiga yar iyo 150kA .
      Naag naag dhalay oo jileec ayaad tahay 😂​@@sagiimamoula2263

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 วันที่ผ่านมา

      ​@@sagiimamoula2263 isaq soo ma dagoh 😅 sool iyo sanag meshi hrgysu Fulka ku cuna

  • @AhmedAli-cv1yt
    @AhmedAli-cv1yt วันที่ผ่านมา +1

    Ragaan waa weeyn ee naagtan candhaweyn war oradoo jirkaga kashaqeeysii naagta wada waslada ah waa maxay 😅😅😅

  • @mubarikabdi-sy1gr
    @mubarikabdi-sy1gr วันที่ผ่านมา +2

    SPSA kolay wad u qalantan ina samesatan ciidanka madaniga ah❤❤😮

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 วันที่ผ่านมา +3

    Waxan idin waydiiyo dalka ma idinkaa degan isaaq I kale iyo dadkii kale maye wllee waad riyoonaysaan

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc วันที่ผ่านมา +1

    CIIDAMADA XAZZIIDDA

  • @Qarandhise
    @Qarandhise วันที่ผ่านมา +1

    War xishood dadkiin naxnaaxay iyo ciyaal

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Geesiiga Super Subeer Awal Allow dhowr Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤

  • @mohamedkhadar6883
    @mohamedkhadar6883 วันที่ผ่านมา

    BESHA SUBEER AWAL GUUL.... ❤❤❤❤GOSHA ISAAqna cid la hadli karta ma jirto GOSHA ISAAQ NOLOW INADER

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m วันที่ผ่านมา

      TALO AAN AAS AASNO URURKA Dalin YARADA SUPEER AWAL (IY0 AKoon) Dabadeed CAlaa qof 10$.bil.walba Ha.bixiyo AAN WAX kunqabsano Wax kasta hoosta ayaa laga bilaabaa Sidaa Ayaana wax lagu noqdaa waa FIKIR KAYGA❤❤❤❤❤❤

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 วันที่ผ่านมา +1

    akhasb tuugtii uu hogaamiyey biixi mooryaantii wadankan hore u baabiisay habaar idinku dhac dhaqaalihi wadanka dantii guud daaya dabadiisa ayuu ka maamulaya qabyaalad musuqmaasuq qudhun

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 วันที่ผ่านมา

    Ma durba! SL intaas inay ka weyneyd ayaan moodayey, balse sida wax u socdaan waxaan ka leeyahay “Rabbi Yasir”

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 วันที่ผ่านมา +1

    Wallee qoladii harti way innaga badiyeen mar haddaynu reer reer jabhado usamaysanay welcome subeeriyadda

    • @Khayr120
      @Khayr120 วันที่ผ่านมา +1

      Nabsigii ayaa inagu dhacay laascaanood markuu dagaalku kasocday waynagii dabaaldagaynay

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq วันที่ผ่านมา

      ​@@Khayr120Been mahaa gobtii dhulbahante 😢

  • @khadradahir1814
    @khadradahir1814 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliland sidan laguma aqoone miyaa la taagay waxbaynu aragneee...

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il วันที่ผ่านมา +1

    Habar awal waalatay kkkkkkk kolkaad afduubayseen hablaha yar yar ee 13.14 ah ee sidii adhi daabaxa aad ku gurayseen gaadhiga xamuulka qaada ee aad geynayseen gebilay ee aad qaarna suuqa dhexdiisa naasaha kaga garaacaysay adigoo usoogashaday shaadh dowladeed caqligaagu xaguu ku maqnaa 🤣🤣🤣🤣

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn วันที่ผ่านมา +1

    WAR CEEBTAN KUWA REERKII AWAL DHULKA LA GASHAY WAAXAY

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 วันที่ผ่านมา +2

    War doqontan inaga qabta reer sheekh isxaaqow

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 วันที่ผ่านมา +1

      Ciro aya ka doqonsan sow isago mu bilaabin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 วันที่ผ่านมา +2

    kuwan inooma ekaisaawow umadena uma eka bahalakan afkabaliya leh iga waala noomaeeka bisinka waaba sheegto kuwani macanagtankelayaha wayn garan waamidan weye

  • @Beru700
    @Beru700 วันที่ผ่านมา +2

    Ciidanka madaniga ah G36 waxa ay difaacayan bari somaliland.
    Ciidanka madaniga ah SSB waxa ay difaacayan bariga somaliland..
    Hadii ciidan madanig ah ay samaysen super awal .ha tagaan sool.iyo sanaag .
    Halkaas ayuu dagaal.ka socda hargeisa Barbara iyo burco waa nabad ciidan madani ah uma baahna in ay dhex joogan

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 วันที่ผ่านมา

    Habar-awal ❤❤❤ guul

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 วันที่ผ่านมา +2

    cali bad yeelan lahayden inta nin khayrkana ah copy garnaysan oof wareen qalbi wareen boqor buurmadow marakad maqshen mid iskasoojaray boqor badmadow weixina waa masayree caqlina maadwaxkula timadan waxay masakiintan h awal idinlama qabto waxas idinkan wa laidin soobadhaya yaad tahin dna banau idinkaqadayna

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 วันที่ผ่านมา +1

    Waan idinku taageersanahay in wadanka cadawga laga difaaco Guul Somaliland

  • @IbrahimhashiIgal
    @IbrahimhashiIgal วันที่ผ่านมา +1

    Isaaq ma ciidan qabiil baad ku bedesheen qarankii aad jeegan jirteen

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 วันที่ผ่านมา

    CIIDANKA MADANIGU JIIDA HORE AYAA LOOGA BAAHA YAHAY .WAAR SUBER AWAL LA BEEVASANMAAYO EE JIIDDA HORE TAGA NAA XUSHOOD.

  • @maryanhassan3344
    @maryanhassan3344 วันที่ผ่านมา +1

    Macaan baxbaa sidani ilaahow noosahal xishood

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq วันที่ผ่านมา +2

    Yaay la dagalamayaan ciidamada medeniga ee subeer awaal dee cidamada medeniga waxa loo samaystay waa dadka kaso hoorjeda jiritaana somaliland baribanay joogan idiinku maxaad ka dheex qabanaysaan matada iyo dumarka akhas waar xiishoda oo gobaha lagu difacayo jiritaanka somaliland ama taga ama iska aamusa waxani waa idiinku ceebe ciidanka ssb iyo G36 waxay jogaan oo ka haawl galaan oo fadhisiinkodu yahaay waa bari iyo dhulka somaliland lagaso weraraayo idiinku halkaad difacaysaan baal noo sheega

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 วันที่ผ่านมา

      ADIGU MARKAADSAMEYSATEY YAAD LADAGAALAMEYSEY

  • @naemamohmoud3965
    @naemamohmoud3965 วันที่ผ่านมา +1

    Dee guryaha ku shira Xage lagu arky jabhad hudheel fadhida waxy dad xayraaminta ahi 😅

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaad noqondontaa dembiile ee ogpw😊 i arka waxa. Ka. Danbeeya waa. La yaqaan😊😊

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 วันที่ผ่านมา +1

    Tan malag baa wada naa siyaasada ka bax! Waa run dee ! naagtan nin keedu miyuu nool yahay mise single madar!

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl วันที่ผ่านมา

    Masha Allah guul iyo gobanimo .ssb G36 Sancaan iyo qaar kale o badan

  • @abobasement346
    @abobasement346 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good job 👍🏾

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 วันที่ผ่านมา +1

    Asc, wallee qabyaladi qaran noqon wayday, S.land waxay dulmisey dariskeedii, sowta dulmigii gudihiina ka dilaacay.Allha idinka qaboojo.wvt

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c วันที่ผ่านมา

    Niiiiic Niiiiic dhadig yaa xabadda idiin ridi

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 วันที่ผ่านมา +1

    Goosha Isaaq kulahaa waar naagtan waalan qabta

  • @nimcoceelabe8873
    @nimcoceelabe8873 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah viva suber awaal

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 วันที่ผ่านมา +3

    Ceerigaabo iyo Laascaanood ha tagaan Ciidamada madaniga ahi. Magacoodu waa G37.

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 วันที่ผ่านมา

      IDINKAA KUFILAN HALKAA CIIDANKA SUBEER AWAL WAA INEY ILAALIYAAN GALBEEDKA

  • @Mohamed_Vlogs7
    @Mohamed_Vlogs7 วันที่ผ่านมา

    Soo badi sxb clipadan

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BEESHA SACAD MUUSE DHEH😮 CIISE MUUSE FAHIIMA QUUJE OO KALE UMA TALIN KARTO😮 JOOJIYA RABSHADA SACAD MUUSE😮 MUUSE BIIXI SACAD MUUSE AYAA DHABARKA KA TOOGTAY😢

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 วันที่ผ่านมา +2

    Masha ala tabraka raxman Guul h awal

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 วันที่ผ่านมา +1

    waa Khalad weyn in Police weeraro ama farea galiyo beel aan somaliland ka soo hor jeeedin ha kicininaa Super awal

  • @maxamuudmuuse-br7hz
    @maxamuudmuuse-br7hz วันที่ผ่านมา

    waxad qabateen hawl lo bahan yahay insha allah waxanu ka mid noqon doona cidanka madaniga ah

  • @Adualeh
    @Adualeh วันที่ผ่านมา +2

    Oo halkay ka dagaalamayaan ciidankani😂😂😂

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 วันที่ผ่านมา +1

    Away muuse halku Bobbya muuse blown muuse sabaya

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 วันที่ผ่านมา

      Wu xidhi laha waxan ee ma jogoh