Asalaamu caleykum walaalayaal NAHAABIYO WAA AWLAAD SHEYDAAN JAAHILNIMO KOLBA MEEL AYNA GARANEYN AYAY ISKU QAADEEN KIBIR DARTII MA SHEEGI KARAAN RUN QOF KA DUWAN MA QUURAAN RUN SHEEGID. KUWANI WAA BEEB BEEN KU HUBEYSAN MAXAA U DIIDY QOFKU WUXUU YAHAY INUU SHEEGO LOOMA SHEEGIN BEEN QORAN AYAY KA DABA AKHRIYAAN
Baarakalaahu sheekh Jabarti
anigo ah mulim suni ah walaahi wan kaxumahay dadka shecada kaben shega dadkas kamahadli karan Somaliya oo mid nool ama kandhintay
Shiiqan aad boow u aqli badan yahay runtii hadaladisa waa wax gar ah qufka muslimka ah waxaa laga rabaa in uuwax barto oo wax baaro kadibna uu hadlo
Been aan Cadeyn loo heyn qof ku qeylinaya waa yaab ninkaan iyo kuwo youtubers oo wahaabiyada caabuda beentooda wa lagu fahmay,sheekh Jabarti iftiimintiisa waa dayax inoo dhashay,xita inaga fahmayna markay hadlan waxba labartay adeer
Asalaamu caleykum walaalayaal NAHAABIYO WAA AWLAAD SHEYDAAN JAAHILNIMO KOLBA MEEL AYNA GARANEYN AYAY ISKU QAADEEN KIBIR DARTII MA SHEEGI KARAAN RUN QOF KA DUWAN MA QUURAAN RUN SHEEGID. KUWANI WAA BEEB BEEN KU HUBEYSAN MAXAA U DIIDY QOFKU WUXUU YAHAY INUU SHEEGO LOOMA SHEEGIN BEEN QORAN AYAY KA DABA AKHRIYAAN
Kadaab kadaab
Sheeku suni waaye War suni wax ka munaafaqsan aduuna
Sax hadan sunni nahy wxn nahy garbaha ay gaaladu ku duusho mrky rabaan iney dal muslim ah dumiyaan.
Adiga maxaad ka hadlaysa
Acuuthu billahi mink wacalaeyiintaba aamus kaasa kuu khayrleh
Imika ayaa suuriya looyaaba syuhuudi ayaa qabsaday wanna sidii dawladii cabaasiyiinta lagu jabiyey
Adigu maxaad rumaysantahay bisinka
ma adiga shiico ah wanba shakiye
Ama wadba ka darantahay shiicada