DAN IYO JACAYL PART 2 SOMALI FILM HD 2020.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 637

  • @muztaphearmanihlyrics6058
    @muztaphearmanihlyrics6058 4 ปีที่แล้ว +116

    WAX IDIN HOR ISTAAGAH ALLEH IDINMAH TUSOH

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว

      Wllo fadlan subscribe isaar

  • @wardiofficial4664
    @wardiofficial4664 4 ปีที่แล้ว +291

    Alle idinku dhaarshee like isaaara inta samaha jecel

  • @saedahmed2610
    @saedahmed2610 4 ปีที่แล้ว +77

    "Hop Films" waxay ka hadlaan xaqiiqda jiirta ee bulshada dhex martaa... hoore u socda tageeryaal badan ba idiin joogta Aniga 1st🔥💖

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 ปีที่แล้ว +87

    Habluu waa jano aduun allaaw no barakee like isara my Queens

  • @zamiirogarad1747
    @zamiirogarad1747 4 ปีที่แล้ว +8

    Aad bay u adag tahay nolozhas markd ku jirto ood maalinta masruufteda raadinayso lkn xaqiiq dadkas way naga qalbi wanagsan yhiin💯 lkn maxamed inataysan gabadha jeclaan anaa kala hor Maray jcylka maxmedow ♥️ idinkana wan idin jeclhy HOB FILMS ♥️💯

  • @abdiwahabsaiddayah3322
    @abdiwahabsaiddayah3322 4 ปีที่แล้ว +20

    Waligay intaan dawanyey somali flim samynsya indinkoo kale maan arkin
    Director ka Filmmakers ka editor ka walhi top ma kala dhacadaan siiwada wiilka iyo inanta danyarta matalya ayaa inpa cadi mha ugu danmayntii #HORESOCOD 👉✌️

  • @iskutashichannel3086
    @iskutashichannel3086 4 ปีที่แล้ว +140

    Wll Alleh haku dhawre like👍and subscarebe igu caawi 🙏❤💯
    👎

    • @aminadam98
      @aminadam98 4 ปีที่แล้ว

      Wax la imaw sxb oo is muuji marka dad ka subscribe ka baryi mayside 🤣🤣

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 4 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe ii zaar plz waan kuu zaarE

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว

      Adna wll isaar subscribe mhdsnid wl

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว

      @@Aamiinkayse1 fadla iisaar wll ana

    • @kaltuunyusuf6163
      @kaltuunyusuf6163 4 ปีที่แล้ว

      Haw iman laan like orad shaqayzo

  • @mohamoudmohamedali6690
    @mohamoudmohamedali6690 4 ปีที่แล้ว +7

    Hob Films Dhalin fikrad fcn la yimid runtii aad iyo aad ayan uga helay qaabka aad wax ugu soo bandhigtaan bulshadiina oo aan anigu ka mid ahay hore usocoda wllalayal 👏👏👏👏👏

  • @hirsiabdi9741
    @hirsiabdi9741 4 ปีที่แล้ว +212

    Nin daruufta waxay tahay soo arkay baa fahmaya
    Ma ilaawo noloshan soo maray

    • @akterkhaalid57
      @akterkhaalid57 4 ปีที่แล้ว +1

      Bro wan ku rabaye number ii reeb

    • @hirsiabdi9741
      @hirsiabdi9741 4 ปีที่แล้ว

      Waa WhatsApp

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe ii zaar plz waan kuu zaarE

    • @rahmaomar9228
      @rahmaomar9228 4 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi qof walbo Wu somari sidhan cml

    • @rahmaomar9228
      @rahmaomar9228 4 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi qof walbo Wu somari sidhan cml

  • @abdipr4768
    @abdipr4768 4 ปีที่แล้ว +32

    Hop films hore usocda walalayaaL☺️🥰

  • @gaduuraofficiall7872
    @gaduuraofficiall7872 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi kooxdaan youtuper ka fcn soomali kuma jiraan wadciga hiray dhab uga hadalyaan hobfilms waan ku xirnahy ❤😙

  • @shiinedoller4736
    @shiinedoller4736 4 ปีที่แล้ว +16

    Ninba wakhti ayuu somary hadad😭 dhimanyso😢 dhareerka ayaa layska duwa
    Ninku waa inuu shqysta waa gusha mustqbal😊

  • @amiraajama
    @amiraajama 4 ปีที่แล้ว +14

    iLmadeerayaalow Qisadii Sahal & Asli Noo soo dhamays tiira 🤔🤔
    ONE LOVE KEEP GOING TOLLKA😂💚💖

  • @fatmayuusuf5036
    @fatmayuusuf5036 4 ปีที่แล้ว +128

    waxaan idinku biirin lahaa inaydin ka caajisin hamigiina dad talent lehna waad tihiin hakala go,ina qofka jilinkiisu na cajibiyo yuunan isla bixino isdhihin tagerad heshaye chanal furo isku duubni bad wax ku noqonaysan anaganu idinku rabna ❤

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว

      Wlshayey fadlan subscribe nosaar wll

    • @sharmaboy7104
      @sharmaboy7104 3 ปีที่แล้ว +1

      😄😄😢😢💌💞💞💞

    • @zersulub321
      @zersulub321 2 ปีที่แล้ว

      Wllhi Lagenad Indgeer garad ba tahay 2sno kohor waxad ka wacdisey mant wey dhaceen

  • @khaalidcabdiraxmaanoffical6240
    @khaalidcabdiraxmaanoffical6240 4 ปีที่แล้ว +48

    Mar hadaad soo gashay oo aad akhridey like iska saar wll

  • @xiska1official769
    @xiska1official769 4 ปีที่แล้ว +6

    flim aan caadi eheen waaye wax kale waaye wali ma arkin film somali ah oo saan oo kale dareen iyo qiiro u leh wlhi dad la isku soo xulay ayaa la idiin modaa masha allah horey usocda aniga waxaa tageero qaas ah u ahay ( MUNA👑👑👑👑👑👑👑👑 ) PRANK ahaa waan tagayaa haka dhabeyn kooxda ha ka tagin abayo waligaa iska joog nuur calaa nuur ayaa tahay MUNA atarishada jiniyada

  • @Galcad
    @Galcad 4 ปีที่แล้ว +13

    Team dhmmn salan sare aabo yaal 🔥🔥🔥hop films wlhi channelkiin tir ma leha inta soo booqday 😂👏🏽Director Hamze 👑🎥

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 ปีที่แล้ว +5

    Runtii waxad tihiin dhalinyaro mudan dhiiragalin marwalba waxad lawadaagtiin bulshadiina idin jecel xaqiiqada dhabta ah ee dadkeena horay usocda waad guulaysanaysaan inshaa allaah💕💯❤️🌹

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 4 ปีที่แล้ว +20

    Film 🎞 aan inbaa cadii ahayn
    inshaa Allah hargeysaa imadoo waan iin kusoo birayaa Hop films💝👑 Dhalinyaro horey uu soco baa tahiin

  • @ugaaskageesk4893
    @ugaaskageesk4893 4 ปีที่แล้ว +82

    Hadaf kaga haka daalin lkn hadad daasho u naso alxmd 25 jiraa 10 sano shaqaynayna alxmd waxba meel maan dhigan lkn 8 ruux aan u waynahay manta waa wada aqoon yahan wada shaqaysta kii udembeeyey 16 bisha 1aas scholar u diraya dibada soo ducee wllo

  • @mapruka
    @mapruka 4 ปีที่แล้ว +21

    Najma qurux waan jecelhy igu salama inantaa dar allah uga helay wlhi manshallah inshallah inantaan dhalidonan uugu magac dari dona inshallah

  • @indhacase3610
    @indhacase3610 4 ปีที่แล้ว +39

    Kooxdan Yar Waan wataa Go Forward Hob fiLms AwLaaduL Caasima ✊💚☁️♥️

  • @mohamedabdi3112
    @mohamedabdi3112 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow sas ujishen wa waxay ubahantahay Somalia waye runti waxan idin leyahay hor mar wacan dhamantin keep going 💯💯💯👈

  • @muxibo7918
    @muxibo7918 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw Film inapa caadi ahayn waaakahelay 😍
    I loved to Film.hore usocda walalahay waan idin jeclahay inpadan ruwaayadihiina✌

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla gabar kula dhalatey oo Haddana garabkaagaa Qaalisanaa Waa Naxariis socota Alle ha idin dhawro Gabdhaheena soomaaliyeed dhamaan

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 4 ปีที่แล้ว +14

    Thank you, Hob films..
    Aad baan idiinka sugayay filmkan, waxanan rajeynayaa inaad sii wadaan.
    Waa saaxiibkin oo Burco idinkala socda

  • @muunahaldhaaxasan4414
    @muunahaldhaaxasan4414 4 ปีที่แล้ว +7

    waad ku mahadsantihiin saad noogu soo dhalhsateen lkn filimka noo yara dheereeya ama laba xal qadood isasoo raaciya 👏👏👏👏👏👏hore usocda dhalin yaro

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 4 ปีที่แล้ว +17

    Thanks HOB Films I was wating this part

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo subscribe isaar wa wllka e

  • @sahradhunwaren1098
    @sahradhunwaren1098 4 ปีที่แล้ว +9

    Mzha Allah pahda hope films 100% idin tageeraa wllo

  • @hamdaiprahim8362
    @hamdaiprahim8362 4 ปีที่แล้ว +23

    Dayax waa wiil dagen maazha Allah Allah haku xifdiyo wllo

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว +2

      Wllo subscribe isaar wa wllka e

    • @nuurasaleban3694
      @nuurasaleban3694 4 ปีที่แล้ว +1

      📱📱📱📱

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 4 ปีที่แล้ว +4

    HOB FILMS my favourite channel guuleysta marwalba
    Inaan idin bartay daawashadiina baa ii farxad ah
    Waan idin ku taxanahay marwalba insha allah
    Dad talent leh hadana hadallo cajiib ah ku hadlayaan waliba caqli ku saleysan
    Iyo riwaayado ka hadlayaan waxyaabaha bulshada ka dhex jirto
    Anyway horay u socda jaalleyaal🙏💖

  • @dilaaqofficial7232
    @dilaaqofficial7232 4 ปีที่แล้ว +2

    Shekadan waa iga gadantahay
    Keep going team hop film
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nazirziyad215
      @nazirziyad215 4 ปีที่แล้ว +1

      kkkk horta komanti kasta oo uu bixiyo qof rer koonfura ma waajibaa inuu raaciyo calanka bulugaa . like inta ila aragtay

    • @sumayafaraxsumayafarax932
      @sumayafaraxsumayafarax932 4 ปีที่แล้ว

      @@nazirziyad215 hhh haa🇸🇴🇸🇴✌

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 4 ปีที่แล้ว +4

    aad ban oga helay runtii wuuna ka xiiso badanyahay musasalada ajaanibta in yar ayan jeclaystay inaan tallo saaxiibtinimo idin siiyo badanaa wada sheekaysiyada music bad ku dul qabataan mana fiicna ma adaama uu xiisihii video ga kala jarayo markaa mar iyo laba laysla fahmayo waxa laga hadlayo musicga ku dul qabta hadan gafay cafwan idin niyad jabin maayo 😍

  • @ahmedabdirashiid7797
    @ahmedabdirashiid7797 4 ปีที่แล้ว +27

    Subscribe ii saar Lama Dhahee Wax Qabad ayaa lala Yimaadaa Sida HOB Films

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 4 ปีที่แล้ว +2

    Inanki afka reer xamarka iska baadhbadhi jirey e somaliga BUDHKA LA DHICI jirey maanta wuu naga hagaajiyey
    HOB FILMS IDIN WATA👍

  • @khalidgacmo2622
    @khalidgacmo2622 4 ปีที่แล้ว +4

    MAHAMED DAYAH WAAN KU WATAA NIØ ZXB 🧡💯

  • @koralive7949
    @koralive7949 4 ปีที่แล้ว +3

    Bahda hop films dad ku dayazho mudan❤👏

  • @muztaphearmanihlyrics6058
    @muztaphearmanihlyrics6058 4 ปีที่แล้ว +15

    KEEP YOUH GOING BARBAARTAH HOP FILIMS

  • @hamsaaided3976
    @hamsaaided3976 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah si wacan ayaad uduubteen iyo history wacan kaliya waxan idinla yar wadagi laha ilana yar qurux badnatay in aad xagad musica ka yar galinaysaan in aad heeseheeni iyo dhaqankeenii inoo galisaan si uu xiiso badan usii yeesho filmkuna waa good thankz👍

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 4 ปีที่แล้ว +30

    He’s so humble, I love that about him🦍

  • @zahrasaed6339
    @zahrasaed6339 4 ปีที่แล้ว +1

    HF idin jeclhy kal iyo laab bishan 100k gaadhsiya waa koxdeni horumar wcn😍😘

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waxaad tihiin dhalinyaro aad u cajiib ah oo hibo Alle u siiyey jilidda filmada masha Allah hore usocda Kooxda Hob Films

  • @qabyaaladdiidmedia9692
    @qabyaaladdiidmedia9692 4 ปีที่แล้ว +1

    Dayax intii taagerta like😎

  • @abdullahiofficial2167
    @abdullahiofficial2167 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy calosha I hurty team aan tagero tihin wlhy wana iska jeclhy inan isaga cesh ceshto videoyadina horey usocda

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 4 ปีที่แล้ว +2

    Chanelka ilka waa wayn haku dawanine sherta la ogaada

  • @raxiimoshiiq1857
    @raxiimoshiiq1857 4 ปีที่แล้ว +3

    walal mashaa Allah wanka ka helaa filimadinaa keep going ayan ni leyahy 😍😍😍

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah hore uu socda alle haydin barakeeyo hob waan idin wadanaa wada jira waligiin tafaraaruga iska ilaaliya kaasa soomaali la dagaye ☀️

  • @nimcosagal254
    @nimcosagal254 4 ปีที่แล้ว +3

    Hore u socda walalaYaaL wallaHi idin taagera in padan idinkuH so biiri doonaH inzha Allah❤️😍

  • @ugbaadmaxamuuud9967
    @ugbaadmaxamuuud9967 4 ปีที่แล้ว +15

    HOB FILMS MAZHA ALLAH HORO
    UZOCDA LOVE

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 4 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe ii zaar plz waan kuu zaarE

  • @apdusametawil5716
    @apdusametawil5716 4 ปีที่แล้ว +1

    Zhp maxamed wlhi waan qiroday filimkan qiimaha badan hore usoco zhp waana wax jira waxa uu filimkan ku sahabsan yahay wlhi

  • @nimcoahmed9747
    @nimcoahmed9747 4 ปีที่แล้ว +5

    Horusocod wanagsan walaladay guulaysta dhmtiin💪👏

  • @Ahmed.winner
    @Ahmed.winner 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhalin yaro dadaal ka muuqdo ,
    Hore u socda
    @HOBE_FILMS

  • @stayblue759
    @stayblue759 4 ปีที่แล้ว +3

    Film kan wn ku dakhranahay wlhi dhalin yaro Laso Dhakhsada qaypaha kalena. ✌️✌️✌️

  • @zaadoaxmed9568
    @zaadoaxmed9568 4 ปีที่แล้ว +54

    Wallo 1 Like Xita

  • @roodaruunchannel6159
    @roodaruunchannel6159 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah shaly 16k subscribers ayu channel kan marayey mantana 22k hora loo soconaya keep up the brilliant work

  • @saciid90
    @saciid90 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh hore usocda waxaan ahy Shaqsi aad idinku xidhan Horumar wacan ayan idin rajaynaya insh allh

  • @samsamsale6908
    @samsamsale6908 4 ปีที่แล้ว +3

    Wllhy waan ka heeli so baadiiya 😂😂😂 waada daadashee dalinyaro masha allha hore usco

  • @habibamohamed5601
    @habibamohamed5601 4 ปีที่แล้ว +8

    Madar iyo dayax iyo muno wlh wa kuwan ugu jecelhy filmkan dee

  • @dholacazeofficial5999
    @dholacazeofficial5999 4 ปีที่แล้ว +22

    2kun Oon Roodhi siisTo isii kalmad Dhaxal galaH waa wllkeiN Oo inka zoo zalamaYa gopolka ragaH🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shaamproduction820
    @shaamproduction820 4 ปีที่แล้ว +2

    msha allah horu mar wacan dhamantin zhp dayax iyo azhptida maxamed dayax nin anu wax badan wada shaqeyney o dabecad iyo dadnimaba leh hourmar wacan zhp ku rajeynaya insha allah

    • @Dayaxofficial
      @Dayaxofficial 4 ปีที่แล้ว

      Thanks wllky qli Abdirisaq Shaam

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa mid kmida taageerihiina hal hodsi ban wata wlalayal plz daqiiqadaha noogu Dara ugu yaraan 20daqiiqo kadhiga hdey macquul tahay aaadbana idin salamaya dhamantinba isku duubnaada dad wxa thin talent leh wlhi❤🙏👏

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 4 ปีที่แล้ว +15

    Qofkii 5aad ayaa ahey HOB FILMS taagero buxda 😍

  • @nazirpiihi7101
    @nazirpiihi7101 4 ปีที่แล้ว +6

    Hop films hore usocda😍😍

  • @dahabo319
    @dahabo319 4 ปีที่แล้ว +17

    Horey uzocda dhalinyaro😍👌

    • @Aamiinkayse1
      @Aamiinkayse1 4 ปีที่แล้ว

      Azma Wll subscribe ii zaar plz waan kuu zaarE

  • @ayannzuleepan649
    @ayannzuleepan649 4 ปีที่แล้ว +6

    Aboowe lasoo dhakhsada keep going wlll💕❤💋

  • @abdikalikgurey1996
    @abdikalikgurey1996 4 ปีที่แล้ว +3

    daqiiqadaha inoo badiya hop filims tnkz 👍💯

  • @fatxicabdullahi2043
    @fatxicabdullahi2043 4 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku hysta wlgi filimka nice

  • @Muhyadiin
    @Muhyadiin 4 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah walaalayaal hore u socda majaajilooyinkiina waxan uga doorbidaa unaga jeclahay kuwa kale waaqaca iyo xaalada hadba jirta ayaad kaga hadashaan.

  • @mowhermood3069
    @mowhermood3069 4 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaaw manta Ani u horeyo salan sare koxdeydi

  • @moxamudhallac_official9117
    @moxamudhallac_official9117 4 ปีที่แล้ว +10

    Waxaan idhinka so salamaya Kenya gaar axaan Garissa ...
    Maruun hadaan wax idhinla jili laxaa waan farxi laxaa

  • @abdinassirahmed7087
    @abdinassirahmed7087 4 ปีที่แล้ว +18

    Maxay dantu Ciishay wiiloo
    Dulqaad iyo deeq lahaayo
    Dadkuna doqon moodayaa
    Wlhi murtida ku jirta ayaa ah ninka ragga waakan xoogiisa maala xaarantana iska dhowra gabdhaha na xushmeeya full xushmad asxaabey

    • @mahamedkayse7210
      @mahamedkayse7210 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed waa qof jilaa ah Murtina leh Somali oo dhan way ku qanceen zdkle madar

  • @kadirthomas5586
    @kadirthomas5586 4 ปีที่แล้ว +1

    Iɗinka usareya hoɓ films horumargaadh💖

  • @WARDISOCIALMEDIACHANNEL
    @WARDISOCIALMEDIACHANNEL 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah wlhi waa film cajiiba hore u socda dhalinyaro

  • @cabdixakiinmosaleeban8703
    @cabdixakiinmosaleeban8703 4 ปีที่แล้ว +7

    Lengan i am frm canada Hore Usocdaa ✌✌✌

  • @drriimh4709
    @drriimh4709 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walal horo usocda wankahelay musalsalka thanks

  • @amiincabdi8103
    @amiincabdi8103 4 ปีที่แล้ว

    HoB films hore u socda dayax and muna and madar aad ayan idna tagera dhamtin🌷🌷🌷🌷waxn idan leyhay gulaysta

  • @sihaamabdihakiin4785
    @sihaamabdihakiin4785 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa alaa like saar fadlan

  • @ISMOBeautyandCooking
    @ISMOBeautyandCooking 4 ปีที่แล้ว +13

    Halkeedad dhigteen hob films

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isaar wa wllka e

  • @maidaothman202
    @maidaothman202 4 ปีที่แล้ว +7

    Wa kahely riwayada ❤ hore uzocda dadkygi

  • @eidamendada8440
    @eidamendada8440 4 ปีที่แล้ว +9

    Dan iyo jaceyl Heer caalami 👌 go forward guys 🤛

  • @axmedibraahim7692
    @axmedibraahim7692 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha alaah hop films horey usocda

  • @mirhaanmohamed1256
    @mirhaanmohamed1256 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alh waa koox aaan ka helay horay u socda

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 4 ปีที่แล้ว +9

    Muna qrx yada darteed ayaaan u dawanaya riwayada love you hpptii❤️❤️❤️💋💋💋

  • @anazhuseyn365
    @anazhuseyn365 4 ปีที่แล้ว +5

    Muna si gaar banu ku salamaya Qali 💔⛔💯😍 😍💖

  • @caashoaxmed3132
    @caashoaxmed3132 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wn la dhcay ruwaydan keep going dhalinyaro

  • @queenayaanswedan8866
    @queenayaanswedan8866 4 ปีที่แล้ว +2

    Kooxdan waan idin salamay
    Wiilkan TALANTI MA LEH REALLY
    WIILKAN KA BADALA ACTOR'S SHAX SHAXBUNA LAHAY
    #NAJMA
    #MUNA
    #BADRI
    #MADAR
    DADKA U DHIIBA FILMS TA😍😍😍

  • @mascuudmj5696
    @mascuudmj5696 4 ปีที่แล้ว +6

    Hot Films Oo dareenkisa wata 😍👑💪

  • @kaydmohamed9309
    @kaydmohamed9309 4 ปีที่แล้ว

    Hore u socda zhpyalal dhamantiin horumar wacan

  • @aymeric2451
    @aymeric2451 4 ปีที่แล้ว +8

    Walahida riwadaan waay igaa oysiseey

  • @gulleitshanta3282
    @gulleitshanta3282 4 ปีที่แล้ว +1

    Najma Waata Hop Filims

  • @hodonahmed1477
    @hodonahmed1477 4 ปีที่แล้ว +2

    Inankaaa dayax waaan wataa anigu 😍😘

  • @zaedzahid8217
    @zaedzahid8217 4 ปีที่แล้ว +4

    Qaybakalena nooso dadajiya wan sugi karilanaybe mansha Allah Hore usocoda dhaliyaro Jilaaya OO Haybad uletihine I form burco wanu indin taagersanay🙏👍🥂

  • @kalid69official67
    @kalid69official67 4 ปีที่แล้ว

    Walaalnimadu wa wehel wlhi
    #Dayax Legend
    Jilliinkinu Caadi maaha Dhamantinba wa emotional Films kiinu mnsha Allah

  • @ajmedofficial3423
    @ajmedofficial3423 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep going wllalday from borma

  • @awalemuztafe134
    @awalemuztafe134 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy waan ka helay marka hore usocda

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 4 ปีที่แล้ว +13

    HOP FILMING hore u socda ✌️

  • @yahyezhmurtadamson9413
    @yahyezhmurtadamson9413 4 ปีที่แล้ว +7

    Best Actor Ninka Barcada Xidhan Big Respect Zhp Keep Going

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan2407 4 ปีที่แล้ว +6

    keep Going hom films😍😍

  • @hamseabdi8279
    @hamseabdi8279 4 ปีที่แล้ว +1

    Muna riwayda jinka ayd funny ku thy shaydaamad yhy 😛😛😜😜🤣🤣hore usocda

  • @hooyomacaan6688
    @hooyomacaan6688 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi film jira 💯