SAFAR DACWADEEDKII SHEEKH MAXAMED SH CUMAR DIRIR IYO URURKA AL-IXSAAN EE HAWDKA MIYIGA | 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ค. 2023
  • #subscribe​​​​​​​​​ #WarbaahintaNoloshaIslaamkaTv​​​​​ ​#like​​​​​ #Share
    Warbaahinta Nolosha Islaamku Waa Tv Caalami ah Oo Ka Shaqeeya Horumarinta Arimaha Dacwada Iyo Arimaha Bulshada Islaamka
    Fadlan Naga Mid Noqo Oo Janalka Saar SUBSCRIBE
    WHATS APKA +252 63 3808049
    FACEBOOK / noloshaislaamkatv
    INSTAGRAM / nolosha_islaamka_tv

ความคิดเห็น • 60

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahayoow Culumaa Udiikeena Xafid Aamiin Aamiin

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 ปีที่แล้ว +2

    Asalaamu calaykum wr wb MashaaAllaha jazaakalaahu khyer ayaan leenahay sheekhunaa sh cumar dirir wuxuu mudan yahay in lagu daydo da,dadka miyiga aad iyo aad ayey ugu baahanyihiin dacwo,wax baris iyo dhinac walba wadamada caalamku waxay ka horumaraa oo ayey marwalaba ku xidhan yihiin miyigooga sobobtoo ah waxaa laga keenaa miyiga Wixii log baahanaa oo dhan caano noqoto, haddii aye hilib noqoto ay subaga noqoto markaasi miyigu horuma badan ayuu u baahan yahay inagu waan isku caynaa haddii aan soomaali nahay baadiyaha waa nacasnimo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    MaashaALaah.❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 หลายเดือนก่อน +1

    MaashaALaah

  • @sadamabdi856
    @sadamabdi856 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah tabarakallaah sheekh maxamad sheekh cumar dirir isha allaah caafimaad ka iyo xooga iyo caqliga alle ha kubarakeeyo aamiiin aamiin yarabi yaraxmaan

  • @user-dx5rs1zb2g
    @user-dx5rs1zb2g ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله ما أجمل هذا السفر في الدعوة وتعليم الناس دينهم

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah aluhuma baarikloh cimrihi wa cilmihi wa saxatuh

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 ปีที่แล้ว +3

    ما أجمل أن تكون داعيا لله

  • @GaraadCabdale
    @GaraadCabdale ปีที่แล้ว

    Salaam ilahay khayr ha siiyo sheekh Dirir iyo inta la socotayba, fadlan inaga ilaaliya hana taageerina 3 wax oo halis ku ah umadeena: Qabyaalada, Qaadka iyo Musuqa.

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 ปีที่แล้ว +1

    Shekh Maxamed dirir
    Cimridheer iyo caafimaad Allaha siiyo.

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah guylayista

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah tabarakallah. Jazakallaahu khayr Sheekh

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllah Ilaahay miisaanka xasanaadka haw saaro Culimada shaqo wanagsan

  • @ahmedjimale4852
    @ahmedjimale4852 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @laylaalahi5380
    @laylaalahi5380 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah Allah ha xafido culumadeen

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah ilaahy haku barkeeyo sheekh mohamed sheekh cumar sheekh dirir ❤❤❤❤❤from saylac somaliland👮🏼

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 ปีที่แล้ว

    Mansh allaah

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah ilaahy haku barkeeyo sheekh mohamed sheekh cumar sheekh dirir ❤❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Allah ha xafido culimadeena ❤

  • @abdinasirdubad4840
    @abdinasirdubad4840 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabaraka laah jazaakumulaahi khayr Dhaantiin ba

  • @safiyaqurux578
    @safiyaqurux578 ปีที่แล้ว

    Maaashallh ilahyow culimad noo barake

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 ปีที่แล้ว

    illaahey ajar ha idinka siiyo reer miyiga wey ubahnayen wacyagalinta maxa yeelay roobka ilahey meshu ku da o dadki udaq imado loo lenayo reer heben kadibna abaar ilahay kayele dhaman dhulka somalida imanka alaha nagalsho amin

  • @abdijibarhussein4696
    @abdijibarhussein4696 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 ปีที่แล้ว

    masha allah alle ha noo xafido culimada aamiin

  • @SOMALIHOMEIMPROVEMENTS
    @SOMALIHOMEIMPROVEMENTS ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH TABARAKALAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 ปีที่แล้ว

    ماشاأ الله تبارك الرحمن

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 ปีที่แล้ว

    maansha allaah tabaarakallaah

  • @ahmedali-ij7xd
    @ahmedali-ij7xd ปีที่แล้ว

    Masha,alaah

  • @Fankaiyosuugaanta7
    @Fankaiyosuugaanta7 ปีที่แล้ว

    Mash Allah ☘️🥰🥰

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc ปีที่แล้ว

    Dadkeenu diinta iyo culimada jeclaa...Maasha Allaah

  • @issackhalima2028
    @issackhalima2028 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 ปีที่แล้ว

    كثر الله أمثالكم

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc ปีที่แล้ว +1

    Dawladdu dadka reer miiga ah si gaar ah haw daryeelaan iyagoo kaashanaya Culimadda

  • @Hiis3299
    @Hiis3299 ปีที่แล้ว +1

    اللهم اجعلنا من أهل القرآن يارب 🤲

  • @makimaki7484
    @makimaki7484 ปีที่แล้ว

    🎉❤❤

  • @ahmedali-ij7xd
    @ahmedali-ij7xd ปีที่แล้ว

    Mas

  • @xsnysf5433
    @xsnysf5433 ปีที่แล้ว

    Iga gaadhsiiya in ay Laascaano yimaadaan

  • @adanabdi3944
    @adanabdi3944 ปีที่แล้ว

    Malcaqmad ba la yidhah AFI iyo magacyadi synu adeegsan jiray carabiners ba ba mesha ka sartay

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 ปีที่แล้ว

    maxaad xarshin ugu badhi waydeen

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 ปีที่แล้ว

    Maxey Somali Dhulhaysaa laakin aan lagunacfineyn. Teedakale Umadda Islayneysa Culimada Somaliyeed Hakala dhexgalaan.

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 ปีที่แล้ว

    illeen isku mid ayaan nahaye

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 ปีที่แล้ว

    Kan sheekhoow WAXAA layidhaah dalxiis DHIIGA KU DAADANAYA LAASCAANOOD
    Dhexgala halkaasaa hEli IDIINKA taalaaye

    • @KhadraJaamac-dz3zf
      @KhadraJaamac-dz3zf ปีที่แล้ว

      Wll afkaaga dadka haku dhibin waa waxa hada uu shiikhu kahadlayay wllky qofkasta qalbigiisa ilaahay ayaa og

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 ปีที่แล้ว

      horta laascaanood yaa jooga, rag qoryo wata uun baa jooga. niicbaad meelkasta la taagantiin. hawiyana siyaasaddii iyo qabyaaladdii baray oo immika wakaa ku dhawaaqay in doorasho lagu imanyo Villada. 18 milyan bal soo saara nin. xataa 400,000 ee Puntland u geeyo 500,000 ka dhigta haddaad doontaan.

    • @ahmeddheere3832
      @ahmeddheere3832 ปีที่แล้ว

      @@SAF.3861 Anaga daarood ah oo weliba harti ah Isaaq ma necbin Hawiye iyo isaaq waa labadayda garab aan ku faano ❤❤

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว

      ​@@ahmeddheere3832 zhp inta waxgaradka dadkeena inta kale ayaa kabadan ayaa filaya yacni ani bulshada somaliland ayaa kawadaa , runtii qof sidaadoo kale u hadlaya markaan arko aad ayaan ugu farxaa

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว

      Walal halkaa culimadeena soomaliyeed oo dhan ayaa kahadlay
      Lkn culimada maanta hadal maahaane awood ciidan oo ay waxkaga qabtaan maleh

  • @KawsarAhmed-vw6iy
    @KawsarAhmed-vw6iy ปีที่แล้ว

    Waar meeday dugsigii Quraanka ee aadka u waynaa ee Laanqayrta ku yaalay, waa dugsiga ugu wayn waxaba

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 ปีที่แล้ว

    Deegaanadani ma somaliland ayey ka tirsan yihin??

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 ปีที่แล้ว

      Waa Hargeisa tuloyin u dhow

    • @user-ys6xc7oo3k
      @user-ys6xc7oo3k 6 หลายเดือนก่อน

      Badhbaa kilalka 5aad ka tirsan

  • @cawaalecawaaleyarre-yy1nl
    @cawaalecawaaleyarre-yy1nl ปีที่แล้ว

    المؤمن كالغيث

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup ปีที่แล้ว

    wahaabiyada umada kudul shaqaysanaysa war dadkaas masakiinta ah caruurtooda udaaya madaso leheene hadad run sheegeysaan ceelal iyo goob caafimaad usameeya

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว

      Wahaani waa kalmad shiikh maxamed binu cabdiwaahab iyo culimada kutubtiisa dhigata lagu dhaliilo , sheekhu kutubtiisa tawxiidka ayuu kaga hadlay , shirkaga ayuu kaga digay , dadka qabuuraha barya , kuwa suufiyada ah ayaana araygaa adeegsada iyagoo culimada sheekha kutubtiisa dhigaysa dhaliil uga dhiga waana jaahilnimada .
      Fadalan walaal ereyadaa iska ilaali waxaad noqon qof diinta dhaliilaya ileen qofka culimada tawxiidka dhaliila waa qof diinta dhaliilaya

    • @cabdimalikshafi3636
      @cabdimalikshafi3636 ปีที่แล้ว

      suu fi dhuusa wYne😂😂😂

    • @abdiaziiz362
      @abdiaziiz362 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh adigu maxaad qabtay suufiyow
      Masaajidka qaylada ka daa

  • @user-nw4hv4zy5f
    @user-nw4hv4zy5f ปีที่แล้ว

    Mashalah