AJ Hooyada ulaabo AJ illaahey kacbso AJ Hooyo waa jano AJ Hooyo lacaanteed waa abaar AJ datbaa Hooyo hesan DAT markey maQlaan Hooyo ayaa ilmeeyo AJ illaahey kabaQ Hooyo waa jano AJ Hooyo waa jano adooyo iyo jano aaQiro waay AJ waa jano waa jano Hooyo MCN Hooyo MCN Hooyo AJ garba haaga malaa IG ayaa saaran AJ Hooyo madaxa ka shumi AJ Hooyo MCN Ku dheh Hooyo MCN AJ Hooyo Hooyo Hooyo waa Hooyo AJ
ASC, waxaad Ku waalateen laandheernimo ee wiilkan hadduu rabo inuu garbaxo ha iska qaado DNA. Hadaadse diido waxaan hubaal ah inaadan ahayn reerkaad sheeganeyso ee ragaan aan kala aqoon gar iyo gardaro yeysan Ku waalin.soomaali oo dhan ayaa Ku taageerta ee is cadey.wabilahi towfiq.
Haduu is hubO simple ha ogolaado DNA GA ONLY HADIIKALE WAXBAA LAQAAT RINAYAA AJ ISLAANTA FUUSTO MA AHE DNAGA KEEN WAA LAKALA BAXAYAAYE BUUQDAMBE MAJIRIDOONO.
ASC-SOOMALYEY-ADUUNKA INTA LAGU NOOL YAHAY WAXA KASTO WAA LA ARKAA-MAAMADA HADEY QALDAN TAHAY KA SOO KHAADBA BAL AJ MUXUU U DIIDAY INU DNA OGALAADO CULUMO AYUU KA BALAN QADAY INUU MAMADAN QANCINSYTO-WAA CAJIIB
100 kun is ka dhaafe $ 50 cent xitaa lama siinayo Abtirka u soo qor oo yuuna laab toob ka fiirin wabaa wabaa wabaa Aj iyo hooyadii D N A I s ka soo qada ‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️
Nacaybka calasow intaad iska dhaaftan haday fuusto tahay dee soo gabagabeya oo DNA 🧬 qaada ilaahay ha laga cabsado qofkasta hooyadii oo kale ha kasoo qaado
Inad tugu wax xaday tahin wlhi way idinka muqata maxad la matageysan hadad is hubtan DNA mad ogolatan duli duli dhalay aya tahay wadna u gaftay mamada maskinta ninka wad korsaten ee ha is cebenina
Waxanla yaabanay dadba lacag shaley lagu aflagadey nayey mantana adinka lacag doona gobanimo w udhalasho kana waa laheyste marku laheysta nimada kabaxo sugeyña reer ooyaaye dad la aan iyo lacagla aan ma dhacdey layaabye ilmaha dadow kafuqa wiilku w raxanweyne.
Soomali been isku sheegeysa dhamaantiin ibnu xaaran tihin sababto aniga waxan ku noolahay 🇨🇦 alberta gabar weyn ilaahey weyn oo hada xaasa iyo caruur leh qaba qof aan sxb nahay aay igu yiri bro adiga Mar walaba soomaali aada ee gabadha qabo aabeheeda iyo hooyodeeda wey dhicinteena waxa soo korsadeya Dad xamar guurigooda igu shaqeyneysa ayaga soo wateya canada keeneya Macagooda ku timida oo waxay uu sheegeyn in dadkeeda raadsato oo ku soo jeedo gobalada soomali gobal ka mid ahaa aniga uu soo raadineya dad badan soo sheegteya igu danbeyna adeerkeeda soo helneya oo DNA Isla marneena waxa warka idinku sheegeya dadka qarkii markii qof soo korsadana dadka banananka waxay og yihin wiil ama gabadha reerkana dhaleen xaqiiqada waxa og keli aha ilaahey iyo familka xita Mar Mar caruurta yar yar ma ogaa
Maya Aj maamadaan wax xun yuuna afkaaga uga soobixin waxaan wanaag aheena hadhihin xitaa hadeey kaa hortimaado fadhiga uga kac wanaajina
Tankale hadalkaan halkaa ku xer qabiilka aad hadada ku digdig leedihiin maalintii lajiidanayay waa laisyaqaan intii garab istaagtay (Libaax nin ganayna og nin galadayna og intaa ayaan leeyahay dadkii gugaca ka baqay)
Hooyadaana Allah baadideeda hausahlo Aamiin Yaarabi
A J eedo waxba haku xidhin DNa
Hadaad dacd tahy
Subxaanalaah ma hooyo ayaa lagu jees jeesayaa. Aj majeerteen dad uma baahan ee hooyada waad ogtahaye ha inkrin. Cuquuba ha galabsan
Wasiir Adigaba Aabahaaga Runta Ah Waa Madhibaan Ama Xaaraan Hakugu Dhalo Ama Xalaal Hakugu Dhalo Aabahaaga Runta Ah Wasiirow Waa Nin Madhibaan Ah Adna Waad Ogtahay Wasiirow ❤
Aj family walaalkiis dadkaan waa sharaftey hadey qadan waayeen dib danbe haw gu jawaabin hooyo hadii ay sharafi waayee
Khibarayda:,(وابيضت عيناه من الحزن) Hooyada indhuhu cadaadka noqdeen Baa wiilka dhashay..Nabi yacquub indhaha ayaa cadaad(dhalaad koray) Murugadii yuusuf
Beeeeeeeeeeeeeeeeeerrrnnn
Kkkkkk kkkkk yantar maladha hayay kuye 😂😂
Maasha allaah aj family illaahay ha ku xafido
Waa saxantahay Aj ha raacraacin
Qanci maamda hadal xun ha dhihin
Ta labaad hooyda keen ama aabhaa
Qofkaan qof ishubo maahan meeshan mama soo gaarteen hadii aad waxba isku ogeyn.
Aj aduunyada ayaa muciso lagugu tusayaa hadii aad hoyada inkirto. adiga iyo ilaah baa wax og.ka fiirso
Xaaska iyo Caruurta noo qari
Dahir ayeey ku washeen uf
AJ Hooyada ulaabo AJ illaahey kacbso AJ Hooyo waa jano AJ Hooyo lacaanteed waa abaar AJ datbaa Hooyo hesan DAT markey maQlaan Hooyo ayaa ilmeeyo AJ illaahey kabaQ Hooyo waa jano AJ Hooyo waa jano adooyo iyo jano aaQiro waay AJ waa jano waa jano Hooyo MCN Hooyo MCN Hooyo AJ garba haaga malaa IG ayaa saaran AJ Hooyo madaxa ka shumi AJ Hooyo MCN Ku dheh Hooyo MCN AJ Hooyo Hooyo Hooyo waa Hooyo AJ
DAAHIR CALASOW ISAGAA U BAAHAN AABIHIIS IYO HOOYADIIS IN LOO RAADIIYO ( XAQIIQDA )
Dulmiga jooji hooyo dhiban xaqeeda haduudsin qabribaa kusugi
Habar cunug ka maqan yahay in aysan ahayn mar hore ban arkay markey tiri qol aan ahayn qolka daahir ma aadaayo 😳😳😳
Aj hadii aa ruun sheegeso oo aad rabto in laga haro dna ga la mar mama warkan so af jar doqon Nima ina iska dhaafto ina warka iska dhaafto
miyaat aheen Qof caruur dhaley saat caruurtaada AAT ujaceshahay ayeey kuu jaceshahay AJ Hooyo MCN waa sidee AJ Waa Hooyo
Aj hooyadii dna ha iska soo qadan
$50 cent xitaa laguma siinayo ‼️‼️🤣🤣🤣🤣
Saaxiib caasi annagu marabno ee wiilkaan hooyadiis diiday anagu marabno waxna noomagalo dna ninku ha aado
Aj habo dadkan ha u jawaabin magacaada ilaasho jawaab fiicana hooyadaa ayaaba siisey geedkaad gaartaan mire kasoo goosta waa runteed walee
adeyba far kugu godan tahay wazir 😂ku qanac wixi alla kadhigay bon yahaw wada bahan 100 Kuna rabna kuyeh
Somaliyeey dib u eega habartii wax baafineeysay iyo habartaan soo ayadii maahan. Aj lacag maad ubaahneed mise Inaad is baraxdo
WASIIR ADIIGABAA BUFIIN AYATATAHAY
Warku hacadado dhiga hala qado
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤ ❤❤❤❤
Hoiyada mexey sameeysey
Afka wasaqda kala har
Wasqyahoow
Uf
ASC, waxaad Ku waalateen laandheernimo ee wiilkan hadduu rabo inuu garbaxo ha iska qaado DNA. Hadaadse diido waxaan hubaal ah inaadan ahayn reerkaad sheeganeyso ee ragaan aan kala aqoon gar iyo gardaro yeysan Ku waalin.soomaali oo dhan ayaa Ku taageerta ee is cadey.wabilahi towfiq.
Haa aniga saacado igu qaadateen
Haduu is hubO simple ha ogolaado DNA GA ONLY
HADIIKALE WAXBAA LAQAAT
RINAYAA AJ ISLAANTA FUUSTO MA AHE DNAGA KEEN WAA LAKALA BAXAYAAYE BUUQDAMBE MAJIRIDOONO.
Hooyo maaha habarta fuustada ah oo hunguri doonka ah
Doqon waliba is mahadiyay weeyaan…. Wuxuu bahdilaad u haystaa hooyadii Oo janadu hoosteedaa taalo
Caaq amba waalidul inkaar waa kani oo kale
U sheegaa naagtani aad soo social mediagaa Aad soo bandhigtay waqtigeedu waa kooban yahay adna 44 jir baa tahay. Socodokaagu waa soo jilcayaa ee is dabaa qabo. Toobad keen. Hooyadanaa xidhiidhii
ASC-SOOMALYEY-ADUUNKA INTA LAGU NOOL YAHAY WAXA KASTO WAA LA ARKAA-MAAMADA HADEY QALDAN TAHAY KA SOO KHAADBA BAL AJ MUXUU U DIIDAY INU DNA OGALAADO CULUMO AYUU KA BALAN QADAY INUU MAMADAN QANCINSYTO-WAA CAJIIB
100 kun is ka dhaafe
$ 50 cent xitaa lama siinayo
Abtirka u soo qor oo yuuna laab toob ka fiirin wabaa wabaa wabaa
Aj iyo hooyadii
D N A
I s ka soo qada
‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️
Dadkaan leh anagaa dhalnay maxay dna udiidan yihiin waa munaafiqiin
Wali isma dhaqin yaa isgaaray dadkaan yeey been kuu sheegin ama diid amaooy waa hooyadaa dheeraa iyo dhawaa xaqa waa soo baxa
What you doing AJ? Deal this mom
AJ walaal geesi ayaad tahey waxaan Ka laandheere nin Mahamuud Saleebaan ayaad tahey afkaaga Ka xiro dadkaan how kale ayeey waran
Maskiin qabiil aadan aheyn kuqaban meyso qofna qof uusan dhalin maraadin laheynb33 sano
Nacaybka calasow intaad iska dhaaftan haday fuusto tahay dee soo gabagabeya oo DNA 🧬 qaada ilaahay ha laga cabsado qofkasta hooyadii oo kale ha kasoo qaado
Adiga in ay fusto tahay oo nacab dartis loo kenay waad ogtahay.Calasow oo cuqdadii kenidiid qaba ayaad u jawabesaa oo Cidu yahay an la garanen.
ASA hadal majiro DNA aa lakula baxaa aa somaliyey illahey ka casada
Inad tugu wax xaday tahin wlhi way idinka muqata maxad la matageysan hadad is hubtan DNA mad ogolatan duli duli dhalay aya tahay wadna u gaftay mamada maskinta ninka wad korsaten ee ha is cebenina
Hooyadaa😂 aj DNA iska soo qada 👆👆👆👆👆👆👆
Hoyoyinka dhiban ragow shaqo haka dhiganina aj aday ku taal kuwan way kugu shidanaya
Ninkani wuxuu ogyahay ciduu sheeganaayo inaanu ahayn haduu ishubo hooyadaa dhibaataysan ayuu qanciin lahaa hadii uu DNA iska qaado wax dhibi kuma jiro dnagu qofka qofnimaadiisa ma bedeelo hadii shaki kugu jiro iska joog hadaad ishubtaan badka iskeen
Wiilka banaanka ks mara
Wasiir,ayan,ahay kamashaqayso daacada,Allaah,subxanawatacala horta,Alla,kabaqa
Walaahay waadulmi waxadkusocotan haduu Aj hadunadifyahay habixiyo DNA,waahadadtahay nin muslin ah boriskuqarin ayeynoqonaysa arintadwadan war,ashamed,haata
Waxanla yaabanay dadba lacag shaley lagu aflagadey nayey mantana adinka lacag doona gobanimo w udhalasho kana waa laheyste marku laheysta nimada kabaxo sugeyña reer ooyaaye dad la aan iyo lacagla aan ma dhacdey layaabye ilmaha dadow kafuqa wiilku w raxanweyne.
Ciìl qabow cadaabti gal baan maqli jirey dadkan ciil dahir calasow ay cadaabta ugalayaan yaahuu.