Huno dadku diinta ayey aad u fahmeen diinteyna suuban ma ogola in ey ragga iyo dumarka is dhex galaan wiil iyo gabadh ajnabi kala ah hal kursi ma wada fadhisan karaan
Macali Jeekeey Salan Gobeed Nimca Ahmed Heebe Salan Gobeed Wllo ALLAHA Idin Xafido One Love Gala Dagaalka Waaye Qoralkey,ga Waa Idiin Mahiim Sabab,to Ah Lacaga Ku Heleey,siin Hore U Soc,da Asxaabta
Maya maya kani prank ma ahn hadii runta laga hadlo qof ayaa caadi u dubooyo video gan kaamirada meel maba ku qarsano prank yada hore aan u soo dawaday kan ayaa ugu been badn wax prank ahen ayaa nagula dhahoyaa waa prank iyaga yaa u shegay nimco in ay inta joogtay sheeko yar official prank giyaan wuu niga xumaaday kaamirada qof inuu haayo waa la daremaa wax ka soo badalo wax prank ahen dadka ha dhihina waa prank
Subxanallah been lagu dharnaayo maxe aheed xukunka dhaarta beenta ah ma yaqanin horta dadkan war illhey ka baq shilimaad yer dartiis illhey ha ugu been sheegin
Aniga cml hdad comments aqris tahy like ta igu sharafa
Prank maha wixiinu waa xayeysiin inta igu raacsan Like dhac igu sii
Idinkoo mahadsan magaca ilaahey dheeldheel howgu dhaaranina🙏
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
👍👍👍👍🌹🌹❤❤❤
Jeekey been laguma dhaarto iska ilaali.
Nimco quruxleey walaashay macaan I love you Jeekey sido kale walalkay waan ku salaamay ❤️❤️
Macalin jeekey. Wan ku salamay. Jimco wanag walalkey Baafow woo iga qoslisiye. Marwaxada madaxa ayaa ku qadatay ku lahaa ❤️Boon dheere libaax ❤️
Subxanallah nin weyn tahay dhaarta beenta aad wado mexey tahay madan alle kacabsanen 😭
AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAAA ALLAAH INSHAA'ALLAAH
Falembada Ma Ku Socoto
Yaa Ku Qosley🤣🤣
Like Saara
InTa xaa kukeenaY😂😂😂
Ustaad jeekey wanku salamay wanku tagera walhi team sheko yar waan idin salamy one love sheko yar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mcln jeekey gabadha noo daa❤
Gabadha xijaabka xidhan way qoslysa yaa ila arkaya .kkkkk
Gabadhaas inee shidantahay ma ila aragtay
Nimco haybe qurux badan maasha allaah ❤❤❤❤❤❤
Ana uhoreyah like
Keep Going Baba Jeekey💔❤
Somalia 1977🇸🇴.
Fasalka kursi kasta waxa wada fadhiisan jiray Wiil iyo Gabadh.
Balse manta maxay ugu duwan
yihiin kuwa manta joga🤷♂️🤷♂️
Huno dadku diinta ayey aad u fahmeen diinteyna suuban ma ogola in ey ragga iyo dumarka is dhex galaan wiil iyo gabadh ajnabi kala ah hal kursi ma wada fadhisan karaan
Allah dartis subscribe igu sara wacdsi
Dhaarta YeY Kula Fududaan Jekeey PRANK Xun Hau Dhaaran Ok
Team jekay Qofwalba hamiga uu leyahey alaha u rumeyo fadlan subscribe isaar ifka ayaa walal lagu yahey
Jeekey dhaarta ciyaara ma ahan ilaahay kabaq
Asc
Masha allah nimco farxadeeda aad bn ugahelaa asxbey waa qof qalbi furan markastana iska faraxsan nolow intii aynolol jirto
She’s really beautiful
I mean it I wish I was there she’s the kajal of somalia and that’s the first actress she probably translated
Asc rer al faghi waxan raba ninka uhadlaayo filimki aatish nawaab ??????
Waa mahada santhy jeekey iyo nicmo iyo awey bafow guul wacan mar walbo insha allah kheer aay idiin rajeen mar walbo
Masha alah nimco qurux alah ku siyadiyo🌹🌹🌹🌹
Bookiyeer gabar ka shaqeysoo xijaab wadato iga cilmi badan tihiin keep going
Jekey prank kaan beenta oo mar waliba nagu wadid naga daay
Ar jeekeY wx noo reebo yaaqey kaadiyaa iga keentaye
Manshaallah nimca quruxuley inshallah muqdisho marka imadho I have see nimca
Flim waaye gabadha Make upka marinooso weey qosloosaa
HhhhhH PRANK Haku Cayaarin Jekeey Camerada Xataa Wala Hayaa Xataa Camerada Wan Kharinaya Nagu Dheh InkaStoo Ben Ey Tahay HhH
Hhhhhhh
@@islampeace6606 👍😆😆😄
Inta Jag ku noqotay prankigan like dhac igu sii🤣
jekeey dharta iska dhaaf nin yahow mesha lagu so jogo ma ogide wax bojo ah ha ku dharan
Gabarta
Ga
Masha allah macalin jeekey
nimc0 masha allah quruxey allah haku xafido wllashey qali aadban kaga helaa
Waaa idin jecelahy wlhi❤❤❤❤❤❤
Nimco heybe masoo dhaqaa ay taagan TahaY😂😂😀😀
PRANK MAAHA KNI
INTA IGU RAACSAN LIKE NOH
th-cam.com/video/LtcCc1PP3K8/w-d-xo.html Fadlan Asxaabta Sheeko Fadlan Ku Yaaca Waan Tageraha 1aad
MAHADSANIDIIN
Iisaar wll waan kuusaaree
From Canada wn dawada waa idinrageerra
Jekey maku lahoo meel walbo oo wax marsatay isk soo dhaq hhhhhhhhhhhhhhhh
Jekey fani waaye wlhi
Masha allah awes miya wlhi wu qurxanade masha allah
Allah ka baq jeekey OO jooji dhaarta
Inkaar yanay kugu dhicine
Waraa xaYesinta naga daaYa abti jeekeY iyo nimco💯
Wallaxi ay leyixin aa igadaran
M.a keep going
m.a
sheeko yare keep going
hlkaa chanal an ku fano
M.a wll sare
Jekeey😘 nin weeyn Lkn magaca ilahaay ciyaar maha.
Macali Jeekeey Salan Gobeed Nimca Ahmed Heebe Salan Gobeed Wllo ALLAHA Idin Xafido One Love Gala Dagaalka Waaye Qoralkey,ga Waa Idiin Mahiim Sabab,to Ah Lacaga Ku Heleey,siin Hore U Soc,da Asxaabta
Dharta ha ku dheelin jeekey Allah ka baq
Ilahay kacabso wall magaca Allah haku dhaarn adigo been sheegayo
Jeekeey waa sidee hee qolada varka waxay dhaheen maxaa ka wadaa jiifo annaa toos kuu ceebeehaayo
taLLo aHan wxn ku OdHan LaHa Dharta iska Da sababtO aH wa Magacigi aLLe wayeH 😇
Masha allaah
Jekey brother dhaarta alle dheel dheel meey kula tahy dhaarta beenta eh waxa qiri haaysaa inaa alle aqoon u laheen wllhi ee iska ilaali wll
Cameramaanka waxa uu wataa shati guduudan hhhhh waan arkay
Kkk jeekey caadi maahin samidey la leexo
Walal jekey adoo rali ah dharta lacag haka radinin walalkey qali
Aaar walaashay nimco maad kadhaaftaan dhibka faraqiin jeekeey iyo aweys
Naagta bukiyeerkaa sheektay😅😅🤣🤣🤣
Magaca iLaHY wll DhaYaL Ha UGu DhaaraniNa
subxaanalah maxaa waaye dhaartan acduubilah
Ruwayd caadi eh wayeh coz gbdha makeupka kashifte tedakleh dharta benta ah iskaday
Maya maya kani prank ma ahn hadii runta laga hadlo qof ayaa caadi u dubooyo video gan kaamirada meel maba ku qarsano prank yada hore aan u soo dawaday kan ayaa ugu been badn wax prank ahen ayaa nagula dhahoyaa waa prank iyaga yaa u shegay nimco in ay inta joogtay sheeko yar official prank giyaan wuu niga xumaaday kaamirada qof inuu haayo waa la daremaa wax ka soo badalo wax prank ahen dadka ha dhihina waa prank
Subhna’Allah
Faleembo kuma socota kulaha jekey xariif waayo
Jeekey ha dhaaran
War kuwan igi nixiyan qarac
Dhaarta iska daayay
fifa aweys baafow aniga waxaan jeclahay qofka aweys baafow caawiya
Subxanallah been lagu dharnaayo maxe aheed xukunka dhaarta beenta ah ma yaqanin horta dadkan war illhey ka baq shilimaad yer dartiis illhey ha ugu been sheegin
Hapo nicmo Prenk waad la qabsatay wlhi wad ku fahan tay 🤣🤣🤣
Codsi ka yimid dad weynaha idinka imaday plz and plz alle magacisa ha ugu dharanina dheldhel ha ka dhiganina
Nimco ilove markasta walasheey
😂😂macalin jeekey bentina wacadahay yqe prankan benta aha naga dhaaya gawada haga tagan camerade firinosa
Wlhi halka darbaxi oo jekey nimco kudufati jekey wukagi
Gabartaa halkaa tagan say u xishoone walaahi bilaahi waan iska dhagax diganaa sidii gabdhii hore ayay u xishoonaysaa xita kamarada maba fiirinayso
Jekey walasha igudar wankuxesta kkkkkkkk just joking
Asc shekayar official waan idin taakeernaa lakiin jeekey sxb dhaarta iska walaahi Gilani talaahi ciyaar ma aha sxb
Amiin 🤲 amiin
Hhhhhhhh nimco heybe hbo mcn keep going cod wnaaag
Jekey waxa ku waydiinaya adiga oo raliya adiga io nimco heype🙏💯🧡 plese
Please next time don’t swear name of Allah is bigger then everting
He didn't understand that's why
Please macalim jeekey dhaar badan ma fcno please iska daa
Kkk hhhh saan miya prank eh kkkk🤣🤣🤣🤣
Jekay wx ka xarbe badan wye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤗
Waxaa iga tala ah jekey dhaarta iska dhaaf. Aduun ka waalaba maalin ee iska daa dhaarta
Caadi maahaa kkkkkkkkkkkk qosol iguma hariin
Kamirada iNa Qarisan Ayay Ehed😂😂
27 Ayaan Jira nimco haday idahdo guur diyar Ayaan u ahaay umanjojiyeen wayo way qurax badan tahay mashallah
Jekaay beenta ku dhaartay jojiya bro keep going
Magaca ilaahay ciyaar ma ahan
Waligey ismadheheynin jeekey love iisarayo
Ninyahow jeekeyow wax kale noola imaat kamirada qof ayaa niihayo
Gabadha waa la ogtaha umalayn prank
Hhhhm wllhi.jekaay waad.ka.badisaay
Waa la fahmaa saxiibow
Prank aba sameysiin maxume maxa udhaaranesin jeekeyow subxanalah nimanyohow dhaarta waxba aktina kama ahan be hay
Jekeey dhaarta aad dharaneyso jooji wll been been laguma dhaarto...
Inta prank ledihii wxa idiin dhantey ruwayado san dadka idinku nacaya walhi
❤❤❤❤❤