Asc sheikh maxamed jisaakalah qayre wllkey ii soo ducee dulmi baa iga haysta dad Milkile iyo marqaati baan u dulmanahay noogu soo ducee in rabi xaq nagu kala saaro Amin yaarabi
sc sheikha allah ha barakeyo aad ban ugu xidhanahay sheikha allah jano haka dhigo abalkisaa plzzz sheikha dadka dhiban ee la sixray ee dulman plzz kasoo hadal dhaha aad buu qalbigu ii qaboobi laha haduu kasoo hadlo plzz kasoo badal sheikh mawduucaa dad badan oon ka mid nahay aya la.dhiban sixir plzzz kaso hadal sheikh
M.a sheeq maxamed allah janada illah tartiis ayaa ku jeclahy
Asc sheikh maxamed jisaakalah qayre wllkey ii soo ducee dulmi baa iga haysta dad Milkile iyo marqaati baan u dulmanahay noogu soo ducee in rabi xaq nagu kala saaro Amin yaarabi
Wllo Ilaahay xaqa ha fahansiiyo
Masha allah barakallaah shiekh mohmed xafiidulaa allaah jasaka allaah qaayr adunka iyo aqiiranaa meel wanaagsan maar
mashaallah shiekh mahamed abshir
wacdikisa napenda sana
Masha allah shiiq maxamad allaha kusharfo aduun iyo aakhiro ilaaheey naga madhiga daliim
SubxanaAllah. Qiso layable weye allah Hanonaxaristo daman Aminnn
Leila ilaahey haku barakeeyo
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah Aminnn walale damantin
Jazaakalaahul khayrul jasaa fadiilatul shiikh Maxamed shiikh abshir
M.a sheeq maxamed Allah janada farduwso allah haku kaliye illahay tartiis ayaa ku jeclahy
subxanallaah illaahayow haa nacadabin aduun iyo Akhira ba aaamiiin aaamiiiiin yaa allaah
Jasakallahu qeyr sheekh Allah haku barakeeyo wa qiso xanuun
Badan
Mashaa alaah shiiq kheer alaha kusiiyo
Mashaa alaah. Kheyr. Ala. Ha Ku. Siyo. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada
Maashaa. Allaah. Sheikh. Jazakallaahu khayran
Jazakallaah khyr sheikh allah ku xifdiyo
Asc jizakallaahu kheer sheekh
Masha Allah sheekhan waan jeclahay wacdigisa
🙏🏽❤️Mashaa allah tabarakalah sheikh maxamad jisaakal qayr dulmi baa I haysto lava dhinac ii soo ducee wllkey in rabi iga dulqaado dulmiga
Manshaalaahi mashaaah jazaakumuallah walal
Maasha Allah waa muxaadaro wax ku qaadasho leh Rabiyoow adaan kaamagan galay dulmi nooc kastuu yahay iyo qaraabo goosba Allah haku xafido Hana ku barakeeyo sheekh Allah dartii ayaan kuu jecelnahay Rabiyoow barakee sheekh Mahamed macali badhiir cadow shaydaan jinn iyo insiba ka xafid Alahuma ameen
M.a Allah shiikh horay u soco Allah ku xifdiyo meel kast aad joogti
jazakallah sheikh
Masha allaaah shiikh
Maashaa Allaah
وجزاكم الله خيرا يا شيخنا
سبحان الله 😥
sc sheikha allah ha barakeyo aad ban ugu xidhanahay sheikha allah jano haka dhigo abalkisaa plzzz sheikha dadka dhiban ee la sixray ee dulman plzz kasoo hadal dhaha aad buu qalbigu ii qaboobi laha haduu kasoo hadlo plzz kasoo badal sheikh mawduucaa dad badan oon ka mid nahay aya la.dhiban sixir plzzz kaso hadal sheikh
subhanallah😢
Masha allh
Masha allah
Masha Allah sheekh
nin ayaa i dulmiyay mel aan ka shaqeysanayay o igu dhibay ilahayow malin wan ku sugaya 😢
Nibiga scw
Maaashaa
Allaah
Mansha allah jasaakalaah
Ilahow qatumad noo hagaji
Sheekh walalkey ayaa ideymi yidhi lacag waan deymiyey kadib waxan ogadey inuu dhul aan anigu iibsadey lacagtisana aniga lahaa lkn hooyadey ku qortey ineey siisey lacagtii uu iga deynsadeyna uu ku dhistey markaan qabso is idhina hooyadey ayaa iga hor istaagtey wllkey oon kawynahey weeye oon xita isagoo tahriba dahabkeygi u ibiyey wuxuna amin sanyahey xoolaheyga ineysan xaraan ku ahayn marka sheekh diintena mcn mxey kaqabtaa
abayo walalka waye iska cafi. aduunyo waa laga taga waxba ma ahan una sheg ine cafis utahay
M ,a
Asc
Qof kadariskadhiwa?
Mashaa alaah shiiq kheer alaha kusiiyo
M,a