Walaalow see waxkaayihiin magaca xabso miyaadan aqoon ulahayn in ay kamid ahayd umahaatul mu miniinka oo hadii uu magac xunyahay rasuulkii scw uu badalilahaa mida kale xagee yahuuda noogusoowaddaan oo aad uleedahay qudus baa soomaali kuyaala war ma mushruucbaa lagu sooqaatay in dalka wax aanan maata tabar uhayn qoorta noogalisaan
Aniga 100% waan ku raac sanahay Profesionalka. Thanks guys
I trust the professor
Professorka tariikh wacan ayuu ka hadlaya ha laga faa,iidaysto.
Fantastic documentary
Kitaabka quraanka ah ee hadalkii Illaahay ah waxa ku qoran Ha Soomaaliyoobina!!!!
Tigreega markaan maqlo af soomaali baan moodaa
Heey ! Quraanka Allah been ma sheego ! Wuu jirey magaca Fircoon ! Faysaloow gafaf buu ka galey taariikhda Egypt !
Mahadsanidiin wax badan oo weyn ayaad iisiyaadiseen
Somalidu waa faraciin,. Masar na waa ilaa somalia,. Muse waa somali maryan ciise hooyadina waa somaliyad, ilaahay hau naxariisto,,.
Prof ku ha Iskandar hub iyo waxa uu ka sheekaynayo , sababta oo ah qura'aanka ka hadlaya taariikhda faraacinada iyo Nabi muusaa
soo badi barnaamijeyadaan
anigu ninkan waxaan uarkaa nin quraanka beeninaya taariikhda islaalamkana Maran habaabinaya waana gaal gaaladuna waabeenaalayal ayro tv makiristan baad noqoteen ilaahay kabaqda
Muuse waa magac faraacin siduu ilaahay qur'aan ka ku sheegay
Asc saylac waxlayidhi Ay iyo damper midna Magalo we maxakajira
Shiiqaal loobge for ever
Magaca Somalia maba jirin
Qabiilka soomaalida kulahaaa soomaalida qabiil ba maaha
Iyadoo. Dhulkiisoomaalida. Haysat. Aubade. Doonysaa. Indhadgeeda
Walaalow see waxkaayihiin magaca xabso miyaadan aqoon ulahayn in ay kamid ahayd umahaatul mu miniinka oo hadii uu magac xunyahay rasuulkii scw uu badalilahaa mida kale xagee yahuuda noogusoowaddaan oo aad uleedahay qudus baa soomaali kuyaala war ma mushruucbaa lagu sooqaatay in dalka wax aanan maata tabar uhayn qoorta noogalisaan
Jaahil isir wareer ku dhacay sida Kan oo kale ayaa soomaali wareershay. Tigree iyo soomaali waxba iskuma ahan ee TPLF kuwii ay duleysatay weeye 🐑
Xafso weeye
Sxb waan sugaynaa professor ka
magaca muuse wa magac ay la bixi jireen reer kush iyo walaalagood faracinta..
Brother waxan kuu sheegi lahaa Egypt xadaaradeedu waa Gooni oo waxaa sameeyey dhismaaya waaween iyo taalooyinka dadka ah oo 60 qof dhererkoodu yahay waa wixii ay ka tageen qowm Caad, shaqona kuma laha Pharoah ama Faraaciinta
Sxp sooyalka dib ubar
Masjid Aqsa ama Baytul maqdis markaa dhahday saylac uu ku yaal baan kaa haray sidaan doonta u saarnaaa
😂😂😂 kahor inaad kaharto eheyd dib udhaheyso siduu ukala hadlayo somalidi waa waasheen isir iyo taariikhdiina raadsha inteey islahaayeen 😂😂 qofka somaliga haduu abtirsado qofka ugu badan waxoo abtirsadaa ilaa 23awoowe. 23 awoowe waxaa ku dhufataan isku celcelis qofka somaliga da’da uu gaaro inta ugu badan waa 55-70 marka 70x23=1610sano 😢 marka 7000sano kahor abtirkeedi keena xitaa 3000sano abtirkeedi keena ama kasii yar dadka quraafaadka ka daaya billa caleek. Sida quraanka iyo sunada rasuulka(ﷺ ) ku cad dunida waxa saarani waa carab iyo cajab anaguna cajab inaan nahay inaga badan.
Maah maahdi nabi muuse cs maxa nadaba dhigay o ahayd doqon ha ugargaarin
Isirka aadbaaraysaan intii muslin ahaydna alaha unaxariisto inta hadda joogta toosiya mustaqbalkooda inhore iska daaya eh
Away atarada Somalia ku yalo Masar cademo a laga helaa
Dhagax nebi galay ayaa ku taal meel Hargeisa waqooyigeeda ku taal oo buurna u dhaw
See ku ogaatay in nebi galay?
Warun profoseur.ku somliyey jiritankina ogalada iyo halakade ka so jedinn caraba aqliga iniga xaday oo waxad jeceshinn in la inaa gumesto wu mahad sanyay
Waryaa macaruurbaad lahaleysaa bal wuxuu ku sheekeeynayo somaalibaa nebi nuux kahoreysey parsoorka
Jaahil isir wareer ku dhacay sida Kan oo kale ayaa soomaali wareershay. Tigree iyo soomaali waxba iskuma ahan ee TPLF kuwii ay duleysatay weeye 🐑
Madyam waa maydh ooku taal xeebta ceergaabo
😅😅😅😅 ehlu madyam maa maydh ah kkkkkkkk
Kani aqoon yahay lama Oran karo ee waa bac wax lagu soo shubay..
No fuse
Macnaha bilaa shacab
Jaahil isir wareer ku dhacay sida Kan oo kale ayaa soomaali wareershay. Tigree iyo soomaali waxba iskuma ahan ee TPLF kuwii ay duleysatay weeye 🐑
Kani cilmi ma hayo.
fadlan Ayro tv dad maskixiyan caafimaad qaba inoo keen. Ninkaan waa kuwii lagu shubay tigree jabarti
Jaahil isir wareer ku dhacay sida Kan oo kale ayaa soomaali wareershay. Tigree iyo soomaali waxba iskuma ahan ee TPLF kuwii ay duleysatay weeye 🐑
Ismaciil = Ismac + Ciil (ciil kayaga maqla).
Saaxiib Carabiga iyo Somaliga kala saar oo ha isku qasin.
Jaahil isir wareer ku dhacay sida Kan oo kale ayaa soomaali wareershay. Tigree iyo soomaali waxba iskuma ahan ee TPLF kuwii ay duleysatay weeye 🐑
Ma masjidul aqsa ayaad tidhi seylacbuuahaa beenaale dadka aan waxbagaranen ayaad kadhaadhi naysaa