Woow dad kala baahay cabdi gaab mudo dheer baa igu danbaysay anigoo caruur ah daris banu ahayn manta halkaas ku arkaa alla yacisak cabdiyoow adeer nolow cimrigaa ha dheeraado ex new-hargeisa ayaa garan kara ninkaa iyo dhamaan dadkii hargeisadii hore
WAA IN LAYGU CESHO SI NABADA DEGAANKAYGIII DAD MADHEEDH🕳 MA RABO MEEL KALE AFDUUBKU WAA XARAAN MARNA KU NAGANMAAYO QOFKA DADKA DHIBAN DHIB KALE DUSHA KA SAARA
Masha allaah hamblayo isbadal soomaaliland ❤❤
masha Allah guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤
Mashallah guulesta Hanbalyo Allah ku aasturo xilkaa culusee 🙏
Mashaa Allaah ❤❤❤❤❤
Hambalyo hambalyo guul iyo gobanimo somaliland
Mshaa Allah Somaliland iyo dibada sfcn doorshadani jawigeeda bedeshy iyo geeska Africa oodhan Masha allah
Xafladii yusra iyo asxsbtooda isga ciiyara meel atoor ka kacay goraayo fadh fadhiisatay
Ma sha Allah
Sharaf kunoollada ilamaderayal lknse qaranka ino illaliya
Qabyaalada yareeya dad badan ayaa qabyaalada ka cararay oo dagay Kenya lacag badan ayaa ku seegay Somaliland
Lama wada laha soomaaliland
Martin waa runtii.
Somalida maalgashay Kenya waa inay maalgashadaan Somaliland..
Kuwii wasakhda ahaa lafaha sitay waa jn meesha laga sifeeyaa..
Ina Biixi iyo wasakhdii uu watay..
Hadi faqash walalo tihin yalkedina
Madaxweyna Cusub Abdirahmaan Mohamed Abdulaahi Cigaal (ciro) hadi oo saxixiway MOU waligukatagi
Suber Awal dhulkisa aqoosi ayu kuradsanaya ... orod Somalia kubira dhee😂
Woow dad kala baahay cabdi gaab mudo dheer baa igu danbaysay anigoo caruur ah daris banu ahayn manta halkaas ku arkaa alla yacisak cabdiyoow adeer nolow cimrigaa ha dheeraado ex new-hargeisa ayaa garan kara ninkaa iyo dhamaan dadkii hargeisadii hore
War Fakash bad lashakasa mr martin
gobanimo waa sidaa isbedelka ummadda ha lagu shaqeyo
Amaal odaygeedii miyaa kaasi😂😂
WAA IN LAYGU CESHO SI NABADA DEGAANKAYGIII DAD MADHEEDH🕳 MA RABO MEEL KALE AFDUUBKU WAA XARAAN MARNA KU NAGANMAAYO QOFKA DADKA DHIBAN DHIB KALE DUSHA KA SAARA
yuu soo celin ma faqash kkkkkkkkkkkk yuu walaalayn ciro caanyo
Kkkkkkkk daaquudkii somaalia na hoos geynayey ayaad u dabal dageysaan weydun eedi doontaan dhashii faqashtaay