Qofka Mu'minka god laba goor lagama qaniino. Ninka Gobolka degan waxa geeyay ma is weydiisay? Ha la kala Nabadgalo Ceeb kuma jirto. Haddaan Run la isu sheegin been baa la isu sheegi. Madaxweynaha Umadda, MHY SPA. Shukran. Shukran.
Somaali rageeda ka subxanalah anuniri seygooda garanmeynee ka subxanalah anuniri sideetanka madaxweyne ka subxanalah anuniri somali kan waxtarin ka subxanalah anuniri sidii dumar leyslaqabo wey isku dudayaan ee goormee ragaan loodirayaa maxkamad deg deg ah allaha u naxariisto habo haliimo soofe aya dhameysay murti somali alle aya umaqan
Runtu waxa weyaan Somali nin culimo sheegta iyo nin cama ahiba iyagaa dhulkooda gubay, diintooda asalka ahina waa qabiilka. Waana ta keentay in meel walba aduunka aynu u qaxno waana ta xataa isga gaysay Kenya.
asc sheikhu wuxuu kahadlayo wa dhibaato heysata dhamaan umada somaliyeed o hadaan dadku la Iman sikaduwan sidan layahay lagujiridoono abid cadaladxumo qabyaalad qurun kudhisan 4.5
@@deeqo1223 mrka hore inaad diinta bartao way fcnthy mana aha wixi caqligada xun qadan wyo inuu sax eheen xadithka uu shekha akhriyayna jebkisa kala imanin ee kutubda ayey kuqornthy mrka adigon alif iyo ba aqaanin calimka haugafin nabigna muu cayin muuna ku jesjesin i a mana cyn doono
@@anasmohamed5191ani waa igali kartaa lkn nabiga ma gali garto waayo udug ayow ahaa xabiibi udug injir waa ku dhimataa ee iska dabakac indho la aan ninkii xabiibi injir ku sheegay 😢
Xaqiiqdii does not matter when and where it said the Sheikh but the important is is that the Sheikh said or not if he ( the Sheikh) said is not good, it is not صلح in between the people.
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
chat.whatsapp.com/GAarFmx8Z5y5PdNFc2QrEI
Dawlad.gobaleed.ka.awood.badan.waxaasababeeyay.caasimadii.lawada.lahaa.ayaa.kharaab.noqotay.
waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheekh umal wan tager sanahy anoo rer putland ah marka hAlaga fogaado shiikh🎉
Sheekh umul waa sheekhyada ugu waawayn shuyuukhda somaaliya waxaanu ka mid yahay shuyuukhdii ka saartay somaaliya mugdiga
Qeyr alaha Luisito sida aad ucadeysay iyo. Sida aad udifaacday sharafta shekh umul xafidahulah
Qofka Mu'minka god laba goor lagama qaniino. Ninka Gobolka degan waxa geeyay ma is weydiisay? Ha la kala Nabadgalo Ceeb kuma jirto. Haddaan Run la isu sheegin been baa la isu sheegi. Madaxweynaha Umadda, MHY SPA. Shukran. Shukran.
Alaha inoo xiftiyo culumadeena
Run baad ka hadashay quruxda qoyska2
Asc sh.umal waa saxsan maamulada oo dhan ayuu la hadlayey waana wax jira arimahaas allaah ha sky barakeyo
Scw wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤❤❤❤
Xasan shekh waa madaxweyni umadah somaliyed waxa lagah rabay inuuh umadah khanciyo oo gobal iyo dagmabah latashadoh sidih lagah yelih lah tusturkah waxa kudarkisah iyo waxa ka dhimistisabah oo usobandhigoh taladah mamul gobaladada oo sih nabad kujirto loxaliyo tusturkah oo lasuhyimadoh golah shacabkah pinkish
Mahe madaxweynah inuuh kaligis gonkhatoh oo waxuuh rabanah kudaro tusturkah waxuuh rabanah kadhimah waa khalad weyn oo tastukuh waa waxa udhaxayah umadah somaliyed oo eywadagan lagunah xumah dowlad nimadah somaliyed
Markah waxa layirih ratibah ratigah ka horayah samah khadkisuh layahay
Markah hadah iyo xal xasan shekh hasamayo gol nabadad oo kasokhabgalayan gobaladah dalkah oo dhan tasrurkanah halaguh nokhdoh iyago lowadah dhanyahay somalia oo dhan
Hanah laguh hisiyo mamul gobaladah iyo xasan shekh
Sidas ban taloh oran lah anigah
Markah hanah makhlad madaxdah gobaladah madaxweynah hadalkisah
Xasanah hadul khatoh oo waa madaxweynih dalka
Arintah tusturkanah nabad halaguh dhameyo iyo isfah garad wanagsan
Markah somaliya somalia bah leh iyaganah kuh hishin wadah hadalkah hanah loturoh shacabkah ee madaxdah uyihin gobaladah iyo madaxweynah khabil kanah haskadayo oo somalia weyn bah nawadah dakhadah umadah somaliyeey
Markah somaliya hanolato hanah isracdoh khabilka iyo intah wadanah rabigen hanagah khabto amiiiiiiiiiin
Somaali rageeda ka subxanalah anuniri seygooda garanmeynee ka subxanalah anuniri sideetanka madaxweyne ka subxanalah anuniri somali kan waxtarin ka subxanalah anuniri sidii dumar leyslaqabo wey isku dudayaan ee goormee ragaan loodirayaa maxkamad deg deg ah allaha u naxariisto habo haliimo soofe aya dhameysay murti somali alle aya umaqan
Aamiin ilaahaay ha u naxariisto maamo Xaliimo soofe janatul fardowsal aclaa Aamiin .
Runbu kahadley sheekhu farta iyo meesha buktaa isog
Walaalkeen ma tihid
MAYA HADAL SAX AH AYIU SHEEKHU KU HADLAY❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Tanwaa waa hore hadama aha laakiin waahadal wanaagsan
Sheekha alle ha saamaxo somaliland buu ka xunyahay nabadeeda horumarkeeda kala dambaynteeda.
Allaah baanu u dhaafnay.
Ma culimaa waa mushavihiine.
Runtu waxa weyaan Somali nin culimo sheegta iyo nin cama ahiba iyagaa dhulkooda gubay, diintooda asalka ahina waa qabiilka. Waana ta keentay in meel walba aduunka aynu u qaxno waana ta xataa isga gaysay Kenya.
Maya
Sheek Umal waa saxanyahay. Puntland is dhexyaaca ay waddo masoconeeyso. Dowladkastoo soomartay Soomaaliya wey.mucaaradaa haddii uusan aheyn reer Puntland.
My xaqa ayuu sheegay
Maasha Allah sh Umil.C
Asc dhamaan soomali wanaagsan meeshay joogtaba sheekha hadal runah ayuu sheegay dhamaan soomaali haday wax noqon rabto halalkaa wanaagsan hala qaato
Macnaha xadiiska oo ahaa nabiga madaxiisa ayee baar baareysay oo waa waa ushaleynesay ayow ku fasiray umal قمل oo ah injir islaamka intow soojiray umal ka hor nabiyulaahi ayaa injir lahaa iyo cayayaan qof xadiiska ku fasiray majiro umal culumadii diinta soo qoray oo na soo gaarsiiye miyow ka aqoon badan yahay war dadoow ilahey ka baqa oo nabigeyna qof ugafay ha difaacina nabiga mudan difaac umal naseexo waa diiday qaladkiisa hadiilo sheegay isla weyni awgii😢 injir oo la og yahay inee wasaq ka dhalato ayow nabiga ku sheegay umal ilaheyka wajigiisa kob gubatay umadoobeeye ayaa ku abaali doono qiyaamaha waxow mudan yahay ee dadow ka jooga inaas ha isku raacina waa nin nabiga caaye si cad xitaa markow nabiga ugafaaye jir kiisa waxaa ka muuqato kuqada kibirka oo si jees jees ah ayow udhahay nabiga ayaa istaaga kagaadshay marka ayow waliba siiraaciye somalida ma xee utaqaan qofka istaaga kakaadasho gaal nabiga ka kaadshe sidaas atow dhahay umal asagoo nabiga ku jees jeesaayo wll hada hadalkeyga been moodo ku qor yutobka wad arkeysa
Qofka culimada hadal kooda dabagalA isagaa kashalaayi
Sheekha ileen kanaa kaga raacay .
Maanshaa allah wax qalad ah kuma jiro maxaadarada
Waa sax sh umul warkiisa
KITAABKA RIYAADU SAALAXIINKA AYAA KAWARAMAYA RASUULKA SALALAAHU CALLEYHI WASALAM
MAAMUL DHISAN CIDII KA HOR TIMAADA WAA LA LAYNAYAA HADII AANU MAAMULKU DIINTA KA HOR IMAN TIRABA SHAN XADIIS AYUU NABIGU KAGA HADLAY
HADABA QOFKII RABAA MESELADAN HADOONO
BALSE SHEEKH UMAL TIISU WAA QABYAALAD WAX AAYAD AH IYO SUNAHA RASUULKA SALALAAHU CALLEYHI WASALAM MA JIRTO
asc sheikhu wuxuu kahadlayo wa dhibaato heysata dhamaan umada somaliyeed o hadaan dadku la Iman sikaduwan sidan layahay lagujiridoono abid cadaladxumo qabyaalad qurun kudhisan 4.5
Shiekh Cabdi Umul. Waad ku saxsan tahay mid. Lakiin madaxweyne fedaralka yaa u baneyay.inuu dastuurka badelo kaligiis
Shiiq fasahaaday waaye umal qiyamaha wax baa dhici dadka umal u qiironayo nabiga in injir la gu sheegana caadi latahay ayaan layabay axmaq nimadooda war xadiiska oow sida qaldan ufasiray saxiixul muslimka ow ku yaalahee bal soo baara xulumada kutobta fasirtay salafkii iyo kuwii danba qof ku fasiray injir so keena umal asaga injir allaha ku rido islaamkii dadka udan qahaaye iska yaraaday adiiba nabigeyna injirle ahaa nalaga dhaadhiye aana rumeysanay 😢 kole ani wan diiday cidii aamintay inow nabiga injir laha wa ku gaalowe ee dadoow imankii na ilashada umal yow idin qaldin
umal maxuu ladafirayay waan kandabaashaye inkaari kugu dhacday
Waa sheeq fasahaaday oo nabiga ugafay miyaa dadka la wanag usameyhaa waa kii suubanaha injir iyo cayayaan ku sheegay😢
WADANKA WAA LA HAYSTAA.SH.UMAL XAQ BUU KU HADLAY.
Aaamiin yaarabi,
Marwalbo maxa lo daba taganyhy caalimka soomaliyeed aniga waanba yaabayee billahi calaykum kadhamaada sheqa
Waa caalim fasahaaday oo dhoowr jeer nabiga ugafay yutobka ku qor umal oo nabiga ugafay wad arkeysaa hadee sax kula tahay in nabiga injir iyo cayayaan lugu sheego waa layaab umal waa ninkii suubanaha ku jees jeesay 😢
@@deeqo1223 mrka hore inaad diinta bartao way fcnthy mana aha wixi caqligada xun qadan wyo inuu sax eheen xadithka uu shekha akhriyayna jebkisa kala imanin ee kutubda ayey kuqornthy mrka adigon alif iyo ba aqaanin calimka haugafin nabigna muu cayin muuna ku jesjesin i a mana cyn doono
hadalka sheikh umal waagaas wuu sax naa wayo markaas madax weyne tanasul badan baan haysanay
Umul wax aan aqoon u lahayn ayuu dhex fadhiya,arrinta federaalka,siyaasadda iyo dawladnimadu ma aha habka wahaabiyadu dhaqaalaha u urursadaan.
In sh umal udodayo ayuu iska dhigaa lkn munafaq hadu jiro waa idiga
Umal umaba qalmo in la soqaato waayo waa sheeq fasahaaday oo nabiyulaahi ku sheegay injir iyo cayayaan wana beentiis umal
Ninka meshu joga cidii garaneyso waxan leyahey hala dacweyo masiibada umada ayuu kow kayahay isku dirka iyo khain nimada ayuu kow kayahey hadalada culimada ayuu jerjeraa asagu ujedadiisu ma fahman dadka lkn hadu khaain jiro waa wiilkan weriya isku shega ah lamaha amanka ninkan dabagal hakusameyan fidnadisana umada haka qabtaan
Wll umal waa sheeq fasahaaday waa kii subanaha injir iyo cayayaan ku sheegay umaqalmo xitaa in la soo qaato waayo waa nin umada fasa haadiya waayo dadka waxaa kamid ah kuwo maangaab ah oo iska aaminayo nabiga ayaa injir lahaa waana been abuur iyi gaf ow nabiga ugeestay umal qofkii caaqil ah nabigeena inowsan injirle aheen waa iska fahmaa oow umal ugafay subanaha culumada islaamka hortiis qof injir nabiga ku sheegay lama arak waa umal waa beenaale
Sheekh Umi Ceeb maleh
Kkkk ceeb maleh markaa dhaheeyso ma kitaabkiisa Malaga qoraayo ayaa thy oo wad ka war heeysaa waxa uqoran umal subanaha ayow ugafay
Sxb Ninkaan Hada ka hor Waxaa la yiri Sheekhaan Waxa uu caayey Nebiga Maxaa ka jira
Wll waa beenabuurad sheekha cadowgiisa ka yimaaday
@@MaxamuudAlxusayniwll codkiisaiyo muqaalkiiss kutobkow yaal ee uhiili umal hadow wax kuu taraayo nabiga injir lahaa ani umal kayeelimaayo waliba cayayan ayow ki sheegay waliba inow nabiga nuur ahaa ayow inkiray taasna ilaheyba kur aanka ku sheegay umal difaac adigoo indho la aan iska difaacaayo umal nabiga inow caaye waa xaqiiqo ilahey tankle wll hada ma kula tahay Xabiibika injir iyo cayayaan inow lahaa cajiib waaye duunka waxan la arkeen malaha 😢
😂😂😂😂@@MaxamuudAlxusayni
War danahaga raadso iska dhaaf garsiinta sh umal iyo wasirka waalaan ee hadalka un kaso hadhay wariye camaal raadi
Carab Baa Ka Dembeysa Sheekhow Waa Arin Nasiib Darro in Maamul Goboled Uu u Taliyo Dowladda Dhexe.
Maya sheekh umul runta ayuu sheegay
Waa sax hadalka sheeqa
Scw scw scw scw ❤❤
DOWLAD HAWIYE,DOWLAD DAROOD IYO MD ISAAQ AH WAAYE WAXA SOMALI KA JIRO ISKU BAABA'A
SADEXDAAS REER AYA DHIB WAYN KU HAAYO SOMALIA
umul waa qaldan yahay wax soomaliya oo federalismka la dhahaa ma jirto dawlad unuka le uma talin karto qabaailada darood ,
Rer maclin quwaax aqoon dined waa leyihiin
Sheikh maxamed cabdi umal wax wanaagsan buu ka hahadlay waziirku
Wuna ku been abuurtay Sheikha
Saxiib nacaybka puntland kaa buuxa
Waziirka wuu khalkhalay, xoogaa
WAR MA ANAGAA DAWLADA XOOG IYO MAUULIYAD U DIIDNEY
Kuwa raba ineey wax dhacaan ama dalka cadaw gacanta ugiliyaan runta marabaan
Asc
Haa
Umal injir magashay iisheega
Athiga hku gasho
@@anasmohamed5191ani waa igali kartaa lkn nabiga ma gali garto waayo udug ayow ahaa xabiibi udug injir waa ku dhimataa ee iska dabakac indho la aan ninkii xabiibi injir ku sheegay 😢
@@deeqo1223 ogow nabiga scw inuu bini aadm aha malak ma eheen
@@anasmohamed5191 ani aadam inow ahaa wan ogahay blse injiri malaheen xabiibika adne taas ogoow wll umalne ow ugafay nabiga suuban oo udgoonka badnaa
Adigu Cadawga puntiland baad tahay kanow
Wasirku wa caydh jibootey markaa
Hodhudhoo
Khawaariij baa xasan ugu doodee yaahuu lagu yiri
Waa laba sano ka hor
Tuug hawiyaha ayaa heysta wadankaan oo daarood haduu maqlo kaniin madaa la siiyaa
Xaqiiqdii does not matter when and where it said the Sheikh but the important is is that the Sheikh said or not if he ( the Sheikh) said is not good, it is not صلح in between the people.