Siyaasadii Nabigu CSW Ku Hogaamiyay Umadda Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 97

  • @shukrigujitemahamed1480
    @shukrigujitemahamed1480 8 ปีที่แล้ว +3

    muusa kahir. illaah kabaq . anagaa jecel. amaaninoo sii sheekha mustafe illaah tartiis Ayaan kujecelahay ogow masha allaah

  • @maw6739
    @maw6739 6 ปีที่แล้ว +2

    Subxana lah umadan dadkooda xushmada ka mudan cayay oo culumadina cayay wa mucjiso , Sheikh Mustafa is the most knowledgeable person when it comes our religion , sheikh kaliya ee siyaba kala duwan oo u is leeyahay cidwaliba wey ku fahmi karta dinteena inoogu sheega , sharaf iyo in loo duceeyo ayuu naga mudan yahay qofka magayoo ilah ka yaab , hadad ka qaqon badantahay sidisad ugu bixi laheyd malyumad qafood buu shiqodu yahay oo an ka mid ahay marka inoo daa sheikh oo ka xisho,

  • @mohammedabdi1245
    @mohammedabdi1245 8 ปีที่แล้ว +1

    subxanalah nin kaan muusa kahin diinta islamka maahaysto waayo nin xaadista rasulka csw diindan maa islam baa laagu tiilmami kaara sheik mustafa ilaah baa cilmi siiye masha Allah

  • @abdikaafi3271
    @abdikaafi3271 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshalh sheikh Musafe Xaaji Ismaciel Jazakumulahu kheyr ❤️💕💓

  • @fadumamaxamud8439
    @fadumamaxamud8439 9 ปีที่แล้ว +1

    Hadee sheikh MUSTAFA waxan ku leeyahay Alle (sw) khayr badan hakaasiyo dadaalkakan aad ugu jirtid diintayaga runtii

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow shafeecada Niebiga Nasii aamiin yaarabi 🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿❤️🌿🌿❤️

  • @ahmednurmohamedhashi9046
    @ahmednurmohamedhashi9046 ปีที่แล้ว

    Axmednur waa damin oo dar Alle ku jeceeĺ ee ILAHAY ku xafido Amin

  • @ifarxmohmmed3610
    @ifarxmohmmed3610 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah rabi ajar iyo xasanad hakasiyo sh mustafe

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว

    M.a jazaa kallaah misaanka aaqiro allaha kuugu siyadiyo ajir iyo xasanadna allaha kaasiiyo

  • @tygat-rawwdope8724
    @tygat-rawwdope8724 8 ปีที่แล้ว +2

    allaha nagu anfaco adigana allah ka aball mariyo sh mustafe ismacil

  • @afataaharahman5988
    @afataaharahman5988 9 ปีที่แล้ว +5

    jzakalahu khair Sheekh mustafe xaaji ismaciil haruun ilahay cilmigaga ha kugu biiriyo miisanka xasanaad ka khair badana ilahay bn ku waydiinaynaa wll

    • @Dr.Shiixaaye
      @Dr.Shiixaaye 6 ปีที่แล้ว

      A fataah A rahman Allah ha u aqbalo Sheeqa Aduun iyo Aaqiraba

  • @munahussain2555
    @munahussain2555 6 ปีที่แล้ว +1

    jazakumullah kheyran shekhuna mustafe

  • @mmasomali6583
    @mmasomali6583 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Mustafa alaha ku barakeeyo

  • @zabipk1134
    @zabipk1134 7 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah allaha ku barakeyo sheekh mustafa alle dartiis aya ku jeclahy

  • @mustaphebedal30
    @mustaphebedal30 9 ปีที่แล้ว +2

    maansha allaah jaza ka allaah khyr sheekh mustafe x ismciil

  • @anisonuur347
    @anisonuur347 7 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah sekh Mustafa xaji ismaciil allaha haku barakeya shekhow

  • @shukrigujitemahamed1480
    @shukrigujitemahamed1480 8 ปีที่แล้ว +1

    asc masha allaah illaah haka abaal marsho maalinta qiyaamo oo caawiska lobahan yahay allaahu maa amiin

    • @xayadfarax802
      @xayadfarax802 4 ปีที่แล้ว

      Jisaakallaah khayrun
      Illaahay hakaa abaalmariyo
      khayr iyo xasanaadana hakusiiyo
      AAMIINAAMÌIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMÌIN AAMIINAAMIIN AAMIIN AAMÌIN AAMIIN AAMIIN AAMIINAAMÌIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMÌIN AAMIINAAMIIN AAMIIN AAMÌIN AAMIIN AAMIIN AAMIINAAMÌIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMÌIN AAMIIN

  • @gashanahmed3084
    @gashanahmed3084 7 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalllah khayr sheikh Mustafa Allah hakudhawro adun iyo akhiro

  • @abdirasakmohamed7941
    @abdirasakmohamed7941 6 ปีที่แล้ว +1

    جزآك الله خير جزا اخي الكريم ربي يحفظك

  • @Dr.Shiixaaye
    @Dr.Shiixaaye 6 ปีที่แล้ว +4

    Jizzaakum-u-llahu qeyran fi dunyaa Wal-aaqira

  • @saidabdi7849
    @saidabdi7849 10 ปีที่แล้ว +2

    jasaa akalaah sheekh ilaahay kaa abaalmariyo khayr

  • @mashaallahjazkallahukheryl9924
    @mashaallahjazkallahukheryl9924 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hakuxifdiyo jazakallahu khery sheekh mustafe xajii ismacil

  • @theoweld
    @theoweld 10 ปีที่แล้ว +1

    maanshallah sheekh mustafe xaaji ismail haaruun jazakallah kheyr

  • @cabdifatahibrahim4107
    @cabdifatahibrahim4107 10 ปีที่แล้ว +3

    Maanshalah sheekh ale ha kuu kordhiyo cilmiga aad lerday intaa ka dib kaasi iska hadlyaa hadaad cilmi leeday halkaad ka muuqataa

  • @sahraabdi5090
    @sahraabdi5090 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sheekh alle hakaa abaalmariyo

  • @ccha2024
    @ccha2024 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah sh mustafa allah caawan

  • @atgxhgdkd4360
    @atgxhgdkd4360 5 ปีที่แล้ว

    Jisaa kuma laah shiikh mustafe ilaah dartiis aya ku jeclahay

  • @cwelidaleel8972
    @cwelidaleel8972 8 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allh allaha kaa abaal mariyo

  • @madeygaab8322
    @madeygaab8322 2 ปีที่แล้ว

    Ilaaaaaahyooooow qeeyrka nawaafaji

  • @cabdiwakiilmaxamuud5822
    @cabdiwakiilmaxamuud5822 4 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله جزاك الله خيرا واحسن الله اليك

  • @عبدالقادرعلى-خ2غ
    @عبدالقادرعلى-خ2غ 9 ปีที่แล้ว +3

    maashaa allaah allaah yax fidhak

  • @adendiinidiini7963
    @adendiinidiini7963 9 ปีที่แล้ว +1

    saafi adaam jazakumullah anaga ayaaba kula dili laheen

    • @udbigure1440
      @udbigure1440 8 ปีที่แล้ว

      A den er Diini Diini

  • @guleiddayib6493
    @guleiddayib6493 9 ปีที่แล้ว +1

    Hadad cilmi leedahay Meelo lagu doodaa jira waa qasab igu baree Sheekha daa hadii aad illahay ka baqaysid

  • @mawada314
    @mawada314 8 ปีที่แล้ว +2

    mash allah allah haku xifdiyo

  • @abdiqaniali6398
    @abdiqaniali6398 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah dadka qeerka kajacel alaha no xifdiyo sheqeyna

  • @adendiini1782
    @adendiini1782 8 ปีที่แล้ว +4

    Jazakumullah

  • @kingdidiartan8735
    @kingdidiartan8735 7 ปีที่แล้ว +2

    subxanalah maculumadii baad usodhigateen inaad caydaan war ilahay kabaqa oo culumada iskadaaya

  • @naharinahari7928
    @naharinahari7928 7 ปีที่แล้ว +2

    Baarakalaah Sheekh mustaf

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 4 ปีที่แล้ว

    SHEIKH ALLE HAKU XIFDIYO

  • @apangumilad3588
    @apangumilad3588 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allha sh Mustafa

  • @mubarekherer8859
    @mubarekherer8859 10 ปีที่แล้ว +2

    subhana laah intaa aad shegtayba ana kaaga jawaabya ee fadexada jooji shekhana intaad u tagto website ayuu leyahy siyaabo badan oo aad kula kulmi karto ayaa jira hadad cilimi ledahyna melhan kamad hadasheen ee yaan lagula yaabin Kzklh sh mustafa ilhay misanka xasanadkaaga hakuugu daro asc

    • @kiro8858
      @kiro8858 9 ปีที่แล้ว

      MUUSE SUBXAAN ALLAH ILAAHEY CARADIISU HAKUGU DHACDO EE SHEEKH WAXBA HAKA SHEEGIN SHEEKH MUSTAFA HAARUUN XAAFIDULAAH KAAMA MUDNA INAAD AFLA GAADEYSO HADAAN MAANTA KU ARKI LAHAA HACAN BAAN KU SAARILAHAA WAAYO WAXAAD KU SOO DUUSHAY DIINTA ISLAAMKA WAANA KAA DIFAACAYNAA YAA KAAFIR

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 ปีที่แล้ว

    Sallalaahu caleyhe wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🦋🦋🦋🦋🦋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🦋🦋🦋🦋❤️❤️❤️❤️❤️❤️🦋🦋🦋

  • @maxameddeeq5893
    @maxameddeeq5893 4 ปีที่แล้ว +1

    Scw❤️ scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️ scw scw❤️

  • @atgxhgdkd4360
    @atgxhgdkd4360 5 ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi wasalama

  • @عبدالقادرعلى-خ2غ
    @عبدالقادرعلى-خ2غ 9 ปีที่แล้ว +2

    الله يخليك وجزاكم الله

  • @abdullahihassan7475
    @abdullahihassan7475 9 ปีที่แล้ว +1

    asc walaala yaal webside ka sheeqa ma heli karaa aad baan ugu baaha nahay qeyr alah idin siiyee

    • @Dr.Shiixaaye
      @Dr.Shiixaaye 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdullahi Hassan Anaa isku deyayaa bal inaan soo helo Insha Allah

  • @adanhassan54
    @adanhassan54 10 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @ahmednurmohamedhashi9046
    @ahmednurmohamedhashi9046 ปีที่แล้ว

    Axmednur Seyga Rushka noloow Shikeyga Mustafa

  • @sibsibstudio7201
    @sibsibstudio7201 9 ปีที่แล้ว +1

    walaalayaal sheeka mafiicna in bagekiisa dhexdiisa wax laga yidhaahdo
    so walaalayaal waxaan idin leeyahay ma fiicna caydu nin walba hadii uu doonayo inuu ka faaidaysto shekha ha dhagaysto
    lkn walaalayaal qofka aan doonanayn amase aan faaido ka helayn siduu isagu aaminsan yahay waa inoo iska daaya oo uu doortaa halku doonayo so walaalayaal alyaxfida sheekhuna wa alla yahdiya mufasiquun alla yaqfira mukadibuun wa alla yafhamakal yaqiin wa allaaa yanfacanaa hadaaaa

  • @mahmudxaniif1039
    @mahmudxaniif1039 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @tygat-rawwdope8724
    @tygat-rawwdope8724 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah xafidullah

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 9 ปีที่แล้ว +3

    Kani maaha qof caadiya hooyadaadii baydgaabka ahayd wase sheekha aflagaadada kadaa baajuun yahay orod xaafadiinii kasheekee Jaahil fooqal Jaahil waxaasoo dhan waxaa sababaya cilmi la,aanta malaa diintaba ma aamin sanid Nebigu xeeladabadan ayuu markuu gaalada ladagaalamayo adeegsan jiray waxa gaalada lagaga guulaysan jirayna waa maskaxdii Rasuulka scw ha odhanin Rasuulku siyaasad muu aqoon siyaasada malaa waxaad utaqanaa qaabka dawlad loo maamulo Jaahil maaha siyaasadu inta magac layeesho in xusbi lagu biiro lkn xeelado ayaa jiray azxaabtii rasuulku u adeegsan jireen dagaalkii gaalada ay kula jireen

    • @mowliidmohamed1569
      @mowliidmohamed1569 9 ปีที่แล้ว

      Waar farxaan muxuu ahaa kaa shiikha wax ka sheegay muxuuse yidhi

  • @manavesto9153
    @manavesto9153 9 ปีที่แล้ว +3

    mashalah waadmahad

  • @SaynabHassan-ri4ww
    @SaynabHassan-ri4ww หลายเดือนก่อน

    ❤❤🎉🎉❤

  • @samiawarsam9524
    @samiawarsam9524 ปีที่แล้ว

    Pas 😢😊

  • @anisaomar7242
    @anisaomar7242 8 ปีที่แล้ว +3

    manshalah

  • @ccha2024
    @ccha2024 8 ปีที่แล้ว +1

    amiin

  • @maxameddeeq5893
    @maxameddeeq5893 4 ปีที่แล้ว

    Allah akbar

  • @cabdulaahimaxamed
    @cabdulaahimaxamed 10 หลายเดือนก่อน

    Shiiqa waxaad IGA gaarsiidan inow ciwaankaan U badal luqada( english) magacayga waa cabdulahi maxamed xasan

  • @nuradinmuhumed165
    @nuradinmuhumed165 8 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allah

  • @nasserelmi2858
    @nasserelmi2858 4 ปีที่แล้ว +1

    War horta sxbayal halken kahelikara sheikh si aan uga Barto Wuxu alleh aw baray ama u hibeyey ee cilmiya iyo khibrad aa

  • @adammohamed3842
    @adammohamed3842 4 ปีที่แล้ว +1

    U DUCEEY WALAASHAA SI ADIGANA MARKAAD DUCO U BAAHATO LAGUUGU SOO DUCEEYO
    fadlan u duceey
    th-cam.com/video/YzgCOp8Xh0c/w-d-xo.html

  • @hodanboqor2248
    @hodanboqor2248 10 ปีที่แล้ว +1

    muuse...waxaad tahay dadkan markay iyaadeen qurbaa gaaloobay subxaana

  • @muusakahin881
    @muusakahin881 10 ปีที่แล้ว +1

    waar kani sheikh cilmi leh uu qaata suaasha aan waydiiyo kama jawaabi karo bal haka jawaabo waxay ku kala duwan yihiin Kitaabka Iyo Quraanku shahiidku ma qof nool baa mise waa qofdhintay iyo waalidka iyo aabaha siyidanaa ciise miyuu soo dagi doonaa aayad Quraana oo cadaynasaa magirtaa amaba Dajaal Quaanka kuma qorna aniga axdiis beena ha iiga sheekeyn car ka jawaab afcarabiga iyo quraankaba waa lagula yaqaan CARKAJAWAAG SHEEKH ISKU SHEEG

    • @Ahmed-li4bw
      @Ahmed-li4bw 3 ปีที่แล้ว

      Wardee shiikha Ka xishood Nadal waaxid ...ciyaal suuq baad tahee 😠😠

  • @muusakahin881
    @muusakahin881 10 ปีที่แล้ว +1

    wxaad micnaysaa shahiid iyoshid adiga oo aayada QURANA daliishanya siduu qofdintay aad uugu tilmaami kartaa shahiid aniga ha ii qaadan dadkan aad uugu sheekeynasid cilmil wiraatha ama axaadiista beenta abuhurayra iyo kacab ibnul axbaar

  • @mahmoudabsiye2668
    @mahmoudabsiye2668 6 ปีที่แล้ว +1

    Qofka wax uuna daliil u hayn yidhaahda waa xaaraan wuxu sheegtay darajada ilaahnino. Sidaa darteen ninkan iyo forcoon waa isku mid.

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 4 ปีที่แล้ว

      Ninkee ma shiikhaad leedahay waa fircoon subxanalah ilahay baa kaa abaal marin

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 4 ปีที่แล้ว

      Naclatulaahi calayk yaa jaahil

  • @AfricayareAfricayare-ie1qt
    @AfricayareAfricayare-ie1qt ปีที่แล้ว

    zrCm

  • @muusakahin881
    @muusakahin881 10 ปีที่แล้ว +1

    bal haddad cilmi taqaanid bal noo micnee waxa ay ku kala duwan yihiin NABI iyo RASUUL adiga oo aayada QURAANA daliishanaya

  • @muusakahin881
    @muusakahin881 10 ปีที่แล้ว +1

    cilmul hadith cilmi maaha kitaabka bukhaariguna waa bug iyo been walaalayaal quraanka akhrista ninkan aad moodaysaan inuu cilmi garanayo waxba magaranayo wax soo maqlay ayuu gudbinayaa lakiin wax (tadabur ah) oo uuu quranka ku sameeya majiro hadith kuna maaha tanziil min rabil calamiin waxani waa riwaayadihii abu hurayra iyo( kaca ibnu axbaar) iyo ibnul kathiir oo (takahun) ku sayanaya sida qiyaamuhu uu dhacayo hadith aywdaan iga iyo shiicaduba waa been quraanka ilaahy isfahansiiya tafsiirkooda quraankuna waa been si khalada ay uufasilayaan

    • @shacbaancade6942
      @shacbaancade6942 9 ปีที่แล้ว

      Adookale aduunka kumacusbo..xadiithka rasulkanah beeni wad fiicantahay...lkn isilaali mid qurani ah ayaa xafadeena lagugubay

    • @axmedmaxamed2742
      @axmedmaxamed2742 8 ปีที่แล้ว

      Jasaa akalaahu khayr

  • @muusakahin881
    @muusakahin881 10 ปีที่แล้ว +1

    jaahiliin baad uu shekeysaa waxaad iskala mid dhigtaa scholar yaa kadaab

    • @adoonkiiilaahey3006
      @adoonkiiilaahey3006 4 ปีที่แล้ว

      Yaa mujrim yaa munxarif shareeca
      Maseyr miaa kaa hayo scholar iyo philosopy intellectual intuba wuuka sareeya sidaada oo kle oo diintaada lacag iyo aduunyo kadoortay heer aad marayso inaad ilaahay iyo nabiga scw kalageyso ee oradoo soco sheikh mustafa wanaaga iyo sharafka uu bulshadiisa kuleeyhy adi iyo wixii gaalo raac ah wlhi inaydaan cinjida wax la'eg udhimi meysaan cid soomali ah oo kaa akhrisanayso jirin yaanan ilaahay larumeynin

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 4 ปีที่แล้ว

      Jaahil ama gaal mid baad Tahay lkn jawaab ma mudnid

    • @Ahmed-li4bw
      @Ahmed-li4bw 3 ปีที่แล้ว

      Wr wxn report gareeya

  • @mahmoudabsiye2668
    @mahmoudabsiye2668 6 ปีที่แล้ว +1

    Wahaabi fowqa wahaabi, haddii ad sheekh tahay sheeg sheekhaagii diinta, ha noola iman diin aan abtirsiin lahayn. Beenta ninkan waxa ka mida wuxu yidhaa jaadka ayaa xaaraana.

    • @adoonkiiilaahey3006
      @adoonkiiilaahey3006 4 ปีที่แล้ว

      Jaadka waa xaaram
      Ma taas ayaa shaki kaaga jiraa ee culumada iska dhaaf anigoo wahaabi ahayn baana hadana jeclayn qofka muslimka ay rapo inay bulshada hagaagto oo aqoontii uu alle bare gudbinayo in lagahor yimaado qalad u arkaa wadaado bdan oo wahaabi ah uuka fiicanyhy sheikh mustafa wayo asaga cidna ma duro kaliya waajibkiisa dacwada uu guta wax magaalaysiiyo
      Ee alle kacabso culumada hilibkoodu waa sun wll

  • @muusakahin881
    @muusakahin881 10 ปีที่แล้ว +1

    beenta dadka ka daa nabigu siyaasi ma ahyn

    • @mohamedaden8666
      @mohamedaden8666 9 ปีที่แล้ว

      ma caybaad rabtaa mise inaad wax korarsato

    • @mohamedaden8666
      @mohamedaden8666 9 ปีที่แล้ว +1

      doodadu waa raqiis sxb anoo aqoon badan lahayn ayaa ka jawaabi kara

    • @Moralman1961
      @Moralman1961 8 ปีที่แล้ว +1

      Muusa Kahin Nabigu SCW mrka 'Nabi' dhaheso SCW raaci adaaba gaalnimo ku jirtaaye. Mida kale adiga macnaha 'Siyaasad' ma waxa u taqana tan Somalia iyo qaabka kuwa calosha xaranta waynese ay umada ku dhax galaan. Siyaasada wa qaabka u qof ku hogaamin karo ummad meel dagan qaab u Allah raali ka yahay iyagana ku qanacsanyihin. intas lu ka hadlya. Hadith io Quran lu ninkan so qaata mrku daliil kenayo. Aqoonyahan Schollar ahna wu yahay adiga hada Jaahil tahay maha in Culumada aa afka ku taagno. Nabiga SCW wuxu yiri " Al-Culamaa'u warithatul-anbiyaa'u. macnahedu yahay Culumada wa dhaxalka anbiyada. Anbiyadana wa Saxaabada io nabiyada Alle uso diray Umada dunida wayo wixi ay wadeen ley barteen ayna anaga an aqoon nasi baran. Allah xaqa haku tuso ina nabad diid iyo shabaab tahay shaki kuka jiro lkn adaaba cadaab io qasaaro ku yaren. Rabbi xaqa haku tuso, akhlaaqda wanagsena mar haku tuso hadadba qadani.

    • @AliHassan-yo8eq
      @AliHassan-yo8eq 7 หลายเดือนก่อน

      Nabigeenu waxa uu ahaa siyaasi s.cw

  • @gaashaanalikuus9524
    @gaashaanalikuus9524 10 ปีที่แล้ว +2

    Alayaa baarak fii sh mustafa

    • @osmanismailahmed1586
      @osmanismailahmed1586 9 ปีที่แล้ว

      Osman
      Muuse ninkan isku sheegaya hadad muslim tahay aqoon diineed malihid ee sheekha wax ka baro ama aamus yaan ilaah ku aamusine mar dambe shiikha wax haka shegin hadad gaal tahayna cadhadaada ku dhimo

  • @guleiddayib6493
    @guleiddayib6493 9 ปีที่แล้ว +2

    Hadad cilmi leedahay Meelo lagu doodaa jira waa qasab igu baree Sheekha daa hadii aad illahay ka baqaysid