Shiikhow aniga nolosheeyda dhan ciriiri waaye quraan ma dhageysan karo hadaan aqrisanaa ma macaansanaayo cibaadeyso hadaan is dhoho xanuun iyo warer iyo ciriiri ayaan dareemaa gaas said eh ayaan malin walbo ihaayo aduunka inaan jogo iyo inkale makala garanaayo ani dhanbo waan xerxeranahy ilmaha an dhalay xitaa shaki ayaa iga jiro alahii i ikhalqay xitaa qof an garaneeyn ayaan nqdaa waxaa ii dheer madax wareer said in an dhici rabo cml maxaan sameeyaa ila tali sheekhow
Sheeg waxan laxanun sanahy il mudo 6sano marwalbo waxan darema murugo wan iska oyaa wadno garaac said ah xita duhuradi masexan karo waxcules korka dhan iga fulayo mais dhaqa ji karo qeyli aisdhaha maqeyli karo nolosha dhan wa kaquste maxasameya nolo sheyda dhan wexe noqote sidii ina xabsi kujiro camal farxad madaremayo 😭😭😭😭💔💔😭
faaduma suuratul baqara dhageyso maalin walba waxad kaloo sameysaa iska soo baar dhiiga kadida saxarada in wax fitamiino ama macdana ah jirkaada ku yar yihiin waayo xanuun walba maaha il ama sixir ama jinn hadaad baaritaankaa wax iska weydo quraan isa saar waayo xanuunkaas maaha mid dhatar u bahan ee waa mid quraan u bahan
Shiiq dadkas ayan ka mid ahay wad nala dadalaysa allaha ku barakeeyo shiiqow waxan ku waydina cabad sawdada miraha ma isku umin kara shadadinta ma naceb yihin iga so jawab. Wana dhiri galisa anigo xanusan hadan ruqiyo so dubtay dhagaysto fir firconi ayan ka qaada aduunyo iyo aaqiro allaha ku barakeeyo
@@fartunmohamed4463 maalin kasta cilaajka aan sameeyo bay ka mid tahay aniga sixir iyo jinul caashiq umu sibyan bn qabaa nolosha dhan si kale ka dhigay
Waxa ihaayana isoo sheeg ma fikiri karo hadii an wa fikiraa dhahana wax xun lee ku fikiraa sidoo kale makaanka aad buu ibararan yahy hosbitaalne ma adi karo markan ad is dhiho wax baa iga hor istaagayo ee shekhow isoo ducee dar ilaaheey
Sheekh jannatu fardawsa Alle ha ku geeyo Aameen yaa rabi cimariga Alle ha kuu dheereeyo Aameen yaa rabi wllhi waxan kugu duceeyay siniya ah
Walaale ilaahay ha noo kaa xafido cadowgaana Allaha Raxmaan ha kaa indho saabo kumaba arkaan bi'idnillah kariim, Alow khayr sii nabad iyo caafimaad ku waar walaalkeen ❤
Anay nolosha iga xireen 3sano xabsi caadiya kujiraa, doorasho malihi xanuun naqas wadnogaraac cabsi walwal xanuun aan dhamaaneyn gaas badan hada aan qoraalka qorayo cabur saaid ah baa ihaya naqas, noloshiiba mustaqbal la,aan wax kasta way iska sooxiriireeen, ilaahay idinkii alle haigu caafiyo.
Alaha.kucaafiyo wall saliga nabiga badi scwslm
Allah kucaafiyo sxb xanunka kaligaa ma ahn suratul Albaqra kudadaal
Wll alle haku caafiyo lkn wxaan kugu la talinlahaa albaqra laasim maalinkasta dhamee saliga ibraahimiyadana badi wll
Istiqfaartana ku dar wll intaas anigaa kaga ladnaaday kuna huba inaad ku ladnaani hadi aad saalimto wll anigu wxaan heer aan joodariga ka kici waayo allana baryadiisa haka caajisin markasta wll
Kula mid ahy wlhi inta shgty wey ihystan amiin dhmntynba allah hna cfio😢😢😢
Abyo albaqra ma aqano mana xifdisani dhibanena wan ahay 😢😢😢@@NaciimoQaali-c5l
Maash Allah sheikh markasta wan Ku duceya ilahay wax Ku dhiba Kuma tuso
MashAllah sheekh shukran Allow naga qabo sharka xasidka isha saxirinta amin
Masha Allah sheekh khayr alle ha ku siiyo alle ha ku xafido
Masha allh tabarakalah sheekh Ale abkaaga jano Ale haka dhigo🤲❤
M.a qyr alle haku siiyo sheikh caydaruus 🤲
والله يحفظك اخي عيدروس جزاك خير واحسن جزأ🎉
Sheekh abaalkaaga illaahay jano haka dhigo adigana alle haku xafido
In aan kuu duceyno waa wax wanaagsan waana kuu duceeyaa aniga ahaan marwalbo waliba duco qalbiga katimi cml alle haku dhowro aduun iyo akhiro
illahayow cadawga insiga iyo kan shadiintaba kaqabo cimriga iyo cibadaba kusiyadi jisadadana janatul fardowsa kadhig waxad noheysaa howl wanagsan anagana illahay hanagu cafiyo Aamiin❤
Mnshaa allaah shekh alleh haku xafido inshaa allaah
Masha alhhh jasaakilahu khery aaakhiro io aduùn alha ku xafido sheeekhana
May Almighty reward you my brother
Allah haku barakeeyo abaalkaga jano haka yeelo
Walaal.wiilba.igaxiran.xabsi.sood.afrika.igu.soo.aqri.khuraan.alaha.ku.barakeye.amiiin.yaarabi
Asc sheikh Aidaruus, Allah ku xafido aduun iyo akhiro ba ❤
Masha allaha alle haku xafido ❤
Shiikh mahadsanid jasaa kallaah fil janah aduun iyo aakhraba guulayso
Jazaakallhu qyr sheq
Masha Allah shekh ruqyada umu subyanta noso gale
Sheikh jazakallahu kheyr aduunyo iyo akhiraba libaan waxan anigey iheystan walahi markan isdhaho hada badba ronatey ba hadane hada iyo kow meshii kunoqonaya ❤❤❤
Abyo anigaba kula mid bn ahy ilahy hanaga dhameeyo😢
Ilahay haku barakeeyo insha allah wanku dawoobay
Mzha allh sheekh aad baad u bahadsan tahay wlhi ruqiyadan waan u bahnaa xabsi baah deramayaa iyo xidhxidhan mudo 7sano ah illhow igu caafi iso duceyaa wlly
Sheikh gormaa ad Nairobi Imani wllhi isojawab
Ajar iyo xasanaad💓💓💓
Masha aalha allha ku xafido sheikh caydaruus jasakallh
Jazka Allhu khayr shiikh❤❤
Asc sh qeeyr Allaah haku siiyo
Alaah haku xifdiyo adiga iyo Awlaadaada
Sheekh wlh waxan dhageestey Ruqiya daad waxan dareey xabad leeyga fadhiye ooyin 😢😢
سبحان الله والحمد لله والله اكبر لا اله الا الله لا حول ولا قوة الا بالله
Asc
Mahada. Saniida. Sh. Caydarus. Jisa. Allh. Khar. Maasha. Allh🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
God bless You and your family ❤
Mashallh Allah ha kuxafido shq
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉
Sheekh caydaruus allaha ku xifdiyo ❤❤❤
Shekhow allaha ku barakeyo, wanu ku ducaynaa markasta abaalkaaga janno, adun wax ku dhibo kuma tuso. Insi iyo jaanba.
ربي يحفظك اخي عيدروس جزاك الله ألف خير ❤
Sheikh ruqyah Dabesha madaxa isku dhajiso noso gali dadba iso adagsado jirka odhan wax iga cunayo qof cayilan ban ahaa hadaNe wan catobay qofkii iyaqanay marku I arko ima aqosanayo 24jir ahay lkn mamo weyn cml noqday 😢
@@CartanMaxamed-u6g shugran apayo wan sameynaya adigaNe ilahey ajar haka siiyo💕
Ilaahay ha ku caafiyo abaayo
Shekh jazakallaahu khayr xili loo baahnaa baad soo duubtay illahay abalkada jano haka dhigo🤲
Ma.jazakallaahu kheyr sheikh ceyduruus
Allah haku barakeeyo aduun iyo aakhiro shekh
Shukran jizakallahu kheir sheikh
Allaha ku barakeyo sheik amiin amiin amiin
Qer Allaha kusiiyo sheikh
Sh ilaahay ha ku xafido adiga iyo familkaagaba i.a
Allah haku sarfo❤
Shiikhow aniga nolosheeyda dhan ciriiri waaye quraan ma dhageysan karo hadaan aqrisanaa ma macaansanaayo cibaadeyso hadaan is dhoho xanuun iyo warer iyo ciriiri ayaan dareemaa gaas said eh ayaan malin walbo ihaayo aduunka inaan jogo iyo inkale makala garanaayo ani dhanbo waan xerxeranahy ilmaha an dhalay xitaa shaki ayaa iga jiro alahii i ikhalqay xitaa qof an garaneeyn ayaan nqdaa waxaa ii dheer madax wareer said in an dhici rabo cml maxaan sameeyaa ila tali sheekhow
Ilaaheey waxad jeclahay hakuu salon sheeqoow jisaakulaahuma qayr baarikatul kariim
Jazaakaa allaah sheikh
Sheikh fadln ruqyada hadalka iyo carabka oo cuslaado iyo xusuusta qofka kuyaraato inosoogali pls
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Adun iyo aqiraba Alaha ka farxiyo sheikh caydarus
Mashaa Allah jazakalaa kheer
Allah haku xafido
Sheeg waxan laxanun sanahy il mudo 6sano marwalbo waxan darema murugo wan iska oyaa wadno garaac said ah xita duhuradi masexan karo waxcules korka dhan iga fulayo mais dhaqa ji karo qeyli aisdhaha maqeyli karo nolosha dhan wa kaquste maxasameya nolo sheyda dhan wexe noqote sidii ina xabsi kujiro camal farxad madaremayo 😭😭😭😭💔💔😭
faaduma suuratul baqara dhageyso maalin walba waxad kaloo sameysaa iska soo baar dhiiga kadida saxarada in wax fitamiino ama macdana ah jirkaada ku yar yihiin waayo xanuun walba maaha il ama sixir ama jinn hadaad baaritaankaa wax iska weydo quraan isa saar waayo xanuunkaas maaha mid dhatar u bahan ee waa mid quraan u bahan
Shiiq dadkas ayan ka mid ahay wad nala dadalaysa allaha ku barakeeyo shiiqow waxan ku waydina cabad sawdada miraha ma isku umin kara shadadinta ma naceb yihin iga so jawab. Wana dhiri galisa anigo xanusan hadan ruqiyo so dubtay dhagaysto fir firconi ayan ka qaada aduunyo iyo aaqiro allaha ku barakeeyo
Haa zaaid ayay unecebyahiin xabadsowdada sidookale xildiida sidookale xarmalka
@@sheikhcaydaruusshukran shiiq allaha ku barakeyo
Masha Allah
Allaha kuxiftiyo
منور استات ❤❤
Guuleyso insh alh
Ilaahay hakubarakeyo
Intaan talo kaa faa idey ama alle igu igu cafiyey ruqiyo aad akhridey lama tirini karo alle wax kudhibo kuma tuso abti
Asc walahi ana kamid ah sheikh Kenya maimatit qer alaah kusiye walahi dadka sixirka lawu xabisay ana kamid ah
❤jazaakalahu
Sh.caydaruus ilahau ha ka abal maryo dadlkad umad u hayso
Shiikh allaha kaa xifdiyo cadawga aad dagalka kula jirto
Mashallah ❤
Thank you
You're welcome
Shiikh dadka xoogaa xabsiga ku jiro bn ka mid ahay suurtul anfaal wn kaaga duceeyay waayo isbadal bn dareemayaa wn faraxsanahay
Suurad xabsiga iga saarto i soo sheeg
Meqa jer aqrineyse walal
Alxamdulillah wll
@@fartunmohamed4463 maalin kasta cilaajka aan sameeyo bay ka mid tahay aniga sixir iyo jinul caashiq umu sibyan bn qabaa nolosha dhan si kale ka dhigay
@IsmailA-b2gayada Lee sii wad wll suuratul anfaal waa cajiib mansha,allah
Anagana allaha nagu anfaco ruqyoyinka
3 months ayaan xanuun ssnahy
Waan shaqeysan jiray ganacsigeygi waa iga burburay 3bilood dhinaceyga dhulka yaal
Hadaan isdhaho ganacsiga dib u bilaaw waxaan isku arkay wareer faro badan maskaxda leyga leysta dhinac waa ixanuuna
Markaan ruqiyada dhageysto fudeed yar ayaan dareema
Wixi hadane waa igu soo labanaayan
Wareerka iigu daran iyo cabsi faro badan
الله أكبر
سبحان الله
Sheekh aniga habenki marka seexdo wa qarwa wa hadla wasocana dadka lahadla mana ogi xita wacejiya dadaka😢
Walaalayaal riyadaan aan ku riyooday ayaa mucjiso igu noqotey
Waxaan ahaa hooyo la qabo oo 1 cunug heysata waxaan ku riyooday anoo meel sare kasoo dhacay dhulka meel hoose ayaan ugu imi hooyadey oo sida caadiga dhimatey iyo walaashey weyn walaashey waxey igu tiri anaa noloshaada dhan burburiyay mac ana waxaan iri hooyo iga celi hooyana ma hadleyso riyadaas wixii kadanbeeyay nolosheyda dhan wey burburtey waana ley furey heer waxaan gaarey intaan qurbaha ka imaadey Somalia tago anoo waxaan ku heysto jirin markasta riyadaas ayaan xasuusta iyo sidey nolosheyda u burburtey
M a shiiq dani xanuun ayaan daremay
Sheikhoow anigu gabr ayaan ahay aan wali guursan nolosha waxbadan ayaa igu culus Ruqyadan shalay iyo saakay ayaan dhagaystay anoo waxba qabsan karin xitaa dharkayga inaa dhaqdo
Marka saakay riyo ayaan ku riyooday Dhiig adag oo sida beerka xoolaha siduu yahay cml ah oo xubintayda kasoo baxaayo
Shekh xalay waxan sameyay suratul baqara iyo suuratul anfal aqriyay ruqyadaana wanku sexday anoo dhageesanaayo wlhi sharci aan wayadaan dhan ka walwalsanaa isla xalay riyaa laigu tusay anoo laisiinaayo Sakay ayan aday safarada anoon cid iiwacday jirin waa iska soo fiirinayay misane waaba laisoo siiyay farxad wlhi alx
Mashllah sheikh khyr ihy ha ku siiyo garowe noo imo waa laga bahan yahy plze
Sheikh please xagen kala so xiriira please please iso jawab
Shiikhow markan suuratu cabasa aqrinayo hamahsi ayaa nafta ii keenay ee wa maxay waxas
Sheikh please ma samayn kartaa ruqiya block guursaday
Subxanaalh
Allow nacaafi
❤❤❤❤❤
Asc shiikh caydaruus waxaan doonaya inaanku lasoxidhiidh waxaan ahay gabadh inbadan xanuun san marka lambar aankalasoxidhiidho baan rabaa
Wcs shiq cilaj ayan ubahna ee isli miya xarunta fadlan number kaga isodir hoyo ahay 😢
Shiq xagee laga so xiri kara aniga waxan daremaya waxkasto in culees iga Sara yihiin shiq ilahay dartii hada aragto iguso jawab quran saar u bahanahy
Waxa ihaayana isoo sheeg ma fikiri karo hadii an wa fikiraa dhahana wax xun lee ku fikiraa sidoo kale makaanka aad buu ibararan yahy hosbitaalne ma adi karo markan ad is dhiho wax baa iga hor istaagayo ee shekhow isoo ducee dar ilaaheey
Asc shiiq Nambar ma ledahay
Waa. Wake. Soo. Ducaanay. Marskasaat
Shq cydrus goorma imanesaa xaruntaada aad ayn kudanaynayaye
Sheeq.qalbigaan.kaaga.duceeyaa.laahay..kumatuso.wax.kudhiba
Aargudasho halagu daro 1000 suratul fiil habenki jiifka kahor maalin kun zalazala ruquyadana hala dhgessto
maku fahmin argudasho maxaa kawadaa
Wuxuu kawadaa qofki kula lahaa ayey kunoqonayaan
❤