ความคิดเห็น •

  • @illintir
    @illintir ปีที่แล้ว +11

    Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin ❤

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Rabbi ducadena in badan waad naga aqbshay rabiyoow.usahal hooyaded iyo walashed ilaahoow ka farxi waa na xanuunjisey hooyo mcn ❤

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g ปีที่แล้ว +1

    Illahay hooyo deed ha u soo sahalo walashen

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 ปีที่แล้ว +21

    Codsi wll cabdi casisow xayisiintan kuuguxiran badal dhagaha umaroone fadlan wax kale kubadal ❤ shaqo fiicnbad noohaysa guuleysa wllkey😢

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah waa heshaye reer abtigeed

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +9

    Rabi Hakuu Soodhaweeyo Habo Waad Helidoontaa Hooyadaa & Abtiyaaladaa Habaryarahaa Dhamaan Helkaa Waadhelidoontaa Insha Allaahu☝️

    • @MsKeyf
      @MsKeyf ปีที่แล้ว +2

      Insha allah❤

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว +3

    illahaya ha ku sahalo Hooyo macan rabi ha ku soo fudeyo inshallaha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว

    Abaayo in shaa allaah waad helaysaa hooyo kolay Saan dareemayo ciil baad la ooday kolay waxbay gocanaysaa in shaa allaah adoo faraxsan soo laabo oo hooyo iyo walaashaaba helay

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow kuu sahal hooyadaa
    Walaahi waa ooyay

  • @jibriilblack9489
    @jibriilblack9489 ปีที่แล้ว +2

    ala Nimanka somaliyeed qarkood xadsidsanaa gabdhaa qalbiga ka toogtay odayga dhalay ee HOOYO ka qariyay allow ku sahal mama

  • @israsheikh7015
    @israsheikh7015 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi u so dhawee hooyadeed mcn

  • @adontiiale
    @adontiiale ปีที่แล้ว +4

    Ilaahayow usahalhooyadeed Amiin yarabi 🤲🤲😭

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +3

    Ilahow uso dhawey ya rabi ani bafinta ma dawado waxan ku nacay qof oynayo hadan arko maba is celin karo abyo ilahey ha kuso dhaeyo hoyo waa qaali wana kula radineyna insha alh 😢😢😢

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 ปีที่แล้ว +1

      Walaalhi Anna gabadhaan waa la ooyaay anigaba hooyaday mudo Ma arag aakhirii waa arkay alxamdulillaah

  • @gulwadeadan689
    @gulwadeadan689 ปีที่แล้ว +1

    Hoyadha magacaga watana Sacdiyo Abdi Hussein

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 ปีที่แล้ว +2

    Ilaha ha ku soo dhoweyo iyago nabada

  • @abdirahmanmediaproduction7314
    @abdirahmanmediaproduction7314 ปีที่แล้ว

    Alax ciil badanaa illahey Walid kaada hakuu sahlo

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 ปีที่แล้ว +6

    Insha allaaah sida oogu dag dag badan ayay uheli doontaaa

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Ax ax ilahay hakuu soo fududeeyo hoyadaa insha allaah

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha kusahalo hooyo

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 ปีที่แล้ว +3

    Ascww,
    Cabdi casiis really adeer mcn adigoo mahadsan adeer mcne shaqo fiican oo nadiif ah ayaad noo heeydey oo ilintir ladhaho, xeey tahay warkaan qurunka ah ee kacsi la aanta iyo biyo baxaan baas iyo walax jilcaayoo aan adkaaheen iyo sheeksdaan qurunka ah adeeroow waxaan nagala aah in ilaaheey israaqadda kuu waasiciyo.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @Darajooyin
      @Darajooyin ปีที่แล้ว +2

      Wuxuu xayeesiintaan ka helaayo RABIYOOW meel ka qeeyrbadan ka sii.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem ปีที่แล้ว

      @@Darajooyin aamiin.

  • @umuCigramo-ls8rp
    @umuCigramo-ls8rp ปีที่แล้ว +2

    Xayeysiintan waan dhibsaday anshax xumada ah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 ปีที่แล้ว +1

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +1

    ILaahayoow Kusoo Celi Adigoo Faraxsan

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 ปีที่แล้ว +5

    War Hooyoyin Iyo caruurtooda dhibka ha laga daayo hadii annan caruurta lala korsaneyne.

  • @abdulkadirmaalim875
    @abdulkadirmaalim875 ปีที่แล้ว +2

    Waa wax laga xumaado sideey ku dhacday hadii aabe hooyo xiriir la lahaa inuu gabdhihii wada dhashay iyo hooyadii dhashay uu kala qariyo waa wax aan laga fiirsan waa in waalidku ka waan toobaan arimahan oo kale waa jariimo ubad badan ku dhacda soomaali meel kasta oo aay joogaan qalad

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha ku sahlo Hooyadeed macaan cabdi casiis adiga iyo familkaaga illaahay ha idin xafdiyo
    AAMIIN AAMIIN YAA RABBI

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha uu sahlo hooyo macaan Aamiin

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 ปีที่แล้ว +1

    Yaarabi usahal hooyo

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha kuu so dhaweeyo hooyadaa Macaan insh allaah

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 ปีที่แล้ว +1

    Allaha usahlo hooyadeed macaan waa xanuun hooyo kaamaqan oo aadan meel aad kadoonto garanayn

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u sahlo hooyadeed insha Allah

  • @faysalhirsi9476
    @faysalhirsi9476 ปีที่แล้ว +4

    cabdicasis khayr Allah Haku siiyo marka aad qabiilka waydisid sii sual cida hoose waayo qabilka kore waxa ka fudud kan hoose😊

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +2

    Habayar waad geline aamus mcnto insha allaah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +1

    Allaha sahlo hoyo walaaloba ajtiyalo habaryaro awoowe hooyo ayeeyo hooyo kuli

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha u soo sahlo

  • @fadumoabdi743
    @fadumoabdi743 ปีที่แล้ว +1

    Rabi haku sahlo

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 ปีที่แล้ว +2

    Walidka, waa in uu carurtiisa ,xirir la lahaado, ,oo uu iskaga harin ,markii, lakala tago, durufkastaa, oo jirto

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 ปีที่แล้ว +1

    Illahey hakusoo sahlo abaayo macaan waankula ooyay runtii

  • @umishraq
    @umishraq ปีที่แล้ว +1

    Allah ha usoodhaweyo insha allah

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว +1

    ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA OO NABAD QABTA

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah ,Somaliye taqu Allah ,

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    Alle haw sodhaweyo wll

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay kuusahaolay hooyo abaayo adig farxsanay aan kusugeynay mardhawo cogficnahheystaa waa heleysaa insha allaah

  • @zhugrizhacni1652
    @zhugrizhacni1652 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha ku soo dhoweyo wll

  • @sowdoxassan1859
    @sowdoxassan1859 ปีที่แล้ว

    Waan kaxumahay abaayo kurbadaada Allah faydo

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 ปีที่แล้ว +1

    Allé ha Ku so dhoweeyo hoyo iyo wllsha insha allaah

  • @hindadahir8476
    @hindadahir8476 ปีที่แล้ว

    Yaa alah caawi

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u soo dhaweeyo hooyaded iyo walaasheed

  • @xaawoismacil6413
    @xaawoismacil6413 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha usahlo walhi waan la ooye 😢adne abdi aziiz ajir aan dhamaan alle hakusiiyo

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 ปีที่แล้ว +1

    Aaway tiishkii siii

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu sahlo hooyo mcn waa xanuun .❤❤❤❤

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 ปีที่แล้ว +1

    Allaah subxaanahu watacaalaa how soo dhaweeyo hooyo macaan

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA USAHLO HOOYADEED IYO WALASHED OO WADA NABAD QABAAN

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 ปีที่แล้ว

    Illhey ha u sahalo hooyadeed

  • @MsKeyf
    @MsKeyf ปีที่แล้ว +2

    Rabi ha ku sahlo abaayo❤

  • @leylaladan864
    @leylaladan864 ปีที่แล้ว +1

    In sha allh waad heli abayo arin xanuunkeda leh

  • @hodanmaxamuudhodanmaxamuud6686
    @hodanmaxamuudhodanmaxamuud6686 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu sahlo

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

    illaahayow usahal

  • @sucaadahmed4455
    @sucaadahmed4455 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaah hakuu sahlo abyo mcn

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 ปีที่แล้ว +1

    War HUSH . ASLUUBEE IIDHEHDA

  • @zamzamhassan2323
    @zamzamhassan2323 ปีที่แล้ว

    Allaah ha uso dhawayo iyado nool hooyo mcn

  • @wllcaska9689
    @wllcaska9689 ปีที่แล้ว +1

    Allaha usahlo❤❤❤

  • @museurur143
    @museurur143 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kuu sahlo hooyo

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u sahlo hooyo macan

  • @hamdiabdirashid6913
    @hamdiabdirashid6913 ปีที่แล้ว +2

    Habaryar hooyo alaah ha kuu sahlo
    Ogaaden yay ka tahay Habaryar waxan kuugula talin lahaa qabridahare tag inay reer cabdule tahay ayaan umaleeynaya

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 ปีที่แล้ว

    Allah subxaan watacaala ha kul Sahlin hooyadaada .

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 ปีที่แล้ว +1

    M.a❤

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว +1

    Ninka an xayeysiinaya maxaa u diidey inuu sida hadalkuna kuqurxoon yahay u hadlo Subxaanallah..

  • @tata9547
    @tata9547 ปีที่แล้ว

    😢ax

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 ปีที่แล้ว

    gabadhaan isku Jufo iyoisku deegaan aan Nahay walow aanan Aqoonin hadana Arinteedu wey iga ooyisay ilaahey hooyadeed iyo walaasheed ha u soo dhaweeyo

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +1

    Waad Helidoontaa EheLkaaga Kamaqan

  • @bushradahir8876
    @bushradahir8876 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اللهم لاسهلا إلا ماجعلته سهلا

  • @shamsohasan8897
    @shamsohasan8897 ปีที่แล้ว +1

    ASC CABDICASIIS WIIL DIIN IYO SHARAF U SAAXIIBA AYAA TAHAY MARKA MAAMO XAYAAYSIINTA
    EREYADA XUNXUN U WANAAGSANAY BAL WAX KA BADALA AMA HA LA QURXIYO
    WAAYO LAMA DHAGAYSAN KARO
    ERAYADA QAAR
    NINKA WAX SHEEGAYANA MABA XISHOONAYO
    MAHADSANID MAAMO.

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 ปีที่แล้ว +1

    FADLAN CABDI CASIISOOW AAD AYAAN UJECELAHAY BARNAAMIJKAAN, LAAKIIN WAXAA INACSIIAAYA XAYEESIINTA KUGU JIRTA OO CEEB AH WAXAA LAGU HADLAAYO , KU BEDEL XAYEESIIN KALE OO OO AAN LAGA YAXYAXEEN

  • @faysalhirsi9476
    @faysalhirsi9476 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u fududeyo

  • @AxmedMowliidIsmail
    @AxmedMowliidIsmail ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal C/Caziiz goormaad wakhti noo heli doontaa haday dada kaa bateen wakhtiga waa nogu dheereysa.

  • @muhubowarsame4762
    @muhubowarsame4762 ปีที่แล้ว +1

    Asc edoow waa igawano Iska Dhaf xayeysinta xeebtah

  • @manalqalbi9745
    @manalqalbi9745 ปีที่แล้ว +1

    Abayo illaahay haku sahlo hooyadaa 😢 sorry abayo mcn

  • @H-mz4zn
    @H-mz4zn ปีที่แล้ว +1

    Asc allaha isahlo hooyadeed

  • @nafisacadey1195
    @nafisacadey1195 ปีที่แล้ว

    Daroodka ma ilma tuuray

  • @caishamouze6319
    @caishamouze6319 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 ปีที่แล้ว +1

    aaway teshowgii ilita la isga tiraayi

  • @hamdiabdirashid6913
    @hamdiabdirashid6913 ปีที่แล้ว +1

    Asc gabadha tira qabridahar ayan
    Walal gabadha magaca hooyadeed way sheegtay waa sacdiya cabdi xussen haloo raadiyo

  • @kiinhaajidool5484
    @kiinhaajidool5484 ปีที่แล้ว

    Sorry abyo hoyo ilhey haku sahlo waa xanun hoyo la.aan 😢

  • @blessedme8532
    @blessedme8532 ปีที่แล้ว +1

    Nin iska socda oo deegaanka wax ka deganeyn in la guursado gabdhoow ma fiicna.
    Hadii furiin dhaco carruurta waa laga reeban.
    Dad isku degaan ah baa fiican oo hooyada iyo aabuhu ilmaha kala qarsan karin.

  • @khadramuse1218
    @khadramuse1218 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o ปีที่แล้ว +1

    AX Wlshy Allaah haskiintuso hadaynooshay hooyo,,, lkn ukhtii hargaysa waa somalilan qabiraharna waa soomaali galbeed iskumeelmaha

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 ปีที่แล้ว +1

    Ogaden yaykatahay maxaad udhihi waaysay

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha iyo hooyooyinka aad kala xaranimaynasaan iska daaya’ odaygaas dhibkaan ugaystay yaa og inuu cadaab ku mutaysto

  • @fadumoabdi743
    @fadumoabdi743 ปีที่แล้ว

    Tishka ma sisit

  • @faysalhirsi9476
    @faysalhirsi9476 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @cadaribrahim4125
    @cadaribrahim4125 ปีที่แล้ว

    Hooyada si degreg ah ilaahay ha kugu sahlo

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk ปีที่แล้ว +1

    Walaahi ilinaa iga timid
    Aabo yaal ilmaha udaaya hooyooyinkood
    Hada aabahaan waa dhintay ilaaheey haunaxariisto
    Aabo yaasha ilaaheey kacabsada ilmaha hooyooyinka udaaya ilmo waxeey ubaahan yihiin hooyo macaan

  • @fartunnura4426
    @fartunnura4426 ปีที่แล้ว +1

    Ogadeen waa badan yhy sas laguma heli karo hooyo magaceedna madan sheegina plz so qooro hooyo magceeda aniba #qabridahar bn jogyee

    • @sahradegam819
      @sahradegam819 ปีที่แล้ว +3

      Sacdiyo cabdi xuseen waaye magaca gabadhu sheegtay

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 ปีที่แล้ว +2

      Wlo uraadi way sheegtaye