Ashaaciro Magaalaa mise waa muslimiin??Sh Maxamed Cabdi Umal &Sh Xasan Kaafi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @mwali2012
    @mwali2012 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah jizaka Allah khayr

  • @Cabdiqadir1234
    @Cabdiqadir1234 หลายเดือนก่อน

    Shiikh umal

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 11 วันที่ผ่านมา

    العلامة الشيخ محمد عبده أمل حفظه الله ورعاه ❤❤❤❤❤❤

  • @xasangurey6496
    @xasangurey6496 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا ❤

  • @iqraaxmed1276
    @iqraaxmed1276 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @Cabdiqadir1234
    @Cabdiqadir1234 หลายเดือนก่อน

    Waayo shaaciro mashiicaayana

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheikh umal Alle hakuxifdiyo

  • @calibai2078
    @calibai2078 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @CumarDiiriye-n4q
    @CumarDiiriye-n4q 8 หลายเดือนก่อน

    Fahamkaasi adiga umal ah ayaaqaba eeinaga hadji anunahay ahlu towxid kulamaqabno

  • @Nuurcalaanuur3710
    @Nuurcalaanuur3710 ปีที่แล้ว +2

    Ashaaciro ayuu ka hadlaa adigana suufi ayaa kusoo qortay lawa ayay kala yihiin suufiyada iyo ashaacirada

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 7 หลายเดือนก่อน

      Farqiga maxa waaye anu waaba ku wareeraye suufida caqiidadooda athariyiin miyaa

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 2 หลายเดือนก่อน

      Suufiyo iyo ashaacira iyo maa turiidiya waa isku mid

  • @MohamuudHussein-u2l
    @MohamuudHussein-u2l 2 วันที่ผ่านมา

    Beenaale wayn

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 ปีที่แล้ว

    Masaajid 12 islii maa ku so dukatid hadaa run sheegeyso beenaale yaasha waa bateen zama ka

    • @AbdiRisaq-gm8sm
      @AbdiRisaq-gm8sm ปีที่แล้ว

      Amus waxbaro aimada nooga leexo waa dad waxbartay

  • @abdisamaddheere9765
    @abdisamaddheere9765 ปีที่แล้ว +1

    Salafka sharafta yaan looga ciyaarin, wahaabi qariban oo ilaahay ka aaminsan nin xoog waynoo cirka jooga, subxaanallah.
    Bal hal suaal haka jawaabaan, Jihooyinka iyo carshiga kahor ilaahay xaguu jiray illeen ilaahay baaba abuuray jiho iyo carshiye?.

    • @sacadfoosi7214
      @sacadfoosi7214 ปีที่แล้ว +3

      Meel lagu yidhi wxad ilahy ku tilmamtay ma jirto arimaha qaybkana lama dabo galo ilahy isaga isku tilmamay in carshiga ka sareeyo adna sidaa u qaado hana qaabeen

    • @cabdulaahicalinuurshyuusuf
      @cabdulaahicalinuurshyuusuf ปีที่แล้ว

      ​@@sacadfoosi7214 in loo daayay ahayd laakiin waxay ku Dareen daatada alle waana arin jeebkooda ah ooy kaga dayanayan mushabihada iyo bidcooyinkii hore ee ashaacirada aflagaadayn jiray

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 11 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa 😁😁😁🤣🤣🤣

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 2 หลายเดือนก่อน

      Carshigiisu joogaa adi yaa ku raaciyay marking hore meeshuu joogay marking hore caqiidadaaa kaa xun ashaaciro waa bidco iyo khuraafiyiin

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 2 หลายเดือนก่อน

      Inuu Allah xaga sare jiro qofka beeniya wuxuu beeniyay ayado badan oo qur,anka ku jira qofkii beeniya aayad quraana waa gaal
      Miyuuna Allah oran الرحمن على العرش استوى iyo aayada kale oo badan qofkii beenaiyana waa gaal