Deg Deg Ugaaska Habar Gidir'Xasan 30 kun oo ciidan oo farmaajo dhisay ayuu laayay Ethiopia yaa la da

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 หลายเดือนก่อน +1

    Ugaaska khayr Allaah siiyo:- Soomaaliyeey Midooba.....Xagee lagu arkay Wadan 10 Calan iyo 10 Madaxweyne leh . Subxaanallaah waa wax horey looga yaabay.

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 หลายเดือนก่อน

      War heedhee adigaan waxba kala aqoone dalka soomaaliya waa federaal.War ma taqaan macnaha federaal?War soomaaliya way is laysay.Xamarna waa lagu kala guuray oo waxaa loo kala noqday qof walba gobalkuu ka soo jeeday.
      Saas darteed soomaali-weeyn federaalnimo bay ku wada heshiiyeen ee saas la soco.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 หลายเดือนก่อน

      @bashirjama1835
      Federal ma'ahane waa "Fowdo" Waxani. Itoobiya waa Federal oo waliba kala dad iyo diin iyo kala Luqad hadana dhowr Calan makala sitaan. Maa maxay waxa Soomaaliya kajira marka waa "Fowdo". War Tuugaa inaheysata. Hadii Federal lanoqonayo waxay ahayd in Afti Dadweyne laqaado, afar khaa'in ayaa shirtay oo isku afgaratay intii kale mar'uun lahayd yaa "Madaxweyne" idhahana way kudaba fayshay. Federalow xaal qaado si Khaldan baa loo fasiray. Umadda Soomaaliyeed Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa aynu utowbadkeeno oo Barino oo Tuugno si uu Rabbi inoo badbaadiyo.
      أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.

  • @TrikAdan
    @TrikAdan หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @MohamedAdan-m9i
    @MohamedAdan-m9i หลายเดือนก่อน +2

    Hasan Rajada ajuu nagadilay wlhi wagi farmaja raja ayaa somuqatay

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf หลายเดือนก่อน +2

    ❤🎉 DANTA SOMALIYA ITOOBIYA WADEY 🎉IYO SOMALILAND

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub waa sax ciidan kii qaranka xasan xaraash ayaa baabi iyay waa dhiigya cab❤

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya waxay inoo soo weerareysaa waxay arkeysa ciidankii somaliya heer xowliya ku dhismaya somaliya 33 ugu dambeeyey maantay ayey ugu xoog badan tahay ee gaadhiga M/weyne xasan ka tegin beenaalad tahee

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +1

    Runtii Farmaajo waxa uu dhisay oo ka Ciidan Tiro iyo Tayo leh una dheer tahay wadaniyad Soomaalinimo lagu Abuuray

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 หลายเดือนก่อน +1

    Ugaasku waa somaali xalaal ah oo run sheeg ah
    Ugaasow xasan aragnaye mays dabaqabannaa oo xasan dalka ma ka qabannaa

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu หลายเดือนก่อน

    M/weyne Xasan sheekh waa kii kiiskii ku guulleystey bad , qaadid cunaqabteynta , saamaxadi deynta hub badana wuu keeney , dawladda kalena xidiid difaac la yeeshey

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 หลายเดือนก่อน

    Ugaaskas hadalkiisa waa run.
    Xasan madherge shaqadisi
    ugu horeysey waa bur-burinta
    Ciidanka qaranka isago ku ba
    deshay Macawisleey halqabiil
    ah, kadib-na iibsashada dhulkii
    qaranka, haddana xaraashkii
    ilaha dhaqaalaha sida:-
    Shidaalka, kaluumeysiga iwm.
    Allow munaafaqaas naga qabo
    Isaga, Muusebiixi, Axmad-
    Madoobe, Saciid Dani iyo
    kuwa qayaaladda kutaageeray
    Si- uu dalka u bad-baado allow
    nagaqabo munaafiqiintas
    Aamin yaarabi.

  • @daahirabdikariimbaroow7393
    @daahirabdikariimbaroow7393 หลายเดือนก่อน

    WAA UGAAS BEENAAD MARIIXAAN AH....
    WARKIISA WAXAAD KA DAREEMEYSAA IN UU FAR-MAAJEYSAN YAHEY...

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs หลายเดือนก่อน

    Waa wareey qeylo dhaan. Hadii masar iyo Etiopia hadi ay nagu kor dagaalaman maxa naga soo haraayo anago walba shacabkena somaliyeed daruufo badan la dala dhacayey alloow usha dhexda noga qabo 💔💔🥺😭😭

  • @cabdimalikshirefaarax1235
    @cabdimalikshirefaarax1235 หลายเดือนก่อน

    3:38 .😅

  • @YaasiinMaadey-t7v
    @YaasiinMaadey-t7v หลายเดือนก่อน

    Muwadin dhab ah

  • @abdulahinuur7056
    @abdulahinuur7056 หลายเดือนก่อน +1

    Sidii okaluu u sheegay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน

    Adeer suldaan jira ayaa tahay waxaa tahay geesi geesi dhalay suldaan soomaaliyeed oo dhaba qabiil iyo qudhun ka madhayn qabiil qaran manoqdo adeer cimrigaagu haraago waxaa tahay soomaali dhalad dhab ah allaha ku xafido aamiin soomaali hadii ay wax kasayso xasan way aragtay

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu หลายเดือนก่อน

    wakhtigii uu sakandari dada uu uga bixi lahaa waa marka uu ninka xawaadle vidiyoga ku sawiraayey isgoo aqal soomaali duqoobey oo gaaban meel cidla ah wajigiisa ayuu ka soo bilaabey ilaa cagahiisa oo caro kula jiro iyo dacaskii uu qabey xasan noloshiisii uu soomarey ayuu soomaali ka goynayaa cuqdad uu leeyahay nolshiisa maxaan saan ugu soo korey uu ninwalba uu keensado lacag iyo kursi ku adeejinayaa