Rabbi ha u naxariisto Abwaan Mohamoud abdullahi Isse singub iyo khadka Dahir ige, Hibo mohamed iyo Salah kasim naji rabbi cimriga ha u barakeeyo Somalia ha noolaato Waa La Doogiye yaan la Dacaroon Soomaaliyeey inagaa ku leh
@@abdullahiguled La ima qaldin somalinimaduna wa u dhalasho oo somaliban ahay 💯 La.kiin dulucda hadlkeeygu wuxu aha SHALAY iyo MAANTA farqiga u dhexeya 🇸🇴✊✊
khadra daahir iyo
singub ilahay haydin saamaxo
Oo haydiin naxariisto
aamiin aamiin
saalax iyo hibo cimri iyo cafimaad taama ayanu ilahay idiin waydinaynaa
aamiin aamiin
WAAYO WAAYIHII WACNAA
🙏👋👌🙋♂️
🤜 🤛
👏👏👏
j
Kabankii Salax Qaasin ilahay Gacanta hakuu Barakeeyo
Dhulka so aniga malihi.
Ninki dhofki kuyimi bay geeridu dhibeysa, Wahaabiyadi Argagaxisada ahayd warkeedu wuuso dhamaaday💪. Birmadke HS guuleyso. 20/09/22 Nairobi/Kenya.
Waa kaa dadkii qiimha lahaa dhamayay khadara Allh yarxam salax iyo hibo na
Allh idin xafido
Waa mitidnimo heer sare ah!
ALLAH yarxamuh Singub iyo Khadra. Hibo iyo Saalaxna ALLE ha dhawro.
Saalax qaasim uu nolyahey
Allehaw naxariisto singub iyo khadra dahir, hibo iyo salaxna cimridheer caafimaad iyo cibaado suuban our golden star's
Allah ha u naxariisto Singub iyo khadra.
Rabi haka raali noqdo oo qabriga ha u nuuro abwaan sangub iyo mama khadra ameen yarabi🤲😭😭😭
Mama hiba iyo iyo ustaad saalax qaasim cimriga iyo cafimad kaba allaha idin barakeeyo🤲❤️
18.9.2022
Gumaystaha dhacaya geridu dhibaysa 1977 barisamadki xiligi somalinimadu🇸🇴 qiimaha lahayd 💯
Ali salax
Yaan lagu khaldin sxb soomaalinimadu marwalba Qiimo ayey leedahay
Waa La Doogiye yaan la Dacaroon
Rabbi ha u naxariisto
Abwaan Mohamoud abdullahi Isse singub iyo khadka Dahir ige, Hibo mohamed iyo Salah kasim naji rabbi cimriga ha u barakeeyo
Somalia ha noolaato
Waa La Doogiye yaan la Dacaroon
Soomaaliyeey inagaa ku leh
@@abdullahiguled La ima qaldin somalinimaduna wa u dhalasho oo somaliban ahay 💯
La.kiin dulucda hadlkeeygu wuxu aha SHALAY iyo MAANTA farqiga u dhexeya 🇸🇴✊✊
Woow
Salax hibo Ilahay Cimridhee Khadro Dahir Allha kunaxariisto
Singub na Allaha u naxariisto
@@mahaddirirgeesood9556 mooryaanki xaarood weeye sangub kkk Ee ogaadeen cagdheer from isaaq😂😂
@@cabdicasiisgiire3089 Kkkk
@@mahaddirirgeesood9556 maxaa laqosli nio😂😂
@@cabdicasiisgiire3089 jambalka i tuurtay caadi matihid sxb Kkkk
Erayadii alaha unaxariistee abwaan singub dhulka soow anigu malihi
Sangub*
GAXAJIS JIIDA HORE JOGA IO HABARJECLO AYAAN HEESTAN KA SOO BARTAY😂2024/12/20😢
Waaah waaah hooyooyinkii fanka 💯🥀😘
Hibo iyo khadro afkiina caano lagu qabay❤❤❤
𝗔𝗹𝗹𝗲 𝘀𝘄 𝗵𝗮𝘄 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼 𝗞𝗵𝗮𝗱𝗿𝗮 🤲
@@AAA-sx5ej
MAHADSANID saaxiib
Ilahow u Naxariiso,
waayo waayo
❤❤🙏❤🙏❤🙏❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wash waah
Ax ax
Laxanka sow ma laheyn AUN fanaankii shiraan shidaad muraad iska hubiya
haa lakiin kabanka saalax qaasim ayaa tumay
@@mahamedcudhi7497 ka ban tumis kama hadal laxanka yaa saaray
kalmada Hore wataan ku iri haa
@@issaomar3171 Haa ayaa ka horaysa saalax qaasin iyo kabankiisa
Legens