Baarihii Kiiska Eedeysane Sayid Cali oo la weydiiyey su'aalo wixii uu kusoo arkay kusoo arkay goobta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Baarihii Kiiska Eedeysane Sayid Cali oo maxkamadda lagu hor weydiiyey su'aalo la xiriira wixii uu kusoo arkay goobta falku ka dhacay intuu socday baaritaankiisa.

ความคิดเห็น • 188

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 6 หลายเดือนก่อน +57

    Dadkayga somaliyed waxaan idinka codsanayaa waa 11shacbaan in aad uwada ducesaan luul in uu alle ugu bishareyo jannatul fardows ayna cadaalad hesho ilmahaan waxay wayeen aabahod waxeena waayeen hooyadod oo u ahayd waxwalbo in ilmahaan korsiimadoda alle kadhigo mid quruxbadan ee noqdaan xaafidul quran sidee hoyadod jecled waxwalbo xun alle ka xijaabo ilmada ma ceshan karo wllhi 😢😢😢😢😢 meshaan cadaalad uguma jeedo

    • @deka_yw9860
      @deka_yw9860 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen Allah ha unaxaristo walasheen Luul

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 6 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin Amiin Amiin Ilahay haa unaharisto hoyadas

    • @user-mt1nk4it3g
      @user-mt1nk4it3g 6 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa Allah Allah ya Rahman raxmatu jana😢

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 6 หลายเดือนก่อน +1

      Illah ha siiya janada weeba tahay ahlu jana wee shahiiday illmaha yar allaha koriya

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 6 หลายเดือนก่อน +1

      Allahumma Ameen

  • @SiciidDheere-ob6kj
    @SiciidDheere-ob6kj 6 หลายเดือนก่อน +17

    Ilaahay agtiisa ayay caddaalad kaamil ah ku helaysaa aduunyada ka waydo

  • @z_1032
    @z_1032 6 หลายเดือนก่อน +28

    Ninkan gbrta inoo gubay Shaki kuma jiro ciyaalkiisa Arkeen ee dil ku xukun hadaa muslim thy ..

    • @FIrmEn09
      @FIrmEn09 6 หลายเดือนก่อน +2

      Ciyaalka asaga ma dhalin.. aabihi dhalay horay ayuu udhintay allah yarxam

  • @Rashkaboy21
    @Rashkaboy21 6 หลายเดือนก่อน +5

    Somalia are nothing if the children not get the justice 😢

  • @abdelhakimhirse9373
    @abdelhakimhirse9373 6 หลายเดือนก่อน +13

    Dadka faalooyinka soo qoraya waxaad ogaataan xaakimka wuxuu xaq uleeyahay inuu suaalo weydiiyo dhibanaha qareenkiisa iyo wixii la xiriira Dilka suu udhacay wuxuu yahay inuu waraysto dhinacyada ay khusayso oo dhan oo uu eedaysanuhu ka midyahay eedaysunuhu waa isdifaacayaa laakiin xukunku kiiskan maxkamadda ayaa goaan ka gaaraysa marka dhrgaysiyada soo dhamaadaan ee yaan la aflagaadeeyn garsooraha illay xukun weli madhicine

  • @sitamoyo7937
    @sitamoyo7937 6 หลายเดือนก่อน +2

    I have no say walahi this is so painful 😢they have all the evidence they need

  • @Rashkaboy21
    @Rashkaboy21 6 หลายเดือนก่อน +2

    This is not how DCI work may almighty Allah give justice for the children

  • @mustafibrahim4034
    @mustafibrahim4034 6 หลายเดือนก่อน +2

    Alahu akbar Dowlada iyo sharciga macaanaa Somaliyey

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 6 หลายเดือนก่อน +12

    No cadaalad tuug waye umadenu ish😢 hooyada somaliyed cadaalad ayaan udoonaynaa ninkan waa in la toogtaa Ader 😭😢

  • @saynabm
    @saynabm 6 หลายเดือนก่อน +7

    حسبنا الله ونعم الوكيل انا الله وانا اليه راجعون 😢😢😢

  • @mahamedjama5483
    @mahamedjama5483 6 หลายเดือนก่อน +6

    luul allah ha unaxaristo cadalad allah hasiyo

  • @kinghmd2051
    @kinghmd2051 6 หลายเดือนก่อน +6

    Baaraha waa nin wanaagsan😢

  • @mohammedosmaan259
    @mohammedosmaan259 6 หลายเดือนก่อน +4

    هَٰٓأَنتُمْ هَٰٓؤُلَآءِ حَٰجَجْتُمْ فِيمَا لَكُم بِهِۦ عِلْمٌ فَلِمَ تُحَآجُّونَ فِيمَا لَيْسَ لَكُم بِهِۦ عِلْمٌ ۚ وَٱللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 6 หลายเดือนก่อน +1

    We are two different people somaliland guuuuuuuul

  • @somaliqueen521
    @somaliqueen521 6 หลายเดือนก่อน +5

    Dil halagu xukumo haday cadalad jirto masakin bo rajo kadhigay masakin bu adunka dhafiyy 😢

  • @Rashkaboy21
    @Rashkaboy21 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maxkamada Somalia cadaalaad mayesho runti carurtan Allah haqoda usodiciyo

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 6 หลายเดือนก่อน +3

    Somalia where you can become investigator, lawyer and a judge at the same case 😮😮😮

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 6 หลายเดือนก่อน +5

    انا لله وانا اليه راجعون سبحان الله العظيم

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland guuuuuuuul 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan ka yaabanahy shaqada garsooruhu ma / criminal investigator/ baa mise waa ka / judge/ ka bixiya 🤔🤔

  • @safiaelmi3532
    @safiaelmi3532 6 หลายเดือนก่อน +5

    Garsoore ale ka cabso maanta waa aduun

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 6 หลายเดือนก่อน +12

    Camera da wax duubtay in isla markii uu falka dhacay aa loo baahnaa iney gacanta ku dhigaan, cidaan waa iney Shaqadooda si fcn u gutaan si ey ku jirta Alle ka cabsi, dhibaatada somalia ey ka Dagi la’dahay waa ciidanka oo aan si fcn u gudan shaqdooda

    • @kiinn174
      @kiinn174 6 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤

    • @adenabdinur516
      @adenabdinur516 6 หลายเดือนก่อน

      Xaqiq bad shegtey hada wll danbi badhaha miyad ka fahan tey hadalkisa wax qodobeysan o u leyahey baadhideydi waxey iso baxdey in u ninkan falka geystey marna leyahey isagan wareysto miyir ba maleh wax isdaba mar ah bu ishegey shaqada aqoon uma laha bal isaga laga shakin kara inusan shaqo badhid ba galin

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@adenabdinur516 Haa askarta kiiskaan oo kale wey ka war wareegaan Uma sheegaan sida saxda ey wax u dheceen.. lkn xaqiiqada Alle swt Kama qarsoona, wixii saxda ahna wey so bixi doonaan hadii Alle Idmo ☝️

    • @adenabdinur516
      @adenabdinur516 6 หลายเดือนก่อน

      @@liibaanibrahim2507 insha allah 🙏 ♥️ ilahey si degdeg ah marxumka cadalad ha siiyo aamin

  • @abdulahiali6847
    @abdulahiali6847 6 หลายเดือนก่อน +9

    Baarahaan nin kiiska sifiican u baaray maaha dadaalna kama muuqdo aqoone uma lahan

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 6 หลายเดือนก่อน +2

      Wan layaby sidu isugu dhex yacsanyhy iyaga dadki aqoonta laha ka dortey qabiil

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 6 หลายเดือนก่อน +1

      Woo cabsanoya in ninka familkiisa dilaan 😂 hadoo wax walba sheego

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allahayoow xaqeeda u soo iftiimi.

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 6 หลายเดือนก่อน +3

    wuuba is ruxaa sidee qof aan denbi gelin mujrim Alloow kaasoo tiirka lagu xiray oo la toogaayo itusi yaa rabbi

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 6 หลายเดือนก่อน +11

    Meeshaan cadaalad kama jirto

    • @fridayversion4581
      @fridayversion4581 6 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa kuu sheegey maanta lee dacwada bilaawatay ninkaan waa dil toogashu marka isdaji. Maxkamada ka war sug. Kiiska wuu furan yahay ninkii dhibka geestay waa kan gacanta lagu haayo qofkaste waa in uu cadalad helaa. Cadiifad qof ee heeso uu u eg yahay hadalkada

    • @mohamudsharif1288
      @mohamudsharif1288 6 หลายเดือนก่อน

      @@fridayversion4581 maxaa iigu soo jawaabrysaa hooyadaa siilka ka wase adiga xaa waa in lagu dilaa

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qareenku.isagaa.cadaalada.caruurta.haya.

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 6 หลายเดือนก่อน +5

    Dhagar qabaha ha la raaciyo

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7c 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maa lagubo Maa loo fiirfiirinayaa 😢😢😢😢 caloola lagooga aragiisaba nadhibayee

  • @YurupAyuup-zd1vn
    @YurupAyuup-zd1vn 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan gabdha u gobey tasi hadal kama tagno hala dilo somaliyey hadey muslimnimo jirto 💔💔🥱😢

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 6 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay ka baqa niinka guba ciyaalki ayaa sheegay isna waa gubanyahay waana baxsaday

  • @khalidesse9299
    @khalidesse9299 6 หลายเดือนก่อน +2

    alh haunxriisto😢😢😢😢😢😢

  • @Hanifar76
    @Hanifar76 6 หลายเดือนก่อน +8

    Yaqyaqsi ayaan dareemoyaa , nindan oo baritan loxirsaarey oo xita an wareysan ninka uu kaso gatey basiinka wa film laciyarayo , kulaha qolka an gubey ayey kuso carartey , qof waalan xita meel gubaneyso in uu galo maskaxdiisa xita masineyso, lul cadaaladeda Allah aya noga filan

    • @Hanifar76
      @Hanifar76 6 หลายเดือนก่อน +3

      Waxa kufilan kaliye in laweydiyo ninkan basinka cida uu kasogatey iyo ninka kasogadey away, weli waxaa muhim ah ninka kagadey, mida kale camera ayaa udow mesha xita maso duban, ninka xita finger print analysis xita mausan sameyn , in u kusugna gobtas, ninka wax barayo ad ayu uliita

    • @adenabdinur516
      @adenabdinur516 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Hanifar76haa wa run ninkan aqoon uma laha baadhid isaga beenaale looga shakin kara 1saacadu kiiska bilabey dadka u so kala wareystey o gooreysan tarikheysan cadeymo leh dadku wareystey magacyadoda iyo sumadooda qulub badan ban walal ka muuqda arinka

    • @Hanifar76
      @Hanifar76 6 หลายเดือนก่อน +1

      @adenabdinur516 sax intaas ad shegeyso hadi laweydiyo oo qareenka dilaaga dinaca kale kiiskan wexey dihi donaan cadeyn loomahaayo , markii laweydiyey edeysanaha waqtiga lasoxirey lagulaha ma aqaano,yaabka aduunka Illaahow cadaalada luul adiga ayaa nogafilan,

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 6 หลายเดือนก่อน +6

    Nadaamkadhan waa foodo subxaanallah 🤔

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 6 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhaas askiinta ah cadaalad hahesho haday somali qalbi naxa leedahay

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kiiskaan waxaa la rabaa in loo sameeyo marmarsiiyo lagu sii daynayo dilaagan ee dhagaha ha la furo.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah qalqal kamuuqato police mooryaan dhiigyocab ah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxakamd nin ciyaal faaycali ah uu hormuud u yahey cadaaladmeesha kama jirto

  • @user-oh7ep7iy5k
    @user-oh7ep7iy5k 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allahukbar

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kan baare ma ahan miskiinkan has noooo experience waa wada waxan u malaynayaa meesha magaceeda ma xasuusto miskiinkan training buu u baahanyahy

  • @Freestylerfutbol
    @Freestylerfutbol 6 หลายเดือนก่อน +2

    Eeboow ka waraabi cadaab daran kuwa qooqa ee fasaadka fala ee dila naf aanay u xaq lahayn dilkeeda, kana yeel cidhiidhi korkooda dunida dhexdeeda. Eeboow waxaanu kaa magan galnay gaalnimo iyo faqri daran.

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk 6 หลายเดือนก่อน +5

    War ala hortiisa qabiil mayaalo ee nin kaan hala toogto

  • @user-yv6hn3no7h
    @user-yv6hn3no7h 6 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤

  • @mahatabdiabdullahi5527
    @mahatabdiabdullahi5527 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soo ma habooneyn inuu baaruhu dukumiinti soo diyaariyo kadib su'aalaha laga weydiiyo.

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 6 หลายเดือนก่อน +1

    As a somalilander 😂😂I need translation please 😅😅😅😅😅😅

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR KUWANI WAA MAAFIYO DAWLAD SHEEGANAYSA ILAYN TALYAANI AYAA GUMAYSTAYE NOOCII MAAFIYADA AYAY UDHAQMAYAN

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 หลายเดือนก่อน +1

    HADII UU SIDAAS YIDHI MAXAA LAGA RAADINAYA WAABA QIRTEE

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyada dhimatay ilhy hawnaxariisto gurigeedi dhabta ahaydbay tagtay lkn wxnkamurugsanahay caruurtaas yaryar waxay dareemayan ilahaw idin ilaali

  • @FarxaanFaadumo-q1e
    @FarxaanFaadumo-q1e 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye waa dad cawaan ah ismadhaanto waa wada moryan wada eex wada dulmi ale idinkugub meshad dulmiga kugubteen e uraysa

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 6 หลายเดือนก่อน +4

    Horta hadii la qabtay sidee u baxsaday? Kan marqaatiga ah isagaa in la xiro u baahan. Qaatilkan maxkamad uma baahno ee in la guubuu u baahan yahay.

  • @ruqiyaruun2526
    @ruqiyaruun2526 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka diley luul 😢alle ha unaxariistee iyo kuwa beenta cad ee loo jeedo marqaatiga ka noqdey alle jaxiima salkeeda haka waraabiyo munaafaqiinta iyo cadaalad darada kuwa wado oo qabiileysatada ah alle jaxiima haka waraabiyo

  • @mo_aqiil8884
    @mo_aqiil8884 6 หลายเดือนก่อน +1

    he is the police he should know everything why he is saying i don't know ask maxkamada waqti ga lesoo xeray

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 6 หลายเดือนก่อน +1

    baaraha dhan ma sidan ah subxaan wax fadhiya ma sheegayo hadana tariikhdiba ma garanayo walle waa mel rogmatay somalia 🇸🇴 😡 ilaahay ba idin maqan 😢

  • @CabdullaahiCabdiqaadir-q4w
    @CabdullaahiCabdiqaadir-q4w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉900

  • @user-mt1nk4it3g
    @user-mt1nk4it3g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahiy amarkiisa waaye maxkamada muqdisho sidaan miyaa wax yaab ah waxaan ninkaan uu samaayiy waa loo jadaa waxa loo wariysiniyo ilmaha maskiinin ah war ninkaan ha ladilo eyga xunka ah

  • @user-mu3vp5ip3l
    @user-mu3vp5ip3l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa iqaabta umadanyahay kamarsiiya

  • @user-lt1fs2ex8t
    @user-lt1fs2ex8t 6 หลายเดือนก่อน +1

    Warsaw xuun can ku dhiiglaahaaa hadaad shareecadi tahaay

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😊

  • @aboubakerabdi4928
    @aboubakerabdi4928 6 หลายเดือนก่อน +1

    Haa somalidiu waxay mudayaan inogubay iyado horudaa inogubay lkn waxay ugubatay alaab jacayl

    • @MuzhtakMohmett
      @MuzhtakMohmett 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waad wlnthy xaqdaro lagu dilay mxy kle😏

  • @adenabdinur516
    @adenabdinur516 6 หลายเดือนก่อน +1

    Case kan mugdi ba ka muuqda in aqoon xumo jirto in wax la maroorinayo o shaki waxa igaliyey danbi baadhaha waliba waxa ka muuqda in u tilmamey in eedeysanahu miyir kisi dhaweyn allaha weyn ayan ka baryaya marxuumadu iney hesho cadaalad

  • @faayo19
    @faayo19 6 หลายเดือนก่อน +4

    Marqati iyo cadeen maxa laga raadinaa ilmahii yaryaraa eedhashaaba joogee

  • @NalkaNurisoy
    @NalkaNurisoy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gacaantan anbo soo nacaay u kor u haayo dixiri allha ka galshee

  • @safiaelmi3532
    @safiaelmi3532 6 หลายเดือนก่อน +3

    Yaaaaaas

  • @abdi.hissseinali3368
    @abdi.hissseinali3368 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wakhti hakuluminina. Dambiilaha.

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 6 หลายเดือนก่อน +1

    Musiibo allaha ku rido ninkas aaqira iyo aduun

  • @HassanMadey
    @HassanMadey 6 หลายเดือนก่อน +1

    War sualaxa Ade maxa

  • @user-dk4kt1bv9x
    @user-dk4kt1bv9x 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somali cadaalad ma taal wlhei. 😢

  • @user-gd8vc1bf3g
    @user-gd8vc1bf3g 6 หลายเดือนก่อน +4

    Maxkamada soomaliya sidaan miyaa 😢

  • @NawalHarbi-zi5uc
    @NawalHarbi-zi5uc 4 หลายเดือนก่อน +1

    somaaliya dayac weyn ayaa kajirta pls xaakfad kasta kaamiyo halagu xero

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninaan aqoon u lahayn dambi baaris oo wax walba uga baxay waa la fiirin karaa iyo waa u malaynaa, ayay noo keeneen.

  • @abdiazizabdalla4675
    @abdiazizabdalla4675 6 หลายเดือนก่อน +1

    Naxay laqoslayan nagaha hadal fadhiga sidakale kiska waxa u umuqda mid kujirto musuq masuq kujiro o rabo in la Marin hababaiyo

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 หลายเดือนก่อน +1

    NINKANI XILIGUU SHEEGAYA MAAN FAHMIN

  • @safiaelmi3532
    @safiaelmi3532 6 หลายเดือนก่อน +2

    War ilaahay

  • @user-yc2ed7lo3v
    @user-yc2ed7lo3v 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan bara mahan giiska ha laga badalo wax ma ooga yahu😢

  • @Caliya7
    @Caliya7 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhacdadaan marqaati iyo wareysi uma baahna keliya in sitoos ah loo gubo ninkaan ayey aheyd.

  • @khadrahajiyusuf9982
    @khadrahajiyusuf9982 6 หลายเดือนก่อน +2

    Axaxax😢

  • @meryemmeryem5182
    @meryemmeryem5182 6 หลายเดือนก่อน +7

    Maafiyo dowlad ah iyo sharci yaqaan lodhibi wa kana subxaan allah, somalia allaha aya u maqan

  • @Zedani99
    @Zedani99 6 หลายเดือนก่อน +1

    Askarigaas halaga warqawo koleey ineey dilaan baa dhici karteee suu u jareenaaye baan arkaaye 😂😂😂

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wacalkan inuu dilka gaystay way iska cadahee. Maa la qisaaso. Maxaa . Waqti loo luminayaa?

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani aqoon uma lahan maxakamada ee halaga wareejiyo meeshani cadaalad kama jirto HG Cayr oo dhiigyocab ah ayaa isgu timid

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 6 หลายเดือนก่อน +1

    Rabow xaqa uhiili

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dirty muqdisho 😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @Malik3544
    @Malik3544 6 หลายเดือนก่อน +5

    6:34 qolkii koowaad ayan gubay kan labaad ayaan u socdaa Kabax ayan dhahay kulahaa sheeko caruureed. War Mujrimkan hala dadajiyo dadka ayaan waqti laga dhumin.

  • @sadiaaden8886
    @sadiaaden8886 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cadeynyu waa looo jeeda waayo gacanta guban baa cadayneyso haday cadalad jirto

  • @user-ly1bw3ir9p
    @user-ly1bw3ir9p 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guriga labaad aa

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qof dab kucararaya majiraa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muxudiinhassan9612
    @muxudiinhassan9612 6 หลายเดือนก่อน +1

    baaraha maahn mid warkiisu suganyahay sida kamuuqata

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 หลายเดือนก่อน +5

    meesha ciyaal ba iskahaysta wax cadaalada kama jiran

  • @RahmahassanRahmahassan-vc6wy
    @RahmahassanRahmahassan-vc6wy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaalka like saara❤

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay somalia hanagusoo calin beenta intaa leeg eeg anoo hargeisa joogan yaabay wlhi tuug is urursaday somalia is failed that’s true

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 6 หลายเดือนก่อน

      Been ma ah'an wlhi

  • @abdulkadirh6209
    @abdulkadirh6209 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidan gaara oo kisaska nuucaan baara oo sifiican loo tababare in ladhiso ayaa loo baahanyahay. Hada ninkaan boliska hadalkiisa qaladaad badan kamuuqdo iyo been sida kamirada cml.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 6 หลายเดือนก่อน

    Police MOORYAN DHIIGYOCAB waa qalqalaya boostejo maxaa keeney meeshani dowlad kama jirto MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY dowlad somalia

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 6 หลายเดือนก่อน +19

    😂😂😂😂 Bal fiiri beenta loo so dhisay kulahaa qolka aan gubay ayeey kusoo carartay 😂😂😂

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 6 หลายเดือนก่อน +2

      Waxa falka laga dhigayaa mid ku dhacay khalad marxuumadu samaysay iyo kama'a !
      U kaskii baa laga saarayaa !!

    • @user-ul6fn9ie6q
      @user-ul6fn9ie6q 6 หลายเดือนก่อน +2

      Miyaad tifaacasa qofka yaab 😊

    • @user-mp7rw3xz1m
      @user-mp7rw3xz1m 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhh😂

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa suuto gal taana

    • @FeysalNice
      @FeysalNice 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@aqoonyahan4059 war amus duli. baa tahay bilaa caqli ah anaga ma bilaa caqli ayaad na madoodesa 😡 war xayawaanka xitaa meel gubaneyso kuma soo cararo adne qof dhan oo bini adan baat rabta in aad naga dhaa dhicisid stupid

  • @roodamaxamed
    @roodamaxamed 6 หลายเดือนก่อน

    Hubsada

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 6 หลายเดือนก่อน

    War fatabakhta nalaga taga maxakamada al shababta kiss uu gudbiya mesha waxba kumahaysim

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 6 หลายเดือนก่อน

    Nimankaan. Maxakabadfadhya. Marabaan. Inladilo. Wabyaiskacadahy. Maxdadkaumurjinyaan. Warninkadil Mururuqdaiskadhafa

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 6 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 6 หลายเดือนก่อน +3

    Midka meesha wax waraysanayo waxaad moodaa inuu lakiro eedeysanaha kan la waraysanayo wax buu is daba marinayaa marka ninkaan marqaati waxa ku filan caruurteeda marxiumada

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 หลายเดือนก่อน

    War Arxaanlaawahan nafta naafiya oo toogta, maxaa yeelay fal dambiyeedka waa ku cad yahay oo asagaaba jooga oo gacan ka guban marqaatina isku ah.

  • @AdenFarah-nq6gx
    @AdenFarah-nq6gx 6 หลายเดือนก่อน

    Kiiska waaba cadyahay maxaa waaye cadayn ta la raadinaayo haduuba isaga qiranayo