SUCUUDI O GARABKA FALASTIIN KA BAXDAY!| ISRAIL O LABO MAR ISKU MARQAATI FUREYSA YAAB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • wixii ganacsi ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    SUCUUDI O GARABKA FALASTIIN KA BAXAY XILIGI UGU DARNA!| ISRAIL O LABO MAR ISKU MARQAATI FUREYSA YAAB
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH THIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.

ความคิดเห็น • 191

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 6 หลายเดือนก่อน +9

    Walaal carabtaan madaxdooda waa kuwa u fadhiyo mareykan iyo yahuud kan sucuudiga,msar, imaaraadka, jordan iyo kuwo kale oo badan marka madaxda muslimiinta waa kuwa cabeysan ee Allah ha u gargaaro walaalaha falastiin hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi u soo dedeji nasrigaada walaalaha falastiin yaa rabi u soo dedeji xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda, munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah cadowga aamiin

  • @Mahamed-rg2rk
    @Mahamed-rg2rk 6 หลายเดือนก่อน +21

    Awalba sucuudigu garab uma aheyn ree fslastiin illaahey ayaa garabkoda ah waxa haysta ree qasa waa imtixaan muslimiinta oo dhan rabigen ku imtixaamayo rabiyow imtixaanka noo fududee yaa rabi amiin

    • @sabrinayounisaden7238
      @sabrinayounisaden7238 6 หลายเดือนก่อน

      Ameen ya Rabb.

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 6 หลายเดือนก่อน

      Cunugan Sucuudiga taladi Aabihis ka xoogay Awalbu sheegay in ay Yahuud soo korisay hadana ayaguy u jooga ee reer Falastin Ducada aan ku kaalmeyno.

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay garabkooda kama bixin !
    Guushana Ilaahay baa bixiya.

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada 6 หลายเดือนก่อน

      insha Allaaah way Garayaan Guusha Reer Falastiin

  • @marwo1162
    @marwo1162 6 หลายเดือนก่อน +14

    Allow 😢reer falastiin uhiili😢🇵🇸🤲🤲🤲🤲

  • @Jamuux
    @Jamuux 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh Maxamedow xayaysiintaan hadii aadan naga dhaafayn fadlan naga yaree, mahadsanid

    • @Abucadnaan
      @Abucadnaan 6 หลายเดือนก่อน +1

      Is dhaafi sxb

    • @mubarakadem479
      @mubarakadem479 6 หลายเดือนก่อน

      Ka badsii wllo

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 6 หลายเดือนก่อน +10

    اللهم كن لأ هل غزة عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة أللهم بردا وسلاما على أهل غزة أللهم اربط على قلوبهم وأمن روعاتهم اللهم الطف بهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🇦🇪🤲🤲🤲

  • @Luluu205
    @Luluu205 6 หลายเดือนก่อน +20

    May Allah SWT bring down his mercy on the Palestinians people and oppressed before Ramadan. 🤲 Ameen

  • @shijo2055
    @shijo2055 6 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 6 หลายเดือนก่อน +3

    Xayeysiiska sheekh naga daaah please waan kudaawanaa naxishmiyeee😢

    • @quoteschannel5040
      @quoteschannel5040 6 หลายเดือนก่อน

      Intaas madiba kujirta somalay sabar yesha

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 6 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @chakouronline2391
    @chakouronline2391 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh dulmi diid ..naga dhaaf xayaysiiska dhexda aad dhigaysid ..u horeysii ama u dambeysii please warka xiisadiisa ayuu laaqayaa

  • @sabrinayounisaden7238
    @sabrinayounisaden7238 6 หลายเดือนก่อน +1

    JazaakAllah khairan shiekh. Inshaa Allah victory is near for palestinian and muslims in general.

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana allah ilahey ha u gargaro madaxda musliminta wa lagu gustey ilahey aya awood le

  • @majid2968
    @majid2968 6 หลายเดือนก่อน +1

    ومن يتكل على الله فهو حسبه
    Alaah baa ku filan insha alaah way guulaysanayan

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤Barakallahu feekuum Sheekh ❤❤

  • @hassandaffe550
    @hassandaffe550 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ama xaga danbe mari wixii xayaysiin ah wl xaga hore iyo xaga danbe ka lala dhig thanks

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 6 หลายเดือนก่อน +2

    Oo goirmeey garabkooda kujirtay lamana arag lamanamaqlin Sucuudi oo habayaraatee Reer FALASTIIN koob Biyo ah siitaayo seey waxkaayihiin taa Sheekh.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akibar ☝️❤❤❤allahayow musliminta muwafaqo kaadiig musliminta reer fallastiin🇯🇴🇯🇴❤❤ ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi ☝️❤❤ KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 6 หลายเดือนก่อน +2

    Irdaha Alle kama xirna reer falastine Alle ayaan nasri iyo garaar ded ded ah u wediineynaa guushana Allaha siiyo

  • @z-1il
    @z-1il 6 หลายเดือนก่อน +1

    My Allah protect our brothers and sisters in Palestine

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 6 หลายเดือนก่อน +1

    SCW SCW SCW SCW SCW sheikh dulmi diid wankusalamay subhanallah ilahayo ugargar umadaah musliminne Doua Free palastine Free palastine Free palastine 😥😥😥🤲🤲

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 6 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahey baa phalastiin u garba ❤subxaanallah

  • @abdihakim4133
    @abdihakim4133 6 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خير على هذا الموضوع

  • @fatima20031
    @fatima20031 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alla sacuuudigan wala maamulaa cadowsanaa ilahow wllheena u gargaar

  • @QuadsYouTube
    @QuadsYouTube 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow ugar gaar walalehen rer falastin yaa waduud yaa rahman yaa jabaar yaa khaaliq

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 6 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalaah
    walee Sacuudi meelxun buuku socodaa inuu maanta oo Qasa ay dadkii gaajo u dhimanayaan uuka xirto wixii yaree ee usoo mari jira waa cadow tinino tii ugu xumad

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 หลายเดือนก่อน +1

    illaahow Ugar gaar Reer Falastiin Yaa Rabi

  • @saafi1302
    @saafi1302 6 หลายเดือนก่อน +1

    Weligoodba garab uma ahay wey lugooy jireen sucuudi iyo imaraat rabi cadaab haku soo dajiyo

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 6 หลายเดือนก่อน +1

    إلا ان نصر الله قريب🤲Allow ugargaar walala reer palestine 🇵🇸🤲🤲

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 6 หลายเดือนก่อน

    Subxallaha subxallaha subxallaha subxallaha subxallaha alle ha u gargaaro walhi waa xanuun

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaheyow ugargar walalahena falastin 🇵🇸😢🤲🤲🤲

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy ba garaba koodaha una hiilinaya Inshallah

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 6 หลายเดือนก่อน +1

    gargaar Allah ahlugaza InshaAllah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @Apdifatah99
    @Apdifatah99 6 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah genius nimadii defective aad kudarsatay. BaarahAllh sh.

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 6 หลายเดือนก่อน

    Waa ummad layaableh, Bismillaah, Bismillaah Subxaanallaah

  • @muhammadabdirahman4675
    @muhammadabdirahman4675 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kitaabkooda sidaa amraya waxan iyo wax laga ususo balso eeg adaa yaabiyee markaa adaa odhan mayaga waxba sameeyeen ba 😢😢😢😢😢😢😢❤

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 6 หลายเดือนก่อน

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allah u gar gaaro walaaleheen reer falastiin 🤲🤲🤲😭💔

  • @omhajar69
    @omhajar69 6 หลายเดือนก่อน +3

    من وجد الله فماذا فقد, ومن فقد الله فماذا وجد؟

  • @bushraabdi297
    @bushraabdi297 6 หลายเดือนก่อน

    Laa y aqtuluu usuuda bilaadikum fayakulakum kilaabi acdaa ikum😢😢😢😢😢

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sida aad hadda arkaysaan, laakiin waxaan ogaannay in ay run tahay in khaa'inul waddanku ay yihiin Jaamacadda Carabta iyo dhammaan Muslimiinta aan ula dhaqanno sinnaan.

  • @mohamodabdullahi6749
    @mohamodabdullahi6749 6 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Geza Allah garabkooda kama bixin

  • @zakiali2236
    @zakiali2236 6 หลายเดือนก่อน

    Geeri waaloo joogay, awalbo waxaana kufaraxsanahay, inaa islaam nahay,❤ ALXAMDULILAAH BINICMATIL ISLAAM, Keena yahuuda disho calaaduul shahaado JANNADA ❤ laakiin kooda kabaqtiyo ayaga calaaduul JAHANABO😂 lakala nasiib badnaa, Marka soodaaya waxaa heesaan geerida anaga waa wada dhalanay 😂 yahuuda waa in SaaS ladhaho.

  • @alawiaali-yg2sl
    @alawiaali-yg2sl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc. Ilahey. Ha u. Gargaro

  • @user-sm4fz5gn1y
    @user-sm4fz5gn1y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Scw wlle waxaan filayaa in joojintaas ay tahay because wax kasta waa la burburiyay oo bank ma jiro dhamaan waa gone marka saa malaga yaabaa thanks

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 6 หลายเดือนก่อน

    Nacaltulaah yahuud xaguu Aqlaaq ka keenaya 😊Allaah caawi reer falastiin xamaas 🤲🤲🤲🇵🇸

  • @alawiaali-yg2sl
    @alawiaali-yg2sl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walahey. Muslaminta. Yarabi

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akbar

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbunallaah Wanicmal Wakiil,

  • @user-cp1im5vr4y
    @user-cp1im5vr4y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqow nagadaa iidheh anagu waxan rabnaa wararka

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v 6 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxda Islaamka waxay leeyihin Madaxda Islaamka waa Diin fowda ah😊😅😮😢😂😮😢

  • @user-dv6ex6ix9u
    @user-dv6ex6ix9u 2 หลายเดือนก่อน

    Ducuudiga haday kabaxday garabka falastin ilahay sowgarabka falastin majoogo nacam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yq5dg9mv6n
    @user-yq5dg9mv6n 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sucuudigu waxalagayaba Falastinihiinta qaabkan ahaynkan caalaamiga ayuurabaa innu waxkugaadhsiyo. Tusaale qaabka Qardar Xamaas lulatacamusho kaaso aan illaahada la ogayn siday wakugadhsiso.

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh sucudi iyo carab khar oo ma hayaan falisteenta

  • @bushraabdi297
    @bushraabdi297 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin❤❤😢😢

  • @cabdiraxmaancabdirizaaq8712
    @cabdiraxmaancabdirizaaq8712 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh xayaysiimahan ama nadaami ama nagdaa wanu kgu nici rabnaaye😁

  • @user-yf4vx2rq3c
    @user-yf4vx2rq3c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Minaara naga yareeya fadlan

  • @kanleemahoowaakusiina9004
    @kanleemahoowaakusiina9004 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh xayesiinta hal ku ekeey tan Dugsiga u hormari tan kalena gadaal ka dhiga ha izku xejinin it's too long❤

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 6 หลายเดือนก่อน

    Jasaakallaahu qeyran
    Sucuudiga iyo masar qayaano buuga ugashay
    Carabi waa naag aa horey looyiri naagaana meeshaa lagu dulmiyy
    Carabi waa hoolo ayaa sax mayee maxaa dhahnaa🤐

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 6 หลายเดือนก่อน

    Allaah swt ayaa garab u ehe sucadiga markii horaba waxba ooguma filneeyn

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 6 หลายเดือนก่อน +1

    وكما ترون الآن، لكننا تعلمنا أنه صحيح أن الخونة هم الجامعة العربية وجميع المسلمين الذين نعاملهم على قدم المساواة.

  • @mabruukahussein2486
    @mabruukahussein2486 6 หลายเดือนก่อน

    Fulaynimo kumatilmaami karno waxan waayo way dhaaftay ee 2 arin mid uunbaajirta madaxdii carbeed ama waalataagay ama hoostayba yuhuudnimo kaqaateen reer falastiin allaha ugargaaro 😢🤲

  • @alixsaansom
    @alixsaansom 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa sheekh dulmi diid anaga waan ku taagerna waana kula soconaa xitaa hal mar hadiyad ama giveaway inaa no sameesid maku fikiriwaysi . 😂 . Waa aniga fikir keyga waad soo dhaweyn kartaa ama waad iska dhaafi kartaa. . Fadlan codsigaasi aan soo jeediyay waxa ay dhiiro galin u tahay dhamaan inta kuugu xeran . Mahadsanid

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 6 หลายเดือนก่อน

    Xayeysiintan Yaa dhib ku qaba sideydoo kale
    At least Hal nooga dhig Hal xabo aya kufilan 2😢😢

  • @maryanmohamed3558
    @maryanmohamed3558 6 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi wan oyey Sucudi iyo Masar reer Falastin iyaga dhulka la galay Illaahay reer Falastin ha u gargaaro Xuthiyintana Allaha dhowro

  • @shiine111
    @shiine111 6 หลายเดือนก่อน

    Miyaaban kheyr kafilaayay saudi Arabia markii horaba habaar hakudhwcee

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 6 หลายเดือนก่อน

    آللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ayaa la jira falastiin waxba uguma baahna sacuudiga

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 6 หลายเดือนก่อน

    Carab walaal male ee ilaahey xaqa hasoo caawiyo

  • @halimaali5305
    @halimaali5305 6 หลายเดือนก่อน

    Allahayow ugargar rer Palestine allow Ada awoode ya rabi 😢😢😢😢😢

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 6 หลายเดือนก่อน

    Way og yahiin in anay jiren wax xisaa binaya ilaahay mooyaane .
    Waana fulayaal oo kuwa ooyaya iyadoo ay ladagaalamayaan rag laaleg .

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 6 หลายเดือนก่อน

    SUCCUDIGU ASAGAA UGU TAALAGALEEN EY FALASTIIN ALLAH AYAA UU MAQAAN.

    • @Romman114
      @Romman114 6 หลายเดือนก่อน

      War heedhe walaal isku oo iska daa hadalkaa ninkaan wadaadka adiga waxba kuma dhaamo qolkiisa ayuu ku jira oo Ipad ayuu rogrogyaa waxaanu soo tabinayaa war uu ka soo xogtay kanaalka Aljazeera oo neceb Sacuudiga Ilaahayna wuxuu dhahay warka qofka faasiqa ah iska hubsada oo ma banaana in dowlad dhan lagu danbaabo. Faasiqa waxaa ka wada waxaa kanaalka al jazeera ka soo baxaa ee wadaadka kama wado.

  • @faadumomoalim6450
    @faadumomoalim6450 6 หลายเดือนก่อน

    RAbi aa quranka nogu sheegay surah isra .tafsiirka so dhageyso. Yahuud. RAbi abiurey aa yaqano

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z 6 หลายเดือนก่อน

    Oo goormay falastiin garab u ahaqyeen ilaahow garab u ahoow😊

  • @hafsamohamed8113
    @hafsamohamed8113 6 หลายเดือนก่อน

    Xayaasiiska soo koob wll

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 6 หลายเดือนก่อน

    Falastiin illahay ayay leeyihiin 😭 sucuudiguna waligiiba wuxuu la socday gaalada marna waxba ma tarin falastiin
    Falastiin waa xoroobaysaa insha'allah suciidigana iyagaa xoreynaya

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 6 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyna naha Turkey muxuu tri karaa waa kaligiis waxaan dhihi karaa waa geesi hiil waayey

  • @billeabshir2731
    @billeabshir2731 6 หลายเดือนก่อน

    Asc xayisinta iska deaf shep

  • @abdullahiaideedahmed3845
    @abdullahiaideedahmed3845 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay yaa lajira sucuudi haduu yuhuud u adeegayo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 6 หลายเดือนก่อน

    Sucuudiga Baydka ‘Allaah uun baa
    Ku yaala !!! Nothing Anater thinks !!

  • @farahomar463
    @farahomar463 6 หลายเดือนก่อน

    Ordaye muqdisho kadhisa wadan shisheye ayad rabtin inla malgashto diida tas

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow Af Somaaliga iska sax markaad qoreysid. Sheekhow Af Somaaliga sax markaad qoreysid. Sheekhow Af Somaaliga sax markaad qoreysid

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 6 หลายเดือนก่อน

    Waa yuhuuda uu xadiiski sheegay ninka cawaran ee maka xukumi doona iyo yuhuuda asfihaan iiraan

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 6 หลายเดือนก่อน

    Awalba wakhtigii malek fahad wax ka danbeeya garabkooda kumay jirin .
    Laakiin iyagana iyo waxii lamidaba garbkooda ilaahay wuu ka bixi doonaa eensha Allah.

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ayaa garab kooday ah Allah ha ugargaaro Palestinian

  • @sunari8818
    @sunari8818 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan haweynaya wasirada isgu shegeysa u shegeynaa in dhulka ay leedahay ummadda Falastiin Allahana ugu hilinsayo

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g 6 หลายเดือนก่อน

    Don’t worry they are next

  • @MunirMohamed-ig6po
    @MunirMohamed-ig6po 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ugargara naharistisa

  • @mustafemaxamed1475
    @mustafemaxamed1475 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh maxaa War ladawadaa meeshiiba xayeysiin baad ka soo buuxisaye kala wakhti gara xayaeysint usamee

  • @ShaaficiNaaleeye
    @ShaaficiNaaleeye 6 หลายเดือนก่อน

    Dulmi diidow malmahan xayizimaha za id waye video ga ku dhax jiro

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 6 หลายเดือนก่อน

    shikh xayesinta naga yaree plz

  • @iftingure3531
    @iftingure3531 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh xayeeysinta naga yareey waa codsi qofkii igu raacsan

  • @Caadil-eg9up
    @Caadil-eg9up 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheqöw wey ku kala kacday xayesintan badan waqti uma heyno naga daa de hadi kale mel lacag kuguso dirno no sheg waan ku takerna

  • @fatumoali-nd6mf
    @fatumoali-nd6mf 6 หลายเดือนก่อน

    Sacudiga awalba waa la Ogaa in ay Muslims wax cawenaat ah aysan Simon musliminta

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 6 หลายเดือนก่อน

    Sucuudi markii hore ba waxba uma tarin dadka reer falastiin
    Carabtu awood way leeyihiin ay walaalohood ugu hiiliyaan lakin
    dana hooda bay ilaashanayaan.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 6 หลายเดือนก่อน

    Yahuud ma ahan ragan dagay dhulka falastiin waa yurubiyaan waa gumeystayaashii

  • @user-dn3sz8yj4g
    @user-dn3sz8yj4g 6 หลายเดือนก่อน

    Waa,munaa,fuqiin,wàaye,carabta,qaar,qoot,maanta,arinta,haysato,reer,fastin,,rabi,ayaaa,kasaari,laakin,beri,ayey,qabsan,dontacrabta,markas,ayogan,donaan,

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 6 หลายเดือนก่อน

    Awalba garab uma ahayn
    Allaah ha ugaragaaro reer qasa