Ninkaan wuxuu ku nasiib badan yahay in uu somali aheen sababtoo aniga gaari Tex ah ayaan 24 saac dad Ayaa igu ciyaaro waxaan ku dhawahay in aan shaqadaan ciyaaar darteed aan u dhaafo
The man is right ✅️ When your own self work the best life Because your own boss and you have freedom For example you work for some boby and you make money a month $6,000 If your own self worker you make $1,000 a month better 100% than $6, 000 a month work for some boby
Somali badan ayaa sidan u shaqeysata sida kuwa Wadanka Itoobiya ku nool oo dadka somalida ah ee qariibka muraadadooda u suubiya se wada nadiif maaha ...
Marka hore waad ku mahadsan tahay adiga iyo Tv gaga. Intaa kadib howshan oo kale ayaan aniga ka qabtay 1998 wadanka denmark marka lacag kama sameeyneynin oo si mutadawcnimo ah ayaan dadka waa weeyn ee pestionka ah aad u wahel yeeli jiray oo 3 saac la soo joogi jiray una soo sheekeyn jiray.
Waxan ka Faiday hadal qiimo shaqada ninkani Africa ma heli kara anigu jawabtu waa maya laakinse kalsoonida isku qabo ayaa wax ween nooshada kusoo kordhisay aad ayaa kaga mahad celiya shekadan xiisa badan na tus siday dhacday
Masha Allah sowji wuxu aburey shirkad wanagsan oo mustaqbalka lagu qabsan dono
Mashaa Allah waa nin maskax le waan jeclaadi howshisa
Aad ayaan kaga mahad celiya shekad thanks so much 🙏
I'm the first person tonight mowild
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
🌎 Waan fahmi karaa inay macquul tahay shaqadaas, waayo waxaan ku noolahay Europe oo aad iyo aad ay isku shabahaan dalka Japan, wadamadaan waxaa ku badan kalinimada iyo cidlo jooga, maadaama ay joojiyeen inay guursadaan oo dhalaan.
Waan ku salamey mowlid afrika iyo afganbi anaga maku jirnaa mise mileteriba malihin kawaran hadad noobayaniso juqrari ahan
Waa shaqo fiican
Ninkaan wuxuu ku nasiib badan yahay in uu somali aheen sababtoo aniga gaari Tex ah ayaan 24 saac dad Ayaa igu ciyaaro waxaan ku dhawahay in aan shaqadaan ciyaaar darteed aan u dhaafo
Shaqo fiican weeye ee sxb warkooda ha u bixin.
Asc shaqaa sharafle shaxaadbaa ceeble
RAYI NOGU KORDHI GUULEYSO
The man is right ✅️
When your own self work the best life
Because your own boss and you have freedom
For example you work for some boby and you make money a month $6,000
If your own self worker you make $1,000 a month better 100% than $6, 000 a month work for some boby
Wiilkaas uu Ka Waramay Weriye Mawliid Xaaji Ee Reer Jabaan Wuxuu Hayaa Shaqo Weyn Oo Aad U Muhiim Ah.
Waa shaqo waana sharaf
Halkaan halagu sooxirmo bulshooy waxd ka helaysan siyasada sportska dhacdoyinka arimaha bulshada iyo arimaha caalamka ka dhaca mowliid 1 malyan ban kuu rajaynayaa insha allh....
Kalsoonidu waa shay qaali ah
Waa shaqo aad u cajiib ah
asc soji shaqadaasu waa khaadim ama shaqaale maldahan ama toos ah
Waa wiil aad u acqli badan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
Good job
Hadaad ubaahantahay inaad si fudud uga bogato sheekooyin xiisa leh siyaasada caalamka wararka ciyaaraha iyo qaar kaloo badan Adoon is'dhibin Ayaar uun rukomo warbaahinta HBN TV 📺
Somali badan ayaa sidan u shaqeysata sida kuwa Wadanka Itoobiya ku nool oo dadka somalida ah ee qariibka muraadadooda u suubiya se wada nadiif maaha ...
Marka hore waad ku mahadsan tahay adiga iyo Tv gaga.
Intaa kadib howshan oo kale ayaan aniga ka qabtay 1998 wadanka denmark marka lacag kama sameeyneynin oo si mutadawcnimo ah ayaan dadka waa weeyn ee pestionka ah aad u wahel yeeli jiray oo 3 saac la soo joogi jiray una soo sheekeyn jiray.
Ilaa hada waa jirtaa balse waa frivilligt arbejde 😂
Hada Shaqey noqotee ku sheqeyso
Waa yaab sheekadan.
Niman shaqaysan shaah ma Cabo?
SXB WAA NIN SHAQO WAAYEY SHAQADIIS.
Geesi Geesi daley
Mowlidow xogaygan cuna mamaqli jirtay abahaybaagari leh anaa garidamerleh baa dhanta suasha jawabteedu wasas
Hadan aan weligay xusuusnan doono ayaan helay
Wa shaqoo wanagsan meel gabaan ahh
Kkkkkk👍🏻
Soji shaqo aan lagu canaananayn ayuu haystaa waa nin karti leh
Niman shaqaysan shah ma cabo
Kkkkkkkkk saxiib maha nin chaqsan chah wa kaxaran ee waxa weye chah macabo
Esa.hadaf.fiicAn.qofku.waa.inuu.yool.leeyahay
🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄caajip Japan nagaha ayaa nin laaan heysaaaaa waana bilaaaaa farxad nagaha ku nool most of them 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🤔🤔🤔🤔
Waa shaqo cajiib ah kkkkkkk
HAL ABUUR .. DHALINTA SOMALIYEED BEY TUSAALA U TAHEY..IN SHAQO CUSUB LA SOO BAXAAN..SHIXAADKA JOOJIYA.. OO MASKAXDIINA IYO MURUQIINA MAALA.
Wayab atun
Waxan ka Faiday hadal qiimo shaqada ninkani Africa ma heli kara anigu jawabtu waa maya laakinse kalsoonida isku qabo ayaa wax ween nooshada kusoo kordhisay aad ayaa kaga mahad celiya shekadan xiisa badan na tus siday dhacday
wehelka amee wax kale ku hoos jiraan Mowliidow hahaha
runti way ila liidata shaqadaasi tedakale sayyid la nafsihi ma aha marva ruuxa kiraystay aya sayyid u ah dad uun daba soco( indanda,u abbo an hayy)
lkn waxaa la odhankaraa waa shaqo naadira o xirfad io jaanis ubaahan marba inaad qofraacdo waxyaabahuu
ubaahsnyahay ka caawiso helelku wayska waxyabaha ugu yaryar lkn waxyaabo dadka uga muhiimsano ay danaynayaan ayaa jira inay lacagku baxshaan
Wsa nin aqli la yimid
Sixiroole weeye
Muu taxi iska iibsado UU dadka Ku qaado.kkk
P
Way wanagsatahey insurance qofku shaqo sameysto uu xor uyahey
Waa wiil aad u acqli badan