Ninkan markii ugu horaysay oo ka warbixinayey sababta farta ugu go'day wuxuu sheegay in niman xabado wata oo xabad ku soo tuureen oo farta uga dhacday sidaasna farta uga go'day, hooyada Maraykanka joogta waxay sheegtay, asagoo 7 jir Kismaayo u qaxeen oo Bambo asaga iyo ilmo kale ku cayaarayeen ku qaraxday sidaasna farta uga go'day, hadaba yaa run sheegayaa?
Maashaa Allah hore usoco guuleyso Waa kismayo waliba………guuleyso cadawgaagana cagta meel ka hoose
Wa benaley aj
Dokhon waay hoyodi ayu ka numanayaa 😂😂😂
Caasi walidayn hooyadas qanci dahir warkisa iska daa miskiintas qanci
Ninkan markii ugu horaysay oo ka warbixinayey sababta farta ugu go'day wuxuu sheegay in niman xabado wata oo xabad ku soo tuureen oo farta uga dhacday sidaasna farta uga go'day, hooyada Maraykanka joogta waxay sheegtay, asagoo 7 jir Kismaayo u qaxeen oo Bambo asaga iyo ilmo kale ku cayaarayeen ku qaraxday sidaasna farta uga go'day, hadaba yaa run sheegayaa?
AJ ha is cadeeyo wili farbaa ku godan.
War ninkaan haduu fiyowyahay ha iska qaado dhiig yaa fiirsanaaya
War wilka islameed ka hara
Hooyo murugesan cunug ka maqan aya ku je jese ogiw hadi ku dhashay inkarteda wa ka so baxee mar dhaw
Yaab nin faanayo
Ninikaan lahjadiisa ku ah cadeyn
War maxaa idinka galay lahjadiisa mj qayb ayaa xataa maymay kuhadla xataa qaar baan af soomaaliga ku hadlin.