DHALASHO WACAN IIMAAN SOO BARBAAR HOOYO......MANSHA ALLAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • MANSHA ALLAH ALL...

ความคิดเห็น • 281

  • @happymoonyay3155
    @happymoonyay3155 2 ปีที่แล้ว +19

    Hooyada imaan korinaysa khayr badan ale ha siiyo waa hooyo qaali ah🥰

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed2608 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah hambalyo dhalasho wacan habo mcn cimri dheer iyo cafimad iman 💋💋💋💋💋💋🎉🎊👑⚘⚘🫂

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 2 ปีที่แล้ว +11

    Yaa Rabbi ugargaar caruurtooda usooceli Aamiin YAA Rabbi Yaa Raxmaan

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha'Allah Iman and jazakallah mama Shukri for looking after her. Happy birthday 🎂 🥳 🎉 🎈 🎁.

    • @dagancadey1282
      @dagancadey1282 2 ปีที่แล้ว

      Maasha allaah iimaan cadey soobarbaar 💜♥️💙💜♥️💟🌷🌹✊🥰🥰😍😍😍♥️😍♥️💜😍😍😍😍😍💜💜💪💪👍🖤

    • @dagancadey1282
      @dagancadey1282 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo macanto waad ku mahadsantahay sidaad afsoomaliga u bartay maasha allaah iimaan faceed wali ma hadli karo

    • @aminaosman3469
      @aminaosman3469 2 ปีที่แล้ว

      @@dagancadey1282 what do u mean?

  • @myprincesshodanalwayslovet3718
    @myprincesshodanalwayslovet3718 2 ปีที่แล้ว +12

    Every time I see your videos you broke my heart I wish you all the family we’re back to you my sister

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 2 ปีที่แล้ว +9

    Maashaa Allah iimaana Si qurux badan ayeey U korisay walaasheen Shukri Allah ha xafido

    • @ummhaneen7401
      @ummhaneen7401 2 ปีที่แล้ว

      Walsheen shugri aaa
      Shugrida ma somali baa??
      So caruurtaan gala ma heysato ????

  • @falishassan528
    @falishassan528 2 ปีที่แล้ว +25

    Mamada ay iiman la joogto waa qof wanaagsan Masha allah

  • @selmaadens9721
    @selmaadens9721 2 ปีที่แล้ว

    maansha allah wallalo fadumo alle ilmaha gacantaada ha ku soo celiyo mardhaw insha allah habo IMAN SOO KOR OO SOO BARBAAR

  • @minamina4318
    @minamina4318 2 ปีที่แล้ว +16

    Allaahuma baarik lahaa Abaayo nabad Allaha kuugu soo celiyo caruurtada Allahuma Aamiin Happy birthday 🎂 Iimaan habo macaan ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @sahraabdi5003
      @sahraabdi5003 2 ปีที่แล้ว

      💞💕💕💕💕💞💞💞💞

    • @sahraabdi5003
      @sahraabdi5003 2 ปีที่แล้ว

      💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💞💞💞💞❣❣❣💞💕💕

  • @fadumogabweyn3132
    @fadumogabweyn3132 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Iimaan Habo Dhalasho wacan sanado badan jir oo joog ❤️❤️

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 2 ปีที่แล้ว +7

    Bismillaahi tabaarakallaah Gacal ku. arag allaah ha kaa ga Farxiyo kuligood oo nabad qaba oo hareeraahaaga fadhiya

    • @yasminhaguf6842
      @yasminhaguf6842 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin ilaahay hanaga aqbalo ducada

  • @somaliking838
    @somaliking838 2 ปีที่แล้ว +5

    Happy birthday to my beautiful princess iman qurux

  • @arfonabiikar1253
    @arfonabiikar1253 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah somali inay ku heysaa nasiib uyeelaty alxmdlh Anna nasiib kaas inuu allah isiiyo Isoo duceya

  • @fardoushussein4638
    @fardoushussein4638 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaarakallaah ilaahaay ubadkaaga ha kuu soo celiyo iyagoo nabada hooyada iimaan koriseyna khary aan dhamaan alle ha siiyo

  • @hiya2361
    @hiya2361 2 ปีที่แล้ว +2

    mashalaah ilaahey walaasheyn soomaaliyeed ha barakeeyo dhalasho wacan iimaan

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah Imaan habo Allaha Ku xafido hooyadada labad khery badan Allaha Ku siiyo walaashay sida quruxada badan E ad Imaan U daryeeshay

  • @naturebeauty1616
    @naturebeauty1616 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay kama qaado,gacantaada ilaahay ha kugu sooceliyo ciyaalkaaga dhamaan,alahuma aamiin 🥲

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku xafido iimaan iyo inta kalaba abayada ku heysana cimrigeda iyo caafimad kedaba allaha badiyo

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah habo dhalasho wacan malintad dhalatay wan murugoday mantase wan faraxsanahay ilahay haku xafido

  • @maryan111
    @maryan111 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshaallaah dhalasho wacan allaha kuu xafido IImaan soo barbaar aamiin yaa 🎉❤️❤️👑🎉🎈❤💋🇸🇴

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 2 ปีที่แล้ว +4

    Imaan Alle adiga iyo familkaaga haydin kulmiyo Aamiin YAA Rabbi Yaa Raxmaan

  • @deqomohamudisaq7691
    @deqomohamudisaq7691 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaha habo macaan imaan qurx dhalsho wanagsan😍😍😍😍❤️❤️❤️

  • @libinahmed4779
    @libinahmed4779 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow raxmaanow ilmaheeda dib ugu Soo celi

  • @halimaali431
    @halimaali431 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc Masha allahi Iman yarey grattis💝 Fadumo alwada alle nabad ha kugu so celiyo🤲. Shugri Masha allahi alle alle ha ku xifdiyo Xafidulahi waxad tahay qof qaliya sida ad dhexda ugu xiratay barbarinta ubadka Somaliyed ajiir iyo xasanad ha ka siiyo alle🤲❤💯

  • @maxamudmuud1508
    @maxamudmuud1508 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh mnsha allh iimaan iimaan aliih hakudayoo haboo qalli habo qali

  • @munajama1023
    @munajama1023 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallah iimaan quruxley illahey ha xafido abay shukri na illahey ha barakeeyo

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 2 ปีที่แล้ว

    Man sha alah hambalyo dhalasha wacan imaan yarisey ala ha no xafido

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 2 ปีที่แล้ว +1

    maashaallah walaasha ama hooyada u kurisey jazakallah kheyr janatul fardawsa illaahey ha kugu abaalmariyo aad baan u qiiroodey quruxda iyo farxada Ka muuqata abaaye illaahey awlaadaada iyo kuwa ay sii dhalaan baari ha kaaga dhigo

  • @Lekebil
    @Lekebil 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah imaan habo dhalsho wacan so bar bar ilahay ha ku xiftiyo habo

  • @safiyaactive5841
    @safiyaactive5841 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah mamad Aya Iman lajogto ale haka amalmariyo walashen

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay caruurtaadii hakuu soo celiyo faadumooy aamiin

  • @husnivlogchannal5160
    @husnivlogchannal5160 2 ปีที่แล้ว

    Walshy waxn siniyad ah kuleyahy allow ubadkada dhmn kusoceli ayagoo nawad qawa yaarabi walhi xanun kadrn majirto ubad ad dhashy hdana adn hesan walhi walshy wankula oyaa ilhayow gawadhn ugar gar oo yaa rabi walshy 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Haafturki
    @Haafturki 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah hooyo mcn sanadkaan kiisa kale waxaan alle ka baryeynaa in aad hal meel farxada ku wada qadataan🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥰🥰🥰

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 2 ปีที่แล้ว

    Illhey gabraw kuusaqiray ayaa kuheysa imaan ee illhey qeyr hasiiyo

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah tabarakallah hambalyo hbo imaan yar wa run wll siba sibey dhanta axsan rerka somalidu haku hayaan ilahay wxn kaga baryay inu awladad naxaris ku galiyo oo kuso noqdan galadan sharkoda ka qabto amin

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaha tabarkalaha illahaya ha ku xafido iman iyo caruutada rabi ayiga nabada qabo illahaya ha ku soo celiyo walaasha rabi qalabiga wanagsan ha ku xafido inta xuna allaha ha ka xijabo

  • @hibooutletlimited9129
    @hibooutletlimited9129 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay kheer badan hasiyo hoyada somalyeed imaan korisy quruxda badan

  • @xaawaluulabdirahmaan2415
    @xaawaluulabdirahmaan2415 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar
    Illaahey ciqaabtaan ha kaa bixiyo
    Istiqfaarta badso in illahey faraj qeyr qabo kuu furo

  • @salmahassan3684
    @salmahassan3684 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh hambalyo Hambalyo iman yarisay alle haku xafido si barbar Habo macan

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah ilaahay hakuxafido iiman
    Waalashay shugri dheerayna qayr allaha siiyo caruuro badan ayey gaalada kabadbaadisay

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah tabaarakallaah raxmaan ilaahow noo xafid Imaan qurux soo barbaar habo macaan kullu caam wa anti bikheer❤️❤️😍😍🥰🥰💖💖🎁🎉🎉🎉🎉🛍🛍🎈🎈🎈🎈🎈

  • @maryanmohamudyabrow8081
    @maryanmohamudyabrow8081 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah alaahu akbar aduun wa sidaa Imaan ilxun iyo intii kuneceb kumaaragto jir ojoog habo

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 ปีที่แล้ว

    Shukri Sharaf ALLAHA ku siiyo ALLAHUMMAA AMIN habiibtii.

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 ปีที่แล้ว

    mashaa alaah imaan hoyo mcn soo weynaw hoyada heysatana dambigeda iyo kan walidkeed alaha dhaafo

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 2 ปีที่แล้ว +2

    MashallAh. Iman hampalyo habo 🍰🍰💐♥️ Allaha ku Xafido 🎂🎂

  • @aliismael4569
    @aliismael4569 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Tabarakallah xafada kumullah

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 ปีที่แล้ว

    Abayo allaha ku xafido kuna dhowro yaa rabbi fadumo barabur

  • @foofooahmed7209
    @foofooahmed7209 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah
    Hooyooyoy indheheyga ilin katimid
    Hooyo waa qaali Allaha iskun daayo
    Idiin xafido yaa rabi

  • @qadrayusuf7833
    @qadrayusuf7833 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Iman so bar bar habo

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 ปีที่แล้ว

    Maasha'ALLAAH ALLAHA ku BARAKEEYO DUCOOYINKA ALLAHA kuu AQBALO ALLAHUMMAA AMIN habiibtii.

  • @clxudz_reacts
    @clxudz_reacts 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Imaan Salmaan ay u ektahay

  • @DEFNOTROSAH
    @DEFNOTROSAH 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah sobarbar gratis iman ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimcoyasin5183
    @nimcoyasin5183 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabaraka allah, soo barbaar habo yarey Iiman

  • @dhayiba5423
    @dhayiba5423 2 ปีที่แล้ว

    yaa rabbi iiman iyo hoyadeed dib umidaysii

  • @sumayasaidomar882
    @sumayasaidomar882 2 ปีที่แล้ว +1

    Iiman quruxee dhalasha wacan habo mamadeeda labaadna wax walba ay jeceshahey jannada ugu hureyso allha keeyo

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 2 ปีที่แล้ว

    dhalsho wacan habo iiman hooyadeed u eg iyo walalked salman ❤❤

  • @iqrahassanmohamoud6461
    @iqrahassanmohamoud6461 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alha sobarbar iman habo

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 ปีที่แล้ว

    Allahuma baarik iimaan yar love 💗

  • @siraadabdille7865
    @siraadabdille7865 2 ปีที่แล้ว

    Allah Akbar illahaa baa mahadlee

  • @GgGg-pm2eu
    @GgGg-pm2eu ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظو الله يبارك 🥰🌹🌹🌹🌹

  • @sidrahrasheed7951
    @sidrahrasheed7951 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah ilhay iskukindaa

  • @maamoqaali717
    @maamoqaali717 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mamo ka badan jir cimrigaa ha raago
    Wllsheen qaali wayna farxad galisay alle haka farxiyo aduun iyo aakhiraba

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukri sifican bada ukorisay

  • @abdipp595
    @abdipp595 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah walalashey faduumo qurux waan kugu faraxney Alxmadulliha

  • @nafizahussein3256
    @nafizahussein3256 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha Allow caddowgiina jebi

  • @fartuunmohammadmohamud249
    @fartuunmohammadmohamud249 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah iimaan allaha weeneyo waxey u egtahy salmaan massha allah allow gcnta hooyadiin iyo aabihiin idinku soo celi

  • @sabaaxahmed370
    @sabaaxahmed370 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah ilaahay ha barkeryo

  • @sihaamahmed318
    @sihaamahmed318 2 ปีที่แล้ว +1

    Alhamduliah ala malintii la qatay maxaan oyay Alhamduliah manta farxad il xun Allah rabi haydinka xiftiyo ilaman rabi ha nabad keeno

  • @ayaanhassanaxmed3248
    @ayaanhassanaxmed3248 2 ปีที่แล้ว

    M.a wallahi intaa adi lagaarin farxadaan dareemaayo ilaahybaa og mrka maamo ilmahaaga allah kuu xifdiyo

  • @YAHYE_HUSSEIN
    @YAHYE_HUSSEIN 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdha aabehed bayuegtahay
    Iiman

  • @sacdshAbukarmohammed5186
    @sacdshAbukarmohammed5186 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah udesto habo❤❤❤❤

  • @mdahir8436
    @mdahir8436 2 ปีที่แล้ว

    Hooyada imaan korineyso ilaahey qeyr hasiiyo

  • @amirahamud3478
    @amirahamud3478 2 ปีที่แล้ว

    Allow Gebadhan owladeda ubarakey Abaal keeda janatu fardowsa Alle Haka dhigo caafimad iyo cimridheer Alle Hasiyo wllh aqoon ma idiin lihi lakiin muslin nimo somali nimo Aan idin kugu duceyay abaayana cadawga alle owladeda ha uga soqado gebadha yarna alle hala koriyo

  • @zainabismail4005
    @zainabismail4005 2 ปีที่แล้ว +4

    Habo iimaaney soo barbaar nasiib waxad u yeelatay hooyo somaliyeed inay gacanta kugu hayso Maashaa allaah

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh illh haidin xafido

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 ปีที่แล้ว

    Walasheena korisay Illahay ha xifdiyo iyada iyo famligeeda jisigeeda jano haka dhigo

  • @maryanmuse1111
    @maryanmuse1111 2 ปีที่แล้ว

    Maashalaah alaha xifdiyo iimaan qurux soo bar bar hooyo macan

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashà allaah mashà allaah mashà allaah❤️

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah tabaraka laah ilahay ha xifdiyo imaan happy birthday 🎂 🥳 🎉 🎈 habo macaan soo barbaar

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaha happy birthday to you habo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤💓💓💓❤❤❤❤❤❤❤❤💓💓💓💓🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🎂🎂🎂🎂🎂🎂🍽🥂

  • @asmabashir3032
    @asmabashir3032 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha allh aku barakeeyo abayada hey Dana abaalkeeda jano allha ka dhigo afsoomaliga ayaa wax lasiisto lageren mashallh

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว

    Masha aallah somalid waxa kujir dadfican ee allow nobadi dadka fican habo imaney sobar baar♥️🇸🇴♥️😭♥️🇸🇴♥️♥️🇸🇴♥️♥️

  • @sharifaibrahim6659
    @sharifaibrahim6659 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alaha kuu xifdiyo iiman yariiseey

  • @asiya_0248
    @asiya_0248 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha noo xafido Iimaan yariiseey. Happy birth day macaaneey.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +3

    Faadumo Waa usoo halgantay iimaan inay guri muslim ah soomaali ah kuu joogto maashaa allaah tabaarakallaah illaahay Khayr hasiiyo reerka waa uducaynay❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiyaactive5841
    @safiyaactive5841 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah sobarbar hoyo

  • @sahrokhaliif6603
    @sahrokhaliif6603 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah mash llaha ♥️♥️😍😍😍

  • @farxiyocilmi8049
    @farxiyocilmi8049 2 ปีที่แล้ว

    Marshall Allah habo

  • @umams2905
    @umams2905 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah dhalasho wacan 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @xawmohamed6838
    @xawmohamed6838 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay gacantada allaha ku soo celiyo alĺahu amin

  • @AYusuf-ll8kf
    @AYusuf-ll8kf 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha taabrikallha ilaahaye ha ku xafido Amiin Amiin yarbii

  • @umumamiin5233
    @umumamiin5233 2 ปีที่แล้ว

    Mssha alaah alaha kuu xafido abyo

  • @fadumoibrahim3803
    @fadumoibrahim3803 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalaah aayo macaan

  • @aishanoorosman9395
    @aishanoorosman9395 ปีที่แล้ว

    Hambaliyo mashaa allah tabaarakallah ilaahay damaan qaruurtaada iyo adiga iyo aabo damaan ilaahay haisku kiin soo celiyo inshaa allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Hooyosar12
    @Hooyosar12 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah habo mcnto sobarbar

  • @faisashire7763
    @faisashire7763 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah, Hambalyo habo macaan Iimaan dhalasho wacan, Sanado badan oo farxadeed ayaan kuu rajeynaayaa insha Allah💝💣💦💥❤

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah happy birthday day 💓 💖 🎂 🥳 imana sando badan jira jogo sonarbr habo