Heesta: Laba sooryo wada cunay|| Sahra Axmed Jaamac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @SaalixIbraahim
    @SaalixIbraahim 4 หลายเดือนก่อน +3

    Codki macaanaa ee sahra axmed jaamac allow u naxariiso aamiin

  • @amiinmuxumedsoofekaneeco6553
    @amiinmuxumedsoofekaneeco6553 4 ปีที่แล้ว +7

    Ereyada Abwaan muxumed cali mas mas.
    Codkii dahabiga ahaa sahra axmed jaamac Ahn.

  • @mahmoudomar7079
    @mahmoudomar7079 3 ปีที่แล้ว +3

    Rabi naxariisti janno haka warabiyo abwaanki heeskan sameyay abwaan muxumed cali aw jamac oo cawa 05.05.2021 ku geeriyooday magalada hargeysa.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhalinyarooy Qabiilka Iyo Qaranka Kala Barta Viva Soomaaliyan People

  • @lindohussein3118
    @lindohussein3118 4 ปีที่แล้ว +5

    Loaba sooryo wada cunay sahan dheerna wada galay saameeyey caashaqu 18:31 Fri, jul 31 2020 ya Ila dhageysanaya from Nairobi Kenya insha Allh illahayow 3030 18:31fri, jul31🤲🤲🤲

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 6 หลายเดือนก่อน +4

    Dhalinteena maantoow
    Qoloqolo matuurnaa
    Qaranimo ma daganaa
    Dhalinyaro hada nahay
    Qabiilkaa na seeteeyay
    Naga reebey qayrkeen
    Ilahow nawada samax
    Intii dhimatay allha unaxristo dhamaantod 😢

  • @amuunabdihassan7644
    @amuunabdihassan7644 4 ปีที่แล้ว +4

    2020 /9/6 from hargysa hestana wan dareen dhagaysanayaa waa galab axad ah o rooob ayaa da aya
    Sahrin way tidhi
    Hal aan sahasho mnta siday noqon alle oge Ahun 😷😷😷

  • @jamacaxmed1744
    @jamacaxmed1744 หลายเดือนก่อน

    Ax yaaa sahra axmed jamac AHN
    WXN KA DHAGAYSANAYAA JIIDA BUKHDHARKAYN DIFAACA SSC
    13/10/2024 ARBACA 2:04

  • @FardowsaAbdikadir-s5h
    @FardowsaAbdikadir-s5h 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kii aan sugayay sugaye ahayhow isugoo yanan so noqon sida lama amanayn ilahow calafkygii ma aqan inu isaga hadii yahay isku keen sin abshir 😢❤

  • @guribila9738
    @guribila9738 4 ปีที่แล้ว +2

    Allow u naxariiso fanaanad qaaliya sahra axned

  • @abdirahmanaden7501
    @abdirahmanaden7501 3 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan heesta curiyey Abwaan Muxamed Cali Awjaamac(Masmas) caawa ayuu Hargeysa ku geeriyooday( 05/05/2021). Abwaanka iyo Habo Sahra axmed'ba Alle ha u naxariisto.

    • @jimcaalecabdilaahi8592
      @jimcaalecabdilaahi8592 3 ปีที่แล้ว +1

      Imika ayaanu abwaanka ku soo aasnay duleedka magaalada Hargeisa, meel maygaagta la yidhaahdo

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 3 ปีที่แล้ว

      @@jimcaalecabdilaahi8592 Ma nin Ciidagale ah buu ahaa sxb?

  • @cabdirahmanmaxamed7064
    @cabdirahmanmaxamed7064 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto abwaan masmas aamiin aamina

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 3 ปีที่แล้ว

      Iyo sahraba alah ha u naxariisto

  • @Abdilahimustafe851
    @Abdilahimustafe851 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto labadaba

  • @xasanmahdiaraye1027
    @xasanmahdiaraye1027 3 ปีที่แล้ว +2

    AHUN Apwaankii Sameeyay ,,Masmas,,Cwa ayuu Ku geeriyooday Hargaysa Dhamaantoodba NAXARIISTII Jano Alaha Siiyo

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 ปีที่แล้ว +6

    Abwaanka heesan sameeyay ee masamas wuxuu istudyow cajaladah uu kuduubo kuhaysty hargysa waxana u iman jiray dumarka ragoodu kamaqanyihin oo dhihi jiray heesta kaxbaan ahay ee hibo nura nooduub, malintii danbaan iri buu yiri qisooyinka hees kasamee saasuu heestan kusameeyay

  • @zahrahirsi4106
    @zahrahirsi4106 5 ปีที่แล้ว +4

    Laga yaabee markii laqaday aabahey xitaa inuusa dhalan cawana aneey iga hadlee I mean I taabanesaa waa suganta saxdaa mudnanteeda allaha u naxaristo mamada

    • @Qalafe
      @Qalafe 5 ปีที่แล้ว

      Kir aaay ku dheheeen, Haddaan lis kaseeyn leeey ahaan laheed

  • @abdullahiobeyd662
    @abdullahiobeyd662 3 ปีที่แล้ว +2

    2022 from Minneapolis Minnesota nice song

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +7

    #LyricsSongSOORYO
    Laba sooryo wada cunay
    Sahan dheerna wada galay
    Saameeyey caashaqu
    *****************
    Mid haduu socdaal galo
    Salaantiyo jawaabtii
    Ka kalaa sugaayoo
    ILayn waa sadkiisee
    Kii aan sugaayeey
    Sayigey ahaayoow
    Isugoo yaanan
    Soo noqonin
    Sidaa Lama amaanayne
    ****************
    Sal fudaydi maayee
    Sahlanaa amuurana
    Bal aan saadsho Maantana
    Siday noqon Allaa Oge
    ******************
    Bal aan saadsho maantana
    Siday noqon Allaa Oge
    *****************
    Suul dhabaaluu waayeel
    Marna Laguma sabo oo
    Sida sebi Caruureed
    Kuma seexanaayee
    Sunnay aniga ii tahay
    ***************
    Subixii inaan tago
    Seerahaan kasoo jaray
    Ubaxaan ku saaree
    ***************
    Kii aan sugaayee
    Sayigay ahaayoow
    I sugoo yaanan soo noqonin
    Sidaa Lama amaanayne
    ****************
    Salfudaydi maayee
    Sahlanaa amuuranaa
    Bal aan saadsho maantana
    Siday noqon ALLAA OGE
    Bal aan saadsho maantana
    Siday noqon ALLAA SW oge.
    ---------------------------
    Hees xus iyo xasuus mudan
    Old is gold memories Mid ka
    Mid ah xulka iyo foolaadka heesaha.
    Erayada - Abw M.A Masmas AHUN
    Laxanka - Ahmed Gacayte AHUN
    Luuqda - Sahra Ahmed AHUN.

    • @sayidalimohamed9646
      @sayidalimohamed9646 ปีที่แล้ว +1

      Suuldhabaale waayeel micnihiis sxp

    • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
      @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +2

      @@sayidalimohamed9646
      Waa suulka dhac laga siiyo saaxiib
      Marka ciyaalka lagu sasabayo kolkay Ooyaan Suulka iyo farta dhexe marka dhac laga siiyo!. Sow laguma aamusiyo?.
      Suuldhabaale waayeel
      Marna Laguma sabo
      Sida sabbi Caruureed.

    • @sayidalimohamed9646
      @sayidalimohamed9646 ปีที่แล้ว +1

      @@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi thanks sxp SaaS umafahamsanay

    • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
      @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

      @@sayidalimohamed9646 Adaa mudan sxb🙏

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 ปีที่แล้ว +1

    ,"HADAAN KA SAFRO SANQAR IGA WEYDO MAXAD SAMAYNLEYD?! SEY TEEN"LABA SOORYO WADA CUNAAN!"KU SOO DIRI LAHAA?!👏👏👏👏👏👏👍👍

  • @hindaabdi9323
    @hindaabdi9323 5 ปีที่แล้ว +3

    heeskan marka ay sahra axmed codka jimaadka leh ku baacineyso waa kaalay arag

  • @FaaraxdiiriyeDhadhanshe
    @FaaraxdiiriyeDhadhanshe ปีที่แล้ว

    Axya axya sahra axmed jaamac heestan xasuus gaara bay igu leedahay waayihii garowe iyo 2013 , hadana waxaan ku dhagaysanaa gobalka sool laascanood , waxaan ku jiraa difaaca gooje cade oo aan ku difaacayo wadankayga 19:21 habeenimo sun 13 aug 2023 wakhti kale ban soo booqan doona alle nafta haygu simee iyo anoo xoreeyay deegankayga SNM banaanka u saaray.😮😮😮

    • @YoonisRashiidYey
      @YoonisRashiidYey ปีที่แล้ว

      Sxb anoo cidad dagaalamayseen ah waxan rajaynayaa maanta oo gobolkaadii gacantaadii kujiro inaad nooshahay siyaasadi waa meesheed khyr iyo naxariis alle haku siiyo

    • @sultanahmedliiban2603
      @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว

      Bro .ma nooshay

  • @xasancabdi4374
    @xasancabdi4374 3 หลายเดือนก่อน

    Guuul somaliland ishaa allah

  • @alihodoon3199
    @alihodoon3199 3 ปีที่แล้ว

    Heestii waa qiso igu dhacay wllhi

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 หลายเดือนก่อน

    AUN Sahra axmed

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo Iyo Khayre Waa Walaalee shacabka Maxaa Kuu Nana

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 2 ปีที่แล้ว

    Hommage Zahra ahmed

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaahu Akbar

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 หลายเดือนก่อน

    AUN khadra daahir

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +2

    Jarmaajo Iyo Khayre waa Walalo Waxay Ku Heshiiyeeyeey Ma Ogin Laakiin?

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว

    Allow ku naxariiso

  • @naciimaabdirahman6976
    @naciimaabdirahman6976 ปีที่แล้ว

    Mom Sahra❤❤

  • @HibaaqHaybe-vk1mw
    @HibaaqHaybe-vk1mw ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AdanMakina
    @AdanMakina 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan jeclaaday sida aad u isticmaaleyso "X2". Hadda kahor ayaan maqaal ka qoray garasho yarida kuwa qora heesaha iyo illowshahooda X2. Mahadsanid walaal.

  • @HibaaqHaybe-vk1mw
    @HibaaqHaybe-vk1mw ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HibaaqHaybe-vk1mw
    @HibaaqHaybe-vk1mw ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @haseem7506
    @haseem7506 3 ปีที่แล้ว

    My best qaraami Song

  • @xafusahassan6541
    @xafusahassan6541 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว +2

    SHARE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว +1

    LIKE

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 5 ปีที่แล้ว +4

    Hees aad u cajiib ah weeye, Masmas oo ah abwaanka halabuuray jiiraan ayaannu ahayn, carruurtiisana asxaab ayaannu ahayn.
    Heestan Shamuuri iyana lyrics-keeda noo qora, waa hees aad u heersare ahe. th-cam.com/video/x617A5GWbpI/w-d-xo.html

    • @jimcaalecabdilaahi8592
      @jimcaalecabdilaahi8592 3 ปีที่แล้ว

      Maanta ayaanu soo aasnay Alle haw naxariisto

    • @mustafexirsi
      @mustafexirsi 3 ปีที่แล้ว

      @@jimcaalecabdilaahi8592 Eebbe jannadii Firdowsa ha geeyo e, waan maqlay geeridiisa.

  • @mukhtarabdilahi1447
    @mukhtarabdilahi1447 2 ปีที่แล้ว

    0

  • @kaderjoseph2272
    @kaderjoseph2272 8 หลายเดือนก่อน

    Wa iska dhal fanaan halis bay ahay hooyo maxey ka so shaqeysay somaliland iyo hor'marki hore walow qaar badan oo abtiyaashay ah iska kay indho tireen yaraaanti ban dhageysan 2015 anigo yar o waxba kka furfuran mom 😢 dee lkn aniga qoraalka badi ayey igu tiri dadku yaaney record ka duuban sideydee wax 😢 ✍️✍️xil kasta hooyo alla ha daaye qof aad u fican bay wax garad iyo caqli badan imika hawshaas way ka ictisaashay wa ma balwooto beri hore ayey iska xidhay baabkaas cibaadada aya u xan iyo naanays u ah ...

  • @kaderjoseph2272
    @kaderjoseph2272 8 หลายเดือนก่อน

    C'casis samaale wa siyaasi iyo maalqabeen isku jira ilaa abdale awbokor ina samaale ayan

  • @kaderjoseph2272
    @kaderjoseph2272 8 หลายเดือนก่อน

    Heestan tuse toosiye maha inankeeda saxda ee waliba wajiga badaley aniga wa hooyadey dhab ah asxaapta iga qirin jiray ciyaalnimadi message abtiyo ula diyaarin jiray

  • @maxdar11
    @maxdar11 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤