daawo aqoonsiga somaliland dal dartiis dhulka u ibinaayo muuse & abiy heshiska kala saxiixdeen badda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

ความคิดเห็น • 6

  • @MohammedAhmed-l3s2n
    @MohammedAhmed-l3s2n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lama toibin
    Kuwa iibiye waa Somalia .qaar baa ku hadashay burburinta Somaliland

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr 3 หลายเดือนก่อน

    Hobyo Illaah bay leedahay, walee meel ma gaadhaan inta aad noocaa tihiin Qadaad wayneey

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobia oo dhulkeenii HAYSATA sidee loogu daraa Baddeena. Caqliga MA Gali karto. Muse nin muwaadin halgamaa ah ayaan moodayey.

  • @Sirad47
    @Sirad47 3 หลายเดือนก่อน

    Reer Soomaalilanoow dadkan halla murmuna oo halla doodina,waayo, waxay u socdaan muran kharbudaad ku qayliya mawduca ay kahadlayaan jihada ka lumaya.
    Caytama.
    Jaho wareer baa ku dhacay jidkii bay ka lumeen inay qancaan ma rabaan. ...maxaa kala doodaysaa .

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkani uqdaysan ee ka sheekaynaya waxa ay Ethopiya rabto maxaa ka qaldan?
    Waxay Ethopiya rabto maxaa ka khuseeya?
    Mou ga ay sheegayaan ee laga saxeexday Isaaq.kkkkkkkk
    Badda Somalibaa le.
    Xaarka iska weeya kkkk
    Waxad noqoteen Qareenada u doodaya Ethopiya.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 หลายเดือนก่อน

    Hadalkay.baranayssn.hadhagaysan.oram.baad.uyeedhanasaa..been.neen.been.soodhe.ah