FILMKA l LAAQIYA IYO LURKII JACAYLKA l Q 23 AAD QOSOL, QISO IYO XIKMAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 680

  • @NimcnNuur
    @NimcnNuur 9 หลายเดือนก่อน +8

    6yr kadiib cawa oo sabti ah tarikhduna thy 9/3/2024 Ayaan Diib u Dawanaya😢❤hadada iga Danbaysaya like isaar sii aan ku Ogado😅

  • @mubaariksheekh665
    @mubaariksheekh665 7 ปีที่แล้ว +87

    Inta ninkan laqiya iyo inanteedaba dhacay taageersan like iisaara

  • @FaadumoBaraf-wy4zp
    @FaadumoBaraf-wy4zp 6 หลายเดือนก่อน +1

    6 sano ka horna waan daawaday 6sano kadibna waan kusoo laabtay Laaqiyo iyo lurkii jacaylka the best 👌

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 7 ปีที่แล้ว +74

    Caawo LAAQIYA waxbaa Qabsadey 😃😂😂😂😂😀
    Hadaad ila aragtey #Like Saar 👈

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 7 ปีที่แล้ว +4

    Ax Ax Wlh ilin baa iga imaatey calool adkaa hooyo hooyo mayay meel xanuun jineen hooyo waa qali allow hooyo noo daa intey u nooshahay inta dhimatena allaha u naxariisto😭😭😭😭

  • @Danishboy--77
    @Danishboy--77 7 ปีที่แล้ว +32

    waa ceeb iyo aqlaaq xumo #Hooyo mcn iyado kula hdlayso in laga dhaqaaqo
    #love you My mam you are My hero

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 ปีที่แล้ว

      Dj Waay astahisha in laga dhaqaqo islantan

    • @faadumomahamuud40
      @faadumomahamuud40 7 ปีที่แล้ว +3

      Dj film lee ku jilayaan lee ma hooya laga tagi karaa

    • @queennajuu1124
      @queennajuu1124 7 ปีที่แล้ว +3

      Faadumo Mahamuud filmkaba wuxuu kahadlayaa in sidaa loola dhaqmo abayo qeebtaas Bay kaga xumeyen

    • @istahilhussien244
      @istahilhussien244 7 ปีที่แล้ว +1

      Dj haaaa lkn waa riwayaad

    • @lovealwaysgood515
      @lovealwaysgood515 7 ปีที่แล้ว +2

      Dj adigey hooyad hero tahey tan waa qumayo

  • @Msahmed837
    @Msahmed837 7 ปีที่แล้ว +8

    Woow walee wan u xiisey way ka dhacaysa caadi mahan laqiya

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 7 ปีที่แล้ว +36

    Cideyda xigmad ba ka buxda walahi 😂
    JJGA Cadey waan uu xisay walahi ❤😘👈

    • @TATA-zd3dr
      @TATA-zd3dr 7 ปีที่แล้ว +2

      Sowda DDSI JiGJiGa
      Affo waa sidaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 ปีที่แล้ว

      Haykal Germany hhhhhh warya 😂

    • @TATA-zd3dr
      @TATA-zd3dr 7 ปีที่แล้ว

      Sowda DDSI JiGJiGa
      EE xas ku dhacee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 ปีที่แล้ว

      Haykal Germany hhhhhh kalay luqa de 😂

    • @munahassan7406
      @munahassan7406 7 ปีที่แล้ว +1

      Sowda DDSI JiGJiGa mansha allah walashay qaali ilahay hanoo xifdiyo

  • @ridwaanflencabdi3867
    @ridwaanflencabdi3867 7 ปีที่แล้ว +294

    Inta laqiya jabkeda ila jecel like isara

    • @muusesalaad3356
      @muusesalaad3356 7 ปีที่แล้ว +1

      Ridwaanflen Cabdi anu laaqiyaaba jeclahy lol

    • @MOHAMEDMOHAMED-to2wr
      @MOHAMEDMOHAMED-to2wr 7 ปีที่แล้ว +1

      I am with maama laaqiya

    • @abdikarimjama6968
      @abdikarimjama6968 7 ปีที่แล้ว

      Ridwaanflen Cabdi waxaan ku qoslay miyuu naxay kkkkkkkk

    • @istahilhussien244
      @istahilhussien244 7 ปีที่แล้ว

      Ridwaanflen Cabdi waad iigaga qoslisay

    • @istahilhussien244
      @istahilhussien244 7 ปีที่แล้ว

      lkn wll Laqiiya waay iigaga oohisay iintaan danbee wlhi

  • @axmedabdulahikabsool5454
    @axmedabdulahikabsool5454 7 ปีที่แล้ว +9

    Agaaa .. Warmeesha dadba seexda markuu sodhacay waan egay waa dad daawaday meshaan malaha anigana wax IGA xunyihiin like ta xun ha ii xasidina asxabta jarar jano

    • @istahilhussien244
      @istahilhussien244 7 ปีที่แล้ว

      Axmed Abdulahi kabsool Hno.ana aah Jararjano kaa imidaye iga wrn jrrjno

    • @axmedabdulahikabsool5454
      @axmedabdulahikabsool5454 7 ปีที่แล้ว +1

      Istahil Hussien walla waalagu wacnaa

    • @istahilhussien244
      @istahilhussien244 7 ปีที่แล้ว

      Axmed Abdulahi kabsool lkn iiga dhaac laqiiya miya laa jojiyay mize waala so wada shaalay manta waan sugayaa

    • @axmedabdulahikabsool5454
      @axmedabdulahikabsool5454 7 ปีที่แล้ว +1

      Istahil Hussien taas wll kama warami karo sbto ah dhaxbur laguma dhigo jijiga ayaa lagu jilaaa kkk

    • @istahilhussien244
      @istahilhussien244 7 ปีที่แล้ว +1

      Ala waad igaga qoslisay ana waan uu buuka laaqiiya jabkeeda

  • @ficanalli2232
    @ficanalli2232 7 ปีที่แล้ว +27

    maryan. hooyo axmed kaad ogayd ma aha
    laqiya. mu buurnaday
    caku laqiya dhib badnaa😂😂😂😂😂

  • @khadija-co1xj
    @khadija-co1xj 7 ปีที่แล้ว +2

    war isbuucan filimki wu so daahay inta ila tawdey filimkan like ha i siyo

  • @hafsaabdullahi4256
    @hafsaabdullahi4256 7 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi im feeling so exiting !😍😍😍😍😁😁😁😁😁😁

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 7 ปีที่แล้ว +7

    Gurigu gacanta axmed uun buu Ku soo noqday hhh sir ma qabe alaah u sahana

  • @ahmediise5284
    @ahmediise5284 7 ปีที่แล้ว +5

    Laaqiya is the best wlhu filmka iyada kala kicisay

  • @abdirisakisak2907
    @abdirisakisak2907 7 ปีที่แล้ว +10

    Jigjiga ayaa igu socota wlhi I miss my sweet home

  • @hibaabdi4697
    @hibaabdi4697 7 ปีที่แล้ว +2

    Wuxu doqon sanaa hooyaded miyay ka tagaysaa hooyada wax kastooy samayso hadana waa hooyada waa inaad jeclaata hooyo waa lama huraan hoooyo❤❤

    • @abdikadirxabxab893
      @abdikadirxabxab893 3 ปีที่แล้ว

      tani hooyo maahe dhilo ayay ku matalysaa 😂😂

  • @hafsaabdullahi2943
    @hafsaabdullahi2943 7 ปีที่แล้ว

    saawaye nabsi kasto waaa uudilaacaa ileen masodaho nabsi laqiya guul darasii ayee ubilamatay jabka laqiya waa farxadeda looool

  • @jigjigaboyasaljibriga9397
    @jigjigaboyasaljibriga9397 7 ปีที่แล้ว +5

    Qof kii ugu horeyay ee comment ka bixiya ban ahay sxbyal Like igu booba bilaa calaykum Ilmaderayal 😂😂 waa lagu caafimada malahee

    • @NimcnNuur
      @NimcnNuur 9 หลายเดือนก่อน

      Asc apowe ma Noshahaya xldda ka wrn😢6 sano kadib commentigaga arkaya❤

  • @zakiosman9452
    @zakiosman9452 7 ปีที่แล้ว +12

    Laqiya jabkeeda inta jecel like igu qabta Noh 😂😂 caruurta Ku biilaye liketa ha Ila dhaafina

  • @malaykachannel4677
    @malaykachannel4677 7 ปีที่แล้ว +13

    Inta ila aragtay gabdhaha soomaliyed siday waalidkooda ninkeeda markuu caayo ay uga dhiciyaan like iyo subscrib igu qabta

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 7 ปีที่แล้ว +3

    Alla hayaaay
    Laaqiya oo gurigii ay ka dhacday
    Axmed laga
    Fara'maroojiey
    #Yackoo caadi maaha

  • @yahyamohamed6607
    @yahyamohamed6607 7 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw ku farxsanahay in laqiyo Logan qado guriga siday ugu qaday ahmad balse sidey Ahmed ugu tagi dintaaa sodah xun sidas ayaa u danbeeyso

  • @farhiaabdishire7714
    @farhiaabdishire7714 7 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh Jacliyaa laqiyo. Jabkeda viva yackoo nana

  • @bintusulaiman8263
    @bintusulaiman8263 7 ปีที่แล้ว +19

    Jecliyaa jabka laaqiya😂

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 7 ปีที่แล้ว +13

    Riwaayadu waxay kahadlaysaa xaalado badan oo jira waa wacyi galin wanaagsan lkn laaqiyo nabsigi axmed iyo maryam ayaa haysta 😂😂😂nabsi qofki gala midhuhuu udhalo ayuu guran laaqiyo qaylaa kasoo hadhay

  • @fadumoayaan4771
    @fadumoayaan4771 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah hooyo da waan dhibsaday Oo Waan ka naxay dhagax sanaa😢😢😢 laaqiyo na waa jeclaa dhibkeeda waan dhibsaday

  • @khadar9082
    @khadar9082 7 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan xoolaha ah ay like ta ii saara kaga dhagtay mxay ahaayeen war adeer filinka kafaalooa ee naga daaya like iisaara iyo anaa usoo horeyayda wamaxay badawnimda noocaas ah

  • @sheekeeye8536
    @sheekeeye8536 ปีที่แล้ว

    Mamada talent bay leedahhay flim kale hanoo soo jishi.❤

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 7 ปีที่แล้ว +2

    subxanallah somalidu dhaqan umalahan in walidka lacasiyo sikasta hadey kuu xumeyso hoyo hoyo lewaye

    • @jazmiinhassan8066
      @jazmiinhassan8066 3 ปีที่แล้ว

      My walidka xaq ku ledahy diintuba ma ogola waxan ay laqiyi zamynasyso imnka waa beene haday run ahaan lahayd

  • @miski3389
    @miski3389 7 ปีที่แล้ว +3

    waaaaw alla cawada llee xiisa leedahey jecliyaa jabka Laaqiya mac😝😝😝😝😝

  • @qadiroali5710
    @qadiroali5710 7 ปีที่แล้ว +8

    Reer ddsi inta askarigaas garanasa liketa iguqabta laaqiya sodoh idiinoqotaye

  • @mohamudhaadi4609
    @mohamudhaadi4609 7 ปีที่แล้ว +6

    Maryan waan taagersanahay caasinimo kama ahan wlh

    • @naimamohamedcabdulahihashi8040
      @naimamohamedcabdulahihashi8040 7 ปีที่แล้ว

      mohamud haadi Sikasto Hoyo Qalad ugasho Sas ine sameso wa casinimo intay lasomarta kadaran waxay tirahday aadan ogaxumahy waxe gabadha samesay

    • @mohamudhaadi4609
      @mohamudhaadi4609 7 ปีที่แล้ว +1

      Naima Mohamed Cabdulahi Hashi abaayo gabadhu waxay tiri aniga waxad rabto I waydi laakin reerkayga ha dumin wa garted waji ay Axmed ugu tagto maleh

  • @abdirashidahmedali6421
    @abdirashidahmedali6421 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa sugayey Waa musasalka Kaliya Ee iigu horeeyey inaan ku tixnaado waxa ka faiday xujad Oo an u aqaano sabarlook Somaliga hala kala faidesto

    • @muntascrisaaqchannal6348
      @muntascrisaaqchannal6348 7 ปีที่แล้ว

      Cabdirashiid Axmed sax sabaralog ayan unaqan xujo ayay uyaqanan

    • @abdirashidahmedali6421
      @abdirashidahmedali6421 7 ปีที่แล้ว

      +Miski c/risaaq jabuuti iyo Somaliland maxay u yaqanaan

    • @ismahanmohamed1581
      @ismahanmohamed1581 7 ปีที่แล้ว

      Cabdirashiid Axmed haa wllhi aniga xataa sabarloog u aqaanay xujada inta ku bartay kkkkk

    • @abdirashidahmedali6421
      @abdirashidahmedali6421 7 ปีที่แล้ว

      +Ismahan Mohamed Saas waaye

    • @abdirashidahmedali6421
      @abdirashidahmedali6421 7 ปีที่แล้ว

      +Ismahan Mohamed waaa in Cilmi ahaan wax lagu ka faidesto muhiim DHIB Mhn

  • @shddse9070
    @shddse9070 7 ปีที่แล้ว +2

    sxb waxan iniga codsanaya inad miridhada nobadisan asaxabta inta igu racsan like igu qabta

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 7 ปีที่แล้ว +2

    Maanta aniga ugu danbeeya Lkn inta kaxumaatay in hooyo meel cidlo ah lagaaa dhaqaaqo like igu qabo

  • @itssoos6326
    @itssoos6326 7 ปีที่แล้ว +7

    Jigjigay waan kuu xiisayyyyyyyyyyyyyy😭😭😭😭😭😿

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 7 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhu qalbi Adaka wax kastoo ay igu samayso hooyaday maba dhaafi karo 😭😭😭 hooyo markaan maqlo qalbiga i dhaqaaqa

  • @sacadmoussa4
    @sacadmoussa4 7 ปีที่แล้ว +7

    Ehehehe ar saana raba aniga saan 😂😂 mac sokor dheh #habarlaqiya ililililililililih dhabrka ka jab dheh 👀 tan mid ka darana ku dambysa ncla he

  • @hudaifaabdirahman8
    @hudaifaabdirahman8 7 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhh waxaaa imarayaaa laaqiya xanaaqeeda ku haystaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @halimaabdulahi1632
    @halimaabdulahi1632 7 ปีที่แล้ว +2

    Naag guri in ay dumiso mahane ma dhisto maqli jiray waa tano kale allow naga badbaadi

  • @ahmedhuud6-eb8dn
    @ahmedhuud6-eb8dn 9 หลายเดือนก่อน +1

    Yacko manena isn't easy 😂😂😂😂😂😂😊

  • @deleteabdi8073
    @deleteabdi8073 7 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh alleyle baga laaqiya jabkeeda
    Hooyo hyga tagin aya ka dhacday😂😂😂😃😃😃😃

  • @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
    @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂 yackooo aweeeeso kucuntay kulaha hhhh

  • @khadarciise2634
    @khadarciise2634 7 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo Axmed waa nin fiican kulahaa kii ay dabadiisa iyo dhuub nidiisa wax ka sheegaysay maad Ahay Hada miyuu fiicnaaday

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 7 ปีที่แล้ว +7

    god dheer ha qodin uban maqli jiray hadad qodona ha dheerayn ku dhici doontana moye😂

  • @JigjigaTube
    @JigjigaTube  7 ปีที่แล้ว +2

    ASXAABTA KU XIDHAN FILMKA LAAQIYA CAAWA LASOCDA QAYBTI 24 AAD

  • @farhiyasalah7206
    @farhiyasalah7206 7 ปีที่แล้ว +4

    Laqiya okle allha sudah igamadhega 😂😂

  • @faizasmail9112
    @faizasmail9112 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh maryam hoyo axmad kaad ogeyd ma,ahan laqiyo hoyo mu naxaay wlh funy waye laqiyo wan ku tagera mamo laqiyo adiga la,anta nuxur malahan filimka

  • @zahraahmed834
    @zahraahmed834 7 ปีที่แล้ว +7

    hooyo ma'uunaaxay hooyo ma'uucayilay kkkk kkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mustafemohamedadan4196
    @mustafemohamedadan4196 7 ปีที่แล้ว +2

    Kkkķkk wlee way nabsigiibaa qabtay islaanta

  • @elabetv5521
    @elabetv5521 7 ปีที่แล้ว +80

    *Hehehehe* Caawa Ana ugu Horeya Wale Hadaba Yan like layla Dhaafin Akhyaarey

    • @keysekeyse8246
      @keysekeyse8246 7 ปีที่แล้ว +3

      Updy Hakim Elabe Pro waa sax Pro ii bashaal pro

    • @hasanabdinour6486
      @hasanabdinour6486 7 ปีที่แล้ว +1

      meeesha maalagu dhex suxuurtey marwalba waaalayga soohoreeyaaye

    • @faraxmaxamed8177
      @faraxmaxamed8177 7 ปีที่แล้ว +1

      Inad igaso horiso Mayi ahin

    • @halimahmed2054
      @halimahmed2054 7 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhh so funy

    • @halimahmed2054
      @halimahmed2054 7 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhh so funy

  • @omarhussein3920
    @omarhussein3920 7 ปีที่แล้ว +5

    Inta laaqiya aanay Maalin aanay dhaafin like ii saara please

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 ปีที่แล้ว

    wllhi waxan xasuusnaayo ma aqaan waan qirooday filmkan markan dawan jiray shan sanaa kasoo wareegtay alleh intii dhimatay hoow naxariisto inaga alleh haynooga daba naxariisto🥲

  • @qumadahaboys129
    @qumadahaboys129 7 ปีที่แล้ว +3

    laqiya walhi waa unaana caadi ah weyaan i like walhi laqaiya waa cadaab

  • @mymuunaqalbifuran3339
    @mymuunaqalbifuran3339 7 ปีที่แล้ว +2

    jecliya filimkan lkin. heestan fanaka qad halyso baso blz.

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 ปีที่แล้ว +13

    Walahi after 4years baa dib udaawaday 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @istahilhussien244
    @istahilhussien244 7 ปีที่แล้ว

    mac sii fiican wlhi qosol baad iigu diishay maaba kaa Amusi karo markan maqlo laqiiya waa gadeedi Ayaan ka so kacaa hurdada

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 7 ปีที่แล้ว

    Laaqiya dariskaa dhib ku qaba qaylo badanaa hhhhhhh yackoo walee meelbuu saaray

  • @robylyper1595
    @robylyper1595 7 ปีที่แล้ว +11

    Aduunyadaa Saas iSka Ah Gurigaa waxaa dhacda inuu Ani ii Danbeeyo Anaaba bilaa Guri Ah Oo MasjiD JaamaC Seex'Dee 😂
    Like ii Saara Huuno'yaaL 😍

    • @miski3389
      @miski3389 7 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhh wllee waad iga qoslisey roby lyper

    • @miski3389
      @miski3389 7 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhh wllee waad iga qoslisey roby lyper

  • @durdurinternetmultiservice7244
    @durdurinternetmultiservice7244 7 ปีที่แล้ว

    Gurigu waxaan umalayn inuu axmed gacantiisa dib ugu soo noqday alle ha sahlo

  • @salmofarah7590
    @salmofarah7590 7 ปีที่แล้ว

    alla caaawa qosol badanaaaa ahmad muu naaxay kulahaaaa laaaqiya jab baaa kudhacay wlhi caaawa yackoo naaaana fariid dheh

  • @nabadoonsoomaaliyeed5916
    @nabadoonsoomaaliyeed5916 7 ปีที่แล้ว +6

    ani ayaa TH-cam ka diyaar kusii ahaa oo lahaa aad noqotit qofka oogu horeeya ee daawada hadaba dadkan iga horeeya iyagu ma ninkii film ka soogaliyay ayay lasocdeen

  • @queennajuu1124
    @queennajuu1124 7 ปีที่แล้ว

    Laaqiya miskiin calooshayba iga hurisee ax Alla nabsigu dhib badnaa

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +2

    Alla ma noli😂 laqiiyya😀🙄🙄
    Kulaha😁 ma ana dhan mise ayada walan ala ma ayada dhn mise aniga walaan😣

  • @Handule969
    @Handule969 7 ปีที่แล้ว

    Laaqiya lagaraye away walaalkeed liqqe.. intii tabtay like isaara si aan uraadinno

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว +4

    hooyo mahan waxaa dhaanto hooyo laaan Aya dhaanta maryan wey saxantahay waleee

  • @iskufilaan1272
    @iskufilaan1272 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi laqiya umadhena Maha balaya heshaay😂😂😂😂

  • @lilbobgangshit8366
    @lilbobgangshit8366 7 ปีที่แล้ว

    Mnshlh viiiiiiiiva ddsi dadkaygi guuuul iyo gobanimo idin xisay

  • @hilaacdabci6199
    @hilaacdabci6199 7 ปีที่แล้ว +2

    Viva yacko nana

  • @naimaahmed6780
    @naimaahmed6780 7 ปีที่แล้ว +1

    maryan qalbi adagaa hooyaday o hooyo i le ma anaa cidlo kaga dhaqaaqi kara Ax😥😥😥

  • @fathmsfathma3680
    @fathmsfathma3680 7 ปีที่แล้ว +7

    kkkkkkk yarad ba li isiiyay kulaha😂😂😂

  • @hafsamm1641
    @hafsamm1641 7 ปีที่แล้ว

    Wallee godkedibey biyo ugugaleen

  • @kujeclaadayemaxaadiigujawa2316
    @kujeclaadayemaxaadiigujawa2316 7 ปีที่แล้ว +1

    Inta igu raacsan in guriga lagala wareego like saara

  • @omarmohamedali2212
    @omarmohamedali2212 7 ปีที่แล้ว +1

    Hadi aad sugiladahay qaybtale kale ee ay dacwoonayso laaqiyo like iisaara asaxaabta

  • @mohamudhaadi4609
    @mohamudhaadi4609 7 ปีที่แล้ว +14

    Nabsigu ma daaho laaqiya nabsigi ahmed ba helay guriga ay dhacday ba laga dhacay

  • @kayseyoungkayse
    @kayseyoungkayse 7 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk wale laqiya nafsigii axmed ayaa haysta baxar ayay ku jirtaa hhhhhhhhhh laqiya dhibteda waan ku farxaaa

  • @rahmaahmed2690
    @rahmaahmed2690 3 ปีที่แล้ว

    M.a jigjiga aya rabaaa😍😋

  • @amiindeeqawyusufkaariye4687
    @amiindeeqawyusufkaariye4687 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh yarad baa la siiyay ku lahaa walaahi qosolkii baa iga dhamaaday

  • @abdiyare6825
    @abdiyare6825 7 ปีที่แล้ว +45

    Caawa sxbyaal cidlo cidlo dareemayaa maadaamo laaqiya laga xanaajiyay like haligu sasabo pls

    • @istahilhussien244
      @istahilhussien244 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Yare horta waan uu xiisay laqiiye gorma ayaala so daynaya iisheg waan uu ooyayaye

    • @abdiyare6825
      @abdiyare6825 7 ปีที่แล้ว

      Istahil Hussien hhhh wlshey waxaan umalayn inayba nagu badhgooynayaan anba ilaa shalay waan sugi la ahaybe

  • @hamdahussein3646
    @hamdahussein3646 7 ปีที่แล้ว

    laaqiya iga wrama asxabeey ayaman wan ka maqanaaye inantedi labaad xagee lala maray

  • @shakenasir5505
    @shakenasir5505 7 ปีที่แล้ว +6

    Laaqiya😂👑👑👑

    • @mymunaqali640
      @mymunaqali640 7 ปีที่แล้ว +1

      Wwwwww viva yacko Nana hhhh hhhh hhhh hhhh hhhh hhhh wlh kal iyo laab ban uqosle

    • @faisojamac4467
      @faisojamac4467 7 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

  • @ابومحمد-ن7خ9ن
    @ابومحمد-ن7خ9ن 7 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkkkk. Muu naaxay kulahaa. Wallaahi. Si fiican ayay dorkeeda. Filinka u qaadatay. Runtii waa agtarad

    • @amaltmuhumed8592
      @amaltmuhumed8592 7 ปีที่แล้ว

      cabdiwahab hanafi waleee anaaa.hadakaas ka delay

    • @muniirali6831
      @muniirali6831 7 ปีที่แล้ว

      wlhi laaqiya naag iga dheh

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 7 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂LAAQIYA shalayba benben aa kuqadatay mantaneh benti lee lagaga qatay ee Edo waxba kiska ha iska walin 😅😅😅😅😅

  • @Faiza-bw9lv
    @Faiza-bw9lv 7 ปีที่แล้ว +2

    Mui dhamaday markaa imika aaway qaybti 24

  • @queencaisha9836
    @queencaisha9836 7 ปีที่แล้ว +5

    Laaqiya waalatay waa sidaan la Rabay hhhhhh

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 7 ปีที่แล้ว +18

    Haye haye haye

  • @feisalfarah5412
    @feisalfarah5412 6 ปีที่แล้ว +1

    I love laqiyo.she act with emotional

  • @lilbobgangshit8366
    @lilbobgangshit8366 7 ปีที่แล้ว

    Horumarka siiii wada wa guuul ddsi

  • @motime2018
    @motime2018 7 ปีที่แล้ว +104

    Ninkii afsoomaliga akhrin yaqaanaa like ha ii saaro kii kallena suulka ha riixo

  • @ahmedawaale9584
    @ahmedawaale9584 7 ปีที่แล้ว

    Yackoo libaax libaax dhaley 😘😎😋

  • @simansiman5498
    @simansiman5498 7 ปีที่แล้ว

    Lagaa dhac qumoyo adigaba ahmed oo maskiin ah maad ka dhacday

  • @bisharoyusuf5537
    @bisharoyusuf5537 7 ปีที่แล้ว +2

    War away qaybtii ku xigtay maanta miyay noo gooyeen mase way dhamaatay

  • @inagarweina2242
    @inagarweina2242 7 ปีที่แล้ว +3

    Am so much eager to receive part 24

  • @rayanaxmed5448
    @rayanaxmed5448 7 ปีที่แล้ว

    Maryan doqonsanaaa hooyadeed bay wadada uga baydhaysaaaa

  • @maryanali9819
    @maryanali9819 7 ปีที่แล้ว +2

    omg i could wait for this episode

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 7 ปีที่แล้ว

    Allah ma tanaa doqon ah ma tii kalaa doqonka ah, mayee tannaa doqonka ah kkkkkkk laqiya ruwayada way ku soo baxday

  • @umuaamiin1314
    @umuaamiin1314 7 ปีที่แล้ว +2

    Haye

  • @ciidlakaqoq6567
    @ciidlakaqoq6567 7 ปีที่แล้ว +2

    Laaqiya caadi matihid hhhhhh Fanny weyan islaantan

  • @caadilhassan987
    @caadilhassan987 6 ปีที่แล้ว

    laqiya jabkeda inta jcl liketa awayaaaaaa