#Shubuhaadka_5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 มี.ค. 2021
  • #Shubuhaadka_5
    BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 8

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 2 ปีที่แล้ว +1

    Radinta shubuhaatka soo badiya alle ha idin barakeeyee
    Runtii maanta umadda waxa lagu aafeeyay waa shubuhaatkas

  • @mohamohamed1190
    @mohamohamed1190 3 ปีที่แล้ว +2

    Shubahaatka Ictisaam, Jadiidiyo, Takfiir iwm ay daliishadaan noosoo badiya si ummada aad ubadbaadisaan.
    Xaqiiqa waxaa ah in Sheekh Xassaan ay taariikhda baal dahab ku qori doonto

  • @cabdullaahiabdishakur2713
    @cabdullaahiabdishakur2713 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @keyfosman6613
    @keyfosman6613 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah shekhan waa mucilmkayga wan ka faidaustay isma naqaano lkin wan fahmaa. Sharaxiisa Noo soo badiya

  • @mohamohamed1190
    @mohamohamed1190 3 ปีที่แล้ว

    Ehlu bidaca dhamaantood sheekha si fiican buu meel usaaray Allaah ajarkiisa ha wayneeyee.

  • @cabdisalaanxuseinali4299
    @cabdisalaanxuseinali4299 3 ปีที่แล้ว +1

    masdarka xageen ugu labanaa wlalayaal adinko mhdsn

  • @fanaxmedia7335
    @fanaxmedia7335 3 ปีที่แล้ว +3

    Maalmahaan dadaal xoogan ayaad wadaan halkiina kasii wada kheyr Allaha idin siiyee