Inta Qarsoon ayaa ka badan Lakin Waxaan ku jabineyna Cadawga Umada Soomaaliyeed Itoobiya 7aad ka hor ayeey soo bandhigtay Hubka Plastic marka Qaranka Ha u baqina waa guuleysanaya Somali weyn Guul
Ninkaan wariyaha ah isagaaba u janjeera dhinaca itoobiyaanka waaye wuxuu leeyahay masar waxeey wadaa faragelin marka ma wuxuu doonayaa in itoobiya ay naqabsato wanna ogyahay in soomaaliya ayna itoobiya ku aadin ma wuxuu rabaa in ay na qabsato itoobiya 64ti ayeey na soo weerartay iyadoo ka faaideysaneysa itaal yarideena hadana waa Isla damacii xiligaas oo kale marka wariyaha intaas muu fahmi waayey
Hubkani haddii jiro waa loo bahanyahay in lagu cabsi galiso Somalidana way isku difaaci doonan haddii dagaal Ethiopia uga yimaado. Waanse wariyaal idiin sheegaya sirta hubka la siiyey looma lama rabo inla sheego hadda kadib waayo sir-dowladeed.

Waa war farxad leh soomaaliya guul❤❤❤
Inta Qarsoon ayaa ka badan Lakin Waxaan ku jabineyna Cadawga Umada Soomaaliyeed Itoobiya 7aad ka hor ayeey soo bandhigtay Hubka Plastic marka Qaranka Ha u baqina waa guuleysanaya Somali weyn Guul
dawlada waxay u dhawdahay inay ka guuleysan doonto hogaamiyaasha gobolada iyo itoobiyaanka
sirta milatariga social media lama keeno maa si kaa ah c/daacad
Cadawga ayaa ku cabsiineyna
Ninkaan wariyaha ah isagaaba u janjeera dhinaca itoobiyaanka waaye wuxuu leeyahay masar waxeey wadaa faragelin marka ma wuxuu doonayaa in itoobiya ay naqabsato wanna ogyahay in soomaaliya ayna itoobiya ku aadin ma wuxuu rabaa in ay na qabsato itoobiya 64ti ayeey na soo weerartay iyadoo ka faaideysaneysa itaal yarideena hadana waa Isla damacii xiligaas oo kale marka wariyaha intaas muu fahmi waayey
DALKAN INAY SOMALI LAHEYN WAXAA KUU DALIIL AH DULMIGA DHEXDODA ISKU SAMENAYAN AYAA KUU DALIIL AH.
Sxb Abdullahi dacad waxaan ku idhi waxyaabaha deelqaafka ah kadaa sxb
Sida kalmadan ah jamhuuriyada somaliland oo kale
Iyo wixiilamid ah
Haday kaagayn weydo dheh
Jamhuuriyada iskeed ugudhawaaqday madaxbanaanida
Waanku faraxsanahy hubkas lidka taangiyada laakin lidka diyaaradaha iyo hubintas kawaawen inahelno ayaaficneyd
MAAH MAAHDAAS IN AAD SOO QAADATO WAA QALAD MAXAA YEELAY SOOMAALIYA DAGAAL IN AY GASHO WAA LAMAHURAAN
MAXAA YEELAY DALKA LAGAMA TANASULIKARO.
sita wadanka daya mise cadawa itoobiya ushaqeesan kadaya arimaha gaashandhiga soomaaliyey
War kuwan yasiiyay xoogta cidanka
Fahad Yaasiin Imaraadka adeegsada
maxaa karabraan xogta ciidamada dalka majawaasiis itobiyaan baatihiin warkiinu waacadyahay
Fahad yasiin iyo intaku fikirah siyaasada somaliya umaqalmaan waa nikiiyiri dorasha waa bany aqyaar ma ahanwaanku sirany
Waa war lagu farxo
Saxaafad xummadda soomaalida hubkaa ay noociisa iyo tiradiisa aay sheegayaan waa dambi qarran cidii kentay masheegin cida lookeenayna maeeysan sheegin ragyahow waxaad tihiin rag aanan soo arag dowlad shaqeeyneeyso balse in aad dambi gasheen ayaan idiin shegayaa saxaafadda aduunka waa ka mam nuuc iyada ooysan dowlada shir jaraaid idiin qabato oo siraha dowladda wixii aay idiin sheekto aad kalia sheegi kartaan oo hadda qalad tahay in aad kahormartaan waa dambi qarankaaga aad kagashay illaa dowladi dhaqankeeda aad ka barataan in aad marnaba waxaan laguugu sheegin aad ka fogaadto waa badbaadadaada iyo aqoon korarsigaaga illaa aad wax fahamto mhadsanidiin waa ,,,X,,,colanel lugo goroyo somaliya hanoolaato cadawgeedana hajabo oo kansar haku dhaco 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxaad soomaali ku tahay sharaf kuleedahay waa dalkaaga hooyo iyo garabkaaga dadka soomaaliyeed mhadsanidiin soo barbaara ayaan idiin leeyahay
waar sirta dawlada kahadh magaciinbaye waar wuxu maxoolaa waligooda usguulmadhigan miyaa jaahilnimadu waamaxay
Duli hadii masar dagaal galiso somaliya kulahaa war itoobiya ayada ayaa kusoo weerartey nin qoyan boyo iska dhoorow way Ku qasbantahay Somalia dagaalka
Hubkasta o culus sowlagama yaabo inuhadana qabilo io argagixiso inu hadana gacanta ugalo.
Sidan hadakahor soaragnay.
Hubkani haddii jiro waa loo bahanyahay in lagu cabsi galiso Somalidana way isku difaaci doonan haddii dagaal Ethiopia uga yimaado.
Waanse wariyaal idiin sheegaya sirta hubka la siiyey looma lama rabo inla sheego hadda kadib waayo sir-dowladeed.
😅 waxaa hubinti ah wiilasheena in loo furo tababar saxafadeed si ay u bartaan markii wadan cadow ah iyo wadankaaga dagaal kadhaxeeyo sida loo hadlo.
hubķa cusub emasar kentay wa cadow jabis cadowka itobiya dalkayka kutaamaya
Ma waxaad aqoonsantahay somaliland iney tahay dowlad maxaad u leedahay xukuumadda s/land. Wariye garamgaram
WAXAAN LAYAABANAHAY SIYAASAD XUMADDA SOOMAALIDA MADAXWEYNAHA ,JF, MUDANE MW XSH ,MMUUD OOAH MWEYNE PROFESSOR AH OO AANAY CILMI UDHINEYN OO TALADAA QAADO LALEEYAHAY SOOMAALIDA KURSI JECEEYL AYAA KAWADA QEEYLASIINAYA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 MA,AHA TAA WAX WANAAGSAN 😂😂😂😂😂😂😂😂 UNUGAA YAABNAY
Xasan tuug qabailka soomaliyed ayuu u qaybinaya
Hubka ha laga ilaaliyo alshabab
Ithopia waxaan leenahay soo joog ninkii laga waayo soo jiifaa laga helaa wadankeena nooga baxa hadaad diidaana idinkoo dhiigaayo ayaad carari doontaan
Nikii noqonaayo hogaanka soomaaliya waa inlagafiirsado
Daacadow. Warka ciidanka kabax
War ileen somalida afkooda ayey isku jajusaan yaa iitiriya idin dhahay hubka nuucyadiisa kala duwan