FAARAX MURTIILE MiD KALiYA DOORO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1K

  • @somaligirl6046
    @somaligirl6046 3 ปีที่แล้ว +569

    Dadka ku soo celcelinaya kalifaada kadaa abwaanka first waa inaad ogaataan barnaamijku waa fun entertainment inuu yahay micnuhuna waa qofka kasoo qeybgalaya already inuu ogyahay iney tahay mid qura dooro markaa sidee loo badalayaa iyadoo barnaamijkii lagu guda jiro

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 3 ปีที่แล้ว +20

      Yes! "Barnaamijka waan daawadaa" buu ku leeyahay haddana wuu kala dooran waayay. Waa iska dadkii hore uun.
      Waan ku bogaadinayaa Asad in aanuu beddelin barnaamijka sharciyadiisa. Midda kale, Asad muu fileyn in uu Faarax arrinka halkaa adag gaadhsiinayo.

    • @somaligirl6046
      @somaligirl6046 3 ปีที่แล้ว +4

      @@shucaybmaxamud2842 sax walaal

    • @lailaofficial4106
      @lailaofficial4106 3 ปีที่แล้ว +13

      O hada gabdhahas hadu mid dorto maka xanaqayan wa wax iska cadi ah qof un doro aye ahed ani waxan dhihi laha asad hanaga badalin sharciga barnamijka

    • @AhmedMohamed-vb4ek
      @AhmedMohamed-vb4ek 3 ปีที่แล้ว +11

      Asad wad qaldantay qofka laguma celceliyo wayo ma quruxbadna abwaanka wad ka xanajisay

    • @bileali8846
      @bileali8846 3 ปีที่แล้ว +7

      Sxb qofka waa qof aabo camal lasoco oo ma ahn qof yar

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 3 ปีที่แล้ว +1024

    Farax murtiile markad aragtay hadad soo carartay like😂

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +8

      Lkn bro marwalba ha noqon maalayacni qofka haduu caan yahey dadka kama xikmad badnaa ee waqtiga ka faaideysano ani xataa kaama rooni lkn waa ogahey in aysan fiicneen in waqtiga la dilo

    • @sucadcalideek4875
      @sucadcalideek4875 3 ปีที่แล้ว +1

      Yaas🧡🧡🧡🌹

    • @cabdullahi1414
      @cabdullahi1414 3 ปีที่แล้ว

      Wasaq ayaa tahay abwaankaaga kaxishoow dhoocilyahay

    • @salmadahir2833
      @salmadahir2833 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal kuso dhawaw fursad shaqo oo fudud kashaqey adigo kurigada joga fadlan link sorac

    • @maryanbella3878
      @maryanbella3878 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdullahi1414 Subxanallah abowe ma ilowde iney ramadaan tahay maxay tahay afnagadada abowe hana iga xumaanin waxaan ahay walashaa cml o waxii xun ka celineyso

  • @liban-amin9246
    @liban-amin9246 3 ปีที่แล้ว +615

    SAXAAF ama LII CAATO mid so qabo next inta iku racsan like 👍

  • @maan9058
    @maan9058 3 ปีที่แล้ว +150

    Faarax murtiile waad ka xanajisay wlhib😂😂😂
    Barnaamijkan inta uxiistaay ismuujiya

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +4

      Xanaq maxa keenay wuuba ku xiranyahay o fiirsadaye muxu so ka so donay meesha shilki baburka e u ku dhawacmay aya maskaxda wax ka gaaren ba u maleyaa farax

  • @APDIKANIDHAKO
    @APDIKANIDHAKO 3 ปีที่แล้ว +111

    😂😂😂😂😂faarax murtiile iyo asad hajio
    Inay mawqif adag yihiin illa aragtay 👍♥️dhac iisiii

  • @maizaqulqul9060
    @maizaqulqul9060 3 ปีที่แล้ว +184

    Farax wali wu xanunsan igu duceya fadliga ramdanka inu ilhy caafiyo abwankena ❤️❤️

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว +2

      Alllow usaqir caafimaad rabbow kafayd xanuunka haayo abwaan,mulaxan keene majaa jilaysatahena qaaliga ah allah caafiyo

    • @naemaaadan6396
      @naemaaadan6396 3 ปีที่แล้ว +2

      Alle ha cafiyo

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah ha caafiyo insha allah

    • @mryes6893
      @mryes6893 3 ปีที่แล้ว +3

      Allah caafiyo

    • @nashaadismailsiciid3478
      @nashaadismailsiciid3478 3 ปีที่แล้ว

      Allah cvimaad sareeca hasiiyo

  • @wacanesse5654
    @wacanesse5654 3 ปีที่แล้ว +129

    Waxaan alle haka baryaayaa inaan arko asad oo cagihiisa ku taagan Ramadankan kiisa kale insh allh ducada aan ku caawino wllkyen asad

  • @FadumiinaComedyofficial
    @FadumiinaComedyofficial 3 ปีที่แล้ว +46

    Ramadan mubara asad hajo Sr bro ♥

  • @nazra101-o
    @nazra101-o 3 ปีที่แล้ว +77

    Farax murtiile
    😭😭Shilkii ka dib wuu xumaaday😣ilaahow caafimaad sii💕amiin

  • @randamuse5079
    @randamuse5079 3 ปีที่แล้ว +62

    Abwaan farax murtiile mayal adkaantii reer burco waa wataa allah ha barakeye

  • @zakikaafi1111
    @zakikaafi1111 3 ปีที่แล้ว +249

    Inta faarax murtiile ku soo carartey like dhaha___😅❤

  • @faraxcali9761
    @faraxcali9761 3 ปีที่แล้ว +26

    Kkk faarax murtiile waa qosol kulahaa mid kamida ayaan wacayaa aan dhahayaa dhulka is dhig qoribaa laygu hayaaye😂

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 3 ปีที่แล้ว +60

    Asad waad ku mhdsantahay inaad noso celisay mid Kaliya Dooro thank You so much Asad Hagio ❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤

  • @onejaanis6198
    @onejaanis6198 3 ปีที่แล้ว +27

    Inta ila aragtay abwaan murtinle inuu jecel yahay fiska iyo fadumina weliba uusan kala jecleen like ta yaan la ila marin

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 3 ปีที่แล้ว +26

    Inta Ku faraxday so kabashada farax murtile ismujiya Masha Allah allaw u siyaadi cafimadka ❤️❤️❤️🙏

  • @mohamadabuubakar1537
    @mohamadabuubakar1537 3 ปีที่แล้ว +25

    Asad abwaanka waa labada qof ee ugu dhow marka adigana aad ayaad ugu adkeeysay odayga halkaas hadeey gaarto waalaga qafiifiyaa adigoo waxbadan xeerinaayo barnaamijka badi waan kuhaysanaa 👌👌👌👌👌👌👌❤💯

  • @farxiyonur697
    @farxiyonur697 3 ปีที่แล้ว +14

    Farax murtiile Allow ku cafi waa laga darema xanunka ad ayan idin tagera gul abowe asad ❤❤❤🤲

  • @artiiwaberi7525
    @artiiwaberi7525 3 ปีที่แล้ว +23

    Masha allha dadka farxiya fiska iyo fadumiina ceynaayo ceyda ka daaya in ay yihiin dad macquul ah oo sharaf leh abwaanka asigoo ag in oo yhy fani wuu didey in ey qalbiyadooda wax xumaan ugalo allow rag somalida sida abwan farax murtiile ka dhib ✌️

  • @sh.xamsecumarbaliiqi8895
    @sh.xamsecumarbaliiqi8895 3 ปีที่แล้ว +227

    Inta ramadaan jecel ii saara like subcarab ilaaahay haydi jeclaaado

    • @MajidMostafa23
      @MajidMostafa23 3 ปีที่แล้ว

      Wll key Subescribe isaar ❤❤

  • @khalidomar8498
    @khalidomar8498 3 ปีที่แล้ว +31

    🤣🤣🤣🤣 abwanka waa funny barnaamijka xiiso ayoow u yeelay.
    Asadow markaaas oo kale xal kale aa la keena sxb ee qof ka lagu ma atkeeyo hhh

  • @princesa9676
    @princesa9676 3 ปีที่แล้ว +24

    Allah ha caafiyo xanuun jirada waa laga dareemaa maskiin😭

  • @samiaomar484
    @samiaomar484 3 ปีที่แล้ว +13

    Dulqaadku cajiibsana asad wiil ixtiraam iyo wanagku bartay rabi haku xifdiyo wll qli horay usoco ❤❤

  • @Dunida191
    @Dunida191 3 ปีที่แล้ว +37

    Asad Fadumina iyo Farxiya waad ku adkaysay abwaanka 😁

  • @maanfarxaan5132
    @maanfarxaan5132 3 ปีที่แล้ว +138

    Inta,asad tagerta,like dhac kusih ha ila dhafin

    • @amiiraqurux79
      @amiiraqurux79 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/wDEt5Aia8Fo/w-d-xo.html

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +10

    Ahmed Ithajaa &Hadraawi Mid Doro Kudehi laheyd 😍Madama uu yahay nin weyn

  • @Kikisheko
    @Kikisheko 3 ปีที่แล้ว +200

    Inta farax murtile ilah tagerta

    • @MajidMostafa23
      @MajidMostafa23 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll shey Subescribe isaar ❤❤

  • @asiyabeauty5004
    @asiyabeauty5004 3 ปีที่แล้ว +24

    Asad xajio ani isoqabo plz inti igu racsan like😥

    • @razak1350
      @razak1350 3 ปีที่แล้ว

      Aniga iyo hebel yaad jeceshahay ka jawaab

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 ปีที่แล้ว +59

    Ramadan kareem farxad ku soma kuna qata waqtigiina🌙 plz walaladey iso boqda adinka oo mahadsan🙏🏼

  • @sabrinacali9488
    @sabrinacali9488 3 ปีที่แล้ว +33

    Iidle yare soo qabo next time inta igu racsan ✌✌✌✌✌🙏🙏🙏

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 3 ปีที่แล้ว +57

    ILahy Ha CaaFiyo abwaankena🤲 aaMin dhaha soMaaliyey

    • @maysalebaan9109
      @maysalebaan9109 3 ปีที่แล้ว

      Amiin wll qli 🥀🌺🍀🖤🤍

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 3 ปีที่แล้ว

      Abwaanka sidaas dhan in loo adkeeyo maynan ahayn

    • @qaaliali9852
      @qaaliali9852 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @abdirahmanartan6544
    @abdirahmanartan6544 3 ปีที่แล้ว +20

    Yeees , mar hadduu"Barnaamij-kii Mid keliya Dooro", dib u soo noqday.
    #TEAMASADHAGIO27.❤

  • @amiiradiiriyada968
    @amiiradiiriyada968 3 ปีที่แล้ว +103

    Asadow wllo qofka lama kalifo ilahey ayanba dadkiisa kalifin wllo qofku hadu kala Doran kali wayey waa laga boodsiiya waa nin weyn abwanku intaso xiijisa ma karayo wllo waa iga waano wllo plz kada sida legend asad hagio

    • @somaligirl6046
      @somaligirl6046 3 ปีที่แล้ว +8

      Kalifaad maaha barnaamijka ayaa wuxuu yahay mid dooro

    • @lailaofficial4106
      @lailaofficial4106 3 ปีที่แล้ว +4

      Hadusan kala doran karin in u kaso qeyb galo mahenba qalad ayu mesha uyimid waxas o kale wax fican maha

    • @ugbaadchannel1284
      @ugbaadchannel1284 3 ปีที่แล้ว

      Wxani maha wax real ah wa only funy mrka izaga waxan u yara duubneyn inu yahay wx iska caadi ah

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 3 ปีที่แล้ว

      @@somaligirl6046 Oo ma dooranaayi hada ku dhaho waa inaad iga joojisa

    • @faygestageysta8213
      @faygestageysta8213 3 ปีที่แล้ว

      @@lailaofficial4106 lakin qof fursad ayaa la siiya sida yahye hunter cml oo dadka ma kalifo asiga,ogoow dadka bani aadamku dadka qaar eesan kala dooran karin aa jirto qof walbo dad ku qaaliya aa jiro uusan kala dooran karin waxaan ficned inuu asad ku xushmooyo dadka midaas.

  • @ugbaadabdiosmaan8787
    @ugbaadabdiosmaan8787 3 ปีที่แล้ว +3

    Inaad u tanaasusho ayay ahayd wllo asad madaama uu yahay abwankeeni wayna farax murtiile anigu wan jeclhy wlhi alle ha daye adiga iyo isgba

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi waan u xiisay barnamijkaan 😍🌙
    Farah murtile😂❤

  • @aminaesse1031
    @aminaesse1031 3 ปีที่แล้ว +6

    Abwaanka qeyr Alle ha siiyo Waa sidaan yeelli lahaa!. Waa Labo gabdhood oo aad u culus!.😂😂😂!. #Abwaan Farax Murtiille we love you!.

  • @rayaanmatan3040
    @rayaanmatan3040 3 ปีที่แล้ว +10

    Waligaa qofka pressure lama saaro faadumiina iyo Farxiya fiska makala dooranayo dhahay, he knows wax ka imana kara he chose one, You pressure him too hard don’t do that this to anyone else 🙏💯

  • @mirejr484
    @mirejr484 3 ปีที่แล้ว +15

    Asadow sharaftaada ilaasho wll
    Arrimaheena barnaamijkii ad Ka qabatee aha mid kaliya Doro
    Waxan xusuustaa inu labo shey markaliya wada doortay adba Ka yeeshay
    Maxa farax KASO uraye diiday inad wax kale KU ganaxdo?
    Inad U badashid
    Iyo inad U ogolaatid inu duuduub U wada qaato?
    Dad sin ama daa duqowdo haku diganine

  • @MohamedAli-jp8ns
    @MohamedAli-jp8ns 3 ปีที่แล้ว +16

    Awooda illahay ban ku soo gaarnaa sanadkasta in aan ka mid noqono kumnaanka iskuugu bishaareeysa Ramadanta iyo khayrkeedda alx
    Inta Aan awoodin in ay soomaan Awooda Rabi Darteed Rabi Cafimaad Taam ah ha Siiyo 🤲

  • @ashrafnidaamneik7769
    @ashrafnidaamneik7769 3 ปีที่แล้ว +13

    Abwanka score cusub ayu dhigay wlhi
    Barnamijka wa in fursad labad la gu so daro weye
    Farxad an dhaman team 27 oo dhan
    Ramadan kareeem

  • @abdihonest2931
    @abdihonest2931 3 ปีที่แล้ว +3

    Saxibtinimo & kalsooni & jaceyl anan xad laheyn midan baa laga dhaha Faarax cimri dheer & cafimaad Abti Mcn 🤲❤

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 2 ปีที่แล้ว +5

    Abera meeshisa intan soo dawaday cawa ayaan soo radiyay muqalkan ar war jecliyaaa🤣🤣🤣

  • @iskufilan2754
    @iskufilan2754 3 ปีที่แล้ว +43

    Wll qofku wu xanun sanaya marka taniyan qofku hadu kudhahy makala doranayo waa inaad kaaa dhafta doqonimada iskadhaaf😏😏🤔

    • @mrrespectofficial6067
      @mrrespectofficial6067 3 ปีที่แล้ว

      Doqonimo ma ahan wlle ee barnaamijka Sharci ayuu leeyahay wilibo qofka malagu qasbaayo barnaamijka isagoo raali ah ayuu kasoo qeeb galaa wxna laweydiiyaa dadka ugu dhow si uu ugu wareero qofka uu dooran lahaa Asadna kuma qaldano keep going pro Abwaankana halkaan ayaan ka salaamaa ALLE ha caafiyo.❤❤❤🇸🇴🇸🇴🙏

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mrrespectofficial6067 sharci wax ladhahyo majiro ninka nin weyn wye mhn ilmhaa youtuberada ula qoslo marpo hdu dhehey inuu ka daaye ehed waxan waa xoolo

  • @nazra101-o
    @nazra101-o 3 ปีที่แล้ว +12

    #asadhagio wa nin adag walhi🤣🤣farax murtiile wuu kaxanaajiyey😅😂😂ma dooranayo kulahaa😂😂waa qofkii u horeyey ee ka xanaaqa 😭😭😭waan ka xumahay😪😪

  • @halimsaadiaadow657
    @halimsaadiaadow657 3 ปีที่แล้ว +1

    Tagero buxo Abwaan, majajileystee, jilaa fanan faraax murtule.... We love you😍

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +16

    Abwaanka sharafoo leeyahay waa runtiis 100%

  • @sakariyecazka1533
    @sakariyecazka1533 3 ปีที่แล้ว +1

    Farax murtiiye Waad Araagta Uu xanuusanayaa Balzee Xagga Qoorta Dhawacii Shilki Ilhyo cafimaad Dag Daag Ilhy Ha siiYo amiin Intaa Igu racsaan tahaay

  • @haldhaaizmael9351
    @haldhaaizmael9351 3 ปีที่แล้ว +9

    faarax Ad Adaygii Reer Burco Wuu wataa😂😂😂

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 3 ปีที่แล้ว +5

    Al fanaan farax cafimad tam ah ilaahay hasiiyo inshallah

  • @yahyejamac8256
    @yahyejamac8256 3 ปีที่แล้ว +8

    Gesigii somaliyed asad hagio wllka dadka somalida ramdan mubarik wll qli 💋❤💋❤💋

  • @salwa8962
    @salwa8962 3 ปีที่แล้ว +4

    Abtiyo mcn farax murtiile alle ha ku daayo 😍😍😍😍💋♥️

  • @Bella-dp2ww
    @Bella-dp2ww 3 ปีที่แล้ว +7

    Dadka Qiimo iyo old ku kala wareyso wll Asad Ma ahan inad Qofka ku Cadadiso😮🥺🙄😒

  • @igraanaxmed6599
    @igraanaxmed6599 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waa qoslay maan shalah wll faarax murtiile waalaguu xiisay wale

  • @amalrooz
    @amalrooz 3 ปีที่แล้ว +26

    Inta qososhay marke Faarax Murtiile when he said funny words

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 ปีที่แล้ว +10

    Waaw faraxa murtiile labadaan gabdhood fiska iyo miina qiimo buu uahaayaa walhi

  • @yacquubxamiid1904
    @yacquubxamiid1904 3 ปีที่แล้ว +11

    Say always in Shaa Allah inaa Gaaro 500k don't forget bro

  • @jasminfarrah7284
    @jasminfarrah7284 3 ปีที่แล้ว

    Ayyyy🥺Faarax murtiile io faadumina u xisay ruwayadodi🥰🥰

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 3 ปีที่แล้ว +10

    Farxiyo fiska iyo fadumina Soo qabo...inta rabto like

  • @faraxcali7761
    @faraxcali7761 3 ปีที่แล้ว

    Asad waa qof ka qudha ee aan like usaaro waayo waa qof wangsn oo masaakin ah wwww wiil reer burco ah ayad noosoo fadhiisisay maanta halka ka hay dadka murtida leh aya lasoo fadhiisiyaa burcan kasoo salaamay

  • @umalkhayrdheero4337
    @umalkhayrdheero4337 3 ปีที่แล้ว +3

    asad kada abwanka dhibka labada hablod wa ku qali from gabiley Somaliland ❤️🙏

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 3 ปีที่แล้ว

    Haben dhawyd baan iswaydiibaayey barnaajimkan
    Daawana legend keenii waynaa faarax murtiile
    Reer burco

  • @kobciyeofficial1649
    @kobciyeofficial1649 3 ปีที่แล้ว +5

    hhhh waa qalbi dhoore faarax murtiile inta ila aragtay ❤️

  • @halimomuqtaar3949
    @halimomuqtaar3949 3 ปีที่แล้ว +8

    Ramadan Kariim Dhamman Somali weyn kuli cam wanto bil qeer ❤️

  • @iskufilan1606
    @iskufilan1606 3 ปีที่แล้ว +22

    Asad xajiyow walal saad ujeceshay in lagu caawiyo ucaawi dadka walalahada ah

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 ปีที่แล้ว +2

    Ku adkaynta jooji asadow
    Dadka waa waynkaa ee mudan xushmada plz ka siidaa
    Kol hore walaalka arimaheena waad dhaafisay markaad waydiisay kala dooro "Hooyo iyo Aabo"
    Wuu wada doortay

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 ปีที่แล้ว +3

    Farxa murtiile waa fanaan qiimo badan leh💋🍒🍒🍒

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wall ASAD HAGOI 27 GUUL WACAN INTAA IN KABADANAA KU RAJAYNAYA QORAALKAAN WAD ARKAYSA WAA HUBAAA ee shurt up ii samay channelka 10 k xataa mahaysto xataa pin igu qabo ramadaanka tardiisa plz asxaabtadana wan ka codsanayaa in ay isaaran

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 3 ปีที่แล้ว +19

    Hello asad hagio iyo teamkisa ramadan Mubarak

    • @somaliboy447
      @somaliboy447 3 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe Isaar waa codsi,,

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 3 ปีที่แล้ว +1

    Faarax murtiile cumrigaaga allaha raajiyo waa legend

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlo fadliga bisha barakaysan e ramadan subcribe I gu si ana waxay i tari adna wax ka dhimi mayso🥰🙏 from asad hagio family one love

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 ปีที่แล้ว +9

    Inta ila aragtay inuu asad ciyaaleeyey meesha ismuujiya👍😁

  • @shugriyusuf8494
    @shugriyusuf8494 3 ปีที่แล้ว +11

    Ma kala dooranayo xagee loo dhaafaa
    Qofka markuu sidaa ku dhaho wa inan ka daysaaa
    Hadana abwanka ciyaal xaafad ma ahan wa dadkii hore ixtiraam naga mudan yhn dhalinta hada joogto cml ma ahan meel dheer buu ka fikirayaa iyo inu labo fanan aktiisa qaali ku ah laso shaqeeye kala doorto
    Mar horayba wllkaa waad ka yeeshay inuu isku qaato
    Ma ahan dadka kale inad ku adkeyso
    Marka walaal maro ku dhaga iska daa😘

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalahyg qalig aah fadlan🙏 iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh waa cood sii niga imady walashin Ramadaan kaarim ❤❤

  • @keeyowstudiofilms2193
    @keeyowstudiofilms2193 3 ปีที่แล้ว +4

    Taen 27 100 subescrb isaara ramadanka kariim wa wllkin soomaliyed haray usocda wligin my team 27 marnaba no hoos pro 500k Keep going pro

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 ปีที่แล้ว +1

    Assad abwaanka Ixtiraaam Nin Wayn weeyaan Maxaad ugu Adkaysay taasi Dadka caqliga le Oo dhan way Ka Dharoodeen Dhamaantood Waxaas Oo Kale iska badal

  • @qaliinaqurux4317
    @qaliinaqurux4317 3 ปีที่แล้ว +15

    Ar asadaaa amaan jecel sii loo qosloyaa lee😂😂

  • @Dhacdooyinka-s7y
    @Dhacdooyinka-s7y 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad anigana Goormee i Cazuumee Zxp Ku TaageeraaHee🤷‍♂️❤💕👊🏻🤣

  • @sibiyan007
    @sibiyan007 3 ปีที่แล้ว +74

    Ramadhaan Mubarak to all of you

    • @amiiraqurux79
      @amiiraqurux79 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/wDEt5Aia8Fo/w-d-xo.html

  • @sharmabashir5108
    @sharmabashir5108 3 ปีที่แล้ว

    waaan jeclahay faarax murtiile waa tusaale lagu daydo allow inoo xafid waa walaal somali u simantahay .

  • @osmanbache1281
    @osmanbache1281 3 ปีที่แล้ว +6

    Ramadan Moubarak Téamka 27.inta farax murtile aragtay like i dhahaa🇩🇯🇸🇴

  • @funnysports535
    @funnysports535 3 ปีที่แล้ว +2

    Faarax murtiile waa qudhac inta ila araktay like saar 😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 ปีที่แล้ว +11

    Halmar soo qor saliga nabiga #SCW siina shere garee inuu ilaahay soonka kaa aqbalo dambigagana dhaafo walal gacanta ugu raaxee🙏🙏🙏🙏

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad Hajio su'aalaha waa siyaasadeeyey. Soomaalinnimada Faarax Martiinle buu tijaabiyey. 😆

  • @shuhabgirlschannel399
    @shuhabgirlschannel399 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc said wallao dadka wayeelka ah waa sii Kala culus yihiin marka sidaa farax murtiile iyo kuwa kale markii aad aragto inow diidan yahay u bedel hal qof cml wllo

  • @mustafeasad9377
    @mustafeasad9377 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro waa entertainment iyo waan kugu qasab wax meel wada gala maaha
    Old generationka iyo new generationkana kala doorashadoodu ha kuu kala duwanaadan

  • @yasinshuceyb3317
    @yasinshuceyb3317 3 ปีที่แล้ว +4

    CAAFIMAD AYAN U RAJENAYA DHAMAN INSHA ALLAH

  • @Duqgaadooy
    @Duqgaadooy 3 ปีที่แล้ว +2

    Baaba ajakis ilahey hakuuu naxariisto 😭😢

  • @Nimcodarajo1122
    @Nimcodarajo1122 3 ปีที่แล้ว +3

    reer burco always reer burco 😂😙

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 3 ปีที่แล้ว +1

    I love faarax murtiile iyo suugaantiisa ilaahay ha ku dhawro wllo

  • @wacanwacan8579
    @wacanwacan8579 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walahi farax murtiileh wuu iga qoslisay

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

    Asad xaajiyow my brother guuleso waligaa sxb qali keep going my brother

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 3 ปีที่แล้ว +6

    Abwaanka waa nin weyn inaa ku ixtiraamto ayee aheyd labadaas gabdhood inuu kala dooran

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim6706 3 ปีที่แล้ว

    Waa martii koowaad ee Asad Haji uu naftiisa uyaabey koley waad ogeyd in Faarax murtiile Fiska iyo Fadumin uu La derisyahay London inaad barnaamijka ugu danbeysiiso ayey aheyd lkn sorry F Murtiile wuu ku saxanyahay horeyna wuu kuugu sheegay ka gudub ayuu kugu yiri waa No comment lkn Luuqadiisa waad is fahmi weyseen Faarax waa Qof aad uxushmad badan oo Diin leh miskiin ahna umada somaliyeed wada jecel thanks baan idin wada leeyahay dhamaantiin Asad iyo Murtiile

  • @ahmedabdirahman9866
    @ahmedabdirahman9866 3 ปีที่แล้ว +3

    anagaa Dooranyna Farxiya Fiska✌

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 3 ปีที่แล้ว

    Intaa barnamijkaan waday maanta ninka kaliya kaa raaye
    abwaan Farah murtile 👏🏽👏🏽😂

  • @amaalahmed9010
    @amaalahmed9010 3 ปีที่แล้ว +5

    Xitaa ikanax bu ku yiiir asaad waxa donoso idheh xitaa lacag xitaa tigidh idheh
    Bu ku dhahay
    In ixitiramto bay ahaayad asaaad
    Abwanka
    Bagu kagag kacay

  • @xaawoaxmad4118
    @xaawoaxmad4118 3 ปีที่แล้ว +18

    Asad xajiyow waxan ku leyahy Ramadan kariim lkn barmamijka waan uxiisnay intii anigo kle ah ugu xiistay barmamijkan

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว +18

    Hhh farah murtiile wa alxm mar hadii u cafimaad kuso kacay

  • @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL
    @MAXAMEDABTIDONOFFICIALL 3 ปีที่แล้ว +4

    ASAD wll dadka abwnka oo kle ah ha ku adkeen wxaa jiro dad aad ee ku wayn tahy sxbtinimda iyo wlal tinimada iskudy wll 👍❤🙏

  • @abdullahihassan1999
    @abdullahihassan1999 3 ปีที่แล้ว +6

    Ramadan kareem keep going ☪️💕🇺🇳🇺🇳🇬🇧

  • @caishainacabaas6448
    @caishainacabaas6448 3 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan ilaahy cafimaad haku siiyo inaad wali xanuusan tahy bn filayaa