@@feyrussiad9549 waa sax inay is ixtiraamaan laakiin wuxu haduu raago miro badan madhaliyo, arintooduna way raagtay walaasheen Samiixa nin fiican oo kale u raje kan waa miro dhaliwaaye
Anigu wan shakiye xasan soya io mariish mesha maxa k jira dhagaysta ....muuqalka markii kor laga arko ninba qofbaa ku began dirisle samixa la dul dhigay soya na Mariish Mar hore isago waraysanayana wan arkay hadana markii uu dirisle doortay mariish soya warka soo xer buu yidhi meesha maxa ka jira 😀 bal ila eeg eega
idirisle geesi maasha allah waxab ka heley waxksto ood i weeydiiso hadeey samiixa ku jirto ayada 1 aha saas kaa rabaa 🤣🥰🥰🥰🥰
Samiixa iyo dirisle calaf Allaha isugu daro waan isla jecelnahay ❤
Amiin ya rabi
Waaa 2qof oo iskuuu qalmaaa runtii dirisleh waa geesi oo waxkaste o wanaagsan u uqiireey masha allah
Darisle inuu samiixa uu jacelyahay waad ba ogtahee maxaad dad kale ulabarbar dhigeysaa qofna jacelkiisa maka tageen jacelka hawaro ❤❤❤❤
😅Maxaa ku ogaatay inay is jecelyihiin
@@ayuubabdiqani7923 anigaaa
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan❤❤❤
Darisle markad qofka dadalkiisa sheegeyso ha illaawin mansha Allah inaad dhahdo
drisloow naga soo dadaji xalaawada adi iyo samiixa dumaashideen waad nagu dheereyseene manshaallah guueysta abid
Sister xalwo majirto Europe baan kulaabin buy lahaaye
@@sadiqf7683 wey ismehersadeen ilkn carooskii weyna baa wali dhicin waa sidaan maqley ALLAH yaclam run iyo been iwaxay tahay
@@feyrussiad9549 waa sax inay is ixtiraamaan laakiin wuxu haduu raago miro badan madhaliyo, arintooduna way raagtay walaasheen Samiixa nin fiican oo kale u raje kan waa miro dhaliwaaye
Zoya & Dirisle what a combination of Somali youtubers.
👌💯👍👍😂😂😂Waa rageed Samiixa Siman…..👏👏 she deserve it 👍❤️💕Manshallah
Thanks my young Somali Brothers ❤️✌️🙏🇸🇴
the goat dirisle abdi best youtubers somali all the time and his QUEEN SAMIIXA 🌹🥀
Wax walpo samiixa omg❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
From the goat dirisle🐐
From Dirisle team the GOAT horey u soco soya wllo 🙏👏
Two legends always legends keeps goings soya and idirisle cabdi another's levels go forwards interests people's👍💯💪♥️
Masha Allah Dirisle iyo Samiixa ❤
Maasha allah jacelka dhabtaa midku guleesto allah kaaga dhigo❤❤bro
War nio dirisle cidla ayaa ku heshay manta wax badana dibada waa keenay dirisle horay socday laba legend
Geedba geedbaa ka wayn samiixa yuu agdhigayaa ❤❤❤❤
Ar xasan soyaaa 🤣🤣🤣🤣suaalo adagida 👍👍👍👍
Thanks suaalaha waxay fiicnaan lahaayeen hadaadan kudarin Queen Samiixa Al-Khaliiliya
Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda. 1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO. 😢 🙏
Team dirisle abdi 🥰 💙 from dirisle abdi
Manash allaah xasan soya guuleyso❤❤❤
From dirisle Abdi 💯
Samiha & dirisle waa Isla jecelahay illahow calaf iskugu dir🥰🥰🤩🥰
Amiin amiin
Xassan soya guul iyo gobanimo waa ku wataa gar iyo gardaro
Labo legend guulaysta
Keep going My Brothers Alle Haydin Xafido 🥰♥️
From dirisle abdi
Waaaw dirisle manshallah tabarakallah that's Amazing
Keep going my dear brother my dhiiga from asharaaf
Dirisle cabdi iyo samiiha allha calafkooda isku daro
Darsle ❤❤❤❤❤❤❤
Legend of the year 🙌
Saas waye dirisle anaga waxan kula jecelnahay reacrionka
Goat dirisle🦁🖐
Dirisle sida jawabta ubixiyay wa mashaaaaalah gud boy meel kasto samixa kujirto waa iyada
Soya legend keep going
Inaaderky idirslee Ma gabadoo mana cbsado kusocoo 😍
Samiiha and abdirisaaq keep going
Keep going my lovely brother 👑✅💯❤
Wan idin salamay from dirisle cabdi
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Legand Dirisle Abdi🙏
From dirisle 😘
Masha allah
MANSHALLAH DIRISLE
Wilka MashaAllah dhaha asadkena anakoo dhana tageerno
MashaAllah tabaraka Allah
Team Dirisle
ManshaAllah Asad
From dirisle
Samiiha cid lo dhigaa ma leh😍
Jah🥺 samiiha❤️
Ilaaheey calaf isugu daro aamiin yaarabi
Dirisle cabdi Io zamixa yaaa Isla jecel
Good man dirisele
Manshaallah huno Mcn Allah haidin xafido
Good and well brother 😊😅😮😮😢😢😢🎉😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hoos kasii legend 🙌
Keep going
Sxb H sooyo audio video ayaa kaa haleysan iska habeey next time brother
Waa samiixa
Samiixa doorasho ma gasho. Always first
Maxaysan ugalin way uqalan taa inta doorto
@@fadumomoha6264 sida dirisle sheegay ma fahmin?
Odaygi dirisle legend soya baa helay 😂
Keep going my bro
Samiha vivaaaaaa warkasa imara
Dirisle wa cadeyste inu samiixa jclyhy wlh
Dirisle keep going
Mashallah
Soya weearar culus soo qaatay nio see waaye 😀😀😀
Walee Idisle waa wiil caqli badan
M.a ❤❤❤❤❤
Dirisle waa Ku jiraa
Wwwwww soya
M.a hory usoco
jah ♥️👌
❤❤
Waa gesi kamabaqo suaalaha libaax
Maansh Allah jacalka hawaaro
👍👍👍👍👍👍👍👍👍
From dirisle cabdi
For idirsle
Asad hagio vivaaa
Timir lafba kujirta yaa dirisleh
Ilaahay haidin mideeyo
Adoo farxad dunida kuheli kara murug haraasan qofta farxada kusiin karta waa samiixa siman
From dirsLe abDi
Part 2 Qurux ku dhiigle 👍
From drisle
Anigu wan shakiye xasan soya io mariish mesha maxa k jira dhagaysta ....muuqalka markii kor laga arko ninba qofbaa ku began dirisle samixa la dul dhigay soya na Mariish Mar hore isago waraysanayana wan arkay hadana markii uu dirisle doortay mariish soya warka soo xer buu yidhi meesha maxa ka jira 😀 bal ila eeg eega
2legends👊
Xassan soya wllo sheer igu cawi illehey dartiis
2 lagend
Manta uun buu run sheegay jacalkiisa 😂
From dirisle
Wwwwwwwwwwwwwww❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waxas jacelaha dumashi soo dhawowa
😂😂😂
Keep going my brother hassan zoyaa
Ma
Soya dhiblow kkkkkk
Asaad xajiyow leee