dahir alusow oo kudhartey inu dhibato ugesatey Omar raliy giliye farina udirey iskalaji xaqiqda...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @waliya572
    @waliya572 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illahow amiin amiin amiin insha Allah watacalaa jizakaluhum qeer brother 🙏

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maashaa Allaahaa waalaal caafiisku waashaay maahiim ah.

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 2 หลายเดือนก่อน

    Maalin aan maanta ahayn bay ilaahay hortiisa xisaabi taalaa! Oomaar ilaahay ha kula jiro Aakhiro iyo Aduunkaba Aamiin yaa allaah. Oomaar waa guuleystaye nacabku darbiyada ha jiiro.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 หลายเดือนก่อน +3

    Isaga waydiiso inu ku cafiyo adaa denbi ka galee

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir alasow waa oday somaliyeed OO runta jacayl waan ku wadanaa daahir

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 หลายเดือนก่อน

    Alle u toobad keen oo jooji Waxaad walaaqayso cimri ayaad ku jirtaa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir sixirka igawareeji miyaa 😂😂😂 buuqaakufurey kuye

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 2 หลายเดือนก่อน

    قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا. Cid wax ku yeeli karta maleh ilaa wixii kitaabka kuugu qornaa mooyee cidna wax kutari karta majirto ilaa wixii kitaabkaada kuu qornaa mooyee

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 หลายเดือนก่อน

    Daahir waa shaydaan meel walba maxaa geliyey

  • @fardowsaabdi8671
    @fardowsaabdi8671 2 หลายเดือนก่อน

    Waligay Malin aad ka fiicantahay ma arag

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 หลายเดือนก่อน

    Markii quay lagusiiyohanasoodabagalin😂😂 buuq hanagu furin

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 หลายเดือนก่อน

    War wiilka saacida idinkaa waalayey

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 2 หลายเดือนก่อน

    Adi candho calasow talanti an ehen ma lihid miyAA WAR IN LAGU DAWADO HDAD RABTO TALANTI FCN LA IMOOW😊