#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 197

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 2 ปีที่แล้ว +23

    Qisada maama aamino iyo qisadi hooyaday nagusoo korisay aad bay isu shabahaan aniga markaan dhashay hooyaday wax ay igu habto intay wayday digir biyeheed bay igu habtay guriga aabahayna hilib iyo caano ladhamaysan waayay baa lasoo daadinayay derisna waan ahayn markay suugada dallacanayaan gaajaa naqaban jirtay annagana digir iyo gallay baan ku qadayn jirnay annaga 14qof baan ahayn kii uyaraa shalaa jaamacad kenya loogu diray hooyana gabar baa maraykan uwadatay gaajo waxaan ka baxnay marki curada hooyo laguursaday ninkeedaa dhoofsaday markaasay 100dollar noo qortay boqolkii bay hooyo annagana wax nagu bartay gurina ka dhisatay iid aan iidno waxaa noogu horraysay 2004tii dharka aan xirano deriskaa nasiin jiray wixii ay nacaan

    • @amaalidil3717
      @amaalidil3717 2 ปีที่แล้ว

      Dadka nolosha adag so mara baa gulaysta

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 2 ปีที่แล้ว +3

      @@amaalidil3717 haa abaayo aabahay dadka waxay dhahaan bahdaan kaliya miyaad dhashay kuwii kaloo dhan wax unaxa maleh

    • @amaalidil3717
      @amaalidil3717 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kifahmoha9785 haa runti kuwa lasso kolkooliyo bari maba noqdan

    • @amaalidil3717
      @amaalidil3717 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kifahmoha9785 walahi musalsal turki ah oo qisoyinkàn kahadla ban dawada on calool xanun ah

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 2 ปีที่แล้ว +2

      @@amaalidil3717 saas waa mcnto nolosha adag khibrad bay kuu noqotaa

  • @fhfhgfhfug9430
    @fhfhgfhfug9430 2 ปีที่แล้ว +13

    Waahooyo samir badan ubadkeeda allaah aya ubarakeyay maasha allaah ayagaa kuu abaalgudaayo waa qof qaali ah samirkeda jano allaha kugusiiyo maamo

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah sheekadii aamina sheeko mcn bay ahayd waxan leeyahay maamo aamina hooyaday mcnna waadla magactahay e alle hakuu barakeeyo reerkaaga sabirkaagana alle hakuu siyaadiyo sawjkaaguna waa nin wanaagsan inta uu idiinkala eexday adiga iyo xaaska kale ayuu ku qaldamay lkn sida kale gob ayuu ahaa masha allaah

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 2 ปีที่แล้ว +9

    Habo Amina waa kusalaame Ilahay haku xifdiyo wa soo sabartay Waa sabrena InshaAllh Waa na ka faideystay

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah Amina way samirtay wayna ku faaiday ilaahay nolosha inta uuga dhiman caafimaad iyo barwaaqo ha uugu dhameeyo

  • @suhurisse9301
    @suhurisse9301 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Amina wa hooyadey o kle o yaran wax ku dhashay lama moodo inteena wa weyn iney na dhashay lkin aniga hooyadey silic ilma kuma korin alxamdulilah . Samra sadki hela ilahey samirkeda waku abal mariyay mama amina

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah habaryar farxiyo sheekadaan waankahelay maama aamina waansalaamaa ilaaheey ilmaha hanalakoriyo

  • @salmaxasan8645
    @salmaxasan8645 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءلله الى الإمام استنى قصصك بفراق الصبر يعطيكِ العافيه

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 2 ปีที่แล้ว +2

    Wale mama amino wa so samirtay masha alah waka helay nolasha mama amino ay kuso nolayd o ka shekaysay imanku wa cajiib masha alah ❤❤❤

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha alaahu mamdu cajiib walhy Samir miidhan noo soo ducee sidaado kle in aan noqono

  • @farxiyocabdulle6510
    @farxiyocabdulle6510 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah waa qof imanleh allaha uxafido carurta

  • @faisashire1295
    @faisashire1295 2 ปีที่แล้ว

    Mashala hooyo samirbadan bay ahayd

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah mamo samir Badan waye amino ani koley wan qatey taladan

  • @falisahmedhussen5440
    @falisahmedhussen5440 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ❤️ mom amino Allha barkeyo 🤲
    Hoydey WA 46sano jir. 26sano ayey iga weyna tahay dadka markan hooyo dhaho hoydey waxey idhahaan hooyo ha dhihin Kuma dhalin kartee hoydey dhahan gabdhaan anaa dhalay ha dhihin hoyone waxey dhahdaa ale isiye ma dhalin mxn udhahaa 26jir ayey aheda hoydey markey idhalesay SAS eya tahay sdx ilmo ayaa iga horeyo iga weyna isku hooyo nahay dadka qaar dhaar umaraayo qofkaan Kuma dhalin mana Ku dhali karto ha dharnina Ayan dhahaa dadka qaarne markey iga badiyaan Kuma dhalin waxan dhahaa waa habaryartey
    Marka hoyoyninka qaar da.da kama muqto
    Hoyoyninken ❤️❤️ Allha no barkeyo dhibaato badan naga so mareen 🥰❤️😘❤️😘🥰🥰🥰🥰

  • @saudahussein3336
    @saudahussein3336 2 ปีที่แล้ว

    Wanku salamay Amina Waa rally’e mashallah

  • @XaawoCabdimaxamuud-b2t
    @XaawoCabdimaxamuud-b2t 5 หลายเดือนก่อน

    M.a aamino ayaadaba dhaqtarada wali waa dhalinyaro samaraa sad leh❤❤❤❤

  • @ayaancr
    @ayaancr 2 ปีที่แล้ว +2

    Mama Amina wa qof samir badan allahumma barik. Nowadays, dhalinyaradena manta samir malihin honestly we no dhamaatay. 😅

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sabra sodleh
    Shekoyinkaga waano ayee notahay❤❤❤
    Farxiyooy dhalin dhaforke kutala intaaa iyo in udhaw matihid

  • @umyassir3022
    @umyassir3022 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Abaayo farxiyo mamo Aamino masha Allah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aamino Allah barakeeyo ❤❤

  • @nawalmahamuud4974
    @nawalmahamuud4974 2 ปีที่แล้ว +4

    Asxapey isoo duceeya inoo ilahay isoo jeediyo qofkaan jeclahay umana sheegan karo plz isoo duceeya 😢🤲

    • @alfanankeenadiid2091
      @alfanankeenadiid2091 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay haduu khayr kuu yahay ha kuu soo jeediyo

    • @laylocali826
      @laylocali826 2 ปีที่แล้ว

      @Adeeczan Xaraare abyo allaha hakusahlo hadu qerkuyahy ka istiqareyso abyo

    • @nawalmahamuud4974
      @nawalmahamuud4974 2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaarabi🤲😢

    • @kafiyoabdullahi7922
      @kafiyoabdullahi7922 2 ปีที่แล้ว

      Allah ha ku so jediyo abayo amin

  • @FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome
    @FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarka alla xafido carurtata farxiyo alla ka xafado

  • @aishacuudey7543
    @aishacuudey7543 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaaraka allah allow sabarka noo badi 🤲

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcs abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah 👍💋🥰💝💞❤👍👏👏👌💋🥰🤝

  • @qadanhaashi8027
    @qadanhaashi8027 2 ปีที่แล้ว +2

    mansha allaah hooyo samir badan ayay ahayd ilaahayna samir keedi ayu kusiiyay intaaso faido ah gabadhaw casharkaas qaata

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah mama aamina ilahey qeer ha siiyo wax badan ayaan ka faaidey wlh ma sha Allah samirkaada neh ilahey janno ha kuku badalo❤

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mamo Amiino wad ku mahadsan tahay ina nala taliiso shekada da na nala wadagtay.

  • @deeqomohamed4570
    @deeqomohamed4570 2 ปีที่แล้ว

    Wcs habo mcn Allah ku xafido adun iyo aqiro amin amin ya rabi

  • @uscaaisho
    @uscaaisho 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah aby farxiyo ilaahey haku xafido

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa qiso cajiiba mama amino allah ha kuu xafido adun iyo akhiro Masha allah wa dadashey caruurtada farxiya caday one love xbbti keep going

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 ปีที่แล้ว +4

    الله يعطيك العافية.قصص.مساء.وردة ❣️❣️❣️

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 2 ปีที่แล้ว

    Intaan heeysana alahasiiyo inteekaxanuunsanyihiina alaha ucaafiyo aamiin

  • @fardowsomuqtaar
    @fardowsomuqtaar 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a hooyo aamino ❤❤

  • @sumeyahassan1589
    @sumeyahassan1589 2 ปีที่แล้ว +2

    Man Sha allh abayo farxiya ilahAy hakuxafida adiga iyo family kagaba ❤️❤️🌹🌹🌹

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah farxiyo ❤❤

  • @leilahaji715
    @leilahaji715 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah samraa sedkiisa herss loo yiri

  • @caashomaxamed1626
    @caashomaxamed1626 2 ปีที่แล้ว

    M.a illahaa wafajiyay

  • @ishwaaqabdi3712
    @ishwaaqabdi3712 2 ปีที่แล้ว

    Dad waa dadkii hore whle banay u jirin mid nolosha uso duqadaten jilkan manata alle samirka hano badiyo mom aminana alle ha xiftiyo iyada iyo awaldeda

  • @kafiyoabdullahi7922
    @kafiyoabdullahi7922 2 ปีที่แล้ว +4

    Shekadan waxa ku so xasuustay shekadii Umu rayaan allah ha y naxaristo Umu rayan aya ka silicbadned mama aminay lkin adna wa so sabirtay

    • @saamiyamaxamedfarah797
      @saamiyamaxamedfarah797 2 ปีที่แล้ว +1

      allah unaxariito umu riyaan umu riyaan ayaa darneed xaga daruufta

    • @fahmo12345
      @fahmo12345 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi ani xataa waa xasuustay ilhey ha u naxariisto Umu rayaan 12ka cunuk ilmaha badan iskaga eg yihiin lkn Umu rayan agoon cml ey ahayeen gabdhaha aana u badnaay

  • @zahrodauud5411
    @zahrodauud5411 2 ปีที่แล้ว

    Asc Masha Allah mamo

  • @Welch568
    @Welch568 2 ปีที่แล้ว

    Asc masha Allah sabraa sadkisa hela laakin waa dhib qof usamirtay hadana ku qiimeyn laakin Allah waa xaq soore hadoo uronan lahaa xasaskisa kale waa hesan lahaa laakin waa nabsiga oo kagalay

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashllaah mashllaah Allaah haw barakeeyo HBO mcn gurigeda io awladeda

  • @naxwo.cusmaanali.9232
    @naxwo.cusmaanali.9232 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha macane hore u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamasadaq6733
    @maryamasadaq6733 2 ปีที่แล้ว

    Aac abaayo mashallah mashallah

  • @fahmoahmedfahmoahmed680
    @fahmoahmedfahmoahmed680 2 ปีที่แล้ว

    Gada ciyarta farxiyo gabaryar ayatahay Masha Allh hoshaiskudigin abayo

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo Amina Alle abalkada jano ha ka dhigo

  • @halimokhalif3356
    @halimokhalif3356 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going sister ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💐💐💐💐💐💐💐

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 ปีที่แล้ว +1

    mash Allah waa run teed waa ilamagac

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah mashallah abayo amiino 👍👍👍👍👍👍❤

  • @nuurtomaxamad4028
    @nuurtomaxamad4028 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa Mamo sabar bdn olagudaydo

  • @aaminacarab9181
    @aaminacarab9181 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh maamo aamina waa qofsamir badan

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 2 ปีที่แล้ว

    masha allh wallo❤❤❤

  • @qadanhaashi8027
    @qadanhaashi8027 2 ปีที่แล้ว

    farxitoyoy waar yaa waar yaa isharax biiti intasan fahmi wayaye

  • @faadumiinamohamed3556
    @faadumiinamohamed3556 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mama amina waa qof adag ku dayasho ayey mudan tahay

  • @حليمةمحمود-ث3ن
    @حليمةمحمود-ث3ن 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🌹🌹😘

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah samra sadkiisa hela allow xaqa na wafaji jasakallahu khyr wll

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 2 ปีที่แล้ว

    S.c
    Mahadsanid Farxiya. Waxaad ii sheegtaa waryaa waryaa waa maxay. Ma cuntaa. Ma waxaa soo hadhhadhaa.
    Waa iga dacad ma.maqal weligey.
    Gabadh samir badan bay aheyd Ilaahay kheyr badan ha siiyo.
    Isagana Eebe ha ka dhaafo wixii uu ka gaabiyey.

  • @xamdiahmed3553
    @xamdiahmed3553 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha alah samraa Sarkisian Hela ❤❤❤

  • @fartunahmed7514
    @fartunahmed7514 2 ปีที่แล้ว

    M.a maama aamino allah haku sharfo samirkaga sadkiisa waa heshay love u hooyo

  • @hamdohaadi1995
    @hamdohaadi1995 2 ปีที่แล้ว

    Msh allh naag adag ay eheed ilmo marki noloshaas camal lagukoriyo waalagu faaiidaa intabadan

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 2 ปีที่แล้ว +5

    Saas waaye waxaa moodaa kista yar ineey aduunya dhiibaan hooyoyiinkeen ilaaheey haunaxariisto waanoo soo sabreen

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 2 ปีที่แล้ว

    M.a mamo Amino Alha ku xafido ✅

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن 🌷💗

  • @shugriluul9862
    @shugriluul9862 2 ปีที่แล้ว +1

    farxiyo wan ku jeclahay illahey dardiis alla haku xafido

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah hoyoyinka waxa loo ga bahn tahay idaas ookaleh

  • @ShamsoHassan-l3y
    @ShamsoHassan-l3y 2 ปีที่แล้ว +3

    Maash Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sofiabaleyussuf3452
    @sofiabaleyussuf3452 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 ปีที่แล้ว

    SHEEQAADA AMIINO I LOVE ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO

  • @yusrohilowle6018
    @yusrohilowle6018 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @saqiqa
    @saqiqa 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa soo samartay masha Allah abayo aamino

  • @ZHiYammoHa34
    @ZHiYammoHa34 2 ปีที่แล้ว

    I love you so much 💗 💓 💛 farxiya tawakal

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah abayo dad sas wey jiran

  • @bellaupdull2787
    @bellaupdull2787 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs habo mcn 🌸

  • @fooseeyfaraxsan2858
    @fooseeyfaraxsan2858 2 ปีที่แล้ว

    M.a qaali🥰Abaayo farxiyo allaha ku xafido

  • @sasukeitachi6735
    @sasukeitachi6735 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah abaayo horayUsoco habeenki waxaa kugusexsadaa gabadhayda oo kusami ah gabadhada safa alahanodayee💞

  • @mahadakalif9345
    @mahadakalif9345 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allha

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 ปีที่แล้ว

    waa farid naag waxan u necbahy nagta carurteda dadisa hooyodani waa fariid

  • @hindamohamed4768
    @hindamohamed4768 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll farxiyo tawakal warun taa waa hooyo fican Masha allah alleh haxfidooi inshallh

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 2 ปีที่แล้ว +3

    Team gununuc yaa deyn karo gununuc🤣🤣🤣

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 2 ปีที่แล้ว

    Man sha alah hambalyo hooyo aamino

  • @khadraali3647
    @khadraali3647 2 ปีที่แล้ว

    Msha Allah tabarakalah

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 ปีที่แล้ว

    A. S. C farhow
    Walahy shekadan nuxur ka kuyaar.

  • @shamsoadam8261
    @shamsoadam8261 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Masha Allaah

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs 2 ปีที่แล้ว +8

    Xabibti samirkas badan allaha nagaliyo horta ani nin wax la’aan aan ku sabree lkn naag mamaqli karo😂

    • @mumtazabdi8218
      @mumtazabdi8218 2 ปีที่แล้ว +2

      Kula mid ahay wlhy

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 ปีที่แล้ว +2

      Ama naag waan u samraya laakin wax la aan wllhi habeen lama joogeen

    • @hodanahmed1329
      @hodanahmed1329 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanmohamed8046 🙉🙉

    • @Boqoradakgs
      @Boqoradakgs 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanmohamed8046 honeey naag loma dulqadan karo. Xolaa illahbaa lo qabaa😂

  • @arfonibrahim3150
    @arfonibrahim3150 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shamsoadam8261
    @shamsoadam8261 2 ปีที่แล้ว

    Waa tusale wanasan sheykada mama amino

  • @ashomohamedmohamed1577
    @ashomohamedmohamed1577 2 ปีที่แล้ว

    Asc farxiyo cadey ❤️❤️❤️

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 2 ปีที่แล้ว

    Alle ayaa u gargaaray alxamdulilaah

  • @nasteexaahmed373
    @nasteexaahmed373 2 ปีที่แล้ว

    Samiirkii nabi ayuub

  • @habiibomohamedhabiibomoham7105
    @habiibomohamedhabiibomoham7105 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc farxiya waaku salaamay x.bti w markaan waaku dhawdahay 100 kun balanti waakaa sugoynaa

  • @xuriyatmatbakhfaiza2625
    @xuriyatmatbakhfaiza2625 2 ปีที่แล้ว +6

    🤣🤣masha allaah darat leba 41 jir ehet gorme gartey 55 gartey 😂

    • @bahjuucdy7896
      @bahjuucdy7896 2 ปีที่แล้ว +2

      Ninkeyga 15 kaweyna

    • @msssuurobadan1548
      @msssuurobadan1548 2 ปีที่แล้ว

      Xuriyat 😂 ma argtaa walhi waa iga yabisey farxiyo 55maba jiri karto shekda ayey ku qurxin

  • @sacdiyocabdi3217
    @sacdiyocabdi3217 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo cadey waxn ka mid ahy tager yaashad iso ducey adi iyo dadka kugu xiiran wan xanun sanhy adunka aya wllo lagu yhy wlshey

    • @FarxiyoTawakal
      @FarxiyoTawakal  2 ปีที่แล้ว

      Xbbtibi illaahey haku caafiyo insha allaah♥️🙏

    • @sacdiyocabdi3217
      @sacdiyocabdi3217 2 ปีที่แล้ว

      @@FarxiyoTawakal amin amin mhd sanid farxiyo cadey

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof walbaa haduu bahdil iyo nolol adag u samro wuu helaya nabsi maalka laakin wllhi hadii jano xataa hadii lay balan qaado ma yeeleen waa la ila guursan karaa laakin naag la iiima faanin karo la igamana saraysiin karo haduu iga saraysiiyana ama isaga ama aniga baxaya hablaw gabadha adag ku dayda miskiinta amina oo kale ah dhagaysta oo ku cibra qaata uun haku dayanina waligeed baa la isla guursan jiray laakin bahdil furiin ayaa dhaama naftiina qiimeeya anuu maseer dhan ma aqaan lakiin sida kale waan dabeecad adagahay

  • @safiyaahmed4054
    @safiyaahmed4054 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah

  • @shantaasheikhisxaq8952
    @shantaasheikhisxaq8952 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc asxaabey iso duceya waxan ahay hooyo murugeysan inuu ilaahey muradkeyga isahlo

    • @mumtazabdi8218
      @mumtazabdi8218 2 ปีที่แล้ว

      Alle haka dulqaado murugada wll

  • @shamsoali3803
    @shamsoali3803 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @cupcakesmia1266
    @cupcakesmia1266 2 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo 💟💟💟💟💟💟

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 ปีที่แล้ว

    Alow samirka nobadi

  • @safiyaahmed4054
    @safiyaahmed4054 2 ปีที่แล้ว

    ❤wcs wll qaali

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 2 ปีที่แล้ว

    Amina sabir kaad ku liban tay