Sugaaantii hore ee soomaalida waxay ahayd Suugaan ay ka muuqaato farashaxnimo iyo Hoddonimo af , laakiin maanta cid walba waxay sheegaataa abwaan. Mahadsanid Walal Aadan..❤
Mansha allah qof ku dayasho mudan wll adan allah haka jasayid siiyo sida hagar la aanta ah ee bulshadena somalida inaad bararujiso ulla garab tagan thy gar ahaan dhalintena
Maansha Allah tabarakallah walal ilahay ha ka abaal mariyo sida aad angel walba ee inoo wanagaasan eed noo xasuusinayso wax walba ooynu bari ahaan jirnay ilahay khayr badan ha ku siiyo Allahuma sid mubarak. Salaam
Aadanow wll mahadsanid wax garad baad adigoo kale uu soomalida dhexdeeda Ku yar yahay. Waa xaqiiq ummad kastaa waxay leedhay dhaqan iyo af ay Ku faanto haddii ay Ka tagtona way lumaysaa. Afkeenna iyo suugaantana cidda Dana qaban kartaa waa inagga cidina Uma maqna ceelna uma qodnee aan fadhiga Ka kacno oo daba qabano.
Runtii waa wax laga xumado inay dhamatay sugantenii hore wa runta hada dhalinta jogta wey layabayan hadii la sheego eray kamida suganti hore waxayna dhahayan war nagatag rebadiya tahaye aduunka la so qabso ayay ku leeyihin😭😭😭😱😱
وما خلقت الجن وإلانس إلا ليعبدون يا اخي ان الله كان يعلم كل شيء قبل ان يخلق وكان يعرف ما سيفعلون وكيف سيكون مصيرهم ان الله خلق الإنسان وجعله مغير لا مسير ان الله سبحانه استخلفنا الأرض بعد ان فسدت الجن والشياطين لكي نعبده سبحانه يكفيك يا ا خي لا أريد ان تراودك هده الفكار الخبيث الآن تقول لمادا خلقنا الله وهو يعلم وغدا سيقوللك الشيطان الرجيم هدا خلق الله فمن خلق الله فقل كما قال النبي صلى الله عليه وسلم أمنت بالله
Afka carruurtu waxa ay ka bartaan waalidkooda. Haddii aan rabno inaan luqada soomaaliga dayacmin waa inaan ka baranayaa waalidkeena iyo dadka kale ee xigaalka ah iyo wayeelka inta annagu isku wareegino dhalinyaro.Waxa aan ka wadayaa qaraabo xidhiidhka in lagu dedaalo TIISA DARYEELE AYAA TU KALE KU DARA
hadaad tahay arday raba inuu barto sida loosameeyo programyada sida app ama game iwrn. waxaan kuu diyaarinay casharo tayo leh soo ku saabtan sida wax loo programiyo iyo casharo kaleba. sidoo kale waxaan soo galinaa channelkan sheekooyin xiiso leh. fadlan soo booqo channelkan magaciisu yahay ITGA MAXAAD KA TAQAAN. ama ku dhufo meesha CCX ku qorantahy mahadsanid.
Sanad ba sanadka kadanbeeya suugaanta iyo Afkeenuba waa sii gabaabsi xataa majiro qof daba qabatin sameenaya waxa layaab leh Af suuqiga maalinwalba soomaaliga kusoo biirya waxaaan hubaa hadaan la daba qabatimeyn in tan maanta jirta aasayso Afsoomaaligii hore sida {waan gadheynayaa} iyo qaar kale
Qodobka aan qaatey waxa weye in abwaanada iyo raba inay wac cusub tiriyaanow hA tirinina ee kuwii hore ururiya si afku usoo noqdo allah caqliga hakuu barakeyo aniga Insha allah isku hawlaya haba yaraate
saaxiib aadan-sahan maxaa ku dhacay channel-ka dhiggaaga ah ee aad jaarka tihiin ee aad isku magaalada burco tihiin ee la yidhaahdo MAAN-MAAL channel, saaxiib alle ayaa aan kugu dhaarshee marka aad soo gasho xaruuntaada sahanka-xogaha channel youtube, ii soo sheeg by like/by reply إن شاء الله
Miyaanay qiso ahayn qof aan kala aqoon gabay iyo buraanbur jiifto iyo masafo iyo geeraar hadana leh abwaan ayaan ahay waxan ka xumahay waxa laysugu sacabtumayo ). Aragtidayda afsomaaligu dabar go I maayo lkn waxa dabar go aya dadkii Ku hadli jiray inta ay faantahay luuqadaha shisheeye in afsimaaliga laga hormariyo ilama aha in afku hor marayo
Waqtigan hada la joogo wax murti iyo toona micna maleh luuqada Soomaaliga....
Laakiin luuqadeenu waa hodan Mnsh Allaah 👏🏼👏🏼
Wallahi he is talking about me. I'm from Djibouti and I don't even know how to write Somali. Barakkallah fik walal for raising awareness.
Fariinta suugaan yahanka, suugaanta waan jecelahay anigaana ugu hor daawaday.
Sugaaantii hore ee soomaalida waxay ahayd Suugaan ay ka muuqaato farashaxnimo iyo Hoddonimo af , laakiin maanta cid walba waxay sheegaataa abwaan.
Mahadsanid Walal Aadan..❤
Mansha allah qof ku dayasho mudan wll adan allah haka jasayid siiyo sida hagar la aanta ah ee bulshadena somalida inaad bararujiso ulla garab tagan thy gar ahaan dhalintena
Ustaad Adan sahan
Alle caqliga hakuu dhawro
hore u soco ustaad.
sugaantu waa idaanka afsomaliga
aqoonyahan AaDaN KhaDer cali
Hadii aad jecesgahay allah like ii saaar
Illahyna waan jecelahy wll Hadii lagu saro maxad ka fa iidaysa
Waad mahadsantahay wll aadan alle haka jazeeyo xikmadahaad gudbinaso allena hanaga dhigo kuwii luqadooda difaacada......🤲
mahadsanid WALAAL QLLI 🙋
waa aad mahadsan tahay aqoon-yahan iyo taariikh-yahan aadan-sahan iyo xaruuntaada sahanka-xogaha bur'o , somaliland. from khadar xasan berbera somaliland جزاك الله خيرا
thanks you wllo
wn sugaayey videog
somalida tariikha somalia wn xisay
whli
wn jecelyh gabayd ,,,
waa inaan kafiirnaa nolosha
Masha allah
Salaan Sare iga Hooda BAHDA Sahanka Xogaha ❤❤❤❤
Masha allah wllo walle waadhab taasi
Waa sidaas pro aadan 😍👌hormar wacan wllkey
Af-somali ga hadii aan sifican loo baran caqligu dhismi maayo
M.A alaha ku barakeeyo
Masha.allah.mahadsanid.macalin.moobilka.baa.iga.xumaaday.canab.cali.illaahay.ha.inoo.wada.danbi.dhaafo
Waa runtaa walaal waxaan ka mid ahay dadka jiiftada tiriya laakiin abwaan isuma aqaanno caqabadda keliya ee haysata hal-abuurada ayaa ah inaan cidiba dhagaysanayan sidoo kale bulshadu waxay ku odhanaysaa waxba sheegi maysaan
mahadsanid wallal khali ah 🙏
Thanks Adan sahan
Suugaantu waa muhiim.
Wadan walpa sugaantiisa iyo dhaqankiisa ayuuu ku fanaaa
inagana maxaa inoo diiday
Maansha Allah tabarakallah walal ilahay ha ka abaal mariyo sida aad angel walba ee inoo wanagaasan eed noo xasuusinayso wax walba ooynu bari ahaan jirnay ilahay khayr badan ha ku siiyo Allahuma sid mubarak.
Salaam
Sahan mahadsanid
Aadanow wll mahadsanid wax garad baad adigoo kale uu soomalida dhexdeeda Ku yar yahay.
Waa xaqiiq ummad kastaa waxay leedhay dhaqan iyo af ay Ku faanto haddii ay Ka tagtona way lumaysaa.
Afkeenna iyo suugaantana cidda Dana qaban kartaa waa inagga cidina Uma maqna ceelna uma qodnee aan fadhiga Ka kacno oo daba qabano.
Man strength on his culture what Make nations تيوب ميت على الحضارات بيليه الجد وتدمر الشباب
Waa mahadsanthy wax badan ayan ka faa'idey.
Aadan khadar cali alle haku daayo
Sxb
Wll ilaahoow Ku barakeeyo
run baad sheegtay walee
Runtii waa wax laga xumado inay dhamatay sugantenii hore wa runta hada dhalinta jogta wey layabayan hadii la sheego eray kamida suganti hore waxayna dhahayan war nagatag rebadiya tahaye aduunka la so qabso ayay ku leeyihin😭😭😭😱😱
Go ahead
Allah ha ku sharfo wllo waa run ilanay suugaantii god ku dhacday runbaad ka sheegtay
Mahadsanid wll
لماذا خلقنا الله وهو يعلم ان معظمنا سيكفرون به؟ هل خلقنا ليعذبنا؟
وما خلقت الجن وإلانس إلا ليعبدون يا اخي ان الله كان يعلم كل شيء قبل ان يخلق وكان يعرف ما سيفعلون وكيف سيكون مصيرهم ان الله خلق الإنسان وجعله مغير لا مسير ان الله سبحانه استخلفنا الأرض بعد ان فسدت الجن والشياطين لكي نعبده سبحانه يكفيك يا ا خي لا أريد ان تراودك هده الفكار الخبيث الآن تقول لمادا خلقنا الله وهو يعلم وغدا سيقوللك الشيطان الرجيم هدا خلق الله فمن خلق الله فقل كما قال النبي صلى الله عليه وسلم أمنت بالله
@@abiazizahmed2808 mhdsanid bro lakiin dadka gaal nimda ku dhalanayaa hadhaw mayna odhanayn wadna dulmisay
Oo mxn muslimnumu ugu dhalan waynay
wlkey adam wan ku jeclahay
Wan iu taagera
Halyey waxad tahy higsi leh
Halyey baad tahy hogaana
Halkaad taabataana tiig leh
AADAN WLLKY ALLEH HA KU SHARFO
Wlhi wll waa runtaa
M.a sxp sare aqoon Allah ba kugu deeqay waadna ku mahdsan thy diyaarinta muqalka iyo sidaa wngsn ee aad u edit garaysay m.a keep going bro
👏🏾 somalia macnaha kudugan waa suggan
M.a lipaaxa somaaliya
Had iyo jeer hore usoco macalinka.qoraaga
Sahanka xogaha channel aan caadi ahayn
masha allah aadan zahan
Nin gabyaa ah waaki laha....
HoboL walba goortuu tirshaY baan daayay hadaLkii.....
Oo ula jeedo gabaY maalintu micno beelay ayaan dayay tirintiisa.....
Wll marka aad ban ku salamay
Wxn jeclaan laha
Bookga la yidha
حوار مع صديقي الملحد
Inaad noso koobto
O aad kalmad nogaso diyaariso
Wlhi qoodob baad ka hadashay jazzakllah .
mahadsanid wll adam
Thanks
Waa arin wanagsan wall
waan kula qaabaa fariintaada
Afka carruurtu waxa ay ka bartaan waalidkooda.
Haddii aan rabno inaan luqada soomaaliga dayacmin waa inaan ka baranayaa waalidkeena iyo dadka kale ee xigaalka ah iyo wayeelka inta annagu isku wareegino dhalinyaro.Waxa aan ka wadayaa qaraabo xidhiidhka in lagu dedaalo
TIISA DARYEELE AYAA TU KALE KU DARA
Soojeedin wanagsanidaa wll Aden
Yaxfidakalaah
MashAllaha
Sugaan
hadaad tahay arday raba inuu barto sida loosameeyo programyada sida app ama game iwrn.
waxaan kuu diyaarinay casharo tayo leh soo ku saabtan sida wax loo programiyo iyo casharo kaleba.
sidoo kale waxaan soo galinaa channelkan sheekooyin xiiso leh.
fadlan soo booqo channelkan magaciisu yahay ITGA MAXAAD KA TAQAAN.
ama ku dhufo meesha CCX ku qorantahy mahadsanid.
Link soo gali channel ka ah si aan u helno
Chenalka wan so booqday wuuna iqanciye keep going libaaax
Raganimo wallahi ishaad ka riday
wll waankuslaamey wll waxaad warbixin inogasoodiyrisaaa jasiirada cusub eee uu ordogan shaley xadhiga kajarey sababta loodhisey 🙏
Wllhi waa xaqiiq
Walahi aadam waad abaartag
*Waa aragti togan taban*
waa runta wll adan ha ka dalin wanada dadkaaga daa'in abidka wad gulaysanysa wlhiye
Maanta suugaani inooma noola si fican ayaaynu uu ognahay xaalda laysla marayo waa sidaa uu sheeegaya walalkeene suugaantu muraayad ayaay inoo ahaan jirtay waynu isku daawan jirnay qofku wuxuu is odhan jiray sidaa abwaanku sheegay noqo sida heesaha isoo jiita bal eeg ninka loogu heesay
Sida geesi xidikiyo
Xigtadiisuu jeceshoo
Oo xubinta hadalkiyo
Xaajada yaqaanoo
Oo xuma sokeeyiyo
Lagu xaman bakhayilnimo
Oo xoolo bixin iyo deeqsinimaa ku xeeldheer.
Inaanka dhalinta ah ee soo koroyaa ee maqlaa heesta maanu dhaqan galinayn inuu sidaaa ku sifoobo oo wanaag ka korosado maansha allah sheekheena musatafe ayaa laga hayaa wuxuu yidhi markaan yurub tagay ayaan oogaaday afka somaaligu inuu diinta ka mid yahay afkeenu waa af qani ah oo diin iyo dhaqan suuban ka buuxo ilahay xaqa iyo danteena iyo waxaynu nahayba ha ina jecelaysiiyo.
Salaam
Masha allah channel wax tar leh waxan fiiirsaday barnaaminka ma ogtahay 73 kiisa qayboood mahdsanid walal
M.a. go ahead
Wll waxan hayaa macluumad aan u arko inay wax kordhin karaan ee siden kula wadigi karaa ama kula soo xidhiidhi karaa
M allah wllo
Sanad ba sanadka kadanbeeya suugaanta iyo Afkeenuba waa sii gabaabsi xataa majiro qof daba qabatin sameenaya waxa layaab leh Af suuqiga maalinwalba soomaaliga kusoo biirya waxaaan hubaa hadaan la daba qabatimeyn in tan maanta jirta aasayso Afsoomaaligii hore sida {waan gadheynayaa} iyo qaar kale
Waa waxfcn suugantu 👍💖
Wllhi aniga garaadka iyo caqliga ayaan ku jeclaaday kanaalkaaa
Hada qofkii erayguu dhahaba mid ingiriisiya ku daba qaban maba ahan aqoonyahan oo waaba lagula yaabin hadaad gabay soo qaadaba iskadaa barashadiye
Wllhy wa run ani gabayada sayidka hal erayba kama fahmo
Dadka Maanta jooga hormar ayee gaareen afsoomaligana Maanta aad buu u hormaray
Adan Wxn Ka codZnya inad Ka hadsho Filmka la yidhahdo (2012/ama kingdom of heaven)
Walaal aadanow waxaan jeclaan lahaa inaad nala wadaagto ood nooso diyaariso taariikhda halyaygi turkeyga Ee cadnaan manderes adoo mahadsan
Qodobka aan qaatey waxa weye in abwaanada iyo raba inay wac cusub tiriyaanow hA tirinina ee kuwii hore ururiya si afku usoo noqdo allah caqliga hakuu barakeyo aniga Insha allah isku hawlaya haba yaraate
M.a
ASC MAGACAYGU WAA MAHAMED ABDULAAHI DUBAD KU NOOL DDS MAGAALADA QABRIBAYAX WAXAAN AAMIN SANAHAY HADII AYNU SIDA #JABAAN #AFKEENA HOOYA AAN WAX KU BARRAN LAHAY WAXAAN SAMAYSAN LAHAY #LUKNIYEER TAASI WAA #ARAGTIDAYDA
aar aadan soo tarjamee د جيفري لانغ
Good program
Soomali baan ahay
Asxaabta lake ii saara
👇👇
Afkeena intii noolaynaysa wuu dhintee yacni afkuba wuu isbadalee inta noolaynaysaa like ha ii saarto qoralkan 😍🤝🤝
saaxiib aadan-sahan maxaa ku dhacay channel-ka dhiggaaga ah ee aad jaarka tihiin ee aad isku magaalada burco tihiin ee la yidhaahdo MAAN-MAAL channel, saaxiib alle ayaa aan kugu dhaarshee marka aad soo gasho xaruuntaada sahanka-xogaha channel youtube, ii soo sheeg by like/by reply إن شاء الله
Mursal Faladagan ayaa suugaanta hada noo hayo🙀😄😃👊😝 iyo Lil baliiq👊👊
✊✊😍😍
Soomali luuqad wngsan Allow noo xafid
Inkastoo dhankayaga laga rabo in aan xafidno
Alle darti ku jeclahy wlal
Annigu waxan Qabaa rayi ah
In lagaliyo waxbarshada, warbaahinta iyo barashada diinta intaba afsomali laga dhigi
Oo eray bixin cusubi timaado
Luuqda Kasta dadkeeda ayaa Naaxiya
Hlo aaden
Ciwan an kala so xidhidho isheeg
Zxp
Video walba dhamaadkiisa Hal mahmah kusodar weyna wada anfici
Darka manta jogaa
sida dumar u sheekee
Wll wxba maanaan gabine
Hdan hoga tusalayno ama humaa bixino da‘adban
Cidna nama fahmayso
Mrka wll inaano fadhiisano danbaa noogu jirta
Farhan Rashid' nr
😂😊😂😂😂😂😂
Suugaantii ayaantaan danbe sideedii looma isticmaaloo sidaas ayay hoos ugu dhacday
Wllo xikmadihii nooso gali adoo raaliya
wlkey runpad kahdleyzah wleh caqligah kgu jecleh kuzoco dhiiri falinyah iyo xaqiiqoyinkah
Wll waxaan la codsanayaa inaad soo baadhid xaqiiqada filmka hindigaa ee puli
Keep going
Asc
Walaal
Waxaan raaba inaad ka hadasho mawaduuco ku so saban
Crowd 1 company
Inshallaha
Miyaanay qiso ahayn qof aan kala aqoon gabay iyo buraanbur jiifto iyo masafo iyo geeraar hadana leh abwaan ayaan ahay waxan ka xumahay waxa laysugu sacabtumayo ). Aragtidayda afsomaaligu dabar go I maayo lkn waxa dabar go aya dadkii Ku hadli jiray inta ay faantahay luuqadaha shisheeye in afsimaaliga laga hormariyo ilama aha in afku hor marayo
Fadlan ila daawo Mahadsanid
th-cam.com/video/vB8hm0JCk6w/w-d-xo.html
Asc
Wcs
@@abdifarahmadar7453 ilaahay dartii subscribers igu caawi wll😓🙏😭