Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 3-aad | Degmada Waaberi.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 11

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 4 หลายเดือนก่อน +2

    Runtii waberi sidaan ma moodeen wexey la dhuumatay qurux ay eheed iney banaanka keento si looga daydo❤masha allah lakiin dhamaan gobolka waxaa ka dhiman in wadooyinka hareerohada iyo dhexda ladhireeyo bal hal wado xataa tijaabiya waa la arki doonaa sedey ku soo baxdo’e

  • @bidhaanfashiondesign198
    @bidhaanfashiondesign198 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 หลายเดือนก่อน

    Shacabka Gobalka Banaadir waa baraarugeen oo Qawaariijta argagixisada Qaraxoodii ayay ka reeysteen oo dadkii weey isku duubmeen Maashaa Allaah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye sare oo xirfad leh ha loo dhiibo barnaamijkan

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk Dooradii fakato horaa laga soo qabanooyaa ayaa ka dhacday Maashaa Allaah

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 4 หลายเดือนก่อน

    yaakhaay baabuurtaan midigta managa dhaaftiinoo 😏wllahi.kkkk

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 หลายเดือนก่อน

    Ciyaal waaberi Asal ayaa ahay jidka Moosko ayaa weydiinaya 21 Oktoobar yaa dhigan jiray Gaar ahan jigjigo aawey yarkii aan isla dhigan jirnay shaash la oran jiray ee afisiyooni dhigan jiray ee ruushka ahaa

  • @munasalah2289
    @munasalah2289 4 หลายเดือนก่อน

    ☝🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼🙏🏼❤❤❤❤😭

  • @cilmixuseen7199
    @cilmixuseen7199 3 หลายเดือนก่อน

    Waabari 1972 4wax hant wadaag horseed oktoobar maajo. Soohdin: x weyne x jajab warta nabda howl wadaag hodan wadajir. G can ah: m isbahaysiga islaamka t dhagaxtuur g aadan cade m cali jimcaale .