Baro sidee Dahabka looga Dhaqaa ama looga soo dhex saaraa ciida Dooxyada iyo DurDurka ( Gold River )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 34

  • @MaxamadYuusuf-s3k
    @MaxamadYuusuf-s3k 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc macalin waa ku salaamay nio wax aa kaarabay ee intee kaala soo xariiraa

  • @zadiqali2010
    @zadiqali2010 ปีที่แล้ว +2

    الدال على الخير كفاعله Teacher Misaanka xasanadka alle haku saaro

  • @hassannageeyeIlkacase44
    @hassannageeyeIlkacase44 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad umahad santahay ustaad alle miisanka xasanadka ha kuu saro cilmiga aad noo soo gud biso lakiin ustad halkan ama dooxan aad aad tijabooyinka ku duubto noo shaag ama meelo kale oo laga helo ood tijaabisay adoo mahdsan macalin

  • @Siciid22
    @Siciid22 ปีที่แล้ว +2

    Tacabka gulleso❤in shallha.$100.000000000

  • @alidhuux1133
    @alidhuux1133 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @hassannageeyeIlkacase44
    @hassannageeyeIlkacase44 ปีที่แล้ว

    Macalin waxaa kale u bahnaa qalabkan aad ku shaqaynyo qiimahooda io halka laga helo

  • @maxedmacalimmaxudcabdicad448
    @maxedmacalimmaxudcabdicad448 ปีที่แล้ว +1

    Macalim waa Ardadaada Kuu Jecel Dar Alle Daacadnimadaada Owgeed Waxaan Arkaa Buurah Iyo Durdurada Aad natusto balse Aanan AqoonHalka Ay Kuyaallaan Buuraha Gobal Hiiraan Maxaa Laga Hayaa?

  • @aqooncusubchanelofficial4299
    @aqooncusubchanelofficial4299 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabaraka allah

  • @Murtisame770
    @Murtisame770 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad baad Umahadsantahay ustaad Sida aad noola garab taagan tahay aqoontaada Noogana jaahil bixinayso shaqada dahabka allaha kaa abaaliyo ustaad su'aal baan qabaa ah Hadii Dhulka dixda ama togaga ah ay biyihii qulqulayay Kagudhaaan Caagagan yaryar malagu isticmaali karaa?

  • @cabdaladaahir8539
    @cabdaladaahir8539 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxan arkaa dada qaar iyago isticmalayaa mercury ka dib mercury aya lagu darayaa nitric acid ka dib wu so qabanayaa

  • @CadowmacalinkadiilTawakal
    @CadowmacalinkadiilTawakal 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wll cawin ban ka raba

  • @Cabdiraxmaan-sp6bd
    @Cabdiraxmaan-sp6bd ปีที่แล้ว

    Aadbad umahad santahay macalin waxad iisheegta waxan haya meelo aysacadaha dahabku qayl yaan ahna ciriyo kaduwan markaan waydiyay sacadlihi waxa yidh waa dhas diciif ah bal wax iga sheeg madama sacaduhu ku ciyaan waxna anaan ku rag

    • @baromacdangoldandgemstons4044
      @baromacdangoldandgemstons4044  ปีที่แล้ว

      wll waxaad u baahantay caagadaha lagu maydho ciida ee dahabka lagaga maydho u iibso iyo weynaysada si aad ugu aragto isagoo yar yar oo il maqabatay ah ka dibna casharkii daawo sida loo maydhayo ka dibna ururi isagoo yar yar wllo sidaa samee dhibic yar oo dahabi yaanay ku dhaafin wllo inshaallaah dedaalka sii badi oo aqoon la kaasho casharada wax ka faham wllo inshaallaah

    • @Cabdiraxmaan-sp6bd
      @Cabdiraxmaan-sp6bd ปีที่แล้ว

      @@baromacdangoldandgemstons4044 aadbad umahad santahay intee kuhelaya qiimaha waynaysada yar

    • @baromacdangoldandgemstons4044
      @baromacdangoldandgemstons4044  ปีที่แล้ว

      @@Cabdiraxmaan-sp6bd walaal whatsup Number kaa ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa inshaallaah...+252 905 054 637. whatsup Number. oo walaal Markaad ila soo xidhiidhayso fadlan iska soo horeysii magacaaga iyo halkaad ka soo hadlayso inshaallaah Nagala soo xidhiidh Aqoon iyo Qalab Tayo leh oo iib ah weynaysadu waa 50 dollar kaliya wllo..Mahadsanid wllo.

  • @hamsemaxamed310
    @hamsemaxamed310 ปีที่แล้ว

    Teacher waxan u baahaya inaad i siiso barotical

    • @baromacdangoldandgemstons4044
      @baromacdangoldandgemstons4044  ปีที่แล้ว +1

      casharada aan soo geliyo isku day inaad ku samayso Practical inshaallaah wax fiican oo rajo leh ayaad arki doontaa inshaallaah wallaahi adigaa is bari kara hadaad naftaada aaminto dedaal

    • @hamsemaxamed310
      @hamsemaxamed310 ปีที่แล้ว

      Wa si vcn waalo waxa dhigtaa jamacad Golis waxan bartaa geology kaliya iga dhiman sidii aan qalabka ugu shaqeen laha bes

    • @baromacdangoldandgemstons4044
      @baromacdangoldandgemstons4044  ปีที่แล้ว +1

      @@hamsemaxamed310 waa sax wllo ee qalab fudud iibso ku bilow practicle adigoo casharada ku dabaqaya wllo qofku isagaa wax bara markuu dedaalayo wllo

    • @hamsemaxamed310
      @hamsemaxamed310 ปีที่แล้ว

      @@baromacdangoldandgemstons4044 hye wll thnks

    • @hamsemaxamed310
      @hamsemaxamed310 ปีที่แล้ว

      @@baromacdangoldandgemstons4044 qalabka waxan dirsaday SCD2300 KAASA ISOO SOCDA INSHLLH

  • @MahdiCali-f8p
    @MahdiCali-f8p ปีที่แล้ว

    Miyey jiran borigaraamo wax lugu baadho mobilada ku jiraa.

  • @hamsemaxamed310
    @hamsemaxamed310 ปีที่แล้ว

    Saacad aad ku baadhaysan hada SDC2300 .Wllo videos nooga soo sameeya sida loo rakibyo .
    Iyo. RADIATION. Saacad lays kaga cabiro ❤

  • @mohamedawil478
    @mohamedawil478 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @miyirabdalla818
    @miyirabdalla818 ปีที่แล้ว

    Meel aan kaala soo xidhiidho ayaan u baahanahay jaalle