Xaflad Shidan, Habeenkii Layla Beauty Fam iyo Axmed Cali Cigaal, Sahra, Tiina iyo Safiyo Tusmo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Xaflad Shidan, Habeenkii Layla Beauty Fam iyo Axmed Cali Cigaal, Sahra, Tiina iyo Safiyo Tusmo

ความคิดเห็น • 25

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wallaahi Ina Cali Cigaal Labaatan jir baad moodaa waa nin qalbi wanaagsan maasha allaah Nooloow Ahmed.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 หลายเดือนก่อน +9

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 7 หลายเดือนก่อน +3

    AHMED ALI CIIGAAL ILLAAHEEY HAKU HAAFIIDO MAASHAA ALLAAH

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 7 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaas lacag kubaxday meeshaas bilaamacnaha ah haddi ay dad masaakina kucaawinlahaayeen ilahay ayay ugu dhawaanlahaayeen

  • @user-hy1xz5cj1y
    @user-hy1xz5cj1y 6 หลายเดือนก่อน

    Wadaniga dhabta aha soomaliya allawa dhawra waayo jooga❤❤❤

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 6 หลายเดือนก่อน

    Indeed my brother from galkacyo us always unique handsome looking young indeed he has clean heart your sister in law and again your sister isa

  • @fabu2526
    @fabu2526 7 หลายเดือนก่อน +4

    Dumarka soomaaliyeed ha isku xishoodeen subxaanalaah dhuunta bay ka galayaan qofka heesaya iyagoo cell phone la wareegaya . Acuudu bilaahi.

  • @user-hy1xz5cj1y
    @user-hy1xz5cj1y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Borame hoygii kalgacal

  • @hassan7322
    @hassan7322 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tiiìiiiiìiiiina❤🎉

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyooyinkan aakhiro ha ls xasuusto😢 waa la soo dhaafay dhalinyara nimo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 หลายเดือนก่อน

    Lasoco iyo eeg cigal iyo safia tusmo

  • @hamdashukrinuux8163
    @hamdashukrinuux8163 7 หลายเดือนก่อน +1

    May is guur saxadeen layla iyo axmed

  • @user-wq4xi1so2u
    @user-wq4xi1so2u 3 หลายเดือนก่อน

    Oroy xeey aheed habartaan

  • @aloow4988
    @aloow4988 หลายเดือนก่อน

    Hadad naaxdo jilaal qof itaalka liitiyo dadka laguma jiifsado

  • @abdihassan3259
    @abdihassan3259 7 หลายเดือนก่อน

    Xomaal usaara sabis

  • @foziajan1449
    @foziajan1449 7 หลายเดือนก่อน

    Wa habar walen oo fan badan

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 7 หลายเดือนก่อน

    Habartii leylo dagaalkii iyo caydii ay Edmonton la joogtay ma saanay ku badashay😂

  • @Baadil12
    @Baadil12 7 หลายเดือนก่อน

    War naagtu wey taajiirtey ilma adeerayalow. Aniga xaflad haa la i dhiigo. Oo weliba waxad ku dartan raagu dhahabka ma qaate. Ee dheemanka ayuu qataa ku dhexa. Dadka imaanayo xaflada kkkk

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 7 หลายเดือนก่อน

      INSHAA ALLAAH

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 7 หลายเดือนก่อน +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga plzz 20k ❤❤❤

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 7 หลายเดือนก่อน

    Xishood waa dhintay bal maxay ragga iskaga xoqayaan

  • @apdirahmaanhandule1588
    @apdirahmaanhandule1588 6 หลายเดือนก่อน

    Waar meesha maxa garoob Joota odaygii axmed waxbaa helay wlahi

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 หลายเดือนก่อน

    Abowe naagtu ma hawiye mise darrood ????

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 7 หลายเดือนก่อน

      Mj maxamuud saleebaan cumar maxamuud

    • @isseyusuf8888
      @isseyusuf8888 7 หลายเดือนก่อน

      @@qaaliyusra7541 abowe ninku na